WARAYSI BBC: MUUSE SUUDI VS XASAN BARIISE 2002-DII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 167

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  6 ปีที่แล้ว +25

    Waa waraysi ka baxay BBC-da Soomaaliga mudo laga joogo 17-sanno ka hor, sida ay xaalda siyaasada markaasi aheyd.

  • @engayaanlexasan8975
    @engayaanlexasan8975 ปีที่แล้ว +5

    Libaaxa libaaxyada adeer muuse suudi yalaxow yaa daawanaya waraysigan 2024

  • @xasanmaxamuudxasanada5365
    @xasanmaxamuudxasanada5365 3 ปีที่แล้ว +16

    Xaaji muuse 2021 inti ila dhageysaneysaa like 👍 haa ila dhafin

  • @mohamedalielmi299
    @mohamedalielmi299 3 ปีที่แล้ว +10

    Mudulood qeybey eheed qolodan madarkicisne qeybey ahayen kulahaa🤣😄😄 Muuse legend waye😄😄

  • @mahadow1
    @mahadow1 6 ปีที่แล้ว +9

    Waayihii ugu rajada xumeed xaalada Soomaaliya !
    Allow na dhaafi Muuse iyo intii la mid ah ama ka shar badan 🤲🏻

  • @mohamedmoalimabdullahi8455
    @mohamedmoalimabdullahi8455 4 ปีที่แล้ว +8

    Muse suudi hadalka runta ka sheegida hadalka aan ku jeclaaday

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 6 ปีที่แล้ว +7

    Aniga Xasan Bariise ayaan rabaa inasn ogaado halkuu joogo wuxuu Talent.

  • @mohamoudhussein6829
    @mohamoudhussein6829 6 ปีที่แล้ว +16

    Inta oday nuucaas ah ummada halyeey u yahay oo waliba aanu u naqaano caaqil wanagsan wallahi baanan ka baxeyn dhibka iyo dhibaatada.

    • @mohamedmoalimabdullahi8455
      @mohamedmoalimabdullahi8455 4 ปีที่แล้ว

      Koley ninkaan hadalkiisa waxaan sinaan eheen lagama dhadhansankaro marka ma aqan ma waxaad tahay dadka sidbursiga u dagaalamo sxb

  • @mrbiin3348
    @mrbiin3348 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maalintaan oo haaji muuse suudi oo dhahaaye muqdisho anagaa leh maxaa loo baq baqeey waaye 2001 di ayey aheyd marki 2024 la jaq jaqeynaa haaji muuse saar tumoow waa yaqaan kii ugu dameeye 2021 farmaajo iyo kooxdiisa ayuu katume welina waa joogaa haaji muuse suudi

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend muse suudi🆎🤫⚔️✍️

    • @Alon_404
      @Alon_404 2 ปีที่แล้ว +1

      Maan-Gaab 🧠🤏

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว

      @@Alon_404 mandhere mathy kk marka

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน

      ​@Alon_404Lknse adi langab bathy inta soqoray baa u adkesan weysay✍️😂💔

  • @mohamoudabdiweli7947
    @mohamoudabdiweli7947 6 ปีที่แล้ว +4

    Xasan Bariise Wariye aan codkiisa tabey Wararka Muqdisho uu ka soo diyaariyo xiiso Ayay lahaayeen Gaar ahaan Ethiopiankii iyo maxakiimta

  • @mohamedartan2892
    @mohamedartan2892 2 ปีที่แล้ว +3

    Saarar badan baala sootumay
    Kan cabdiqasin udanbeyay latumooya ku yeh
    Ar muuse suudi muxu imtixaan ahaa

