FADUMO BARANBUR RUN MIYA WAXA LOGO HEYSTO ANIGA SOO AFJARA SHEKADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @NimaOmar-y1n
    @NimaOmar-y1n 8 วันที่ผ่านมา +27

    ❤❤❤❤❤❤ mash Allah 13 sano madhalin qadarkana raali ba ku aahay wan aaminsanay Allah ino ii sinayo .dhibna ii kumahayso😊😊😊😊

    • @MaryanHussein-oe8ci
      @MaryanHussein-oe8ci 8 วันที่ผ่านมา +3

      Insha allah 15dadkii la,aa ayaa hada dhaley wll waad dhaley

    • @Fad-p4i
      @Fad-p4i 8 วันที่ผ่านมา +3

      Alaha ku siiyo kuwa aad kufarxdo abayo ❤🎉

    • @sadia1746
      @sadia1746 8 วันที่ผ่านมา +2

      Kuwo bariyalah qerqabo allaha haakusiyo dakdak ah insha allah

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 8 วันที่ผ่านมา +2

      Alloow Ku Sii Insha"Allah Ya'rabb 🤲 Imankane Allaha Kuu Barakeeyo 🤲🤲🤲🤲🫶✌️🫶❤️😘❤️💌💝💘

    • @Sahraahmed-r1n
      @Sahraahmed-r1n 7 วันที่ผ่านมา +2

      Allah awlaad khyr qabta hakugu arsaaqo

  • @MahamudSayid
    @MahamudSayid 8 วันที่ผ่านมา +11

    Asc ku Sali nabigena muxamd scw scw scw❤❤❤

  • @MaryanAhmed-o8q
    @MaryanAhmed-o8q 7 วันที่ผ่านมา +7

    ALX 25 AYAAN JIRA HADAL LAYGA MADHAAFO OO AAN AHAYN GUURSO OO ILMA DHAAL QEERKA 5CARUUR AYAY HEESTAN ALX WAXAS DHAAN WAXBA U MA ARKO WAAYO WAXBAN BARTAA IN AAN SHAQAAYSTO AYAAN RABA ALLHA RAJADIINA HANO RUUMEYO ADUUN IO AQIIRO GUUL AYAAN RAJAYNINA 😢😢

    • @bishaaromaxamuud1302
      @bishaaromaxamuud1302 4 วันที่ผ่านมา

      Abaayo 25 ma weyno midakale waxbarashadu waa muhiin Bari adoo hooyo waxbaratay oo qiimo leh bad ubadkaga anfici ee ha ujoojin

  • @luulabdirahman2841
    @luulabdirahman2841 7 วันที่ผ่านมา +2

    Allah xamdiyey walal qali mararka qaar. Waxad ka hadsha. Waxan jecla inay cidi ka hadasho. Wad iga dhex guxysa qofyahy alh ha ku xfido. Qalbigaga salimka ah

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa hadal dhab ah oo wanaagsan ee kuwii ku cibraqaata allaha naga dhigo.❤❤❤

  • @KowsarSaciid
    @KowsarSaciid 6 วันที่ผ่านมา +2

    Hadal qiimohisa wata m.a allah ilhay haku barakeyo aqaro io adunbo in sha allah qalbiyeya ❤

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 7 วันที่ผ่านมา +3

    Wllhi been ma ahn soomalida qadrta ma aaminsana wllhi waxaa ladhahaya madhasho, wy foolxuntahay , guurka ayey ka daahdy , wacal wye , caasi wye intaas oo dhan ayey dumarka isku caayaan wllhi qof wlba waxii afkiisa soo mara ayuu qofka kle ku dhahaaya asigoo aanan ka fiirsanin wlle wllhi waxyaabo badan dumarka lagu dhaho ayaan arky markaas ayaan dhahaa qofka binaadanka waxii uqoran magafaayo wyo matkuu dhalanaayey ayaa loo qory meeshuu ku noolaan lahaa, ku guursan lahaa , ilmo ku dhali lahaa , hormarku gaari lahaa , mewshuu ku dhiman lahaa , meeshuu ku farxi lahaa intaas oo dhan Allah ayaa uqoray wllhi midaas nh waan aaminsanhy soomalida nh ma aaminsano waxa dhibka keenayo waa dhanka diinta barshadeeda ayaa nagu yar wllhi qof wlba diinta hadduu sfcn ubaran lahaa qof qof ku xadgudbaayo lama arki laheen wllhi . Allah soo hanuuniyo ummadda soomaliyeed.

