Wiil waalka Casriga | Maxaa Loogu Bixiyay Magca " Shay....Carabta | MBZ |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2023
  • Maqaalka : foreignpolicy.com/2019/03/29/...
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 345

  • @Shaqeyste244
    @Shaqeyste244 6 หลายเดือนก่อน +68

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🥰

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman 6 หลายเดือนก่อน +62

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

    • @JABIRHANGULE-xu7gd
      @JABIRHANGULE-xu7gd 6 หลายเดือนก่อน +1

      سبحان الله العظيم وبحمده

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 6 หลายเดือนก่อน +20

    Subxaanallaah wllhi murugadaan muslimiinta haysata waa dunuub aan galnay allaw noo danbi dhaaf allaw noo danbi dhaaf yaa allaah 😢😢😢😢😢😢

  • @MohiedinAAli
    @MohiedinAAli 6 หลายเดือนก่อน +25

    اللهم احفظ بلاد السودان واهلها

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 6 หลายเดือนก่อน +14

    Ilaahow qabo ninkan mardhaw aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 4

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 หลายเดือนก่อน +20

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 6 หลายเดือนก่อน +7

    Waa musiibo ku dhexjirto umafa muslimiinta ee allah ka qabto shartiisa iyo dhagartiisa allah asaga ha ku koobo aamiin allaah ha ka baabiyo maalka uu u adeegsanaayo burburinta umada muslimiinta hana ka horwareejiyo dhibkiisa aamiim

  • @-Y95
    @-Y95 6 หลายเดือนก่อน +7

    Sxb cumar inshar inshaalh Congratulations 🎉 of 1M inshaalh from 🇩🇯☪️

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 6 หลายเดือนก่อน +19

    Yeelkiid ilahay ayaa ka xisaban doon qof kasta wixi u gaysto reer qaz ilahay ayaa la jira waayn guulaysanay ilahay idinkii 🤲

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 6 หลายเดือนก่อน +40

    Xitaa somalia waxan umalena ciidamada lagu magacawo khaalid binu waliid oo imaaratka maalgaliso in ay jabhado iskubadali rabaan 😢
    Dalalka ugu fiicna sida libiya ,sudan,iraq,syria, somalia oo iskadiiday gumaysiga ama amar qaadashada reer galbeedka waa la burburiyey
    Halka kle turkey,iran iyo Pakistan loososocdo
    Ilaaheyo xafid walaalahena cadowga gudaha iyo dalka dibadiisa kaqabo ayaga wax kanool aragnee

    • @horseman-gaming
      @horseman-gaming 6 หลายเดือนก่อน +4

      Hadaan hada laga hortagin wa lama huraan inay dhacayso

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 6 หลายเดือนก่อน +3

      Biya Xirka Niil 40% imaaraatka ayaa maalgaliyay,
      Dakada Barbara 21% Imaaraatka ayaa itoobiya kuwareejiyay!!!!!

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 6 หลายเดือนก่อน +6

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 6 หลายเดือนก่อน +4

    Labadaa nidaamba emaraadka iyo sucuudiga allah haka soo gaaro muslimiinta falastiin iyo muslimiinta oo dhan amiin asc

  • @Mayflower1122
    @Mayflower1122 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qof dhintay baad wax ka sheegaysaa Allah ha u naxariisto dheh wiilwaal

  • @abdullahaliomar1934
    @abdullahaliomar1934 6 หลายเดือนก่อน +6

    Cumar inshaar zhp sare zhp mcn wan ku baahna inte kala so xariiri karaa ado raali eh ❤

