NADIIRA NAYRUUS | WIILKAAN XUSHAAD TAHAY | NAKHSHAD CUSUB | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • XAN IYO BEEN WAA IGA XAARAAN
    XAQIIQ WIILKAAN XUSHAAD TAHAY
    XARIIR LA DAAWADAA TAHAY
    MUUQAAL SHIDAN IYO NASHAAD CUSUB
    …………………
    XUSUUSTII
    MAKO IYO NUUR DAALCAY
    ……………..
    CAMERA & EDIT BY CJ AMIIN
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    VOCAL RECORDING: BY STUDIO KAADHEERI
    CODKA: BOQORADDA MMASRAXA
    NADIIRA NAYRUUS
    …………………………
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    NIMCAAN HILAAC
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 551

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  5 ปีที่แล้ว +268

    copy-gii ugu horreeyay oy soo qaaddo
    Nayruus -- seed u aragtaan?

  • @qadarall3571
    @qadarall3571 4 ปีที่แล้ว +17

    Ninkaaan waxa xayeesinayo allaha tuso wada saxda qeer allaha ku siiyo bro cod fiican ayaa ledahay dhanka quraanka soo fiiri halmar thanks bro

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 5 ปีที่แล้ว +30

    Hestan wax iska lahad fanadi wayned reer djibouti 😋😋 keep going nadira

  • @istel3283
    @istel3283 4 ปีที่แล้ว +4

    Hees macaan cod macaan iyo nadiira nayruus oo qurux badan. Anigu heestaan aad baan u jecelahay wey keentay nadiira ❤❤❤👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 ปีที่แล้ว +69

    *heestan sheikh iyo shariif ba way qaadeen oo la waa cid dhigta halkii MAKO MAXAMED 👑 lkn illahay baa ina dilaaye NADIIRA NAYRUUSH si qurux badan bay u qaaday*

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 4 ปีที่แล้ว +1

    Nadiira Nayruus ,runtii waa gabadh leh cod dananaya oo dadka oo dhan ay ka helayaan.
    Gabadha Soomaaliyeed ee heesa ayey calanka u sidaa,horay u soco.

  • @zakishidane3025
    @zakishidane3025 5 ปีที่แล้ว +36

    Heestaan waxaa qadey eedey mako maxamed uu qabo aabahey 🥰 nadiiro barteed ayaad dhigtey heesta 👏👏

  • @princesszeyes719
    @princesszeyes719 5 ปีที่แล้ว +24

    Subxaanalah..😥😥😥 may Allah protect you sister...

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 5 ปีที่แล้ว +4

    Marki ugu horeysay on arkaa hes hori loqaday ado soqadayo wana Ka baxsatay Neyruuz cadowgaga aragti ku dhaaf😋😍😘😙😚😉

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasra nayruus waxaan la yaabay codkeeda quruxda leh waxase Ka siiyabay firfircniida iyo xarakadeeda cajiibka aah keep going on my sister

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 ปีที่แล้ว +10

    Been allaa caayaye Cod illaahey wuu siiyay haba is walwalaaqde👍

    • @almaslv3134
      @almaslv3134 4 ปีที่แล้ว +1

      So dadki fanka laha kama dhalan naag garxajis ah laan dheer

    • @amiiraamran867
      @amiiraamran867 4 ปีที่แล้ว +1

      Garxajis qabiil miya mgc kley meyleyihin

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 3 ปีที่แล้ว +3

    2020 ya markaleh dawanayo nadiro qalbi dahab😋

  • @inacabdiinacabdi7159
    @inacabdiinacabdi7159 5 ปีที่แล้ว +43

    2 minute beey taalaa 1k beey kor u dhaartay jeep going sister ❤

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 5 ปีที่แล้ว +3

    Nadiira maxamed cabdi naga waleysa abti keep going ❤❤💯👏

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 5 ปีที่แล้ว +6

    Nadira GabadH ad u Qalbi wanagsan oo furfuran weye Alaha ku dhaafO BoQorada Masraxa Heesta halkedi Ayaad dhigtey 🎤❤️👑🌹📸💕🔐