  • @sedeimvocal6390
    @sedeimvocal6390 2 ปีที่แล้ว +2

    ONLY NIN WACBUUDHAN BAA SAS UHADLI KARA

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 2 ปีที่แล้ว +1

    muuse suudi wlh legend banankisa yalo waye hdal maqariyo ninkan

  • @muusehaarun7000
    @muusehaarun7000 6 ปีที่แล้ว +2

    muuse suudi waa nin wanagsan wareysigisa 2003 so dhageysta

  • @oneday4087
    @oneday4087 6 ปีที่แล้ว +8

    Ree Somali wayn like iisara

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 6 ปีที่แล้ว +5

    Maalin ayuu bakaaraha ku dhiftay 17 hoobiye (xagga u rid xaggana u rid) maalintaas ayay iigu cabsi badnayd, waxa uu dilay macalim dugsi quraan iyo ardadiisii meel bakaaraha u dhow, Cabdiqaybdiid waxa uu hoobiye la dhacay bakaaraha qaybta dahablaha, waxa uu dilay 47 dumar ah, car waa kaase ha inkiraan , maanta labadooduba waxay magaca qabiilkooda ku fadhiyaan aqalka sare, beelahooda ayaa soo doortay, Isla beelihi ayaa ka cabanaya KHAYRE oo leh waa in mooshin laga keenaa, nin xun waaye, labada nin ee aan soo sheegay waxay u yihiin laba halgame, CAQLIGA reerka aan ka dhashay ee hawiye qaar ka mid ah waa kaas, inkastoo aan aaminsanahy intooda badan inaay gob yihiin

    • @wiilsomaliyed5257
      @wiilsomaliyed5257 4 ปีที่แล้ว

      Subxanallah xamar see loogu noolaa berigas

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน

      rag baa kunola darood aso dirac wato ayuu baxay😂sida kan comentiga soqoroa Diraca in loxiray baa laburiyy😂​@@wiilsomaliyed5257

  • @jamagaming9631
    @jamagaming9631 6 ปีที่แล้ว +5

    maanta Masuul ayuu noo yahay 😭😭😭 ------ 😭😭😭

    • @hodanabdinasir1745
      @hodanabdinasir1745 4 ปีที่แล้ว

      Xage walalo manoolyahay horta

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 3 ปีที่แล้ว +1

      @@raaiblaabaas1333 hooyadaada inakaar qabto

    • @عمرمحمود-ش4ش
      @عمرمحمود-ش4ش 2 ปีที่แล้ว +3

      Welcome to 2022 wali wa masuul ...Cidiisiyow u yahay ee ya wax kabadali karo 😂✌

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 9 หลายเดือนก่อน +1

      adi masul kuma aha 4.5baa dalka lagu mamula oo nin walbi qabilkisa soodorto suraha iska daa ninkan dadkisa ayaa sodorty hadde dad la,aan kuheso waa shegi karta yarisow😂

  • @maxamed1766
    @maxamed1766 6 ปีที่แล้ว +5

    Wlh runta ayuu Ka hadlay xaajiga Allaha barakeeyee

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 5 ปีที่แล้ว +8

    hhhhh
    Qolyahaan carabtaaa oo masakinta oo soomali jecelku haayo ninko walax ka boobaya asagay u taala
    Annagu waxba kamaynaan boonin mana u socdo viiiva musa

  • @ottaman5915
    @ottaman5915 6 ปีที่แล้ว +5

    *Mudulood Hiraab guul insha allah*

  • @yazinyuzuf3446
    @yazinyuzuf3446 6 ปีที่แล้ว +3

    Maaanta oo ku soon biiray channellka waan ku faraxsanay waxaan ii suura galiyay. Saxiibkay ABDIRAHMAN MOHAMED OFFTIONLY. Oo igula taliyaya inaaan channelka LA socodo barnaamijkydiisa. Waxaana uu igu shegayay gacan haya channelka. XASAN CISMAAN XAAJI.waan ku faraxsamya

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  6 ปีที่แล้ว +1

      Yazin Yuzuf waan kusoo dhawaynaynaa kusoo dhawoow gacmo furan

  • @yaxyeabdulahi8330
    @yaxyeabdulahi8330 6 ปีที่แล้ว +23

    Muuse suudi wa oday somaliyed o niyad wanagsan moqifkisana cadyahay siyasiyinta manta jirto ayago qoslaya ayey kudiliyan!

