ciyaar jaandheera oo hawd laga botorinaayo||waxa ku qadaya hobolkii buundhe liqe ❤

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 192

  • @moktarkabadhe5554
    @moktarkabadhe5554 ปีที่แล้ว +22

    Buudhi Liqe illahay haw naxariisto wuxuu ahaa Hobal illahay Hibo siiyay waxaan xasuusta xiligii aan Kurayga ahaa Aaga balihaleelo iyo Gawlalaala dhexdoodiina ciyaartan laga tumi jiray waxaan ka soo qaban jirnay meel laba saac jirtaa intaan geelasha soo Xarayno maantana Boorama ayaan jaamacad kadhigta waan uxiisay dhaqankii iyo Caroosyadii galbiskii😢

    • @CiiseBaashe
      @CiiseBaashe 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ialhy hownaxariisto

    • @Aliwihiib-qi8io1du8r
      @Aliwihiib-qi8io1du8r 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin alle ha unxaristo

  • @aadanaar194
    @aadanaar194 9 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ha unaxariisto hobolkii jaandheerta Buundhe liqe rabbi qabriga ha unuuriyo janadii Fardowsa alle hageeyo aamin aamin

  • @jaleefanofficial3743
    @jaleefanofficial3743 ปีที่แล้ว +10

    Waa jaandheer waa ciyaar dhulka hawdka doolo togdheer iyo sool aad looga xiiseeyo waxaana la ciyaara inta badan xiliga barwaaqada

  • @Cayn1993
    @Cayn1993 2 ปีที่แล้ว +16

    Gaadhigaa sabaaxa iyo sigis wiil ma gadateenoo dabadeed muusaha Saraar dega soorka mawgu qaaden Waa muuse Abokor

    • @MsRaaxeeye
      @MsRaaxeeye 9 หลายเดือนก่อน

      6 wheel = lix Taayir

  • @KhalidAlirunsheeg
    @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว +14

    Ciyaar reer sheikh Isxaaq weliba Habar Yoonis iyo Habar Jeclo. Ninka weliba cajaladan ka gabyaya waa Habar Jeclo

    • @BushraMaxamuud-zw5mq
      @BushraMaxamuud-zw5mq 10 หลายเดือนก่อน +2

      Ale haw naxaristo wllo wiilku wuu dhintaye😢

    • @ShaaficiNuux
      @ShaaficiNuux 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waa cibraan wll reer cabdale

    • @Abdirahmanfarah-j6i
      @Abdirahmanfarah-j6i 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dhulbahante
      Waxaan ku jirata muusaha saraar dega soorta MA ugu qaadeen

    • @BushraMaxamuud-zw5mq
      @BushraMaxamuud-zw5mq 10 หลายเดือนก่อน +4

      @@Abdirahmanfarah-j6i maha wllo wiilku waa isaaq h.j cibran reer cabdale ale haw naxariste budhe liqa laodhan jiray

    • @suldaanbako920
      @suldaanbako920 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdirahmanfarah-j6i Waa Hj Wlo Wuuna dhintey Cabdisamad Mohamed Ciise Karaawil

  • @ShaaficiNuux
    @ShaaficiNuux 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wiil hoogi cibraan alle haku naxaristo inader😢😢 abdisamed

  • @CabdiRisaaq-o9p
    @CabdiRisaaq-o9p 8 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay ha unaxariisto adeerkay aadbaan idiinsalamay kuwiina dhagaysandona 2040😅

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 8 หลายเดือนก่อน

      Walaal dad maka tegey marxuumku ?