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 ปีที่แล้ว +2

    Abaabalah inaba caadi mahan runtii daaaaaadax nadiiro neyruus waynakaa dee waynakaa

  • @kadarabdi1567
    @kadarabdi1567 5 ปีที่แล้ว +3

    Naagtan codkeedu ma xumo fanka wakhtigan la joogo wxy kaga jirta kaalmah hore👍

  • @kingwadani861
    @kingwadani861 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag sharafteeda dhimatay nadiira neeyrus iskaga bax fanka uf

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa horay u qaaday fananadi weyned ee mako iyo nuur reer d.jabuti
    😍🤩 geep going nadira 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa heesihii reer djibouti ayaa waayadan sita waa heeskii mako mohamed mako deegaan🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤💙💙💙💙💚💚💚💚💞💞💞💞💞💞💞👍👍👍

  • @xamdasulleiman1479
    @xamdasulleiman1479 5 ปีที่แล้ว +8

    Manta yaa ila daawanaya manta bishu tahay 11/11/2019 galab isniin ah froma France idinka Soo salamayaa dadkaygii✋😢💗♥️✨👸

  • @husseinmohamed6911
    @husseinmohamed6911 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah
    wah wah kabax cajiib❤❤❤

  • @naimamuuse3194
    @naimamuuse3194 5 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqdii saan cdi ahyn bay ugu sobaxday nadiira keep going xbti

  • @aslishoqishabeel1706
    @aslishoqishabeel1706 4 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa fanaanah
    Wlhy fanaaninta inantaan ujecelatahy xbbti hore usoco

  • @qolaabahmed1916
    @qolaabahmed1916 4 ปีที่แล้ว +1

    garaad xaakimkeenu kugu xeer mrsha markay marayso wxi ka dhaca ka dhacay boqorada iskaabulada I support

  • @Hassaansubey
    @Hassaansubey 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxa igu socotaa waa nedirra neyruus wow 😍😍😍😍

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayada hessta Abwaan saciid diiriye Afgudhiye Allah yarxamuk

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi waxay leedahay nadiiri indhaha paazka ♥️♥️ qurux ♥️♥️♥️♥️

  • @dilaaqofficial7232
    @dilaaqofficial7232 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw nayruus wey ka bax satay cml
    Abdi askari keep going pro

  • @nastaislow8326
    @nastaislow8326 5 ปีที่แล้ว +28

    Waa heestii igu horayse ee hore lo qade oo ay qade nadiro ileen nadiro heeso lasoo qade laguma aqon

    • @abshirabdiadan3148
      @abshirabdiadan3148 4 ปีที่แล้ว

      Warunta lkn caadi maahan alla cod macan udaliyay qoftan way shidantahay cml

    • @iskoahmedyare4298
      @iskoahmedyare4298 4 ปีที่แล้ว

      Lkn n

    • @xamdamaxamed2137
      @xamdamaxamed2137 4 ปีที่แล้ว

      Wlle heesahedii weyaaan keligeed ayuunbaa keeni karta codka

    • @n3ymar6_65
      @n3ymar6_65 4 ปีที่แล้ว

      Waad nawaashee

  • @suldandugsi5755
    @suldandugsi5755 4 ปีที่แล้ว +20

    Inta aan heesta xiiso uhayn oo nadiiro dawanaysa dhac igu sii 😂😂😂

  • @elmiabdi3915
    @elmiabdi3915 5 ปีที่แล้ว +6

    Hesta dadki qaday haa lagu xuso hestan waxa qadaye fanin rer Djbouti 🇩🇯🇩🇯nuur dalac iyo mako

  • @quruxsan0957
    @quruxsan0957 5 ปีที่แล้ว +7

    Keep going bro Abdi Askari

  • @legend-nc3wu
    @legend-nc3wu 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey amarkiisa fanaanadan si kal iyo laab ah ayaan u taageeraa huuno qabridahar ayaan kaa soo salaamaya heestana halkeedii baad dhigtey cod baad leedahay

  • @issirassalisman5673
    @issirassalisman5673 3 ปีที่แล้ว

    Heesi jabuti ma la bililiqayte. Original is always the best !