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 6 หลายเดือนก่อน +12

    الَّذِينَ يَتَرَبَّصُونَ بِكُمْ فَإِن كَانَ لَكُمْ فَتْحٌ مِّنَ اللَّهِ قَالُوا أَلَمْ نَكُن مَّعَكُمْ وَإِن كَانَ لِلْكَافِرِينَ نَصِيبٌ قَالُوا أَلَمْ نَسْتَحْوِذْ عَلَيْكُمْ وَنَمْنَعْكُم مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ ۚ فَاللَّهُ يَحْكُمُ بَيْنَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۗ وَلَن يَجْعَلَ اللَّهُ لِلْكَافِرِينَ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ سَبِيلًا (141) إِنَّ الْمُنَافِقِينَ يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَهُوَ خَادِعُهُمْ وَإِذَا قَامُوا إِلَى الصَّلَاةِ قَامُوا كُسَالَىٰ يُرَاءُونَ النَّاسَ وَلَا يَذْكُرُونَ اللَّهَ إِلَّا قَلِيلًا (142) مُّذَبْذَبِينَ بَيْنَ ذَٰلِكَ لَا إِلَىٰ هَٰؤُلَاءِ وَلَا إِلَىٰ هَٰؤُلَاءِ ۚ وَمَن يُضْلِلِ اللَّهُ فَلَن تَجِدَ لَهُ سَبِيلًا (143) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْكَافِرِينَ أَوْلِيَاءَ مِن دُونِ الْمُؤْمِنِينَ ۚ أَتُرِيدُونَ أَن تَجْعَلُوا لِلَّهِ عَلَيْكُمْ سُلْطَانًا مُّبِينًا (144) إِنَّ الْمُنَافِقِينَ فِي الدَّرْكِ الْأَسْفَلِ مِنَ النَّارِ وَلَن تَجِدَ لَهُمْ نَصِيرًا (145) إِلَّا الَّذِينَ تَابُوا وَأَصْلَحُوا وَاعْتَصَمُوا بِاللَّهِ وَأَخْلَصُوا دِينَهُمْ لِلَّهِ فَأُولَٰئِكَ مَعَ الْمُؤْمِنِينَ ۖ وَسَوْفَ يُؤْتِ اللَّهُ الْمُؤْمِنِينَ أَجْرًا عَظِيمًا (146) مَّا يَفْعَلُ اللَّهُ بِعَذَابِكُمْ إِن شَكَرْتُمْ وَآمَنتُمْ ۚ وَكَانَ اللَّهُ شَاكِرًا عَلِيمًا (147)

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 6 หลายเดือนก่อน +37

    Team ogaansho ASC❤️‍🔥Cumar❤️intTa dawaneyso Muqalkan AYAKOO CAAFIMAAD QABAAN WAAN IDIN SALAAMAY 👋 INTA KA HESHAY video gaan❤️☺️ HABEEN WANGSAN😎❤️

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mahadsanid rental aad sheegayso waana run shaydaankii ugu waynaa carabta

  • @engineer_khader
    @engineer_khader 6 หลายเดือนก่อน +4

    walaal cumarow wan kutaageernaa lkn ma sidaas oo dhanbaad unecebtahay WIILWAAL allah ha unaxariistee walaal raaali galinbaan kaa rabnaa insha ALLAAH 🖐🖐
    haddi kale qalad ayaan ufahmaynaa

    • @abdullahadam1238
      @abdullahadam1238 6 หลายเดือนก่อน

      Wrong comment
      Ayaad soo qoraye saa
      Munaafaqada ma ahan kali ah ficil
      Waa dareen aad laqabto
      Umada waxaye kugu marqaati fureen
      Allah wuu rumeeyaa,
      wIIL waaL
      Umada ayaa ku marqaati furtaye
      ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الأبصار

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 6 หลายเดือนก่อน +7

    Sudan 🇸🇩 allah ugargaaro

  • @mohamedjeyte6484
    @mohamedjeyte6484 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cumar inshaar walaal isa sax adiga marka hore tusaale ha usooqadan magaca wiil waal hana ku masaalin geesigi ladagaaley kaalo madoowga xabashida hadalkaas raali galin ka bixi wiil waal magacisa ha u adeegsan sheytan

  • @Mudugboy1
    @Mudugboy1 6 หลายเดือนก่อน +20

    Markaa Wiil Waal Sheydaan Miyuu ahaa mise Halgamaa soomaaliyeed ?
    Geesigii xabashida Jigjiga Ka Xoreeyey miyaad sidan U suurad Xumaysay ?
    Raali galin Ka bixi Gefka aad Halgamaaga Kula Kacdey nio

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 6 หลายเดือนก่อน +4

      Yaa ku yidhi wiil waal ayaa xabashi xoreeyey mida kale sheekada wiil waal ma run ayaad u haystaa ??????

