Itoobiya nama qabsan karto iyo carab toona soo socda somali gumeysi mayeeleyso waa marka is raaci laheen xasan dhiiqo wasaq ilaahay naga qabo xasan xaraah ala ku qabay
Itoobiya nama qabsan karto iyo carab toona soo socda somali gumeysi mayeeleyso waa marka is raaci laheen xasan dhiiqo wasaq ilaahay naga qabo xasan xaraah ala ku qabay
Xasan Munaafaq Weeydii Asaga Dalbaday Oo u Ogaalaaday In Ethiopian Ka Amxaarada & Oromada & Tigreega Is Wata Xasan Munaafaq U ogaaladay In Ay Yimaaadan Moore Foreign Troops Wadanka La Keeno??I Guess Waxa Uu Rabo Xasan Dhiiqo In Wadanka In Ay Ajanabi Qabsato? Maxaa Kale Oo Lagu Tilmaami Karaa Disaster kaan ???? Xasan Munaafaq Wadanka Allah Ka Qabto?? Waa Cadow Somalia 🇸🇴 Loo Soo Diray!!!
War badan waxbo mataro ee somaliya wey dhimatay inta dhiman neh Allah u maqan wlhi xanaq darti darbiga lugta iskaga dhuftay 😭 somaliya hanolato somaliyey qabilka iska Daya 2025 bilabaneyso ee alle halaga baqo walalaheyga somaliyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
XASSAN SHEKH, DALKA HA LAGA DIFAACO, DALKAN XASSAN MA LAHA EE SOMALI AYA LEH, WAR RAG YAHOOW...CEEY WA MA TARTE XABASHI KA GAARA XASSAN INTA UUSAN U WADA SAXIIXIN, SI UUSAN U QAADANIN LACAGTA U HARSAN.
ARINTU MAANTA MATAAGNO HAWIYE IYDAROOD WAR SOMAALIYEEY WADDANKA DUFAACDA INTA AY KULIGIIN QAXOOTI NOQON O LEEYDIIN GUMAADIN SIDI REER PALESTINE😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢NAIROBI
DOWLADDENNA LACAGTA CAALAMKA SIISO, DALKABA MA KEENAN EE DIBADDA AYA LA DHIGTA, GO'AANADAASNA XASSAN SHEKH AYA DAJJIYAY, OO XOOLA U WAASHAY IN UU QARANIMADA SIISTO.
Dowalladda Kaliya masuuliya ma saarno shacabkeena waa inay kacaan oo Hassan shiekh la dhahaaa.n ha Lagu mudahasradaan oo aan muujinaa Inan raalli ka ahaan
Xasan Munaafaq Ayaa Ka Danbeeya In Amxaaro & Oromo & Wax Daran ba U Ogalaaday In Badeenii Siiyo & In Ethiopian Military goodii Ay Ka Sii Mid Noqdaan Askarta AJaanibta Ah Ee Wadanka Joogta Xasan Munaafaq Intii Uu Ka Saari Lahaa Wadanka Troops Or Military Ajanabi Ah Ayuu Ba Sii Dal Baday Moore Foreign Troops, Or Military To Come Somalia 🇸🇴 & Part of African Union!! Markii Aadan Lahayn Aragti Fog & Aqoon Sareeysa!! Waa Tan Oo Kale Kuwana Qabyaalad & Qurun Ayeeyba Ugu Hiilinayaan Xasan Munaafaq Qabyaalad??? Soomali Nasiib Daranaa? & In Ay Cuqubo Xag Allah SWT Soomali Haysato Waxaad Ku Garan Ama Daliil U Ah In Uu Xasan Munaafaq U Yahay Soomali Maryooleey Horgal Ama Madaxweyne Ku Sheeg Munaafaq Ah Waxa Uu ba Roonaa Doorkiisii Hore Uu ahaa Madaxweyne Ku Sheega? Ahaa Marka Loo Fiiriyo Doorkan uu Yahay Madaxweyne Ayuuba Waalan Yahay Oo Meel Uu U Socdo Meel Ka Socdo Ka Garaneynin ?? Oo Sida Uu Ku Socdo Somalia 🇸🇴 Gacantiisa Ku Burbureeysaa Hadaan La Iska Qaban Oo Gacan Bir La Iskaga Qaban Xasan Munaafaq ?? Madaxweyne Ma Ahanee Waa NGO Soo Shaqo