KKKKKKKKKK ALEYLEHE WARKAAGU WAR CARUUREED AYUU U EGYAHAY, WAFDIGA MAR HORE AYAA LA QORSHEEYAY INUU SAAKA UBOXO ITHOPIYA, DAGAALKAANA WEY ISKU SOO AADEEN OO KALIYA, CIIDAMADA ITHOPIYANA DAGAKA WAXEY USOO GALEEN IS DIFAACID IYO CABSI, SABABTOO AH KUWII JUBALAND OO LA CEYRSADAY AYAA XAGOODA UCARARAY, IYAGUNA XABADII CIIDANKA SOOMAALIDA AYAA MEESHOODA UGU TAGTAY ILEEN XABADU DHINACA AY USOCOTO WAXA JOOGO UMA KALA SOOCNO, SIDAAS AYEYNA ITHOPIYA KU SOO GASHAY WAXANA LA RAJEYNAYAA IN LA XALIN DOONO.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yarku ma caruur buu u sheekaynayaa
Xasan iyo xamse waa fashilanyihiin waa masiibo soomaaliya loosoo diray😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