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1 6 หลายเดือนก่อน +3

      @@siciidali4034 Oo maadaa Been ka dhigay war Ruuxan Maskaxda xaarku Kaga Jiro day
      Haduuna Axmaar xoreynin ma aabahaa Buu xoreeyey ?

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂sheeko ciyaalka harumaysan waxas waa wax aan lahubin​@@Mudugboy1

  • @NurtoMohamed-qp1zv
    @NurtoMohamed-qp1zv 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaalah my favourite TH-cam ❤ thanks ❤❤❤

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 6 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah kheir Omar Inshaar

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise1664 6 หลายเดือนก่อน +4

    سبحان الله ilahay ku filan ❤

  • @whome4851
    @whome4851 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waa yahuud sheeydan ah illahay ha duleeyo

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid omar inshar

  • @MuntahaAnasSHOW
    @MuntahaAnasSHOW 6 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤❤ horey usooco ❤❤❤❤ sxb Djibouti 🇩🇯❤❤❤❤❤❤

  • @Farhanhonest.8853
    @Farhanhonest.8853 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallh tabiyaha ugu fiican sacaan wll omar inshar keep going wll..?.....

  • @Hiirpalbotan
    @Hiirpalbotan 6 หลายเดือนก่อน +6

    Anigaa u soo horeeyey❤❤❤😊

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 หลายเดือนก่อน +2

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @MaxamedJeee-xv7uy
    @MaxamedJeee-xv7uy 6 หลายเดือนก่อน +2

    Cumar in shaar thanks ❤❤

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 6 หลายเดือนก่อน +4

    Whi arintan anigoo aaminsanaa ayan hadana baadhay oon ku qoray google ha wabaa soo baxday subxnallah. Allah swt wuxu dhahay waxad tihiin marqaatiya arlada waxay kumanaankas Qof sheegayan waa run ALLAH nagaqabto Sheydankan Imaratiga ah 😢😢😢

  • @Sakariyeapdilahi2008
    @Sakariyeapdilahi2008 6 หลายเดือนก่อน +7

    Nabiga kusaliya walal ❤

  • @axmedbare1656
    @axmedbare1656 6 หลายเดือนก่อน +5

    Hadda ogow imarates ciidanka ay hadda tababaranayso ee qaarkood ay mugdisho amankeeda lawareegeen tiradoodu waxay gaadhaysaa 17000 inta
    badanna tababar bay ku maqanyihiin....somalia ilaahy ha badbaadiyo

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 6 หลายเดือนก่อน

      Somalia waxaas kama shaqeeyn karaan asi Lee daalaayo

    • @somaliboy12345
      @somaliboy12345 6 หลายเดือนก่อน +2

      Adeer somalia waa dad dhibaato soo maray dhibaato kale ma rabaan nabad baanay waxay arkaan ugu jecel yiin

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@futuredoctor19662016-2017 Miyu Ilaawday iskasuug Maalinta Siida Yeman iyo Sudan Gaarta Somali baruurugta walahi😂😂😂😂

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wallaahi waa shaydaan xaqiiqi ah

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha nagaqabto
    Salman
    Saayid

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 หลายเดือนก่อน +5

    Allah ha ku celiyo dhagartooda iyo shartooda wadan walba oo muslin ah burburintiisa lug ayey ku leeyihiin ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin xoolaha ay ku baabinayaan Allah ha ka qaado

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay yaa ustaad waa runtaa sheedaanul Arab mbz

  • @huzzeinmukhtaar9589
    @huzzeinmukhtaar9589 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad omar rabi haku sharfo

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 6 หลายเดือนก่อน +2

    😠Waa sax waa labo sheydaan oo islaamka ku dhex jiro 🤲Allaha naga qabto kuwaani iyo kuwo kaloo isqarinaayo