  • @eidfantasticibrahim1126
    @eidfantasticibrahim1126 2 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan maqlay inuu wiilkan hibada RABBI ku manaystay uu dhintay ALLE ha u naxariisto wuxuu ahaa reer Gawlalalaale sidan maqlay waa nin hibo ALLE siiyay

    • @abdiqanimahamud8528
      @abdiqanimahamud8528 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll wuxu ahaa Reer baalidhaye alle ha u Naxariisto geeridisa adban uga naxay

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 ปีที่แล้ว

      ​@@abdiqanimahamud8528
      Aaaamiiin

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 ปีที่แล้ว

      ​@@abdiqanimahamud8528
      Baali dhaye yaa daga ma habar yoonis wa ayo isagu

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +6

    Jandheer waxa iska leh oo sameyay habr jeclo reer hawd , harti iyo habr yonis waa sheegan karan

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 ปีที่แล้ว

      wllhi arap iyo ciidagale way ciyaaraan ,,

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 4 หลายเดือนก่อน

      Arab Iyo ciidagale iyo habar awalba way ciyaaraan

  • @salaamxaaji8043
    @salaamxaaji8043 ปีที่แล้ว +2

    Alle hawnaxariisto 12/5/2023 waxaan ku dhagaysanayaa hrgs

  • @mohaismail5808
    @mohaismail5808 2 ปีที่แล้ว +21

    aad baan u jeclhy hobolkaas buundhe liqe mar walba waa dhageystaa alle haw naxariisto inuu dhintay baan maqlay alle janadiisa ha kugu casuumi hobal qiimo badan buu ahaa from sool ❤️🤲

    • @abdiqanimahamud8528
      @abdiqanimahamud8528 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin wll waanka naxay geeridiisa markii an maqley

    • @mahomeddhoodhe
      @mahomeddhoodhe 2 ปีที่แล้ว

      Allah Godka Ha unuuro Buundhe walaal Rer Hawd ah Hobaal caanbaxay run ahaan Xigmadiisana ilaa hada aan daltabyo ka dareeno... Cawaan Geeridiisa ku naxay Buundhe isku reer baalidhaye gawlaale balihaleelo intaba waan isku ahayn Aagasna waa kasoo wadda tunay!

  • @L.i.B.a.a.X.o
    @L.i.B.a.a.X.o หลายเดือนก่อน

    Alle haku naxariisto abti wiil hoog ayu aha cod karnimo alle u dhameyey

  • @nazeeryussiuf7848
    @nazeeryussiuf7848 3 ปีที่แล้ว +8

    Jaandheer waa astaanta dhaqan keena wanaagsan

  • @adamali2035
    @adamali2035 ปีที่แล้ว +3

    Cajaaib sheekhooow🔥🔥🖤

  • @somaliiiiiiii
    @somaliiiiiiii ปีที่แล้ว +7

    Habr jeclo mashallah reer hawd

  • @khadarsalal5275
    @khadarsalal5275 2 ปีที่แล้ว +4

    rabi naxaristi jano ha kawarabiyo

  • @AasiyaOsman-p2b
    @AasiyaOsman-p2b 3 หลายเดือนก่อน

    Alle hawnaxariisto adeero😢😢😢

  • @ayaanlecabdikariin7538
    @ayaanlecabdikariin7538 2 ปีที่แล้ว +3

    Haawdo calanlo heegadu duljoogta 😍💓💓😍🤩🤩🤩🤩🤩

  • @khadarmohamed3322
    @khadarmohamed3322 ปีที่แล้ว +2

    allah ha u naxariisto c/samad 4 nin walalo aha aan kala dhicin bay ahayeen 3 dii kale baa nool

  • @awaaleabdilahi3711
    @awaaleabdilahi3711 2 ปีที่แล้ว +6

    Balan midaa lahydeeen
    Barqa mays haleesheeen.....

