MARYAN ABUU IYO AYUUB YARE HIT XAMARI MAYA MAYA XASUSTII AUN FADUMO QASIN HILOWLE & AXMED NAJI /2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maryan abuufanaanada sanadka waayo waayo na soo xasuusisay heesta sideedii baad u qaaday afkaaga xalwo lagu qabay iyo fanaankaan biita alcasal aad u mahadsan tihiin sidaad noogu raaxayseen heesihii xamariga barisamaadkii waan idin jecelnahay guulaysta💜💜🌺🌺🌺🌺

  • @superpiiteofficial2712
    @superpiiteofficial2712 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kep going fananiintena

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayo fadumo qaasin hilowle iyo ahmed naaji sacad allaha u naxariisto

  • @محمدعبدالله-ش9م7ص
    @محمدعبدالله-ش9م7ص 8 หลายเดือนก่อน

    Fanaanadena maryan abuu Wan tageera Cod mcn mashallah ❤️

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 หลายเดือนก่อน

    Waa riwaayadii jaceyl faqiirgalay ma fududaankara?

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal jacel channel

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 9 หลายเดือนก่อน +1

    maya maya maya maya ee murugtaada haysee
    wooooooooooooooooow abuuu naga daa abaay ✔✔✔✔✔✔❤❤❤❤❤❤❤❤✔✔✔✔✔✔🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶🎶❤❤❤❤❤❤

    • @CadeSuufi
      @CadeSuufi 9 หลายเดือนก่อน

      Allahkuxafdo❤❤❤❤❤

  • @BALIGUBADLETELEVISION
    @BALIGUBADLETELEVISION 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mudo dheer ayaan kala maqnaynee mahad waaye minaan midigtaada joogee🌺midigtaadaan galayee mamaya moowlaa magan loo galaaye🌺murugtaadaa i haysee maya maya murugtaada heyso🌺madaxaa mashaqaan galee meel ma haystiyee adigaa mulkigaa ahee🌺ma iloobin masaa ibtaad ila maagtay muran kaama rabee i mood🇸🇴miyaad moogtahay maalintii midigtaa qabtayee minankayga ku geeyay 🌺maslaxees kaama rabee maya maya maya ee mowlaheey ka yaabee midka kale ayaad mahdisee maya maya mid adoo kale maan arkaayee🌺ma iloobin masaa ibtaad iila maagtayee muran kaama rabee i mood🌺 madaxaa mashaqaan galee meel ma haystiyee meel mahaystiyee adigaa mulkigay ahee🌺waqti mooday dib looma raacee mana moogi abaalkaan iridiisa moodaye🌺midigtaadaan galayee maya maya mowlaa magan loo galaayee murugtaadaa i haysee maya maya ee murugtaada haysee 🌺madaxaa mashaqaan galee meel ma haystiyee adigaa mulkigayga ahee🌺ma iloobin masaa ibtaad ila maagtayee muran kaama rabee i mood

    • @IbraahimCumar-og1tp
      @IbraahimCumar-og1tp 17 วันที่ผ่านมา

      Q Q got to get GG and the rest ggʻgg😊gʻgg😊

  • @MahamedJeceLow
    @MahamedJeceLow 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @AxmedxasanashkirXasanashkir
    @AxmedxasanashkirXasanashkir 9 หลายเดือนก่อน

    Xauus ruwaaayadii jacel faqiir galay ma fududa

  • @JuweriyaLuula
    @JuweriyaLuula 9 หลายเดือนก่อน +1

    Woow

    • @JuweriyaLuula
      @JuweriyaLuula 9 หลายเดือนก่อน +1

      Faiza qurux Wanku salamay wa ina maki

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  9 หลายเดือนก่อน

      @@JuweriyaLuula Salamullah wllo

  • @xaawaxaawaxusenmaxamed4366
    @xaawaxaawaxusenmaxamed4366 9 หลายเดือนก่อน

    Maya maya murugtada haayso😢😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 7 หลายเดือนก่อน

    XAMAR lee ka Daarantahay camal.
    0:56. Maya Jilibkaan kuu dhigee. Ineey dhaheeyso baan mooday camal.
    Nin Albaab Qaldan Jabsanoiyo camal. Dhexaa la galaaye, Midigta muxuu ka rabaa. Tiisa muu Galo.
    Camal.