Tagay Hal Hayskiisii Hore Oo Ahaa Qabyo Ninkeeda Dhameystira. !!Waxii Ka Qabyada Ahaa Ayuu Sii Dhameystiraayaa Doorkaan Uu Chance Weyn U Helay In Loogu Doortay. In Uu Sii Dhameystirto Waxii Qabyada Ka Ahaa?? Waa Un Dhaca & boobka Aan Xadka Lahayn Uu Ummada Soomaliyeed Ku Haayo Gaar Ahaan Reer Moqdisho??? Xasan Munaafaq Wadanka Allah Ka Qabto!! / Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ahmed madobe waa nin caqli badan,Hassan sheekh ba abii ahmed wuxuu u leef leefaayey waa ,ahmed madobe iisoo qabo,dee ahmed na wakaa itopianka la sheekaystay,yaan lagaa badin ahmedow ,Hassan sheekh isagaa bilaabay inuu itopia u hoos galo bur nurinta jubaland, lkn khiyaamadii Hassan munaafuq ayey ku rogantay
Dhalinyartii niyaduu kajabiyey ninku jilicsanaa hadal lama rabee itoobiya hala isku diyaariyo sidii la isaga dhicinlahaa way jilicsanthy itoobiya laakiin dad kala jaban heshay
Uganda bad ayeey Rabtaa, South Sudan bad ayeey rabtaa, Congo, Rwanda, Burundi kuli bad ayeey raban! Ma aragteen ayakoo faraqa nagu dhagan? Why are we tolerating this nonsense! Ethiopia hadii Bad rabto Turkiga ha siiyaan
saki yate walama saxeexin ee wada hadal ayuu ahaa ee timir laf baa kujirta reer baa wata ilaa reer kaasi saaxigakeeno waasidaa ee hays indhatirina waa duloowdeen dawladiiniina waa dulayseen waa layaqaana kuwa lugta qabanaya
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
Sxb cidanka Ethiopia 🇪🇹 ayagoo kolonyo ah ayaa xabad lagu bilaway sxb wax hubso
Xabiib malaayin cumra dheerad alaha siiyo Qalbigeena waa farmaajo❤❤❤❤❤ wadani dhulkiisa iyo dadkisa jecel,,😭😭😭😭ilahow no soceli
Mashaa Allah meshaa Somali ku aargtiin D hIila anigo Somali Ah fasaax ayaan idiin seeyay Ethiopian madaamo Somalia 🇸🇴 iyo madaaxdeeda seexden waada seexiyaa❤ sidoo u seexday faaraaxan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
way ku sugtay Ethiopia thank you very much soomaali dhulka Intay carab na qabsan leheed itoobiyo hana qabsato sababtoo Ah soomaali waa u dhamaatay 😭😭😭
carab ama etobiyaan midna inuu ku qabsado inooma roone Isa sheeg in aad orama tahey ileyn qof Somaali midna Kuma farxaayo inuu gumeysi galo
Itoobiya nama qabsan karto iyo carab toona soo socda somali gumeysi mayeeleyso waa marka is raaci laheen xasan dhiiqo wasaq ilaahay naga qabo xasan xaraah ala ku qabay
Itoobiya nama qabsan karto iyo carab toona soo socda somali gumeysi mayeeleyso waa marka is raaci laheen xasan dhiiqo wasaq ilaahay naga qabo xasan xaraah ala ku qabay
Ala somali ma SaaS aa undambeeysay new falastin ninkii tashan waayo waa loo talinayaa😢
Aamiin alaha u naxariisto intii ku dhimatey
Dawoladii Hawiye Daarood Xabashi
Wataa Laayey Waan ku Faraxay
XASSAN SHEEKH, SOMALI MA AHA, EE WA JAAJUSKA UGU WEYN ITOOBIYA U SHAQEEYA, AAWAY RAGGI SOMALIYEED , WAR XASSAN DALKA IYO DADKA KA QABTA.