  • @Bulshaawi_laarri
    @Bulshaawi_laarri 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle hownaxaristo
    Buudhe liqe
    🤲🤲🤲

  • @mukhtaarahmedhaaji1696
    @mukhtaarahmedhaaji1696 3 ปีที่แล้ว +11

    Mnsha allah our culture

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 9 หลายเดือนก่อน

    Alle Ha U Naxariisto Hobolkii weynaa buundhe liqe 😢

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 2 ปีที่แล้ว +5

    masha allah waxan soo xasuustay mar anoo yar aan joogey garanuugle

    • @DeqaJamac-yd7lf
      @DeqaJamac-yd7lf 6 หลายเดือนก่อน

      Mshallah awwgay bad tahy Salan sare❤❤❤

  • @daily1542
    @daily1542 ปีที่แล้ว

    Wilisiqo, dhaanto, guurow, suurow, buranbur, sharah, ciyaardhaqanmeedyada gobilada Dhexe caanka kuyihiin I am big fan ❤❤❤

    • @najmamohamed9668
      @najmamohamed9668 7 หลายเดือนก่อน

      Sharaxa waa ciyaar carbeed specially Yaman.

  • @xuseencabdilaahi8147
    @xuseencabdilaahi8147 หลายเดือนก่อน

    Dumarka Waan udhaartaa
    Oo Yarta dhabanada uladan
    Dhunkashaan ubadiyaa
    Yaa salaam

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 2 ปีที่แล้ว +3

    Wr awrkaan arsaa ilkaa xagee laga leeyahayeey reer hawdow 🐎🦁 jaandheertu waa jilbo nin wayn 🪘♥️

  • @HindaabdiGuleed
    @HindaabdiGuleed ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa igu danbaysay cirtan 7 sano kahor ano yar ban markan maqlo melay ka baxayso ayan adi jiray xasuus wlhi😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammohamoud4907
    @zamzammohamoud4907 7 หลายเดือนก่อน

    Illahay haw naxariisto amiiin yarabi ❤️🤲

  • @mohamedjibril7450
    @mohamedjibril7450 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha unaxaristo walahy codkisa iso jitay

    • @cabdiraxmaan.Ceeljoog
      @cabdiraxmaan.Ceeljoog ปีที่แล้ว

      Allaah ha u naxariisto.
      Yaa Allaah u naxariiso marxuumkaas, Yaa Rabbi yaa Raxmaan waa bil barakaysane baryada naga aqbal oo dhammaan muslimiinta u dambi dhaaf oo u naxariiso.

  • @salaamxaaji8043
    @salaamxaaji8043 2 ปีที่แล้ว +5

    2018 ayaa iga horaysay codkiisa
    Waxa igu maqala ah in uu ku dhintay inta udhaxaysa bali haleelo iyo tuulo habreed alle hawnaxariistee
    14/6/2020
    Waxaan ku dhagaysanayaa hrgs
    Jaandheerta waxa igu horaysay 2000 lajoogay galbeed laga tumi jiray dhalinyaradii xiligaas ciyaarta haysatay
    Waxaan arkaa iyagoo islaamo iyo odayaal ah
    Ninkan hawdka magaalo aanu ka heesin ma jirin habuura, garanuugle ,gawlalaale ,baali-dhaye iyo haye yare .
    Wuxu ahaa raga looga danbeeyo jaandheerta gobolka hawdka togdheer
    Gaar ahaana wuxu ahaa reer habuura

    • @xogmaalxilkasa3718
      @xogmaalxilkasa3718 2 ปีที่แล้ว

      Maka ku qaadayaaa qofka dhintey

    • @liigaofficialchannel4451
      @liigaofficialchannel4451 ปีที่แล้ว

      Coodanle iyo balidhiig xataa wuu ka qaaday

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 ปีที่แล้ว

      Habuura,garuugle,gawlaale, haye yare ,baali dhaye ,eegi , yucubule iyo gaaraa bidhaanle ma tuulooyin ma habar yoonis baa degta mise h jeclo

    • @GuleidAli-l6l
      @GuleidAli-l6l หลายเดือนก่อน

      ​@@awilyusuf6553 HJ , Reer Daahir , Samane iyo Aadan Madoobe weeye .

