TALIYIHII SUDAN OO DIL KA BADBAADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Taliyaha ciidamada Sudan General Abdel Fattah al-Burhan, oo ciidamadiisa ay la dagaalamayaan kooxda sida militariga u tababaran ee RSF, ayaa laga saaray xero milatari oo uu ku sugnaa ka dib markii diyaarad Drone ah ay weerartay saldhig ciidan oo uu booqanayay
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

ความคิดเห็น • 4

  • @ganimmjj2504
    @ganimmjj2504 2 หลายเดือนก่อน

    ASC Galbta oo ah arbaco 7/8/2024 ninka warka voa akhrinayoow hadalkaaga sumad uu yeeel waayo waxaad leedahay sool waxaa uu katirsanyahay soomaliland ee wadahadal mala furaysaaan waaa dulmi aad dulminaysid khaatumo state sandeerooow xal kabixi

  • @abassadan2541
    @abassadan2541 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @AbdulahiShuaib
    @AbdulahiShuaib 2 หลายเดือนก่อน

    Maa ladilo dhilaa dhashaye waa carab meesha lagu abuuray raga kale ayaa sudaaantii wadanka lahayd ah waxani waa carab Yemen laga soo raray 500 sano kahor