Mashallah waa isku ektihiin meesha aad joogto walaahi its beautiful aad tihiin aniga weligay baadiyo ma arag laakin waa meel barwaaqo taal laakin ha dhihin faqiir yaa iska hela qaro ku quraaco canbuulo ku qadee iyo caano Ari iyo shaah say alxamdullillah ❤❤
Salaan Gobeed ,markahore. Marka 2aad. Waxad ku wacnayd halkaa in lagu dajiyo, ina adeer, meeshu qurxanaa!. Wllhi waa gabadhan dhaqanle, oo dhaqan ku kortay.
Qarahan cad ma qara dameeraad baa mise waa mid aan weli bislaanbaa mise waaba kii la odhan jiray unuun dadkani af soomaali jajaban bay ku hadlayaan ma booranbaa
Maashaa Allaah Dalkeena nabad waarta Alloow Nooga Dhig Dadkeenana Qalbiyadooda isku soo dun. Mahadsanid walaasheey, Qalbigaan ka dareemay quruxda iyo barwaaqadaas.
Mashallah waa isku ektihiin meesha aad joogto walaahi its beautiful aad tihiin aniga weligay baadiyo ma arag laakin waa meel barwaaqo taal laakin ha dhihin faqiir yaa iska hela qaro ku quraaco canbuulo ku qadee iyo caano Ari iyo shaah say alxamdullillah ❤❤
Wax wanagsan ayaad nasoo gaarsiisy salaadana ilaahay hakAa aqbalo❤❤🎉good view 👌 video Wax walba wa dabiici ama organic
Ama natural 😍 🎉thanks hodon mahadsanid 😊
Masshaa Allaah, asalkii iyo reer guuraanimadii yaad dib noo bareeysaa walaal, mahaddsanid❤
Mash Allah waan jeclahay nolosha miyiga allow igu sin anigoo nabada iyo dalkoo nabada
MASHA ALAAH AAYO INTEE WAAYE MESHAAN QURUXDA BADAN❤❤
Waa dhul qurux badan oo geed gaab u badan yahay mashaallah
alagabadhu af qurux badanaa alaw ludaa mashaa alaah
Masha Allah wlh xasuus aan galay ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah noolal saafi ah
Masha Allah
Salaan
Gobeed ,markahore.
Marka 2aad. Waxad ku wacnayd halkaa in lagu dajiyo, ina adeer, meeshu qurxanaa!.
Wllhi waa gabadhan dhaqanle, oo dhaqan ku kortay.
Masha Allaah waa reer Miyigii saxda ahaa❤
Maashaa Allaah tabaarakallaah waayawaayo
Waaw duurka beautiful I love my country
Mashallah 2 karjan maa is kudid m .a
Mashaallha falok qurux badan waye walhi❤❤
Mashallah
Asc wr wb aabaay tuulada aad joogto maga ceed
Masha Allah abaayo jizaka llah killlah khayran
*ASC HODONEY HORTA MEEL AAN **#MAGAALO_AHAYN** INAAN **#DEGO_JECLAA** HADANA VIDEOS KAAGA ISII JECLAYSIIYEY ADIGANA WAABAN **#QURXANTAHAY** Hadaanba **#baadiyaha** wada **#CAMIRNO** KAWARAN* 🥀🌷🌷🥀
Ina adeer dhulka idkale mauna kulajoogin.
Masha Allah naag nool
Mahaa allahu🎉🎉😢❤❤❤❤
Ya adigu nikadi iyo caruurtadii away???
Culeyska badan iska jir (50L) aad mar qudh qaaday.
Mesha inn aad no shegto maxaad uu didaay ,,,,
Hodan
Mahad sanid ❤❤
Mashalaha❤
Qaraha cadaanka ah ma mid busily baa mise waa ceeriin
biyaha xagee laga soo dhamiyaa ceel miyaa ku yaalo tuulada
M.a❤
aad baan u gahelay mayega iyo no loshooda 😂😂😂
Mashalaha
nolosha miyigu saan haday tahay maa la iskaga noqdo lolz
Waxaan buush bariis miyaa mise
Baadiyihii saas maa u dambeysay
Qaraha noocaan waligey ma araag xagee kabaxaa
Meeshaan waa xagee?
Waryaa tani waxba reebi mayso ilaahow guri tan ha iigayn 3 qare ah hal mar
Sharaf iyo karaamo, Hodan.
Falko waaye hbo
Lkin dirta madhaqine
Subax wanaagsan qaali😍
Cadayga xooyahayhee unbaay
Waaban caashaqy gabadhan, hadii laqabana. Raali ha, ahaato, xaal iyo dee waxlamida.
Annaa Qaba Bro Naagtey Wayeh😇😇🙏🙏❤❤⚘⚘🫂🫂💋💋
Kharaha muxu u cadyahay🤔
Aqas naagtu nadaafad daranaa iyado caday afka ku sidato cuna karanee.
hhhh
Hothan ma la gu qabaa ❤ misna
Qarahan cad ma qara dameeraad baa mise waa mid aan weli bislaanbaa mise waaba kii la odhan jiray unuun dadkani af soomaali jajaban bay ku hadlayaan ma booranbaa
Hadalka wanaagsani waa sadaqo!
mindi kugoo goso digirtana qasaasil ama dhaq
ههههه
🇸🇴🇸🇴☝️❤️🙌🙌🙏🏼🙏🏼🫡🫡🫡🫡🫡🫡🙌🙌🙌🤲🏾🤲🏾🤲🏾☝️
Naahooy mamadaxbanaantahay
Muuqalka kadhig 1080p xooga tayadiisa aya fiicnaneeso
Wa bila edit wll
Abayo halkewayay meshan queuxda badan@@HodanLeeyli
Naaaa cadayga afka ka saaar.
naa aqlaaq ma aha cadayga adiga afkaga kuma jiro.
Mashalaha