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 6 ปีที่แล้ว

      Yaxye Abdulahi
      Wlh waa runtaa
      War cad oo yaqaanaa

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 6 ปีที่แล้ว

      wa tuug islaamka laaye adeer aniga madiina dagma la dhaho ka imaaday. wixi u laaye Alle ayay u xisaaabsan thy

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 6 ปีที่แล้ว

      ayup cade
      Kkkkk tuug Ummda laaye hduu ahaa
      Maxaa hadda ugu Daba Ruclee
      Kuwa ku cunaayo kadipne ku qoslaayi
      Adeeero muuse hdduu tagayay
      Dhashiikashiisa Annagaa wali hysno
      Wuu dhuuman moooye lama tabi doono Xamar Waa lagu bus ba'beeli
      Doonoaaa

    • @Somfox1
      @Somfox1 6 ปีที่แล้ว

      yaxye ma isbaaradii muse suudi baa lacag ka heshay .. ader dalka somaliyed 30 sano buu mugdi ku jiray oo cadow kasta naga faa idey . marka ha noo amaanin Dagaal ooge isbaaro muqdisho dhigan jiray ... ku faan somali oo dadkaaga ka farxi

    • @cabdibakar5677
      @cabdibakar5677 5 ปีที่แล้ว

      Yaxye Abdulahi c

  • @zackyhiilweyne4194
    @zackyhiilweyne4194 5 ปีที่แล้ว +9

    aasa saar ku dhacayay
    saarka laga tumay
    saarar badan la tumay
    halka C/qaasin haya udanbeya
    yaaab😂😂😂😂

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 3 ปีที่แล้ว +1

    Caqliga iyo taariiqda hawiye ee madowgaa

  • @mohayusuf6247
    @mohayusuf6247 5 หลายเดือนก่อน

    Haaji muuse suudi waa legend walee😂

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiligiis qabiliste Ayuu ahaa Muse suudi

  • @nasromahamed2342
    @nasromahamed2342 3 ปีที่แล้ว +1

    Al xaaji muuse suudi noolow geesigeena

  • @maxamedqadar2838
    @maxamedqadar2838 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaasiiyay mogadisho

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 ปีที่แล้ว +1

      Dustuurka Soomaaliya. Nin walbo deegaankiisa.

  • @exciyaalcambulo8617
    @exciyaalcambulo8617 6 ปีที่แล้ว +2

    Kuyeh 🔜 Qolo walba ana madaxweyna anaa ah ayey dhaheysey aa saar kudhacayey asaa saar laga tumayey halka Cabdiqasin haaayo aaa ugu dambeyo 2018 farmajo waxba isma badalin walahi wa runti muuse sudiye shekadaan hadey tagan tahey 17 sano kabacdi saaarka ayaa latumayaa wali wali la isma garin

  • @yusufshiikh3909
    @yusufshiikh3909 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhh
    Muuse wuu Iga qosliyay kuyeh unuka waxba carab kamaanan dhadhabin cidi walax kuu sheeganaya uyukay utaal

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว

    Muse Legend

  • @Abdisatar
    @Abdisatar 6 ปีที่แล้ว +2

    Muse Sudi kicked a lot of Asses

  • @saalaxbaddane2183
    @saalaxbaddane2183 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk Muuse Suudi Yalaxow waa 17 sano kahor

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 5 ปีที่แล้ว

      Saalax Badane waa moryaan

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 4 ปีที่แล้ว

      @@yahyaelmi8435 siilka hoyadaa ayaa mooryaan eh😂😂😂😂😂😂

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 4 ปีที่แล้ว

      @@marshaal9099 musa suudi aaqiro qabriga halagu galo waa ninki tolkiis isku laaye