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 6 หลายเดือนก่อน +4

    Walalayaal isoo duceeya waa xanuunsanahee❤❤

    • @umxasan7407
      @umxasan7407 6 หลายเดือนก่อน +1

      Allaah sunxanahu watacaala ha ku shaafiyo. Murugadana
      Farxad Allaah ha kugu badalo
      Xanuunka caafimaad Allaah ha kugu badalo.
      Hamiga iyo wixii kurbo ki haya Allaah ha kaa feydo .
      Aamin
      Wasalaahuma wasalma cala Rasuulilaah

    • @suldaanapdullahi671
      @suldaanapdullahi671 6 หลายเดือนก่อน

      @@umxasan7407 aaamiin walal qali aada umahadsanthy alle ha ii aqbalo ducadaada aamiin yaa rabbi

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 6 หลายเดือนก่อน +5

    Imardka Waa sheydani wuxuu kasameeye sudan libiya iyo yemen buu manta somalia kusoowadaa madama ay jogan ciidan uu wato oo ay kutagerayan madaxda aqligooda foorara

  • @IsmaaciilAxmed1538
    @IsmaaciilAxmed1538 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilwaal waad ku qaldantay sxb.
    Wiilwaal dabadhilif iyo diintiisa la dirire ma ahayn, ee nin raga waxna dila waxna nooleeya ayuu ahaa.
    Kaliya gacantaa kulul ayuun buu lahaa, ee Alle ha ka dhaafo nafihii ku baxay gacantiisa.

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w 6 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم احفظ سودان وأهلها

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r 6 หลายเดือนก่อน +2

    عمر انشار بارك الله فيك تكلم من جند عميرة

  • @Samba_gameofthrones
    @Samba_gameofthrones 6 หลายเดือนก่อน +5

    Fast comment ❤❤❤🎉🎉🎉 OGAANSHO reply please 😮

  • @Cajiib0
    @Cajiib0 6 หลายเดือนก่อน +10

    Soomaalida ayuu hadeer lugta ku walaaqayaaa waar hala banaan baxo oo hala eryo haddii kale waa la jabin

    • @0name530
      @0name530 6 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa weeye siyaasiga ku dhiiran kara wax yar oo lidi ku ah emeraatka

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Illahey garabkooda haka baxo hdu allah hanuun ugu tala galin
    Umada Allah ha daafiya

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 6 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 หลายเดือนก่อน +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-cx6qw3tm4w
    @user-cx6qw3tm4w 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah alle ayuunbaa wax baabi iya

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 6 หลายเดือนก่อน +1

    Omar insharow geesigi gayigaa soomaliyed ee wil waal wadku gaftay rali galin ayaa lagaa raba

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaaaah xisaab waxay taalaa alle wayne aktiisa

  • @ZahilEise
    @ZahilEise 6 หลายเดือนก่อน +2

    Brother Wiil waal Xoreyn uu oromo iyo gaalo kaharen Ayu kutagnaa❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa wlle

  • @user-vv5xi4bv7b
    @user-vv5xi4bv7b 6 หลายเดือนก่อน +2

    First one who see from galkaio

  • @nafisaabdirahman1616
    @nafisaabdirahman1616 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa labo sheydhaan all Muslims wey ogyihiin

  • @Eidhassen
    @Eidhassen 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa maxayi sbbta aad ciwaanka uga dhigayso wiil waal dadka u macnee

  • @Muslimiintawaawalaalo
    @Muslimiintawaawalaalo 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha xifdiyo mohamad bin zayid cumar ikhwaani caydaada iska wado Allah ka cabsan meyside

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 6 หลายเดือนก่อน +4

      Qof somali ah ayaan soo qoraya faalo noocan ah maan filayn

  • @xasancabdiqaadir3120
    @xasancabdiqaadir3120 6 หลายเดือนก่อน

    allaha soo hadeeyo

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 6 หลายเดือนก่อน +1

    صدق رسول صلى الله عليه وسلم قال لتتبعن سنن من كان قبلكم شبرا بشر وذراع بذراع يارسول الله اليهود والنصارى فمن كماقال رسول

  • @fartunabdirahmen6577
    @fartunabdirahmen6577 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc cumarow allaha ka qabto wadankeena o beelah ah allaha kaqabto walaaleen o dhibkiisa gaaray asaga iyo kuwa na neceb

  • @abdibr5610
    @abdibr5610 6 หลายเดือนก่อน +4

    Asc walaal
    Ma wiilwaal baad sheydaan ka la necbyahay ku tilmaamaysaa sxb ka Raali gali ummad dhan Halyeey koodi baad ku xad gudubtayee!!!

