ความคิดเห็น •

  • @user-hanad
    @user-hanad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +237

    Umaleen maayo gacmahaan quruxda badan ineey dhaafeeso magaca ilaahey iyo saliga nabiga scw

    • @حواءحسين-ف8ف
      @حواءحسين-ف8ف 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @UmaymoJaa
      @UmaymoJaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Salallaahu calayhi wasallam

    • @AYNIABDIYUSUF
      @AYNIABDIYUSUF 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw

    • @XaliimoMaxamuud-d5x
      @XaliimoMaxamuud-d5x ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw

    • @Abdalamood
      @Abdalamood ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah ชั่วโมงที่ผ่านมา +60

    Alla sidan u qoslayey wan fuurey sundus waa mixnad waxay futada kulaha😂😂ceyda barnamijkan inta sameyneysay waa ugu qosol badna😅😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      wajiga waaye hadane ama qoorta waliba wajiga ayaa filaa meeshaas ay fu mooday 😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      🤣🤣🤣🤣 Mesheey Ku Jurto Ba Weey Shideey Masha"Allah ❤ Ani Ahaan Simpatica Ayey I Tahay ❤ 😂 I Love Walaahi 😂❤ TH-cam Ma Daawan Jirin 😂 Weey I Jecleysiisay😂❤ 👍

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +101

    Inta sugeyso barnamij ka amiiro ay soowado 😂😂ya ila mid ah 😳

    • @Apdyhakin
      @Apdyhakin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Aniga kolba chenelkeeeda eeegayaa😂😂😂

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Waza rajeyna ine la so dhaqsato

    • @Apdyhakin
      @Apdyhakin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@FaadumoShikhmursal iLaaa hadda wxba may soo dhigin caawa amay wxba soo diyaarin🤔😂😂

    • @Qabqabfamily_2025
      @Qabqabfamily_2025 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Cawa maaha😊

    • @Apdyhakin
      @Apdyhakin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@Qabqabfamily_2025 waaayo mxa dhacay🤔🤔✅

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +41

    Team sundus and amiira one LIKE 🫵🏻💓

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +73

    An Ku Salino❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @AichaOsman-o7x
    @AichaOsman-o7x ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Wlhi wan oyey cawa wlhi wa saxibo qali amiro iyo sundus

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Wllhi waa fuurey sundus la.aanteda youtope abaar😂😂❤❤😂😂

  • @SulfaShafi-u8l
    @SulfaShafi-u8l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +93

    Cayda walhy wan isla kiin jeclhy amiira iyo adi isgursda team qabqab❤

    • @NasraXirsi-xw8wg
      @NasraXirsi-xw8wg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Ceeb waye waxas nagadaya 😅

    • @AdnoSiciid-nz3fm
      @AdnoSiciid-nz3fm ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Jah❤😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      haday calaf isku leeyihiin iyadoon is guursada la dhihin ba way is guursanayaan marka waxaas hor uga baxa

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤❤❤❤👍🤲👍

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Sundus iyo asad walaba teamka ugu hadalka badan 😂

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Caawa qosol lafuuray sundus is not easy 😂😂😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +49

    Inta sugeyse barnamijka Amiira so dhigeeyso ismujiya ❤✌️

    • @Noori88-v3f
      @Noori88-v3f ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waaa ikan❤

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +59

    Sundus funny waye wlh qosol naga dhameyse😂😂😂

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +38

    Barnaamijyadaada waa shidanyihiin ayamahan hormar wacan wiilkeenii yaraa❤❤❤❤❤ cadowgaaga unoolow

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +27

    Ku sali nabi qeena muhamad scw one like😢❤

  • @uzaameabdi-j2o
    @uzaameabdi-j2o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +57

    Allow Qofkasto Muslim ah Dushiisa ka Yeel Nabad io Naxriis io Degnasho.