Alle ha inaga qabto
Xasanbaa horeeyoo xeebtiiogaadeen ha Iskandar celiyo inalilaahi wainaalilaahi raajicuun
Walaalaheen itoobiya way na taageertay wayna ku mahadsantahay
Walaal markaad leedahy yaathy adi
@@ceelocadhays5593yaa kale waa iyagii oo afka bartay😢qabiilka iska daaya dawladii timaadaba taageera diide kan ma rabno waa reer hebel 30 sano ku jirnaa natiijadii waa tan💔😭🤚
War gaalo itopian ah oo iyagaba gaajo ah maxay ujogan somalia war illahey hanaga qabto gaaladan xaarka iyo kadida iska dhaqin Illahow Naga qabo
Lkn Wa in Iska Caabin Samenaa
Xasan Munaafaq Weeydii Asaga Dalbaday Oo u Ogaalaaday In Ethiopian Ka Amxaarada & Oromada & Tigreega Is Wata Xasan Munaafaq U ogaaladay In Ay Yimaaadan Moore Foreign Troops Wadanka La Keeno??I Guess Waxa Uu Rabo Xasan Dhiiqo In Wadanka In Ay Ajanabi Qabsato? Maxaa Kale Oo Lagu Tilmaami Karaa Disaster kaan ???? Xasan Munaafaq Wadanka Allah Ka Qabto?? Waa Cadow Somalia 🇸🇴 Loo Soo Diray!!!
lahau naxariisto ciidamadadhamaan qoys kii iyo qaraa badii aykabexeen samiriyi iimaan alahakasiiyo
حسبي الله ونعم الو كيل❤❤اللهم احفظ المسلمين والمسلمات❤❤❤❤❤
Aamiin yaa rabi
HOOYOYINKI SOMALIYEED XASSAN WU GOBLAMIYAY, LACAG AYU QARANKI KU BADDASHAY.
Alloow naga qabo
Shacabka ha kacaan ha Mudahasradaan ha dhahaan Ethiopia ma Rabo ha naga baxaan ciidamadooooda
War badan waxbo mataro ee somaliya wey dhimatay inta dhiman neh Allah u maqan wlhi xanaq darti darbiga lugta iskaga dhuftay 😭 somaliya hanolato somaliyey qabilka iska Daya 2025 bilabaneyso ee alle halaga baqo walalaheyga somaliyey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa yaab. Xasan. Amxaar. Xasan xaaraan. Soo Asha. Bada. Masiinon. Itoobiya. Oo gacmaha. Kama shumineeynin kaxaabi. Waxaad. Soo wadaa. Kabadan. Muqdishuu. Kaaqaadaa. Amxaarka. Adinkoo. Qaxaayaa. Tageeysiin. Daarood. Agtiisa
Intad qailineysan mudaxarad maadkugadan
Ku aad isku qabìltihiin haduu yimaad ma dhaliililahayd haduu yimaad
Subhaanallh Alahuakbar ilaahoow nagaqabo shar kooga cadowga soomaalida
Wllhi Waxan Wa Damiir Xumo😔😔😔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 War Kaca Dadyohow Maxa Sugeesan Wah Somaliyeey Dowlad Wax la dhahaa Ma hirtee Isusoo Baxa✋️✋️✋️
Shacabkaan muqdisho joogo waa u dhamaatay ,waayo Hassan sheekh ayey qabiil ku difaacayaan,Hassan sheekh waa munaafuq somali u dhameeyey hawiyow Hassan haku taageerina qabiil pls
SOMALIYEEY XASSAN SI DEG DEG AH, HA LOOGU GEEYO MAXKAMAD, QAYAANO QARAN WAR XASSAN SOMALIYEEY VILLA SOMALIA MAANTA KA SOO SAARA.
Zaki yarisow hujambo❤🎉
Xasan sheekh nama matalo dhulka iyo bada soomaaliyeed shacabka kaco ethiopia dhulka ku jiida
XASSAN SHEKH, DALKA HA LAGA DIFAACO, DALKAN XASSAN MA LAHA EE SOMALI AYA LEH, WAR RAG YAHOOW...CEEY WA MA TARTE XABASHI KA GAARA XASSAN INTA UUSAN U WADA SAXIIXIN, SI UUSAN U QAADANIN LACAGTA U HARSAN.
WARYAADA.....XABASHIDA GURYAHA MUQDISHO AYEY MID MID U GALI DOONTA, XASSAN INTA UUSAN DALKA KA CARARIN, ILEEN CARAR AYU DIYAAR U YAHAYE XABSIGA DHIGA.
DOOLOW WIILASHI XOOGGA AYU MEYDADKODA DAADSAN YAHAY.