  • @amelali3389
    @amelali3389 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay how naxariisto wllkan maanta wa ina hooseya u duceeya

  • @mutazircabdiraxmaan438
    @mutazircabdiraxmaan438 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle hawnaxriisto

  • @SahalAxmed-hj9ed
    @SahalAxmed-hj9ed ปีที่แล้ว +2

    Buudhi liqe wuxuu ahaa nin cibraanab sooraanbay isku reer ahaayeen alle hownaxariiato shil gaadhi buu kudhintay alle samir iyo iimaan haka siiyo cibraan iyo habarjeclo

  • @maariyajamaal1737
    @maariyajamaal1737 2 ปีที่แล้ว +3

    Ale hawnaxariisto😢

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    WAA TAA YADIII HAWD

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว +1

    Waa teenii HAWD

  • @nahed3857
    @nahed3857 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah hawnaxariisto habarwadaagey allahumma Aamin

    • @CabaasShulac
      @CabaasShulac 10 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp qolomuu ahaa

    • @zaaked7930
      @zaaked7930 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@CabaasShulachabarjeclo walal

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto Buundho Liqe

  • @xasansaasofficial1795
    @xasansaasofficial1795 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto buudhe liqe

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    Ar reer HAWD DOOW 🖐🖐🖐🖐

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +6

    waar buudhe miyuu dhinytay? sooraan iyo buudhe mayska kaaya raaceen waa xaq geeridu ilaahay how naxariisto

    • @garbiyemediaproduction8337
      @garbiyemediaproduction8337  3 ปีที่แล้ว

      Ijo xasan haa wuu dhintay buundhe liqe shil gaadhi ayuu ku baxay ammin labadoodaba alle haw naxariisto

    • @sagalhassan7677
      @sagalhassan7677 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle haw naxariisto cimraan iyo habar jeclo na samir iyo imaan ha ka siiyo rag qaran bay ahaayeen raggasi

  • @munaahmed5640
    @munaahmed5640 2 ปีที่แล้ว +2

    ilahay.naxaristo

  • @alihussen2464
    @alihussen2464 10 หลายเดือนก่อน

    ALeehauunaaxarriissto

  • @barwaqosaleban2047
    @barwaqosaleban2047 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah codka allah ku barakeyo adero

  • @abdikarimmussa
    @abdikarimmussa 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla ha u raxamdo hoobaal Caan baxay ayuu ahaaaa

    • @abdallaabdoo4170
      @abdallaabdoo4170 2 ปีที่แล้ว

      AUn miyu geeriyodey

    • @Masalaawi
      @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallaabdoo4170
      haa sanad ka hor

  • @HindaabdiGuleed
    @HindaabdiGuleed ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto

  • @MaxamedPower
    @MaxamedPower 4 หลายเดือนก่อน

    Haya yare❤😂

  • @shirecumar3919
    @shirecumar3919 3 ปีที่แล้ว +4

    jiibtaa adag

  • @macalinxuseenmuxumed2565
    @macalinxuseenmuxumed2565 10 หลายเดือนก่อน

    Allaah hanaxiisto

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 ปีที่แล้ว +1

    Wllkay buundha liqe alle haw naxariisto

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 2 หลายเดือนก่อน

    Alla how naxariisto

  • @CkariimUmar
    @CkariimUmar 10 หลายเดือนก่อน

    Hoobeey galbiyau gabayna iraacyey😮

    • @Aliwihiib-qi8io1du8r
      @Aliwihiib-qi8io1du8r 24 วันที่ผ่านมา

      😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimaligxamse
    @abdimaligxamse 6 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxaristo buunde liqe

  • @engmaxamed3598
    @engmaxamed3598 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy Haa naxristo

  • @AbdiwaliCabas
    @AbdiwaliCabas ปีที่แล้ว

    Aalle. Ha. Uxariisto😂😂😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan codka macaan lahaa ma dhintay?
    Eebe qabriga ha uwaasiciyo.

