KARBAASH KA KULUL WALIGEY MA ARKIN 🤣 | REER COMMENTLAND UMADEENA MA AHA 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 549

  • @elmanarab4034
    @elmanarab4034 3 ปีที่แล้ว +275

    Wasiir adiga laftigaga markad TikTok joogtey sidaas noogama adan qoslin jirin, ma xaasidnimey Kaa ahayd 😂😂😂😂

    • @zakibinxaaji
      @zakibinxaaji  3 ปีที่แล้ว +76

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk magnad baa igu dhaganaaa

    • @nuurcali3850
      @nuurcali3850 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhh

    • @elmanarab4034
      @elmanarab4034 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zakibinxaaji😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sahrojama1056
      @sahrojama1056 3 ปีที่แล้ว +1

      @@zakibinxaaji Tik Tok marka jogtay
      Mxaa dhadhan iskaga dhigijidhay🤣🤣🤣 keep going my brother wlhi
      Wn kutagera💯

    • @hodanabdi559
      @hodanabdi559 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁

  • @fatimaliabaan8369
    @fatimaliabaan8369 3 ปีที่แล้ว +114

    Waxaan halkaan uga mahad naqayaa ilaaheygii soomaali iga dhigay😄😄😄😂😂😂

  • @zakibinkalafoge4997
    @zakibinkalafoge4997 3 ปีที่แล้ว +30

    2021 Gabdhihii Funny Noqdeen Nio Dadka Ayagaba Jafaayo😂😂

  • @sabrinhussein7438
    @sabrinhussein7438 3 ปีที่แล้ว +8

    dumar hadaan nahay musiibada wareegta baan nahay🤣🤣

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 3 ปีที่แล้ว +4

    Jaarjarka af dhuubka ah inta fahmaysa like kkk

  • @salmanmohamed4753
    @salmanmohamed4753 3 ปีที่แล้ว +22

    Wasiir Meesha Bala Ka Dhacday😂😂😂

  • @safiyowadani12
    @safiyowadani12 3 ปีที่แล้ว +9

    Mama istar kurlibax guleyso nacabku darbiyada ha jiiro ❤❤❤💪🤞

  • @mariamab5746
    @mariamab5746 3 ปีที่แล้ว +1

    habo wax yar ayaan kuu shegayaa dhibna ha u qaadan HADHIHIN YAA RASUULALAAH YAA XABIIBULAAH DHEH YAA ALLAAH RASUULKANA KUSALI SCW

  • @ugaaskaxafada721
    @ugaaskaxafada721 3 ปีที่แล้ว +11

    Keep going bro 😄🤣

  • @raash9985
    @raash9985 3 ปีที่แล้ว +1

    Waziir salan sare wa funny video's I like it keep going 🤗🤗🤗

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep Going Pro🤴✌

  • @ayuubinstapesofficial5266
    @ayuubinstapesofficial5266 3 ปีที่แล้ว +1

    VIVA Waziir 💪💯🥰💪

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 ปีที่แล้ว +16

    Alhamdulilah inaan Somali ahay🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @deeqsantiihaplaha1829
    @deeqsantiihaplaha1829 3 ปีที่แล้ว +1

    Jajarka afdhuuubkaaa iga gadan zaki adibagaaaba qosolka iga dhameyay😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 3 ปีที่แล้ว +24

    Kkkkkkkkkkkkk sifiican beey u galeen ninka suuxsan waa meeyd socda

  • @shukricuweydshukricuweyd1129
    @shukricuweydshukricuweyd1129 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣wasiirow markaa TH-cam furutay baa qosol daadac u qoslaay walee qof funny baa tahay wllhi keep going

  • @DrsHodanfaaiidochannel
    @DrsHodanfaaiidochannel 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir farxada ka helaa muuqaladada keeep going