اللهم آمين يارب العالمين 😢😢😢😢
HASSAN GARGURTE WAA MASIIBO DAALKA IYO DAADKA LOO SOO DIIREEY
Hassan sheekh soo kii itopia leef leefayey ,hasanow maxaad somali u reebtay, bar aad barakiciso,bar aad dhulkoodii boobtay ,kuwa aad ku duushao,qabiilo aad hub isugu dhiibto,ilaahay umada somaliyeed hakaa qabto Hassanow insha allah
Munaafaq Xasan dhiiqo Saaxiibadaa
Xabash Seekuu Galeen Haye
Qadaad Weyen Xaasid Xamar joogey
Calasow waa nin geesi ah.
Ilaahey uma naxariisto halawaso
Somali ilaahay baa u maqan, hadaan Hassan sheekh somali laga qaban wadankaba itopia iyo turkiguu ku wareejinayaa
Qadaad Weyen Xabashidii aye jecelaayeen Baa Xasuuq Day Baga
Faraxad Weeye Xasan dhiiqo See
Dareemey
Hassan dhiiqo halawaydiiyo isaga usabab ah
لااله إلا الله محمد رسول
Baga alleeylahay waa lagu sugay Ethiopia miyaa lagasugayaa wanaag markii lalagalay hishiiska intuu kacararayay axmad madoobe ayuu axmaar balaqaba iska jarin oo nijaas ah ayuu soo dhaweeystay xasan 😢😢😢😢😢😢 tolbeelay wiilasheena marba mid baa meel lagu gumaaday 😢😢😢😢😢
Dowlad kama jirto wadanka !!! Waa daneystayaal kuwaani madaxtinimada sheeganaya !!!
Bada Hawiye Kahadal Canooy
War dalka difaacda dalkiina gabdhaha Oskar halaga dhigo 😢😢😢
Daadka somalieed waxa qalbiga kama dilay xasan sheekh miyu halmar cidacada istago oo dhaho somaliyey dalkina difacana
Ethiopia anagaa is dagaaleeynay 34 sano iyo kabadan oo is naqaano maxaa soomaliya laaga soodhaweeysanayaa talbeelay war ogaadeen weeydiiya Ethiopia wajigeeda 😢😢😢😢
Somali maxaa ku dhacaxy anaa kaaga jawaabaaya shicib waa madaxweyne madaxwayneheena ayaan meeina jirin
Horta xasan dadka ha heshiisiiyo
ARINTU MAANTA MATAAGNO HAWIYE IYDAROOD WAR SOMAALIYEEY WADDANKA DUFAACDA INTA AY KULIGIIN QAXOOTI NOQON O LEEYDIIN GUMAADIN SIDI REER PALESTINE😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢NAIROBI
filimada 😂😂😂Xassan sheekh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ilahay ha no gargaaro ma moogin cadaw nimada eitoobiya tana waxa nabaday madx deena ciil badana 😢
DOWLADDENNA LACAGTA CAALAMKA SIISO, DALKABA MA KEENAN EE DIBADDA AYA LA DHIGTA, GO'AANADAASNA XASSAN SHEKH AYA DAJJIYAY, OO XOOLA U WAASHAY IN UU QARANIMADA SIISTO.
Dowalladda Kaliya masuuliya ma saarno shacabkeena waa inay kacaan oo Hassan shiekh la dhahaaa.n ha Lagu mudahasradaan oo aan muujinaa Inan raalli ka ahaan
Cowboy iyo Dahir guuuuuuuuuuul, ee Somaliyey kaca oo difaca dhulkiina ,amxaar af kisa so uurayo miyaa Badenii 😭😭😭😭😱
Dib ma aha.dibka wa Hasan sheikh
Maxaa geeyey ciidamada dawlada juba laan . Jubalaan ciidamo u gaarah ayay leedahaye waxbaa qaldan.
Dila Xasan gar guurte waa Qaa in wadan
Waa balanteena inaan waddankeena difaacnooo aan iska dayno wax yaabaha kale eee aan Ku mashquulsanahay
Guurguurte waa in wadanka laga qabto.
