Eng waa project fiican, lakin sidan waxey anfaceysaa intabadan dev, ka waran hadad ubadashid chrome extension, Ads na kuxidh. Anigu xitaa waxan kafaideysty Gemini API walal well done Keep going Dugsiye somalia ❤
ustaad Laravelka kwrn badana qof somaliya kahadlaya ma arkin marka i.a video kasosame hada waxa dhameye courska dugsiye php da marka laravelka jeclan laha ina xogdherada nagasisid ustaad
mahadsanid ustad waxaa baahi badan loo qabaa cid af somali ku diyaarisayna aana arag laravel iyo hababka looga faa`iidaysan kara loona isticmaala way fiicnaan lahayd hadaad dhalinyarada mustaqbalka dev ku hawlan aad uga faa`iidayso haday suuragaltahay
@@dugsiiye ustad 1.7 mbps, also mahadsanid ustad waan try gareeyay waan sameeyay mid aan ku caawinayo ardayda grade 12 deegaanka somali or somali galbeed, wuxuu u sameydoonaa su'aalo marka ay ka jawaabaana sax iyo khalad u kala sheegaya. thanks, soon insha
Assistant api ayaad isticmaali kartaa oo your own somali data aad bari karto inshaalah waxan isku dayi doona in aan cashir kasoo sameeyo next time haday ii suuro gasho .
Ugaas Xamuuda Ai simple ayaad somalida oga dhigtay!😊
😅 Thanks mentor
Maasha Allah ilaahayoow ustaadkayaga noodaa . Amazing 👏
Eng waa project fiican, lakin sidan waxey anfaceysaa intabadan dev, ka waran hadad ubadashid chrome extension, Ads na kuxidh.
Anigu xitaa waxan kafaideysty Gemini API walal well done Keep going Dugsiye somalia ❤
Good idea thanks inshaalah waan ka fekerayaaa
This is actually incredible idea 💡 👏🏾
aad ayaad u mahadsan tahay ustaad
amazing eng hamuuda you are discovering the latest technology, actually your dedication is remarkable!
❤
Amazing wlhi Thanks bro❤❤
Thanks mentor 🤣
Xaqiqdii Wan Quslay 😂 Eng Dabici Ayaad Ka Dhigtay Coool Waye Eng
😅😅😅 enjoy
So informative ❤❤
Aayyyyyyy😮😮😮 OMG 🔥🔥🔥 SUPER cool stuff waye 👌
👏🔥
eng mahasadanid
Wow mashallah 🥰
Engineer keep on rocking
Mahadsanid ustaad waxaan rajaynayaa callbot inaad noogu dartid. Cilmigan sida hagar la'aanta aad noola wadaagtidna illahay hakaa ajarsiiyo
thanks ustaad hamouda
Hhhhhhhhh ustaad waan kuslamay
Eng waanka haaya.
ustaad Laravelka kwrn badana qof somaliya kahadlaya ma arkin marka i.a video kasosame hada waxa dhameye courska dugsiye php da marka laravelka jeclan laha ina xogdherada nagasisid ustaad
Side loga so aqritsa api adigo adegsnayo javascriptig wxn rwy in aad midas video gar ah ka soo sameso bilow ila Iyo dhamad mhdsanid 🙏
Mhdsanid eng
😂😂legendary chatbot
mahadsanid ustad waxaa baahi badan loo qabaa cid af somali ku diyaarisayna aana arag laravel iyo hababka looga faa`iidaysan kara loona isticmaala
way fiicnaan lahayd hadaad dhalinyarada mustaqbalka dev ku hawlan aad uga faa`iidayso haday suuragaltahay
Super super cool
sxp waad dadalaysaye halkaa kaga hay masuul waxaad tahay howl kar
lakin ereyada afsomaliga iyo jumlooyin kiisa ilaaliya
telegram ama discord dugsiye qof haayo haddi oo jiro ha ila soo xariro
Eng wx i hesto dhib ma si walbo Aan isku dayay wnba lahay mesha ay iga hesto dhibka lkn waa markan open ai aan ku xeray wye
Cilada uu ku soo saarayo waa maxay ?
ustad instalation wwebjs it taking mush more time, ku shawaad 10 min
Internetkaaga speedkiisa wa sidee ustad
@@dugsiiye ustad 1.7 mbps, also mahadsanid ustad waan try gareeyay waan sameeyay mid aan ku caawinayo ardayda grade 12 deegaanka somali or somali galbeed, wuxuu u sameydoonaa su'aalo marka ay ka jawaabaana sax iyo khalad u kala sheegaya. thanks, soon insha
Ustaaad , gabdhahane saaas cml ma ula hadlaaa
Haa labada dhinacba waa isticmaali karaan
Ma aqaan sida loo sameeya mna aqaanih programing iyo wax ka halmala lkin waan ubaahna hey kan aad hada samysey e xgee ka isticmala
public maahan brother sorry.
programing iyo arabic aa bartaa asigoo carabi noo samee hadee macquul tahay
USTAAD AAD AYAA UMAHADSANTAHAY CASHIRKAAN NIYADAA KU HAAYA WLHI BAAHI WEYN UQABAY
Asc ustaad barnaamijkaan sideen uhela
Linkiga githubka ee descriptionka ka firi
code ka github ka dagsaday ima shaqenayo ba open ai api i wedinaya ?
Haa openai api key ayaad u baahantahay saa videoga ku sheegay
@@dugsiiye mid open air 4 ma heli kari lkn mid open ai 3.5 isku dayay marku hi u qoro not replying version 4 inan ibsado ma qasab ah
Sxb How Hormuud trained with Somali, because Open AI is not available Accurate Somali Language?
Assistant api ayaad isticmaali kartaa oo your own somali data aad bari karto inshaalah waxan isku dayi doona in aan cashir kasoo sameeyo next time haday ii suuro gasho .
Chatgbt 3.5 malagu dhisi karaa ustad
Haa lakin qaybta sawirka ayusan aqbalaynin
adi le noo smee wll
Mucalimow mobile maku samayn karaa
Yeah lakin uma baahnind for now , idea ahaan waxaad ka dhigi kartaa in mobile appka dadka ka isticmaali karaan hadaa rabto.
Musica na ga daa
Hhhhh. Coool🫶🫶
puppeteer@18.2.1 is no longer support sidee lgu xaliyaa