  • @yasinmohamed1795
    @yasinmohamed1795 3 ปีที่แล้ว +6

    Absolutely wasiir adigaba caadi ahayn 😂😂😂😂

  • @musaafirkaween6723
    @musaafirkaween6723 3 ปีที่แล้ว +9

    Waziir waan ku salamay👌❣️❣️

  • @aragsanbashirsaid1235
    @aragsanbashirsaid1235 3 ปีที่แล้ว

    Waziir waku wataa dee inder Anagu hdn dumar nhy duulankyga bdn mlmhn😅😅😅😅

  • @boqoradamancity6488
    @boqoradamancity6488 3 ปีที่แล้ว +2

    Team wazaarada isoo dhaweeya anaa ugu horeeya maanta cimaamada ha liska tuuro

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 3 ปีที่แล้ว +20

    jajar af dhuba ayuu helay iga qosliyay wlh😂

  • @bileali8846
    @bileali8846 3 ปีที่แล้ว +35

    Hada MAA ogaatay sxb 🤣🤣🤣dumarka ayaka ugu owod badan social media 🤣🤣

    • @allaahakbar9266
      @allaahakbar9266 3 ปีที่แล้ว +1

      nimanka wee shaqeystaan social medie wee ku yaryeheen lkn dumarka wax lee fiirinayaan mushtaqbal malaha

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      @@allaahakbar9266 khiyali baad isku shegty adiga maxaa ku keny meshan shaqada iyo isticmlka social midia maxaa iska galy yaase raga manty kabadan maalaycniga ujooga baraha bulshada

    • @foodqood5532
      @foodqood5532 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohusseinahmed9723 xabibti aniga meshan micno la aan u ma fadhigo. Wax baa bartaa habeen iyo maalin wax baa aqriyaa sabti iyo axad ayaa wax yar siisadaa adiga ma xaa qawataa is ku kee sheeg dadka ka leexo shaqo na yeelo wax na qabso ninha is ku haleyn

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว

      @@foodqood5532 ninba iskuma haleeyo alx waxban bartaa ardeybana ahy anba meeshan isbuuciba marmar ban kasoo galaa dadka kalexadad ledahy wad ku khaldanthy waayo anigu dadka islamed ma fuul fuulo mana aqaano qaabdradaas lkn qofkan aan usoo jawaby ban runta ushegayay ,meeshan adoo wax barta adoo shaqysta adoo rer leh intaba waad isticmali kartaa marka anigu waxan umalyn kan aan uso jwabyay iyo adi inaad isku qof tihiin oo aad iledahy kalexo dadka marka inan isku kaashego ka dhami baayi

    • @foodqood5532
      @foodqood5532 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmohusseinahmed9723 waan ahay qofkaas lkn waxaa lahadlay gabardha tiri dumarka ayaa ku badan marka aniga runta ayaa u sheygay adiga maxaa ku haayo ma ii sheeke kartaa

  • @nasranalka1289
    @nasranalka1289 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaley hoyo ayu kabagaya lkn macanta faisa ayu hely😉🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zamzammohamud25
    @zamzammohamud25 3 ปีที่แล้ว +5

    xalay waxaan ku riyooday iyagoo waa prank leh o ay isku soo laabteen😂😂

  • @law_gaming_47
    @law_gaming_47 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waa iga qoslisaa ilahy ha Kaa farxiyee hadan iska cajiso youtb kaga Ayn Soo adaa abowe noloow inty nolol jirto .a🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedfirmino7712
    @ahmedfirmino7712 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali🇸🇴 inaa ka dhashay wan ku farxsanhay alxm wlhi Somali aya ahay mana qoslin been dheh🤣🤣🤣🤣

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. 3 ปีที่แล้ว +3

    Wasiirka waa kuwataa lpxa somali social media🔥❤️

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 3 ปีที่แล้ว

    Soomali waa dadka kaliya ee wada Vaarka ah Wasiir waan ku salaamay

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 3 ปีที่แล้ว +11

    zaki bowe dumarka aduunka iyagaa ugu baawar wayn la soco taas quruxow

  • @Mohamed_AK2023
    @Mohamed_AK2023 3 ปีที่แล้ว

    Zaki bin xaji qosolki oo qofa wa kuwataa legend

  • @hushmad162
    @hushmad162 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣 war dhulka ayey la galeen wlhi😜😜

  • @atokatama8098
    @atokatama8098 3 ปีที่แล้ว

    Anoo qosol rabin iga qosolsiisay.. wllhi gar iyo gardaro wa ku wataa ... HORE USOCO KAAZOOO

  • @MOHAMEDH1430
    @MOHAMEDH1430 3 ปีที่แล้ว

    ilaahiyow naag hanoo jabin hadad u jabtid waa dhibaato wayn ilaahi naag iima jabiyo aamiin

