Deg Deg Xasan sheekh Ciidanka Habar Gidir oo Bahdil iyo Hub ka dhigis ku sameeyay wadooyinka muqdis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 69

  • @DawoYasiin
    @DawoYasiin 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa cidan qaran e ma ahan ciidan qabiil

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan waligiis ayuu cidanka bahdili jiryay illaahey ha ka horwareejiyo ummada

  • @bakeeri805
    @bakeeri805 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤habar gridiron legen s?soomaali laakin qaygaratay inay a❤❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah xadanow ilaahay ku cadaabye ubax umadaada waa washay umadiiye

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 หลายเดือนก่อน +7

    Magafe ma ahan ee waa gafe aan arxan lahayn.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Tacaalaa aa lugu nacay scw wabarakaatu dhe iimaa beele

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน +5

    Xassan , hadhaco cidrabtaa oo somali ah majirto ,

  • @daynabcabdinuur
    @daynabcabdinuur 2 หลายเดือนก่อน

    Xamar ma waxaa ka soo baxdey aada reerihiinii maxaad noola joogtaan?

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 2 หลายเดือนก่อน +1

    xabar gidir ilahayna waa nacay somalin way nacaday donfar donfar dhashay

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 2 หลายเดือนก่อน

    SIDAANI WAA MAAMULKA XASAN
    EE IIMAANSADA WAA TACABKII AAN TABCANAY !!!

  • @idileeMaxmed
    @idileeMaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Iskaceliya beasha ab

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mirihii dulmigii farmaajo lagu sameeyey cidkastoo ka qayb qaadatay ciqaabtiisa way dhdhaminaysaa xaqiibaa dilaacay dulmigii baa dhamaanaya
    Dadka ilaahay rabee daacada ah baa ilaahay awooda ku celin doonaa

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 หลายเดือนก่อน

    siyaadad ku kii bakhtiyey mawuusan aheyn

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wax daWlad layidhaa majirto qawlaysato arxan daran ayaa joogta aqligoogu yahay maxaan cunaa maxaan qaataa maxaan iibsadaa ' hore ayaa lalaayay shacbigii balad weyn ayagoo dhaawaca ah

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน +2

    Idinkuba dhaaraarad ka qoslaysay dhibta laysku eegaa way noo dhaxasee Amba dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaan.
    Habargidir oo Farmaajo meel walba u dhiibay raysalwaaran ka dhigay nabsigu ma dhecee Adiig

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 หลายเดือนก่อน +1

    Taa micneheeda waxaa loo fesiran karaa in ciidammadii magac dowladeed ku shaqeeynaayey ay u kala bexeen ciidammo beeleed taasoo hadda soo if baxaysa in la yimid albaabkii Somalia ay u furneed 1991kii .

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 2 หลายเดือนก่อน

    WAR TAG

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 หลายเดือนก่อน

    Xsssn cidan somaliyed oo qalabeysan dhib ayuu u arkaa

  • @fartuunta
    @fartuunta 2 หลายเดือนก่อน

    Ooh inta daaya goboladiina u noqda

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 2 หลายเดือนก่อน

      Oo hadii loo noqdo gobolada adigu ma nabad baa ku joogeysaa mise ogtahay in xamar noqo toono sidii ay qabiilkasto aagag u fadhiyeen ay u fadhisan doonaan xamarna noon doono meel laysku dhaco ileyn dawlad jiri meysee hadii qabiilkasto ka baxo dawlada

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma dhacday taasna😊

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey ama qabiil qaado oo Addoon Itoobiyaan noqda ama Qarannimada hala ilaashado, Rufiyaankaan Itoobiyaanka u Shaqeeyo ee weriyaha iska dhigaya waxa uu ku hadlayo wax u Cuntama ummadda Soomaaliyeed ma aha ee isaga hala soo qabto, waa khaa'inul waddane.

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Habarkidir ha dhageeysan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Waa fadeexad wayn arintaan waxaa lala yaaban yahay sida xaalka dalka yahay.

  • @Fadxa-ln5ho
    @Fadxa-ln5ho 2 หลายเดือนก่อน

    5150

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 2 หลายเดือนก่อน

    Mw iyo qabiil waa yaab maxaa habar gidir daba dhigay ?

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan noowo dawla Dave haqaba ciidaka hoogey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka maxaa hal beel keliya oo sooc ah ka dhigay, halkaas ayay maraysaa Dawladnimadii Soomaaliya

  • @asadcawilcali
    @asadcawilcali 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan tuug maa dowlad raba

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habar gidir lelkasa ka adege mamarexan bay iska dhicin karaan

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 หลายเดือนก่อน

    No.goverment in somalia

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 2 หลายเดือนก่อน

    Ninwalba gurigii aabahii ha aado kabaxa meesha socda

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Habargidr iyo MAREEXAN wa inay kala adkadan somali runta iskuma sheegin ee mareexanow tashada

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

      Sheydaan iyo shaqadiis LEED heysaa . Oo iskudirka islamkaad ka shaqeysaa ciddaan doonto ahahaawe .