  • @awaaleabdilahi3711
    @awaaleabdilahi3711 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlllhy markaaa meelaha miyiga ah tgti wxad arkysaaaa in dhaqankiiiii iyo hobolo ilahy cod siiyey ay nool yhiiiin wxan xasuuusta Mr aaaan tgy 2021 miyigah soooolka ah sdex aroooos ooo miyi aaan tgy wxan is lahaaa raga qaaar goormey gacanta isu qaaadi doonaaan

  • @fadumoaxmed3963
    @fadumoaxmed3963 ปีที่แล้ว

    Allh ha u naxariisto

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +3

    geelamidabka ciirka ah caanaha yar baan
    ragna fulaha caymada wax canaanta baan nacay

  • @munaahmed5640
    @munaahmed5640 ปีที่แล้ว

    ilahy haku naxaristo❤️❤️❤️❤️

  • @sadiamohamed9242
    @sadiamohamed9242 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa rageedii maasha allaah.

  • @haaniquen2890
    @haaniquen2890 7 หลายเดือนก่อน

    Wiiqyaha digagalahe😂😂

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    CIID WACAN

  • @mowliidabdiwahidmohamed9937
    @mowliidabdiwahidmohamed9937 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

  • @abdullahimahammadu7075
    @abdullahimahammadu7075 ปีที่แล้ว +1

    👍👍

  • @sahraadan6762
    @sahraadan6762 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaay ha u naxariisto wiilka codka hallaasiga ah ee reeer SSC-Khaatumo

    • @HamdaHaldhaa
      @HamdaHaldhaa 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dhilo ma hooyada ayaa ka dhigtay waa nin habar jeclo ah

  • @Yusuf-ml9nx
    @Yusuf-ml9nx 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto

  • @abdirisaqfarah8552
    @abdirisaqfarah8552 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa Illahay wax baray

  • @duulaanjeceyl6978
    @duulaanjeceyl6978 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaar iga dheh

  • @ibraahimhassan4024
    @ibraahimhassan4024 ปีที่แล้ว

    alle haw naxariisto

  • @ahmednadiif3727
    @ahmednadiif3727 ปีที่แล้ว

    Jaan dheerti hawd
    Waxaa ciyarah dhulbahante
    Habaryoonis habr jeclo
    Haedkaa ilaa gashamo
    Baala dhaye Nugal

    • @ashasaid6336
      @ashasaid6336 ปีที่แล้ว +1

      Dhulbahante kuwa hj ladega .kuwa kale maciyaraan

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 ปีที่แล้ว

      @@ashasaid6336Dhulbahante o dhan ba ciyaara wll waaba ciyaar dhaqameedka keliye aanu ciyaarno

    • @abderahmanyusuf7949
      @abderahmanyusuf7949 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ashasaid6336jaandheer dhulbahante ayaa iska leh asalkeeda, qarni ka hor waa kii qamaan Bulxan lahaa kahuleele hagar aadankii hoobaalayn jiray mar danbe ayay isaaqu bilaabeen inkastoo ay tay ciyaaraan kayara duwanta tan dhulbahante

  • @faraxapdilaahi
    @faraxapdilaahi 10 หลายเดือนก่อน

    Faraxapdilahi

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan miyu dhintey wa nin cod mcn

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

      Inanta somaliland ku faanta
      wuu dhitay oo waxaan maqlay shil gaadhi ayuu ku dhintay ilaahay hownaxariisto,

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ijoxasan9132
      Aamiin🤲

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 2 ปีที่แล้ว +4

    Bada iyo biyaha wabigu waxaysku balalaxleeyaan bartire iyo ba habarsame wayku baadiceliyaan anigiyo hablaha beeshuna balanbaanu leenahay

  • @Masalaawi
    @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto 😥

    • @isra-dhalad2434
      @isra-dhalad2434 2 ปีที่แล้ว

      Miyuu dhintay alle how naxaristo 🤲 🥺

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 ปีที่แล้ว +2

    Hibooo ma ciyaarta hala kululeeyabaa marka sacabka woxogaa hoos udhaco midba lasoo boodayaa hibooo😂😂