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle intayka baqaan naagaha heesaha jidhkooda ha astureen

  • @mouztavprahimi8183
    @mouztavprahimi8183 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta alla haw naxariistee waxa sameeyay abwaan af gudhiye
    illahah janadaH ha geeyk amiin dhaha

  • @faaraxmurtiile8092
    @faaraxmurtiile8092 5 ปีที่แล้ว

    wax kale walahi hore u soco lenay

  • @husseinmohamed6911
    @husseinmohamed6911 2 หลายเดือนก่อน

    wlh wa xusustii mako iyo noor

  • @abeeromarguedi7933
    @abeeromarguedi7933 5 ปีที่แล้ว +4

    Horey u socda Reer Djibouti 🇩🇯 je vous aimes bien 🥰😍

  • @libanabdirizak3
    @libanabdirizak3 5 ปีที่แล้ว +5

    Nadiira Top Tahy wnku wataH wleH Hore usoco sister 🥰🥰🥰

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +3

    Askari brother salaan sare

  • @gedoboy8128
    @gedoboy8128 5 ปีที่แล้ว

    Nadiiro iyo qaali ladan
    2bada gabdhood ee fanka hada jiro nagu hayo wye wlh
    Waxey ino badaleen fiska iyo kabayare

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 5 ปีที่แล้ว

    Nadiira nayruus fanaanad qaali noolow walahi naag adag baadtahay

  • @xusenmarcos1599
    @xusenmarcos1599 5 ปีที่แล้ว +1

    She is back nadiiro.neyruus

  • @axmedantinuur2083
    @axmedantinuur2083 3 ปีที่แล้ว

    Wagareey nadiira nayruus heesta waxa u dheer inay isbaayacayso

  • @barbaartashidan110
    @barbaartashidan110 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhilaynimada raxanwayn bad utahay horay usoco

  • @abdirahmanmohamedhassan6904
    @abdirahmanmohamedhassan6904 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan aan isku wada duceyno inu rabi na wada hanuniyo

  • @xulproduction7735
    @xulproduction7735 5 ปีที่แล้ว +7

    Nadiira 10 ka fanka
    messi bay baratoo
    nadruuu nadruuu 10👏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa erayadeeda curiyay AUN Abwaan Af gudhiye mar u joogi jiray jabuuti wxyna ku jirtay ruwayad uu sameeyay heestana wxa hore u qaaday nuur daalacey iyo mako deegan rag waa ragii hore hadalna waa intuu idhi 🥰🙏

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 5 ปีที่แล้ว

      abwaan afgudhiye adeer buu ii ahaayoo magaaladdayduna ku dhintaye mawle naxriis gu wayn hasiiyee. midda kale waxaa weeyaan walloow annan u badnayn heestani dhagaysigeeda haddana umalayn maayo inuu isagu sameeyay

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +1

      AbwaanCantarBorami Boramaawi isaga sameeyay zhp iyadoo laga sheekaynayo tariikhdiisa yutobe wadka heli kartaa

    • @laughoutloud8561
      @laughoutloud8561 5 ปีที่แล้ว

      gartayee mahadsanid walaale

  • @silveriid5523
    @silveriid5523 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu halban kula talinlaa wllshen inay iska ilaaliso jaaska nocaasa wayo dambi ayuu usojidaya iyadoo marka horaba ku jiratay fanka waana dambi labad dib iskugu noqo wllo alle haku dhawre

  • @محمدصومالي-ص6ق
    @محمدصومالي-ص6ق 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa wax yaro macan❤❤👈

  • @wiilhoog2377
    @wiilhoog2377 5 ปีที่แล้ว

    Codkaga Io Dheeshada ayad fanka ku joogtaa nadiiro

  • @lptaatiko2328
    @lptaatiko2328 5 ปีที่แล้ว +7

    wxaan ookalaa lala imadaa ax yaa luxitaan🤩
    nadira wanku wataa keep going😋waxbaa nagu kicise🤭😃