  • @ayubhashi5325
    @ayubhashi5325 6 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhhhhhh muuse waa cadestay habargidir inuusan la hishiineen hhhhhhhhh

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 6 ปีที่แล้ว +7

    ethiopia walaalaheen waaye aaaa baqti dhintay waaye wax ee galaan ma lahan intii sidaas u fakirto walaahi waa yaabnay maxay dadkaan ehiopia uga baqaan
    qof kasto oo madax rabo ama ah ethiopia walaalaheen waaye ehiopia madaxa ayee naga qabsan rabtaa lkn kama yeeeleeno warkaaa

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 6 ปีที่แล้ว

      Walee qabri baa ku sugaay mudulod iyo xmar iyo laguma weydiin dono godka markii lagu dhigo wax ha ku qabtaano

  • @najmoali5563
    @najmoali5563 4 ปีที่แล้ว

    Doqonka xuuyiri kiinya iyo itoobia qooxoti Somali heeso miyuu iloobe shanta somalia 🇸🇴

  • @AbdikadirShiqo
    @AbdikadirShiqo 5 ปีที่แล้ว +3

    Ar ninkaan maxuu dhiig somaliyeed daadiyay
    Asiga iyo kuwa la mid ah allah ha idin hanuuniyo

  • @maxamudcqaadirmaxmuud4533
    @maxamudcqaadirmaxmuud4533 3 ปีที่แล้ว

    Waraysi madax banaan oo sanatarka laga qaadyay m.a waa xasuus aan caadi ahayn

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 6 ปีที่แล้ว +3

    Qanyare vs xasan barise raadiya

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudulood moxooo ka,wadda guri miyaa?

    • @Adam-ig9sb
      @Adam-ig9sb 2 ปีที่แล้ว

      😂😂 dad dhan qabil koda waye 🤦

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 6 ปีที่แล้ว +2

    Anigu markaasaan idhaahdaa caqli badanaa hawiye illey kanoo kalaa oday u ah ay halyeey u haystaan weli wax adduunka dhaqan xumada iyo foolxumada iyo afxumada iyo caqli xumada ku faana oo misana aan la xishoon kuwanaan arkay, caasimadda soomaaliyeed adigoo dameero ku wata baa caasimad laga dhigay adigu kama dhigin ee alxmadulillah dhe soomali baa dhigtaye adigoo cawaan ah aan weli wax kala baran haddana haddaa waxaa waddaan waa laga wareegi karaa, 30 sanno bay isku cunayeen umaddana ku cunayeen somaaliyana iyaga awgood u taagnayd inay dawlad hesho, haddaan odaygii daarood ee ina yuusuf xoog ku tegin waxan weligood iyo allohood dawladnimo waxba ka.fahmi maayaan, umaduhu dagaalka kumaa faanaan sharaftay ku faanaan kuwani waxay ku faanaan dad aa dhintay madfacaa la ridey waxan yaa kaynta kasoo saaray,somalida kale ee deriska la ah hadday dagaal doonayan waxani waddanka meel kuddaafad ah kama.dhigeen ee somalida kalaa dad nabad jecel ah

    • @anushacharlotte7406
      @anushacharlotte7406 3 ปีที่แล้ว

      Oo kly adi kasaar somalida lagu shegayo waba hawiye

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +6

    Xasan bariise horta xaguu kadhacay mudo badan maan maqalee

    • @suleymaanmohamed8788
      @suleymaanmohamed8788 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Sahal Cali sxb marhore ayuu iska dhaafay wariye nimada xasan bariise

    • @mohamedamiiin2493
      @mohamedamiiin2493 6 ปีที่แล้ว

      Eebe ha u Naxariiato Hasan bariise
      Wuu Geeriyooday

    • @yoonisjeele6625
      @yoonisjeele6625 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedamiiin2493 ma dhiman wuu nool yahay waana riximkeyga

  • @ackkaahiye5573
    @ackkaahiye5573 3 ปีที่แล้ว

    Waaa wareysi taariikh ah

  • @samasa436
    @samasa436 5 ปีที่แล้ว +3

    Muuse waa in la’maxmadeeyaa iyo qabqab layaashii kaleba.