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 7 วันที่ผ่านมา +2

    Baaye maashaa Allah meeshaadaa dhigtay

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 8 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah abayo mcn mask adada Allah kubarakeyo ❤❤❤❤

  • @امأمیره-ن1د
    @امأمیره-ن1د 8 วันที่ผ่านมา +5

    waa iii hadashayyy wlhi hbo xamdiyyyy nolow shafarfeyyy somali laab lakaca aa ka batay wana seef laaboodayaaal. ah waye gabdhaan ubad bariyal ha siyo gabdhana alle ubadkeeda ha us celiyo❤

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 วันที่ผ่านมา

    Waa laba gabdhod oo walalo ah ilahey maslaxo ha dhex dhigo wax kale aan shego maba aqaan midna ina Amano midna caayo nafta ima siiso wey ii siman yihin walow fadumo Anka filen qaladkas❤

  • @fowsiahashi
    @fowsiahashi 7 วันที่ผ่านมา +2

    Mnsha allah hamdi byo inta baa lagaran lahayee

  • @haweenbillabilla8724
    @haweenbillabilla8724 7 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah gabadha kaliya ee ruunta shegta ayatahaayi

  • @AminaAhmed-z6q
    @AminaAhmed-z6q 7 วันที่ผ่านมา +2

    manch allha ❤❤❤❤ wllo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 8 วันที่ผ่านมา +2

    Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 good ❤❤❤❤

  • @SaeedaNoorsugule
    @SaeedaNoorsugule 8 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid

  • @saabira5983
    @saabira5983 5 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abayo sifican ayad u hadashey Allah yajzaaka kheyr lkn qofku inu habaaro qofkii dulmiyey dambi ma aha

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh xamdiyeey illhy maskaxda Haku barakeeyo wll aqligaagu waa 100 ❤100 dumashi❤

  • @maryama7918
    @maryama7918 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xamda quruxeey adoo kale hadii lawada ahaan laha leysmaba dulmiyeen

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 วันที่ผ่านมา

    Masha"Allah Abaay Xamdi 🎉 Quruxeey Keep Going 🎉

  • @11naa44
    @11naa44 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wxs wa dembi weyn shaqada Alle ayey faragelinayaan SubxanAllah hada kuwas ciyalka dhalay daqiiqad ayu Ilahay goblan ka dhigi kara oo ciyalka dili kara mrks mxy oran donaan 😢😢😢😢😢

  • @FardowsoAbdullahi-b8p
    @FardowsoAbdullahi-b8p 7 วันที่ผ่านมา +1

    Sax waaye abyo m.a❤

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waxas wa dhaqanka nimanka Somaliyed lkn dumarkani mahan kuwo maskaxdoda kasocoda
    Ee nimanka unbay iskadaba socodan

  • @salmonitainajabra
    @salmonitainajabra 8 วันที่ผ่านมา +2

    waa shidanthy caawa hbo🥰😍

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye 7 วันที่ผ่านมา +1

    M.a

  • @umualma2451
    @umualma2451 8 วันที่ผ่านมา +4

    Xamdiye wlhy been mad sheegin mamo lacag an kulah ban dhahay lacagti haba wan ubaahanay edaday waxay iska so jartay mamada caruur ma dhalin ee lacagta hawaydin marki hor inad wax kagado may ahayn anigu wan yaabay edadayn wan ka dhadhicin waaye edo hadan mamadu caruur dhalin ilaahay ba ukhadaray ee waxban kal iibasanye lacagta wan waydinya waxay edad war kuso koobtay mamada bil caruurta way ku cawarsaysa an lacagta ku siiyan farahan lacagti ka qaday somalidu waa dadka yaabaso qof adaa waxkala iibsaten oo lagu leyahay caruurtu ka cawarya wlhy waan yaabay mamadin waxba mawaydin edad xaadisa kastan dhagsiye adaa lagu dhaha yadu waxay tagtay mandhay manada goblanka lacag hawaydiin kasheek inta somalidu isleday waxtar qof yaga wax udhima