  • @JM-ip1kb
    @JM-ip1kb 3 ปีที่แล้ว

    All asxabta Zaki bin xaji brother shekonika social media markey family ku so galan filmka dhamadkiisa caybaa mutey saneysaa marka mid hadow ka tago social media xaas mise ninba wanow mid igoyaa sidoow sonkiisa u dhooksado waan ku salamayaa brother

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkeey yaarasuulalaah qalad waaye rasuulkakusali

  • @queency7943
    @queency7943 3 ปีที่แล้ว

    Anigu adigaa oga qosliya intaanan waxba sii daawan bro hore u soco

  • @rakia143
    @rakia143 3 ปีที่แล้ว +4

    Zaki bin haji ina adeerow anaaba hada comments kujafaya hhhhh xageebaa xanuuni jirtay😂😂 waagiii uu istar lajoogay oo hada reysatay

  • @atokatama8098
    @atokatama8098 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi ilaaa hada wa 😂😂😂😂😂😂😂
    Midba midu ka daranyahay

  • @ayanhassan3044
    @ayanhassan3044 3 ปีที่แล้ว +1

    Off line😅😅😅😅😅😅😅

  • @nurtofarah8393
    @nurtofarah8393 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣 saa u qoslaye xitaa shax karso intan dhahay baan biya kulul tarmusti ku so subte sa cab markan dhahay waba biya kulul walle wasir adi umad ma tihid hhhhh

  • @sharmaak5776
    @sharmaak5776 3 ปีที่แล้ว +2

    Malaha Ninka markii hore xaag baa lagu heyste😂😂😂

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka wey idin ka horey sawiirka 🤣🙈😁

  • @ubahar4344
    @ubahar4344 2 ปีที่แล้ว +5

    Zaki tu me fais rigoler s comme ça gros bisous

  • @rahmohusseinahmed9723
    @rahmohusseinahmed9723 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumarland dhib badanaa😀 waa waxa loo leyhy cadabty kubadanyihiin 😢 ilhy ka cabsada dumarlanow

  • @mariamohamed2289
    @mariamohamed2289 2 ปีที่แล้ว

    Mardhow adigaa remember ah😂😂😂

  • @muniirxudeeyfa5308
    @muniirxudeeyfa5308 3 ปีที่แล้ว

    Maagala yar uu katalin karo buu yimid 😂😂😂🤞 ya fahmay

  • @व्ल्लक़रो77
    @व्ल्लक़रो77 2 ปีที่แล้ว

    वसीर अनी वं कू वता रनती 😀

  • @yaasirabdirahmaan7180
    @yaasirabdirahmaan7180 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh marku istar qabay inu dhaadhaan iska dhigi jiray yaa ila arkay kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      Wuu is dabaalain jiray 😀😀😀
      malaa hakaa tagtu islahaa

    • @truelife6820
      @truelife6820 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa run mxuu meeyd iskadhigi jiray ileen mrki hore hdy dacad ka eheed hduu sidii ahaan lhaa,

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi wasaradan si fican bay i anfacaysa wazir madamon commonti ku dhiglayasha ka mid aha😂😂

  • @nimcoahmedkhalifnimcoahmed7179
    @nimcoahmedkhalifnimcoahmed7179 3 ปีที่แล้ว +2

    Hahahahhahahahhahahaahha you make my day zaki bin xaji your so funny

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 3 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkk u make me laugh

    • @sihamyusuf1124
      @sihamyusuf1124 3 ปีที่แล้ว

      Anigan yaabay Wiilkan marku Ishtar ladjirtay Wadigi qof xanuunsan oo cilaj joogay u eked

  • @hamzagaraad7797
    @hamzagaraad7797 3 ปีที่แล้ว +28

    Zakiyow sawirka profile ka kuu saaran iska daji ayuub kaarlo ayuu Kor uga egyahay👍

    • @saramire3231
      @saramire3231 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂 runtaa waaye imtixaan 😂

    • @abdaleMedia6830
      @abdaleMedia6830 3 ปีที่แล้ว +2

      Haaa wlhi
      😂😂

    • @ugbadabdirahman3837
      @ugbadabdirahman3837 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlla mxaa kutusay imtax ayaa thy