    • @MahamedYoussoufabdi
      @MahamedYoussoufabdi 2 หลายเดือนก่อน

      @@AlfiaAmiin runta waxa ah nin donayo qaran iyo nin donayo Bariis isma hurayan iney dagalaman

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

      dadku waxwalbay isugu jiraane taada wanaaji oo qabiilo ha isku dirin oo. aaqiradaada subso

  • @XasanAhmed-d6e
    @XasanAhmed-d6e 2 หลายเดือนก่อน

    Waa

  • @CandiQadirMaxamed
    @CandiQadirMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Wax lalayaabo Ma ahan wayo horay ayuu usheegay markuu mucaradka ahaa xasan shiiq Maxamuud in 1991 loolaaban doono walalayal

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 2 หลายเดือนก่อน

    Hg xamar waa Ku bahdilan tahay canshuurta ugu baddana iyaga laga qaada.reerkan malaha miyaa wax U istaaga oo U damqada

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 2 หลายเดือนก่อน +1

    cidanka ayaga maxa kaqaldan mey isu hilayan o ay afganbiyan meshan dawladi kama jirto niman hubka iyo Darogada ka ganacsado aya dalka qabsaday

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Xidigaha ha dhageeysan hana soo gudbin

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 2 หลายเดือนก่อน

    War maan ka deeyno adeegsiga jareerweeynta oon dhaafno hadalka aan u soo dhiibeeyno waa arin cad oo qof kasta fahmi karo war yaan lugaha dhibaato loo galinin,

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 2 หลายเดือนก่อน

    Inta habargidir neceb waa inta ka cabsato allah ka qabto shartooda 😅😂

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Xidigaha waa 0key

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 2 หลายเดือนก่อน

    qof walba wuxuu jecel yahay ayuu iska sheegaa.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    waxaad ii sheegtaa kuwaan reer kooda iyo kuwii hore dhaawacyadu gaareen reerkooda oodhulka fadhiyey reermudogoow israaca oo mee ka soowada jeesta xasan waxaan umaleynayaa inuusan is casileyn ilaa ciidanku xabada isaga kula soo jeestaan

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye. Adiga. Waxa. Ka. Qaldan. Qabiil. Cidan manoqdo. Ee. Cidanka. Waa. Inuu. Ka. Kooban. Yahay. Qabiilo. Isku. Dhaf. Ah

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 2 หลายเดือนก่อน

    Nabsi waa ma baaqde habargidir waxa laga dhigay haaway

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 2 หลายเดือนก่อน

    War idinku miyeynaaan hawiye aheyn, ileyn markii horeba hawiye ayad sheegan jirteene.

  • @idileeMaxmed
    @idileeMaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Madolkhadanaso galmudug aritas maogolo galmudug

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jawaasiista damuldugaag ee argagixisada ah ee xasan gurguurte horjoogaha u yahay iyagaa ah argagixisada koobaad ee dhagar qabayaasha ah 😡😡😡 xasan gurguurte oo cadawgeena shisheeye qandaraas kaga soo qaatay inuu dabargooyo dhamaan ciidamada somaliya iyo inuu isku halaago shacabka somaliyed iyo inuu aaso qaranka somaliyed kadibna dalkan ku dhaxal wareejiyo cadawgeena shisheeye 😡😡😡 somaliya iyo shacabka somaliyed hadaanu illaahay badbaadin mustaqbalka dhow lama arki doono xataa magaca somaliga oo saaxada caalamka waa laga tirtirayaa Rabi kamagane

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 2 หลายเดือนก่อน

    War hawiyo awalbo dhiin
    Ma uusan haaysanine
    Wuxuu iska ahaa cawaane
    iska ceLiya qaan siiriinta
    Tabarta daran

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 หลายเดือนก่อน

    Habardugaag waa beenaalayaal tuug waaye

  • @safwankamanka4234
    @safwankamanka4234 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂hg ma sas logaloya

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay inqaabtiisa ayuu tusi kuwii Qabiilnimo Qoryahay u qaatay ee dalkooga duminayay una abaabulay Ciidan masaakiinta bara kiciya.
    Saadiq joon,indha cade, Alcadaal,Mahad salad, Abdishakur,Liibaan shuluq,Bukhaari, Rooble, Odowaa Ilaahayoow Iyaga ayaa laayay Ciidankii dalka Ilaahayo Ragaasi waxay dalka iyo dadka u geysteen inqaabteed sii.

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan gurguurte
    Maxaad kaloo ka filaysay, abgaal ayuu xitaa kii saaray, Boorman hadimo ha qodin, hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaa mooyee, wuxuu soo wadaa ka daran,

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow arxandaran

  • @XaawoMaalin-j8f
    @XaawoMaalin-j8f 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Beenaale

  • @DaadirabuukarShariif
    @DaadirabuukarShariif 2 หลายเดือนก่อน

    dowladu wey kusaxantahay sabatuna waxeytahy waacidamadi amarla,aan furimaha ugasoobaxay in eey dowlada ladagaalamaan ilaah ayan idinku dharshaye maciin dowladeed ayey uqalmaan waa maliishiyo beeleed waana sax inhubka iyo darajooyinka lagaxanyuubiyo

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 2 หลายเดือนก่อน

    Manaafaq jecel in uu findo faafiyo ayaa jeceshahay haddii aad awood leedahay kaalay u dagaalan beenloow laangaab in aad tahay sida aad u hadleyso