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 4 หลายเดือนก่อน

    IMAARAATKA HANAGA BAXAAN, MEELXUN HAKABAXO MAXAMED BIN ZAAYID.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa odayga. Cadawga islaamka. Sahnuuniyada u fataaka

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 6 หลายเดือนก่อน

    Mahamed bin Zahidka Emirates xukuma waa shayaadiinul insi ilaahay ummadda muslimiinta ah hakaqabto

  • @khaalid123FK0
    @khaalid123FK0 6 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbunallah

  • @AHLULQURAN_1
    @AHLULQURAN_1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs omarow. Wan ku taageera saxib. Asxabta isoo boqda fadlan

  • @FadumoAbdi-nd2oi
    @FadumoAbdi-nd2oi 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll
    Cumarow si gaar ah
    In aan kula kulmo baaa rabaa

  • @user-pw1ru6mq8p
    @user-pw1ru6mq8p 6 หลายเดือนก่อน

    الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calisalad6301
    @calisalad6301 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil waal , xumaan ha u adeegsan magaciisa Wuxuu ahaa Halgamaa soomaaliyeed oo dhulka soomaali galbeed xabashida ka xoreeyay

  • @drawinglevel8736
    @drawinglevel8736 6 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay umada haka qabto ninkaa xanuunsan shaydaankuuba faro dheeryahay

  • @BABAANWARMEDiAONLINE
    @BABAANWARMEDiAONLINE 6 หลายเดือนก่อน

    Asc mansha Allah sharaf ayad ledahay bro wa baba Anwar

  • @walalmohamed
    @walalmohamed 6 หลายเดือนก่อน +3

    ASC ❤

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haa soo qaqabta sheedaanul Arab mbz

  • @CirroKoofirow
    @CirroKoofirow 6 หลายเดือนก่อน +3

    Cumar walal cinwaanka aad kadhigtay wiil waal ma ahayn sida aad usitic maalaysid magaciisa waa halyeey aan gorgortan aan naka kalayn wiil waal dilay madda xili Xabashida

  • @user-jh5mc1ih8v
    @user-jh5mc1ih8v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia 🇸🇴 waxa amnidara iyo kala dilka umada ugu wacani waa hogaanka . Emirates .. waqooyi .bari ilaa koonfur.

  • @abdirazak2229
    @abdirazak2229 6 หลายเดือนก่อน +2

    Carab waa carab waana dad badankood aad uxun😢

  • @hassanaden828
    @hassanaden828 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Cumar ishaar
    Wn ku salaamay, salaan kadin wx ilatahay inaad ku xad gudub tay Gaar wiil waal ood ku matashay ninkaan, somaliyeed oon dhib itaan la’eeg aan gaysan
    Sida aan taarikh da ku hayno wiil waal wxa uu ahaa nin muslima somaliya Bulshadiisan ku hogamiyey danahooda !!!

  • @megapolisplayer790
    @megapolisplayer790 6 หลายเดือนก่อน +26

    Soomaalida ku xigta sudan hadayna waxba ka qaban imaraaratka ay ku xidhan yihiin

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 6 หลายเดือนก่อน +3

      I agree with you 💯

    • @ya3746
      @ya3746 6 หลายเดือนก่อน +2

      Kii madaxweyne noo ahaa ayaa u niikiya waxey rabaan u fuliyey ilaa u yiri waxey raban somalia ka sameynayan
      Xasan shiikh wa hubaal iney is dhafinayaan

    • @user-yv3of1gy1c
      @user-yv3of1gy1c 6 หลายเดือนก่อน

      Alluha akbar

    • @user-fb2qz8rv6q
      @user-fb2qz8rv6q 6 หลายเดือนก่อน

      Bro mar hore ayay somaliya ay burburtay

  • @NurtoMohamed-qp1zv
    @NurtoMohamed-qp1zv 6 หลายเดือนก่อน +17

    Qofwalba darufeysan Allah darufta hakaqado😢

    • @Abdirahman-ls6nb
      @Abdirahman-ls6nb 6 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin 😢 daruuf ayaa ku jiraa insha Allah sanadkan markuu dhamaado 2024 Allah inuu duruufta iga saaro 😢amiin