    • @hamzagaraad7797
      @hamzagaraad7797 3 ปีที่แล้ว

      @@ugbadabdirahman3837 ilaaa hada ma badalin miyaa

    • @boqoradamancity6488
      @boqoradamancity6488 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣haa walaahi waziir naga cun

  • @husseingabile
    @husseingabile 3 ปีที่แล้ว

    8:38 comment ugu miisaanka badnaa Abdirizak waa nin xaladii hore iyo midaan dambe isu qiimeyay good idea bro 🙏

  • @cabdiqaadiribraahimali9456
    @cabdiqaadiribraahimali9456 3 ปีที่แล้ว +6

    Jaw jaw waziir ✌

  • @hanadabdulahi3205
    @hanadabdulahi3205 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa. Sheekakalee💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤭

  • @mohamedshariifmohamed9892
    @mohamedshariifmohamed9892 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂waziir the one ☝️ and only

  • @najmonalka9221
    @najmonalka9221 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣brmaanishakan waa oGaa inuusogaraayo waziirka 🥰🥰🤣😅

  • @Shafeecrypto1997
    @Shafeecrypto1997 2 ปีที่แล้ว

    Canuga wax kawayne ayuu qorta gashte 😂😂😂

  • @samiraabdalla8774
    @samiraabdalla8774 3 ปีที่แล้ว

    Wasiiir adna ma magnadki ba kaso fuqay TikTok ngma qosli jirine 🤣🤣🤣msi dhaadhan baa xgga isaga dhigi jirtay 🤣🤣🤣

  • @lakimaxamed9212
    @lakimaxamed9212 3 ปีที่แล้ว

    Izlanta wuu ka baqayy lakin hada gabdh yar oo isku da yihin uu helay ....iztar kur libax ani xata wa ka cabzadaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohammedibraahim6776
    @mohammedibraahim6776 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wow filin ahaa hee bro

  • @puzhrayar9603
    @puzhrayar9603 3 ปีที่แล้ว

    WasiiR karbaash anaga noo daaaa 😆 🤣

  • @Bbesalmaa
    @Bbesalmaa 3 ปีที่แล้ว +1

    Zakii bin xaaji balan waye inta macalin kunoqthaa oo nefta kudijiyaa sitha ibrahim🤣🤣🤣🤣

  • @rajaakhan5921
    @rajaakhan5921 3 ปีที่แล้ว +6

    My favorite channel 💞

  • @msahah8420
    @msahah8420 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy qosolkaaga waa uxiisaa

  • @suheeypaligacal7188
    @suheeypaligacal7188 3 ปีที่แล้ว +3

    War ninka mrkas qof kweyn bu la jogayoo lkn hada tu yaro isaga mamulanaayo uu helay waziiire😅

  • @barwaaqoofficial3602
    @barwaaqoofficial3602 3 ปีที่แล้ว +5

    Intii igu raacasan raga in la garbaasho like iisara

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +1

    Ofline maxuu u ahan wayey kabo kaweyn ayuu xidhay kkkkkk

  • @manchesterunited9207
    @manchesterunited9207 3 ปีที่แล้ว

    Shah wah

  • @dhoodimeer123
    @dhoodimeer123 3 ปีที่แล้ว

    Waziir go forward

  • @BARU-b1z
    @BARU-b1z 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadaa qoralkan araktid 🙄 waxan ka codsanayaa inad dhehdid Amiin kaliye dheh si niyad ah
    اللهم اشف مرضانا ومرضى المسلمين، اللهم ارفع عنهم ما هم فيه، وافرغ عليهم وعلى أهليهم صبرا، وارزقهم الرضى بالقضاء، وعاجل الشفاء، شفاء لا يغادر سقما، برحمتك يا أرحم الراحمين، اللهم اشف من يتألم مرضا ومن يشكي وجعا اللهم انت الشافي المعافي اشف مرضانا ومرضي المسلمين

  • @bigmantatee
    @bigmantatee 3 ปีที่แล้ว +9

    Qosol xalaala laakiin musik baad kusoo gashaa majecli

  • @fartashow
    @fartashow 3 ปีที่แล้ว +3

    Wasirkena manta ana ugu horeye icumamad pinka faraha malab lagu mariyee

  • @nastehaabshir2401
    @nastehaabshir2401 3 ปีที่แล้ว +30

    San u qoslayeey kirli Shah ah baa igu qubtay😂😂😂

  • @abdirahindaahirahmed7297
    @abdirahindaahirahmed7297 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow nacab iyo naag ha noo jabin😂😂