    • @zaaked7930
      @zaaked7930 16 วันที่ผ่านมา

      Hiboo maaha waa jibooo 😂

  • @cadnaanyasiin4930
    @cadnaanyasiin4930 2 ปีที่แล้ว +2

    Buundheliqe

  • @Mubaarig-dc8io
    @Mubaarig-dc8io 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @Ascad223
    @Ascad223 ปีที่แล้ว

    🎉🎉

  • @CabdifataxCali-z9l
    @CabdifataxCali-z9l หลายเดือนก่อน

    Ahala ha unaxato buudhi liqe

  • @MaxamedshabelChannel
    @MaxamedshabelChannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Hobol buu ahaa buudhe liqe

  • @HillMaurice-d8v
    @HillMaurice-d8v 2 หลายเดือนก่อน

    Corwin Garden

  • @MohAhmed-gc8nh
    @MohAhmed-gc8nh 9 หลายเดือนก่อน

    Alle hawraxmado

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 4 หลายเดือนก่อน +1

    AAA

  • @CabaasShulac
    @CabaasShulac 10 หลายเดือนก่อน

    Buundhe liqaa ku luqeynaya

    • @Siciid22
      @Siciid22 10 หลายเดือนก่อน

      2017 igu dan bysy

  • @MotleyEric-b3s
    @MotleyEric-b3s 2 หลายเดือนก่อน

    Marquardt Circle

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lp 2 ปีที่แล้ว

    Allahayow u naxariso geesiaas nagabaxay oo janada gee amin

  • @mubarig123youtube6
    @mubarig123youtube6 4 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @yacquubisse6971
    @yacquubisse6971 ปีที่แล้ว

  • @bilaalabdi6256
    @bilaalabdi6256 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HA UXARIISTO 😢😢😢

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 24 วันที่ผ่านมา

    Samsamey jibo

  • @faisofakar7949
    @faisofakar7949 2 ปีที่แล้ว

    Cod macana jaant io jiibtooda ayeey islaa helayan

  • @somaligavement
    @somaligavement ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @siciidyare6955
    @siciidyare6955 2 ปีที่แล้ว +2

    3

  • @videotk1740
    @videotk1740 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah ciyar dhulbahante/harti🥰

    • @Masalaawi
      @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว +6

      Waa Habar Jeclo
      Ninkan waa la yaqaan

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว +1

      Buudliqe waa habar jeclo

    • @videotk1740
      @videotk1740 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jiilkacusub3019 LMAOO CONFUSED baa tahay hunno😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣waa dhulbahante ciyartana waa ciyar dhulbahante/harti ciid kasta waay ogtahay ee haa isku daayin😂😂😂😂

    • @videotk1740
      @videotk1740 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Masalaawi I’m kasta oo uu habar jeclo yahay ciyarty waa ciyar dhulbahante hunno anigu waaxas un baa sheegay ninka waax igama quseyan😂😂 Haa isku wererina lee dadka ciyarta leeh aad baa loo yaaqana

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว

      @@videotk1740 hartigu way ciyaaraan waa sax ,,
      Isaaq reer hawdka ahina way ciyaaraan bro

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว

    Dhaqankee

  • @faraxapdilaahi
    @faraxapdilaahi 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @guulwademedia1583
    @guulwademedia1583 2 ปีที่แล้ว

    Jaandheer howda

  • @hamzeizmail442
    @hamzeizmail442 ปีที่แล้ว

    gaadhigu wuxu jibooda
    markay jeebtu wacantay
    ey sancaduna japanta
    ee waliba joolar iibsado
    marka leebar loogu joogsado

    • @GuleidAli-l6l
      @GuleidAli-l6l หลายเดือนก่อน

      "Ee waliba jookar iibsaddo"