Itoobiya khalad ma leh
Xasan Munaafaq Ayaa Ka Danbeeya In Amxaaro & Oromo & Wax Daran ba U Ogalaaday In Badeenii Siiyo & In Ethiopian Military goodii Ay Ka Sii Mid Noqdaan Askarta AJaanibta Ah Ee Wadanka Joogta Xasan Munaafaq Intii Uu Ka Saari Lahaa Wadanka Troops Or Military Ajanabi Ah Ayuu Ba Sii Dal Baday Moore Foreign Troops, Or Military To Come Somalia 🇸🇴 & Part of African Union!! Markii Aadan Lahayn Aragti Fog & Aqoon Sareeysa!! Waa Tan Oo Kale Kuwana Qabyaalad & Qurun Ayeeyba Ugu Hiilinayaan Xasan Munaafaq Qabyaalad??? Soomali Nasiib Daranaa? & In Ay Cuqubo Xag Allah SWT Soomali Haysato Waxaad Ku Garan Ama Daliil U Ah In Uu Xasan Munaafaq U Yahay Soomali Maryooleey Horgal Ama Madaxweyne Ku Sheeg Munaafaq Ah Waxa Uu ba Roonaa Doorkiisii Hore Uu ahaa Madaxweyne Ku Sheega? Ahaa Marka Loo Fiiriyo Doorkan uu Yahay Madaxweyne Ayuuba Waalan Yahay Oo Meel Uu U Socdo Meel Ka Socdo Ka Garaneynin ?? Oo Sida Uu Ku Socdo Somalia 🇸🇴 Gacantiisa Ku Burbureeysaa Hadaan La Iska Qaban Oo Gacan Bir La Iskaga Qaban Xasan Munaafaq ?? Madaxweyne Ma Ahanee Waa NGO Soo Shaqo Tagay Hal Hayskiisii Hore Oo Ahaa Qabyo Ninkeeda Dhameystira. !!Waxii Ka Qabyada Ahaa Ayuu Sii Dhameystiraayaa Doorkaan Uu Chance Weyn U Helay In Loogu Doortay. In Uu Sii Dhameystirto Waxii Qabyada Ka Ahaa?? Waa Un Dhaca & boobka Aan Xadka Lahayn Uu Ummada Soomaliyeed Ku Haayo Gaar Ahaan Reer Moqdisho??? Xasan Munaafaq Wadanka Allah Ka Qabto!! / Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
xasan baruu tagiye wadanka umidooba inaad ilaashataaaan
😅asc zakiyo tan wa tijaba somali balatijabinaya
Waa runta walahi somali baa latijabinaya daqiqaad ayey nuguqabsankaran
Daahir calasow waa rin hadalkiis.
Xasan dhiio Asaga. Yaqaana. Balan kabaxa. Soomaalina. Asagaa. Aamisiyay. Wuxuu kutala galay. Waaye. Oo inuu shameeyuu. Rabaa ciidanka
Weey ku mahadsanyihiin Itooboyaanku shaqadooda
Abti daahir hais daalin xasan dac intu xil hayo cid la dgaalamayso majiraan wyo odi dhiiqo ayaa hishiis la galay wadani nimo guul somaali ha guulaysto
Soomaaliya wax la yiraahdo ciidan ma jiro😂😂Kani waa ciidan hawiye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Doqoniimada soomaali weeyaan waxaad kuhadlaysi itoobiya mahawiye kaliyey duulaan Kathy m8se raalaad Kathy iney dusha kaarartaan
Daahir calasow ina adeer madaxwaynahaaga iniiga keen haa iyo maya aan kudagaalano ma itoobia cadowgeenaa mise saaxiibkeen shacab madaxwaynaa hogaamiya
ilaahoow bogooga burcad iskumari soomaalida
Ilaahoow jabi ethiopia
Hawiye dadkiisa ma xuma laakiin xasan ayaa wax walaaqaya
Itoobiya
HASAN WAA DABADHILIF ETHIOPIAN TUUG BEENAALE WAA DOQON MADAX ADAG
Ahmed madobe waa nin caqli badan,Hassan sheekh ba abii ahmed wuxuu u leef leefaayey waa ,ahmed madobe iisoo qabo,dee ahmed na wakaa itopianka la sheekaystay,yaan lagaa badin ahmedow ,Hassan sheekh isagaa bilaabay inuu itopia u hoos galo bur nurinta jubaland, lkn khiyaamadii Hassan munaafuq ayey ku rogantay
XASSAN SHEKH WAA XABASHI, DALKA IYO DADKA KA GAARA, MUDDA YAAN LALA SUGIN FEBRAYO 2025 , SAXIIXI UGU DAMBEEYAY AYU DOONAYA IN UU SAXIIXO LACAGTA HARSAN UU LA CARARO, WAR NINKAN QABTA.