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว

      Hadaad xumayso ale wuu kuu jebin

  • @bilanhasan904
    @bilanhasan904 3 ปีที่แล้ว

    Charger Af Dhuuub Ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Zwagboy
    @Zwagboy 3 ปีที่แล้ว

    Dadka comments ka qosolka qoraaa waa dadka wadankii jooga badan koodu
    Kuwani mana qoslaan kamana qoslinkaraan full Memory

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 ปีที่แล้ว +1

    War gbdhan aqoon ayaan u leeyahay brother 💙 war kuma ogeeyne saan tolow mahey saan ku keentey 🤣🤣

  • @Bbesalmaa
    @Bbesalmaa 3 ปีที่แล้ว

    Wlh run waye😅🤣🤣🤣

  • @atokatama8098
    @atokatama8098 3 ปีที่แล้ว

    Istaqfurulaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyoali9570
    @safiyoali9570 2 ปีที่แล้ว

    😹😹😹😂😂hhhhhhh

  • @samira-dg3qd
    @samira-dg3qd 3 ปีที่แล้ว

    Manta wa fuuray kumintiga wa fani🤣🤣🤣

  • @user-ox7mn1ty8g
    @user-ox7mn1ty8g 2 ปีที่แล้ว

    Wa ku wata zxp

  • @mupazhirafi2296
    @mupazhirafi2296 3 ปีที่แล้ว

    Ala peerka😂😂

  • @engkarie5489
    @engkarie5489 3 ปีที่แล้ว +8

    Dumar badnkood waa geneous

  • @sharafbadan6619
    @sharafbadan6619 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma nooli qosol walahi 😁😁

  • @cabdihakiinfunyburcawi5322
    @cabdihakiinfunyburcawi5322 3 ปีที่แล้ว

    Alla ka badalay mopilkii huwaiga ahaa😂

  • @safiyoabdulahimahamed6231
    @safiyoabdulahimahamed6231 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumar ilahay haduu kudabo dhigo waa ado dhintay cml waxan soo xasustay afar xasle😂😂

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 ปีที่แล้ว

    Inkasto anan heeso dhagesan waligay hadal kaga iga badan wasiir ita kale muti wa saree😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabaasmaxamedxasan554
    @cabaasmaxamedxasan554 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waan yaaba nin kaan saandha mahaa walee nin dabo oo nomajishid

  • @queencaaliya5959
    @queencaaliya5959 2 ปีที่แล้ว

    Horey u soco walalo

  • @abdiqaniiise3342
    @abdiqaniiise3342 3 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir waa ku salaamy

  • @saliminho76
    @saliminho76 3 ปีที่แล้ว +10

    Legend always legend 😱🙏

    • @nagadxussen6692
      @nagadxussen6692 2 ปีที่แล้ว +1

      Legend always legend🙏🙏⚒

  • @Herbalfour
    @Herbalfour 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxbaa kadhacay wllhi

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 ปีที่แล้ว

    Waa run dee. Ninka wax nool ayuu u egyahay. Istar ninkan Kuma rabin

  • @نورااحمد-م5ش
    @نورااحمد-م5ش 3 ปีที่แล้ว

    Salaan sare walaal hore u soco

  • @shaameshorts4110
    @shaameshorts4110 3 ปีที่แล้ว +1

    Libax videogaan waan kasoo daahey balse anigoo xanaqqsan kasoo dul dhacey hada saan u qosley ma maleysan kartid horey usoco

  • @nasraawil1285
    @nasraawil1285 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkaaga TikTok kasoo arkay sidaa baan ku imi channal kaaga hada kadib xagan kaala socon inshalah salaamulaah wllo

  • @done-caawiye
    @done-caawiye 3 ปีที่แล้ว +1

    Waziir qofka mesha kawacay ee Abdullahi Yusuf ugu qorantahay aniga waye wana filayay inaad sidaan ufahmi donto qoraal dhel anon ku qorin mahad sanid wana sugayay inaad soqadan donto