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 6 หลายเดือนก่อน

      Aamin

    • @ahmedalipogba3603
      @ahmedalipogba3603 6 หลายเดือนก่อน

      Amiin ​@@Abdirahman-ls6nb

  • @user-pr2np2kd4b
    @user-pr2np2kd4b 6 หลายเดือนก่อน +2

    The first who watch this vidieo

  • @SalmaMohamed-uy3md
    @SalmaMohamed-uy3md 6 หลายเดือนก่อน

    AL SHABAAB Xitaaa waa ka sha kiyY

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 6 หลายเดือนก่อน +17

    Ninkas sheydanka carabta ah rag somali ahba qiblad uah sida xasan shiikh iyo dhaman mamul goboledyada نعوذ بالله.حسبي الله ونعمه الوكيل عليكم يارب العالمين

    • @0name530
      @0name530 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaajia2219dhamaan madex weynayaasha somalida halka ay talada iyo amarka ka sugaan waa emiraatka wax aysan raali ka ahayna ma samayn karaan

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaajia2219been Miyu Xassan Inuu Imaraadka Dhisay Maalinta Family Unuuga Leg Juugta Sudan Gaarta Sugaaya Walahi Nabad Noqon Somalia Inta Xamar Mooriyanta Xaraanta joogta

  • @252Abdi
    @252Abdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ha caayin wiil waal ninkii jigjiga xoreeyey legend uu ahaa lakiin kan abu jahal baa dhaama

  • @Mohamed-khdar
    @Mohamed-khdar 6 หลายเดือนก่อน

    سبحناالله😢

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 6 หลายเดือนก่อน

    LKN WIIL WIIL KIBIROOW ahaaye DABO-DHILIFNIMO laguma.maqal Carabta kuwa maamula iyo kuweena waa cawaan

  • @farhiyayusuf8724
    @farhiyayusuf8724 6 หลายเดือนก่อน

    haa iswiidhan waa laxidhey iskuuladi musliminta masajidadi iyo in lanagadhig xiijabka waxa lashegey iney kadanbeeyan imaraadka cumar waxad dawada sheekh magacisa layidhado sheekh bashir amaan ee iswidhshka uxidhna laaba sanadood bal cumar dhageyso sheekh❤️🇯🇴🇸🇴

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 6 หลายเดือนก่อน +1

    وما الله بغال عما يعمل الظالمون

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 6 หลายเดือนก่อน

    Wllahi waa run ana so eegay shydan wuuba u egyahy😢

  • @user-vx9bd3jg2y
    @user-vx9bd3jg2y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka ilaahey hakaa nabad helaan

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 6 หลายเดือนก่อน +2

    Islaamka oo dhan ayaa neceb ninkan midakale soomaaliya xitaa uu faragaliyaa

  • @ahmedabdinasir
    @ahmedabdinasir 6 หลายเดือนก่อน +6

    Xasan gurguurte ayuu hoosta gashaday 😂😂😂 allow alle

  • @abdirizakfarah1583
    @abdirizakfarah1583 5 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh halo share gareeyo clipkan

  • @husseinmohamud6773
    @husseinmohamud6773 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad tariikda sheikh ibnu baaz kasoo hadal pls

  • @farhiyayusuf8724
    @farhiyayusuf8724 6 หลายเดือนก่อน

    kan ilaahey ha nadhafiyo

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sidaas ayay waliba la wareegeen Dalkeenii soomaaliya 😢
    IMAARAADKU waa Cadawga wadamada muslimka siiba kuwooga Tamarta yar siiba soomaalideena calamada tolatay!

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 6 หลายเดือนก่อน

    Mawduuca xiga christmas kaso hadal pls🎉😊😊

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 6 หลายเดือนก่อน +2

    Imaradka waa cadowga islamka iyo dowladaha carabtana wa shayadin kuligod