Haddaanad is yeelyeelayn, waatan jawaabtu: *Sakadu* : Waa waajib diini ah oo Muslimiinta laga doonayo inay bixiyaan si ay ugu caawiyaan dadka baahan. Sakada, waxaa la bixiyaa iyadoo la raacayo *shareecada Islaamka* , Waxaa laga bixiyaa xaddi go'an oo hanti ah, oo ay tahay in la bixiyo mar kasta oo hantida qofku gaadho qadar cayiman oo loo yaqaan *Nisaab* . *Sakadu waa midka mid ah shanta tiir ee Islaamka* *Cashuurtu* : Waa lacag ama maal ka mid ah hantida muwaadiniinta ama shirkadaha, oo ay dowladdu ku soo rogto si loogu maalgaliyo *adeegyada guud iyo howlaha dowladda* . Cashuurta waxaa lagu soo rogaa dhammaan muwaadiniinta (gaal iyo muslimba) ama hay'adaha ka diiwaan gashan dowlad gaar ah, iyadoo aysan ku xidhnayn diinta ama caqiidada. Cashuurtu waxay noqon kartaa mid ku saabsan dakhliga, iibka, ama hantida kale. *Marka la soo koobo, sakadu waa waajib diini ah oo si gaar ah oo la bixiyo iyadoo la raacayo shareecada, halka cashuurtu ay tahay waajib dowladeed oo loo isticmaalo in lagu maalgaliyo adeegyada guud*
ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله
Masha allah allah kuxafido ya sheikh abdul Aziz 🤲❤
Jasaakallhu kheyr sheikh cabdicaziz❤❤
Jezaka allahu khayr Sheikh Abdulaziz
Jazakallah Akhii Allah haku barakeyo waa inoo faa’ideysay Allah hakaa abaamariyo
Kheyr alla hakaa siiya sh abdi aziiz oogle
Asc shiiq ilaahay qayr ha ku siiyo maanshaalaa
Mashaa allaah jazaakallah maxaan wax badan kaa faa iidnay alle ha ku xafido adiga iyo family gaaga
Jazakallah khayran jazaa walal
JazakAllah khayran
Iyadoo qoraala ma wada ahi kartaan
بارك الله فيكم
جزاك الله خير الجزاء
Jazakalaah kheer
Jazakaallahu Kheyr Sheekh ❤
Jazaka allah
Jazakallahu kheyr
jazakAllahu kheyr brother
Shukran shekh jazakalh khyr
Jazaakumullaah kheyran
Mahadsanid ustaad wax badan ayaan la faiday muuqalada wanan si gudbiysy o channelkayga waxa ugu badani wa muqaladada kheyrkana Ada u sababa
Masha Allah, jasaakalaahu kheyr
Jasaakallaah shekh waanagubadan yahay sahwigu allaah hana sugo
Jazakallah kheir
Shukran wajasa kumulaah khayr
Jazakallah kheyr macalin
Jazaakalaahu kheyr❤
Asc sheekh wsxad ksoo sheysa isha iyo xasidka
Insha allah waa codsi
Mahd sanid
Mahadsanid
Thank you
Macalin Qiimo Badan Diinta Ilahay wax badan Taray
Waxaa jirta duco waswaska laga akhristo 2point
وهو أولو والأخير وظاهير الوالدين وهوا بى كل شيء عليم....
آمنت بالله والرصوله❤🎉
Ascwrwb
Ani way iku dhacde lakin salaadeh dhanah soo ciliyay 4 ragco awalna sadax anigooh tukaday salad duhur waan kh ciliyay 4 ragca tukaday soo sax mah
Asc wll sh oogle TelNo kanga
Wll wa mhdsn thy wan ka faidnay
Sheekhoow canshuurta iyo zakad iskumid miyaaa please waan ku wareeray✋️🫱💯
Haddaanad is yeelyeelayn, waatan jawaabtu:
*Sakadu* : Waa waajib diini ah oo Muslimiinta laga doonayo inay bixiyaan si ay ugu caawiyaan dadka baahan. Sakada, waxaa la bixiyaa iyadoo la raacayo *shareecada Islaamka* , Waxaa laga bixiyaa xaddi go'an oo hanti ah, oo ay tahay in la bixiyo mar kasta oo hantida qofku gaadho qadar cayiman oo loo yaqaan *Nisaab* . *Sakadu waa midka mid ah shanta tiir ee Islaamka*
*Cashuurtu* : Waa lacag ama maal ka mid ah hantida muwaadiniinta ama shirkadaha, oo ay dowladdu ku soo rogto si loogu maalgaliyo *adeegyada guud iyo howlaha dowladda* . Cashuurta waxaa lagu soo rogaa dhammaan muwaadiniinta (gaal iyo muslimba) ama hay'adaha ka diiwaan gashan dowlad gaar ah, iyadoo aysan ku xidhnayn diinta ama caqiidada. Cashuurtu waxay noqon kartaa mid ku saabsan dakhliga, iibka, ama hantida kale.
*Marka la soo koobo, sakadu waa waajib diini ah oo si gaar ah oo la bixiyo iyadoo la raacayo shareecada, halka cashuurtu ay tahay waajib dowladeed oo loo isticmaalo in lagu maalgaliyo adeegyada guud*
❤❤❤❤❤
Cws wrx wbr
Asc
Daruusti Quran iyo alifka no so celi please
Iyo tii axkaamta
Wcsm
Daruusti Quran iyo alifka no so celi please