RUN KA HADAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Magaca Barnaamijka
    RUN KA HADAL
    Waxaa ku jilaya
    1. Oday Cabdulle
    2. Maki Xaaji Banaadir
    3. Sharmaake Aadan Maxamed (Aarmaan)
    4. Axmed Abuukar Abunaa
    5. Jamaal Cabdinuur
    6.Maka Gaabey
    Camera & Editing: Saciid Xaamud Saalim (Xazaaza)
    Soo saare: Abwaan Xirsi Dhuux Maxamed
    Fadlan subscribe saar Dhuuxa Tv
    waxaad ka heleysaan ruwaayado xiiso leh
    sheekooyin shactaro badan
    iyo waxyaabo badan oo idin xiso geliya

ความคิดเห็น • 27

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 4 ปีที่แล้ว +1

    Maka Xaaji Banadir Buur fuule Dadki hore Nolow Baaba Alle haku Xafido ❤👌✌👍

  • @deeqsanxaaji4246
    @deeqsanxaaji4246 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa Ribo cad xaaran laguma faa ido

  • @ismaanmaxamedxasanmcln7249
    @ismaanmaxamedxasanmcln7249 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaanka ahaa

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi maahan nabbee😁👍🏆

  • @sadiyamohamad6007
    @sadiyamohamad6007 4 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰👍👍👍😍😍😍👌👌👌❤❤❤💯💯💯💯

  • @ciisesss521
    @ciisesss521 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkk

  • @cllaahicllaahi9891
    @cllaahicllaahi9891 4 ปีที่แล้ว +1

    1000dollar markaa shirkad siinaayo maa iska heysto

  • @deziofficial3172
    @deziofficial3172 4 ปีที่แล้ว +3

    maki nin weyn ahaa

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaab

  • @maxamedcadow5294
    @maxamedcadow5294 4 ปีที่แล้ว +2

    Aimna

  • @amiinmuudey3364
    @amiinmuudey3364 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh maki

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 4 ปีที่แล้ว +1

    Malahu baa wan rabaaye

  • @cabdicismaan5112
    @cabdicismaan5112 4 ปีที่แล้ว +2

    Nolow adeerky make

  • @jaamcmmm4921
    @jaamcmmm4921 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaam bangi ayaa lagu jilopyaa xafiiska

  • @cabduqaadiribraahim9675
    @cabduqaadiribraahim9675 4 ปีที่แล้ว +3

    War jiraaba cakaaruu imaan ee Odey cabdulle adiga damiin maka tahay aan wada aadne

  • @idormedia4101
    @idormedia4101 4 ปีที่แล้ว +2

    Intee ku taalaa camel group

  • @abdifitahhashi9933
    @abdifitahhashi9933 4 ปีที่แล้ว +2

    Oday cabdulle ma adaa ka damiin ah shirkadaan

  • @AbshirAhmed74
    @AbshirAhmed74 4 ปีที่แล้ว +1

    Mako Gaabey niikadii Ma iska dhaaftay

  • @abdirizakjama8574
    @abdirizakjama8574 4 ปีที่แล้ว +3

    War waxaan waa TUUGO - xafiis furatay, O'Dayaasha Cabdille IYO Maki waa la soo kiraystay. Somalaay digtoonada caqliga ha shaqeeyo, YAAN LA IDIN DHICIN. Please do more research to understand how global forex trading works. You have internet, you have Google, dig deep and make informed decisions. They say - when the deal is too good think twice - Wa bilaahi towfiiq

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 4 ปีที่แล้ว +3

    maki wallahi wankula yaabanahay waagii u wax jilayey ila wagan hadi la arko wu xanaqsan yahay dhiig karka ma iska daaweyo miyaa plz dhiigkar halaga daaweyo insha allah

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @ahmedAli-mx7xo
    @ahmedAli-mx7xo 4 ปีที่แล้ว +3

    Wilka dabaal waaye sida wax loo jilo ma yaqaan waa iska qoslaa

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 ปีที่แล้ว +1

    Maki maxaa rufiyanta lama gootle muu noqday buurfule beenlow baa tahay waryaa reer banaadir ma tihit rufiyan calooshiis u ushaqeeste aya tahay lama gootle iney juuniyo kugu tolaan oo bada aawaweeska kugu tuuran ka filo