    • @mohayusuf6247
      @mohayusuf6247 7 หลายเดือนก่อน

      Kalaay adi maxkamadey sinjiyadada wase ciilan

  • @shamiilcawil2888
    @shamiilcawil2888 6 ปีที่แล้ว +2

    waa Markii aandhashy

  • @daljirkadaahsoon3478
    @daljirkadaahsoon3478 3 ปีที่แล้ว

    Odaygaan shaydaanka ah dowladnimo marabo inta cimrigiisa kahartay waa in xabsi lagu ilaawaa

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 6 ปีที่แล้ว +1

    Waleee xasuusta waa keyd tariiqi ah

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa waaye mundulka oo shegaayo mundulood caadiga ah miyaa? guri

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 ปีที่แล้ว

    Muuse wa Ethiopian jeclahy

  • @geeljire395
    @geeljire395 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasan Bariise wariye fiican.
    Mooryaan muuse beerka u dhimo doqonsanaa oo jaahilsanaa.
    Ka waran dadka waxani uu masuul u yahay??
    Muusi waa jerigaan faaruq ah.
    Waxaa ka sii xun dadka waxan uu maxad u yahay

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว +1

      Adaa jaahil eh oo doqon doqon dhale ah afkaaga wasaqda leh magaciisa haku soo qaadin

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 6 ปีที่แล้ว

    Markaas waxeey aheed sheekada yaa Awood badan balse waxaas ma aheen siyaasad

    • @amandaarcher7919
      @amandaarcher7919 6 ปีที่แล้ว

      maanta xitaa yaa xoog leh Lee waaye wax is badalay malaha

  • @mullerbixi2760
    @mullerbixi2760 6 ปีที่แล้ว +7

    Like ii sara

  • @saadaqwarsame6477
    @saadaqwarsame6477 3 ปีที่แล้ว

    War dadku waqtigaan wareesiga la qaadahay cawaansanaa waxan soo uhadlaayo muxuu yahay

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 6 ปีที่แล้ว +2

    Dad badan Saar waa lagatumay

  • @saalixichannel8028
    @saalixichannel8028 4 ปีที่แล้ว +3

    Muduilood Ma dhaafsano aKkkkkkkk
    Muuse Dal wuxuu Ka Yaqnaa Madiino
    Dadna Muduloood
    Kkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdimaalikahmed2815
      @abdimaalikahmed2815 4 ปีที่แล้ว

      madiino ma hoyadiisa leh stupdkan muse la dhaho dhlinta haeiye 90 god buu ku shubay wajugiisa hawasee

    • @husseinabdullahi5728
      @husseinabdullahi5728 3 ปีที่แล้ว +1

      Madiino iyo mudulood aya loo deyn la'yahay kwrn he szb

  • @ラナ-l6d
    @ラナ-l6d 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa mooryaan

  • @cajab_cumar5591
    @cajab_cumar5591 3 ปีที่แล้ว +1

    Halyey waye ninkaa

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 6 ปีที่แล้ว

    Aan isyareeyo ee waa markaan dhashay

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh muuse nin culus

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waan qosley carab wax igu sheegan karo majiro 😂

  • @jshhwh7073
    @jshhwh7073 4 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay

  • @naciimucalasuuw4340
    @naciimucalasuuw4340 5 ปีที่แล้ว +3

    Nolow mudane

    • @cat_106
      @cat_106 4 ปีที่แล้ว

      Ma waxaad taagereysa gacan ku dhiigle umad baabi iyey

  • @engineerqarandon9648
    @engineerqarandon9648 6 ปีที่แล้ว +4

    Qabqable dhiigya cab dagaal ooge wayn waye odaygaas malaha 100 qof in ka badan ayaa ku maqan