Ciidanka Culusoow iyo waxa taageera, aad ayaan u jeclahay, inay jabaan.
Hawiye ha difaaco , kaalaya Gedo, oo Hawiye oo dhan hasoo guuto.
Sxb filinka Hawiye , waa daatay, marna waa walaaluhiin ,marna waa cadwgiin.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Somaliya kaca 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Itoobiya waa nasab somaliya waa nasab dhiman
سبحان الله العظيم
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Xasan majanuun dalkii.dagaal
,buu galiyay.inkaar.qabaha
Guurguurte waa in maxakamada booliska dooloow la keeno
Halkaana lagu fara saaro
Jublande maha etiopiska waahmednoor
Madaxweyne Xassan wadanka iyo dadkabo wuu iibsaday hadad qabilkudifaci iska celi ragi uukaa ibsaday
daahir calasaw idigaa mw xasansheekh shibka tusay edeerkii cune haamaan baatahay
Dhalinyartii niyaduu kajabiyey ninku jilicsanaa hadal lama rabee itoobiya hala isku diyaariyo sidii la isaga dhicinlahaa way jilicsanthy itoobiya laakiin dad kala jaban heshay
Badiina waa la siiyay ciidankiina wey dileen bal is qabad siiya
😢😢😢
Xassan sheekh stop drama 😂😂😂😂😂😂😂stop
Uganda bad ayeey Rabtaa, South Sudan bad ayeey rabtaa, Congo, Rwanda, Burundi kuli bad ayeey raban! Ma aragteen ayakoo faraqa nagu dhagan? Why are we tolerating this nonsense! Ethiopia hadii Bad rabto Turkiga ha siiyaan
Daarood ilaa dalkan lagasaaro duligu wuu soconayaa dalka iyaga ayay xabashidu kuqabsan oo horkacaya
saki yate walama saxeexin ee wada hadal ayuu ahaa ee timir laf baa kujirta reer baa wata ilaa reer kaasi saaxigakeeno waasidaa ee hays indhatirina waa duloowdeen dawladiiniina waa dulayseen waa layaqaana kuwa lugta qabanaya
Wadan ayaa jiri jirey soomaaliya layiraah, waxeey madaxweene u doorteen nin tuugsi kusoo koray oo aabihiis curyaan ahaa. Markaas ayuu waxwalba iibiyey : dhulkii, guryihii, baddii, qubuurihii, gabdhihii, meeytadii, hawadii, skooladii, sbitaalaadkii, airbooradii, xoolihii, dhirtii, dalkii oo dhan, aniga iyo ninkas isku beel ayaan nahay. Ilaahoow Soomaaliya ka badbaadi. War kaca inteey goori goor tahay.!.
Markii dadka la heshiisiiyo ayaa dadka israacayaan
Ithoipia waa laan dheere maxaa laga qaadi karaa
😢😢😢😢😢
Hadal aa meesha la fadhidiin nimankaan, Xasan Waad aragtiin waddanka ka ceshada dowladaan. Yaa idinka xiga arinkaas dadkeedu ah Iska daaya kuwan kataliya soomaaliya kaca woo istaaga imaada hubka qaata. Iska celiya Xabashi, ha Iska joogaano kuwaan waddanka kataliya keligood maleh, hadaad kafiicantihiin soonkaca waddanka difaaca
waar lamafasixin ee idinkaa wata shicibka wata waalahuba ee runta sheega bakhti wariye oo xasan sheekh ku xumeenaya waa daarood uf uf uf akh akh akh
Xassan dhigo moryaan
Waxdanboo lasugi majiro itoobiya itaal maleh soomaali iyagaa kala jeeda
Asc
Awalba jowxaa idiin aheeyd deeyr soomaalida inteeda kaloodhan nabad ayeey ahaayeen markeey jowxo joogtay tiir ayeey u ahaayeen soomaali oodhan
Dhibka dhan xasan guurguurte aayaa wada
Fulleysan kuwa dawlad 😂😂😂😂😂😂 maxaa kuu geeyey jubland 😂😂😂😂😂
Jubland Iyo Ethiopian maxaa iska galay???
Mise cabashidii afsomaliga bartay😂😂😂😂😂😂
Dameer dhuusawaye orod iskaceli Iitoopiya