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 วันที่ผ่านมา +2

      Yaab waaye abyo somalida qararka ceeb ka dhigan

  • @masbaljama9283
    @masbaljama9283 4 วันที่ผ่านมา

    Sax Wallahii ❤❤❤

  • @umu5149
    @umu5149 8 วันที่ผ่านมา +1

    Asxabta isoo boqda wllo youtubeka magaciisu waa ( good food wacafimad) isoo boqdaa

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qadarka rabi hadaa Cid ku caysid ducada qofka la dulmiyey waa kacdaa ogow.

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 5 วันที่ผ่านมา

    Wll somali waxay u baahantahy tababari lagu wacyi geliyo

  • @HodanIbrahim-ds7hh
    @HodanIbrahim-ds7hh 8 วันที่ผ่านมา +1

    Sc xamdi kalgacal sideen kuulaso xidhiidha wllo maalin hadaad icaawiso aad culeyska qiiyaame alle haka qaado waan ku baahna si adaa qof naxarius badan waa umuuqata talo aad qalaasha siisey adna sadaaqo ayay ku noqon ilaahey hirtisa .jawaabtaadu waa imuhiin

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 วันที่ผ่านมา

      Oh abyo mcn 004740617832

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 7 วันที่ผ่านมา +2

    Xamdiyey wayba tiri 7 Sano kahor waxy isdheheen maxaa maanta loo buunbuuninaa oo caruur soomaaliyeed gaalo haysato ay dumarkan ugu faraxsan yihiin habaarkiii baaloo aqbalay qaarbaa qoslaayay waxay urgtahay in gabadhan dad kawaalaayaan habloow Allaah kabaqa subxaanallaah

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 วันที่ผ่านมา +2

      Haaa abyø waa laga walaa Gabarta

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allah kala maslaxo

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo 8 วันที่ผ่านมา +1

    Codka Inte Laga kena hade lababoda kaliya ahaayen ee madhales dhahday nagaha somalida gabdhaha aa wax dhalin we dhahan madhales lakin faduma Ine dhahday ilahay naga og sa ma aag taagnen

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aabyo sax

  • @fartunjama6879
    @fartunjama6879 8 วันที่ผ่านมา +1

    AYAGA AYAA MAGACA SAMEEYEY

  • @MahamudSayid
    @MahamudSayid 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxn argee Gabr dasi gabdo oo laga qarsn waiilsa Marga Dalan ee aan soo booqn LA qarsn wauu ale siiye Marka soomlidu waa da cajiib ah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay qofko rabo siyaa qofna ma siyo waa ma dhalays ma jiro alah isku maslaxo gabdhaha 😮

  • @umumustaqiimbintuibrahim9484
    @umumustaqiimbintuibrahim9484 8 วันที่ผ่านมา +1

    wlhi dabeecadas waan lenahay hdaan soomali nahay ee alah naga hanuuniyo
    waa runtaa cadey waayo
    ilaahey wxuu leyahay waxaa laga yaaba shey inad jeceshahay laga yaabo inuu shar kuu yahay
    shey inaad necebtahay laga yaabo inuu kheyr kuu yahay

  • @NasraCumar-p2t
    @NasraCumar-p2t 8 วันที่ผ่านมา +2

    Lataliso dhiiragalin iyo rootine kamahaynee see nayeeshay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 วันที่ผ่านมา +1

      Qalbi bari ayaan soo galina waa logo cajisay routinka badan

    • @adoontiiallah6682
      @adoontiiallah6682 8 วันที่ผ่านมา +1

      Insha Allah ku dar xabiibti

    • @hamdihareed3721
      @hamdihareed3721 8 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@yuuuuga1fadumo Yada ku cayday gabdha

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  8 วันที่ผ่านมา +1

      @@hamdihareed3721adiga miyaa haya cadeyn abyo

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 8 วันที่ผ่านมา +1

    Murawaxo aragaga waa noo abshir apayo LaTaliso ❤

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa caysay waliba oroma kucaaysay wali maadan daawan miyaa hoiyaded aabaheed ku taraaraxday maxaa so afxertay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