  • @xogsport24
    @xogsport24 6 ปีที่แล้ว +1

    Qaa'in dhiigyo cab iyo dilaa dhiiga shacabka Ka macaashay

  • @abdilleahmed5536
    @abdilleahmed5536 5 ปีที่แล้ว

    Waleee somaliya Alle ayaa umaqan muuse suudi itoobiya walaalo ayaanahay walee wadani majidho allow adaa noomaqan

  • @djkimovich
    @djkimovich 5 ปีที่แล้ว

    Jahliga iyo faqriga wali daris ayaa lanahay kan iyo kuwa lamidkaana ee dadka Marin habeebiyay dhiigooda iyo dhaqaalahood baa ba'shayna maxkamad in lasoo saaro ayaa alle kasugaynaa I.a

  • @barkhadmaxamed8628
    @barkhadmaxamed8628 6 ปีที่แล้ว +2

    See wax u jiraan degelkan hawlahan ku maan ogayne ?

  • @JoinourTeam
    @JoinourTeam 3 ปีที่แล้ว

    Adban uga xumahay in u wali siyasada ka dhex muqdo

  • @somaliland-geologicalconsu3612
    @somaliland-geologicalconsu3612 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay umadi kuwan iyo kuwa la midka ah dhaafi qabiilniyo qabqable dagaal , weli indhacade baa ina hor taagan

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa waaye munduloodks oo sheegaayo? Dhul mo kawada sns mudulka caadiga guriga cml udhisan ?

  • @ismailgedu6520
    @ismailgedu6520 6 ปีที่แล้ว +1

    Sawir manta dhulka ku dodaysay adiganeh ma hesatid cabdi qasin ayaa ka sharaf fcn mel walbo wuu maraa lkn adiga ugandha ku hesataa

  • @qalimowchannel6706
    @qalimowchannel6706 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxooda dib iskugu dirid ayey Ku dhamaadeen hhhhkkkkkhhhh

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 5 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo kuwaan aa hada dowlada xil u dhiibeyso wlhi kuwaan ani ahaan dhaman tood xabsi aan u taxaaabi alahaa nacaladaan aa wadanka naga haleyse

  • @Abra392
    @Abra392 9 หลายเดือนก่อน

    Saarar badan latumahaya😅😅😅😅😅

  • @bedelmoh1313
    @bedelmoh1313 4 ปีที่แล้ว

    Xasan bariise xagguu ku dambeeyay

  • @luladasilva9693
    @luladasilva9693 6 ปีที่แล้ว +1

    Carab iyo yuhuud waxaa dhaqan fiican yuhuuda

  • @Abra392
    @Abra392 9 หลายเดือนก่อน

    Unukaa iska leh yalahow warkiis wuu cad yahay😂😂

  • @yazinyuzuf3446
    @yazinyuzuf3446 6 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/frffjAxjK14/w-d-xo.html. Saxiib abdirahman mahadsnid

  • @xogtadunida2442
    @xogtadunida2442 6 ปีที่แล้ว

    SXB SUBSCRIBE ANIMATION SAARO SI SUBSCRIBE BADAN AAD U HESHID OK OK OK OK

  • @sanaaglivesaidmuusa4766
    @sanaaglivesaidmuusa4766 6 ปีที่แล้ว +4

    Muuse suudi qabab le dhiig yacab ah

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 6 ปีที่แล้ว +1

      sanaag live Said Muusa
      Fuck of adaa lagu cappa

  • @qalidxoga8568
    @qalidxoga8568 6 ปีที่แล้ว +7

    Musa sudi yalaxow nin wax badan og masul sare

  • @ibrahimcantobcaddow8389
    @ibrahimcantobcaddow8389 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh muuuse caadi maaha

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว

    Waxa uu ahan jira dameer wada hadana waadan biile qaran daalinkan muuse tug

  • @mahamedhassan4407
    @mahamedhassan4407 6 ปีที่แล้ว

    Illah ha karameyo musa suudi yalaxow

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 ปีที่แล้ว +1

    Jaahil wxaasa dalkio ukacay markii Mdaxdii Qaranku tagtay
    #Whatehel❗❗❗❗❗❗❗❗

    • @mohamudfarah8784
      @mohamudfarah8784 4 ปีที่แล้ว

      yaa madax u taqaan ma siyaad ??