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 5 ปีที่แล้ว +2

    Nadiira iyo Khaamahediiii......😍😍

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 ปีที่แล้ว +2

    Xurmada meel la xiisayaa tahay kulahaa kkk waa Xurmada mid la xiisayaa tahay

  • @honabdirahmanfarah8346
    @honabdirahmanfarah8346 5 ปีที่แล้ว +7

    Heestii mako mahamed (mako degan ) fananadii reer jabuuti ahayd

  • @guleithazzan4555
    @guleithazzan4555 4 ปีที่แล้ว

    Nadiura fanaandada hargeiza ugu zhidan

  • @akaazhstudio1572
    @akaazhstudio1572 3 ปีที่แล้ว

    Nashaad qurux iyo cod ilahey ku dhameestireey bartaa kawad

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 ปีที่แล้ว +1

    Queen of masraxa Nadiira Mohamed Cige

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 5 ปีที่แล้ว

    Nimco happy kuleh heestan nadiiro codka saxda maha

  • @tusahawanaagsan9720
    @tusahawanaagsan9720 5 ปีที่แล้ว +1

    Mesiga fanka hhhh

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 5 ปีที่แล้ว

    Naagta kaliyee iskaabuladu
    Niyada kudhistaan ineey arkaan iyadoo garooba

  • @xamsecarab4055
    @xamsecarab4055 5 ปีที่แล้ว

    Woooow haduun bay fanaanad dhaba noqotay nadira 👏👏

  • @ayuubxaraf
    @ayuubxaraf 5 ปีที่แล้ว

    Qoftan Wlhi Hormarkeda Istagba Ma Lahan Horey Usoco Nadiiro Nayruus

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 5 ปีที่แล้ว +2

    Nadiira heesta walga horeyeeeee

  • @qaaliquruxqaaliqurux1824
    @qaaliquruxqaaliqurux1824 4 ปีที่แล้ว +2

    Nadiiro keep going abaayo ❤❤❤

  • @cayuuniquruxsan3231
    @cayuuniquruxsan3231 5 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi code heesa mashallah

  • @saedismailhusseinsaedism-tk3cl
    @saedismailhusseinsaedism-tk3cl ปีที่แล้ว

    Woow hees iyo badh

  • @ismailaden5316
    @ismailaden5316 3 ปีที่แล้ว +1

    I highly recommend you keep up sis8

  • @inoverpro8856
    @inoverpro8856 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow Amazing Voice and dance✋👍👍

  • @sakiyare742
    @sakiyare742 4 ปีที่แล้ว

    Kugu faana abtiyo horey uzoco

  • @ahmedmohamud7795
    @ahmedmohamud7795 3 ปีที่แล้ว

    Wow the best niiko and song

  • @xidigahmed2356
    @xidigahmed2356 5 ปีที่แล้ว +1

    My nalka manka dara wlhi waa ka baxsatay wax laga qaban karo malaha keep going wllshay qli 👏👏👏👏👏👏👏

  • @drayuumi973
    @drayuumi973 5 ปีที่แล้ว +1

    Xidigta reer muqdisho nadira nalka

  • @ak-di9nn
    @ak-di9nn 5 ปีที่แล้ว

    Nadiiro nadka n abdi askari keep going

  • @AhmedHusseinkallo
    @AhmedHusseinkallo 4 ปีที่แล้ว +3

    Wle waa lagu raaxaysanaya 👍

  • @ayaanfaysal5337
    @ayaanfaysal5337 5 ปีที่แล้ว +1

    Codkagu waa iga gadan yahay naduu lkn is daji music haka hor dhicin ee

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 5 ปีที่แล้ว +10

    Nimca Happy bakaga wacan Heeskan Nadiira 💖🎸

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Nadiira kiga wacan l

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 5 ปีที่แล้ว

      Marshmell BH xaqiiq markiiba iyadaa igu soo dhacday🙏🏼

    • @xamdamohamuud2745
      @xamdamohamuud2745 5 ปีที่แล้ว

      Haah walhi

    • @shabcaanxasan3487
      @shabcaanxasan3487 5 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😌🌹🌹