    • @abdallahnuridin599
      @abdallahnuridin599 4 ปีที่แล้ว

      Nijaas yahoo ha ugafin madaxda dalka Aabe siyaad waa halyeey qaran

  • @shukriinaalihaji6823
    @shukriinaalihaji6823 6 ปีที่แล้ว +2

    Muuse suudi yalaxow
    Nolol sharaf leh ku nolow

  • @axmedbiyokuqadeeyr4877
    @axmedbiyokuqadeeyr4877 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh saaaar kulahaaaaaaa

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 6 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi wax uu shegayo maba fahmin...
    Ya ila mid ah

    • @ambismaaciildarbuuxshe3289
      @ambismaaciildarbuuxshe3289 6 ปีที่แล้ว +4

      Ethiopian maa tahy nacala ku dhale

    • @mohaburhan222
      @mohaburhan222 6 ปีที่แล้ว +1

      Amb wargaadhi
      Maye seedigaagi walasha foolxumada ku furaan ahay xasus yeelo lax yahay laxdu dhashay😂😂

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว

      @@mohaburhan222 yaayaa aryaa xaa ku keenay mahaan qandha fildaran ku dishay

    • @wiilsomaliyed5257
      @wiilsomaliyed5257 4 ปีที่แล้ว

      @@marshaal9099 kkk nio sidaa horta ma abgaalka u hadla

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 4 ปีที่แล้ว

      @@wiilsomaliyed5257 aniga ma ihiyoo eeboow

  • @yorkfuny6587
    @yorkfuny6587 6 ปีที่แล้ว

    Waleee muuse fashilkiisa ayaa lasoo bandhigay hhhh

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 ปีที่แล้ว +1

    horta maxkamad waa in lasoo taago tuugaan

  • @wadanigasomaliyed7630
    @wadanigasomaliyed7630 6 ปีที่แล้ว

    Walee aqiro dadba su,al sugeyso, maxaa dhiig la daadiyey xolo islamna la boobay

  • @deykofaat4659
    @deykofaat4659 3 ปีที่แล้ว

    Itoobiya Waa Walaalaheena Waaaye Hhhhh

  • @kamilayamle8457
    @kamilayamle8457 5 ปีที่แล้ว

    Hhhjjj qoloba mara saar laga tumaaye

  • @cat_106
    @cat_106 4 ปีที่แล้ว

    Muse sudi waa in maxkamad lasoo taago.

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 ปีที่แล้ว +1

      Habarta ayaa Max kamad Lasaara 🆎Kingdom Ayuu Kadhahsy

  • @kooshinmire
    @kooshinmire 5 ปีที่แล้ว

    Qabqable

  • @abdirahmanali4598
    @abdirahmanali4598 6 ปีที่แล้ว

    Anigoo Abgaal (Daa'uud) ah ayaa ku leh. Dambiile dagaal ataa tahay aduga iyo Qaar kaloo hadda ku cusub dhiig cabnimada. Sida Maamul gobaleedyada ku shiraya baydhabo.

  • @abulhi2324
    @abulhi2324 6 ปีที่แล้ว

    Duli fuqul duli

  • @jshhwh7073
    @jshhwh7073 4 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay

  • @ismailgedu6520
    @ismailgedu6520 6 ปีที่แล้ว

    Sawir manta dhulka ku dodaysay adiganeh ma hesatid cabdi qasin ayaa ka sharaf fcn mel walbo wuu maraa lkn adiga ugandha ku hesataa