  • @cadaanimohamud3349
    @cadaanimohamud3349 3 ปีที่แล้ว

    Heestan wax baan ku xasuusta markan ku daaway waan soo dajistay nadiira waad shidan tahay walo

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 ปีที่แล้ว +1

    inantan hees fiican bay qaadaysa cod macana way haysa lakiin way is is iibinaysaa balse may baruurta iska rido haday is iibinayso maxaay tahay waali is walaqan yaa rabi

  • @ahmedisaaq699
    @ahmedisaaq699 ปีที่แล้ว

    Cod dahab nadiiiro🥺😰

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL 3 ปีที่แล้ว

    NICE WAAD KAAXSATAY HABO

  • @aragsansharif2212
    @aragsansharif2212 5 ปีที่แล้ว

    iska sax walaalo u xiisay aragtidaadii waaye mako iyo nuur dalacay

  • @canabcumar1434
    @canabcumar1434 5 ปีที่แล้ว +6

    Nicmo Happy so hore uma qadin hesta

    • @ilhanhaji459
      @ilhanhaji459 5 ปีที่แล้ว

      Labadoda miidna maleh Hesta waxa leh mako Mohamed gabar rer jabuti aaah

    • @naimanalka8770
      @naimanalka8770 5 ปีที่แล้ว

      Haa xppti lkn nimco happy xitaa la loga horeyey fanand reer jabuti ah ba qadey

    • @ilhanhaji459
      @ilhanhaji459 5 ปีที่แล้ว

      @@naimanalka8770 haa maako Mohamed baleh ila hadana waa fananad

    • @naimanalka8770
      @naimanalka8770 5 ปีที่แล้ว

      @@ilhanhaji459 m.a ok xppti

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Mako maxamed iyo nuur daalacay ayaa wada qaaday waa hees hore

  • @cirka4497
    @cirka4497 2 ปีที่แล้ว

    WOW beautiful

  • @MahamedhusseinSaciid
    @MahamedhusseinSaciid 4 ปีที่แล้ว

    Codkaaga mcn badaNAA

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 5 ปีที่แล้ว +4

    Team ck viva somalia 😍

  • @yareys3919
    @yareys3919 5 ปีที่แล้ว

    Heesta ma cusbee naasahaa naggu soo ziyaadey iyo is walaaqqa

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees aad umacan ee tolow abwaanka heestan sameyey magacii

  • @nimcomahmed4552
    @nimcomahmed4552 5 ปีที่แล้ว +1

    Ka baxa neyruus ku so baxdey sida uga raxeysneyso

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 5 ปีที่แล้ว +11

    .hhhh Alle Abdi Askaraa Xal xaluulata la Xajin wayey kulaha Wan So Dayney Cml 😂😂😂😂

  • @ruunismail5508
    @ruunismail5508 5 ปีที่แล้ว +2

    Xalxaluulato la xajin waye 😂😘

  • @maryanmaxamed7963
    @maryanmaxamed7963 5 ปีที่แล้ว +4

    Waw amazing qoftan wan ku hysta codkeda

  • @abdikadirjookar2556
    @abdikadirjookar2556 4 ปีที่แล้ว

    waxnool baa kunoleya 💋waa qofta kaliya ee uroon iskaanbulada 😘

  • @aminabdi9820
    @aminabdi9820 5 ปีที่แล้ว

    fanaanad farxanad ah oo furfuran weeye

  • @miskiaden9008
    @miskiaden9008 4 ปีที่แล้ว

    nadiira cod bay heesta masha allh

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 3 ปีที่แล้ว

    2021 hadaa dawaneyso ismuuji

  • @nimcocabdi5309
    @nimcocabdi5309 4 ปีที่แล้ว

    Sup hana laah ale haku astur

  • @abshiraarka9630
    @abshiraarka9630 4 ปีที่แล้ว +3

    Nadiira wll masha allah sodhawow gabar dhowrsan nayruus

    • @CabdullahiSheqsadiq
      @CabdullahiSheqsadiq 10 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤😢😢😮😅