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Amira iyo sundus saxibada dhabta ah wakuwan❤❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +80

    TEAM SUNDUS AND AMIIRA ONE LIKE ❤😊

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Wlhi marki kow aya gartay amiro qof 1 aad oo sundus xiga inay tahay 😊

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    King ceyda Yes yes wakan barnamishkan aan sugeynat kusoco libaax❤❤❤

    • @fatximahamed5478
      @fatximahamed5478 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ani xita wllhi cawa qosolka iga dhamatay 😂

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Sundus waa la qiyaamy qoftoo meeshan eh habtee oga dhagty markii dadka kale loo Waco ayda un hab siineyso😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +41

    Ala Cimraano Amiira soo saaraayo baan rabaa meeqa habeen baan soo qoray 😂 aad iyo aad baan u rabaa noh 😂

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sundus caawa way wareertay lkn ugu dambayn way garatay saaxiibo dhaba waaye

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Team daawadayal Nabiga ❤ S.C.W. ❤🎉🎉

  • @MulkiAlii
    @MulkiAlii 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Ceyda wll wan ku tagera team ceymir like 👍

  • @XakiimoCadeey-m7d
    @XakiimoCadeey-m7d ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Scw Scw Scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw Scw Scw scw

  • @Akwadani
    @Akwadani ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Ala amiiro musiibo waye qof xamila modaa dhabarkane wax iska galiday lakin nolosha lagu qabtay😂😂sunmir okale saxib laga dhaha😊😊

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ceyda camera ku so dhaway kulaha 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Team Sundus Ayaanlle Aan Is Muujina Heee 🎉👍👍👍

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45

    Wll kusali nabiga scw

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Cawa Dacada uqoslay Sundus mid mahan😅😅Sundus labadii marba way sheegtay cayda ka boday qoftii dhabar dhabar habta usiiyay aheed

  • @MahamudSaidmohamed
    @MahamudSaidmohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +52

    Dunidaan masoo marin mid ka qeer badan xabiib keena mohamed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ is mujiya

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      اِنَّ اللّٰهَ وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡا تَسۡلِيۡمًا‏❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @XaliimoMaxamuud-d5x
      @XaliimoMaxamuud-d5x ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wlhi qosol kii baa iga dhamaaday mxaa game dawadaa sundus qosolka🎉naga dhamaysay sundus funny waaye😂😂😂

    • @queenamaata9196
      @queenamaata9196 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qosol dartee waa suuxy😂😅

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    اللهم صلي على النبي محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @adnoosman
    @adnoosman 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Ceyda next cumer dheh ka so saar sunuds plz ceydaaaaa😢❤😂😂

  • @SmilingBeagle-sf5db
    @SmilingBeagle-sf5db ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Waa balan like waan ku sari hye sar balan Aya qade 😅😊

  • @MasbalMasbal
    @MasbalMasbal ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sumirko Yaa uxisay nah🥺 me aad ban uguxisay wlhi 😢

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    9:08 manoli wa raftybwlhi 😂😭😭

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Team sundus and amiiro one like❤😊

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @Fatuush_dimple
    @Fatuush_dimple ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Alla sundus umad maaha waxan dhaqan xumo wye wallaahi kulahaa Alla caawa waa raftay wallaahi 😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      lkn se isku dhihi kartaa meeshaas waaye taasaba dhaqan xumo ah moho sundus maskaxdeeda ayaa qiyaantay oo meel kale u sawirtay 😂😂 wajiga waaye markay fiirsato videoga way isku qosli doontaa wllhi ani xataa waa qoslay 😂

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 59 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@adoontiallesiman262 way saxantaha kunoqo video ga soota intay sii jeesatay dhabar dhabar hab u siisay😂😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 49 นาทีที่ผ่านมา

      @@Intisarcreates intaanay caadi u jeesan waaye bisinka sundus indhahaaba u xirnaaye adi maxa ku daaray 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmaansalka5798
    @salmaansalka5798 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sunmir 4eva ♥️💋

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alla mano li Waxay Futadan La isa Sarayo kulaha Qosol iguma Harin Sundus See iyeeshay Caawa idhaaf Beerka iCadaday😂😂😂

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +22

    Ar sundusaa futuda wajiga la iska saarayo maxaa waye ku laha hordhaca 2025 waye 😂😂😂😂

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anigaba yaabey 😂

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Anigaba wa yabey gbdhiba dabo dabay u gaayaan😂😂😂

    • @ikraanibraahim9880
      @ikraanibraahim9880 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@OzmaanKing-x2j waa lagula yaabay 🤣

  • @UmeymaIbrahim-j6b
    @UmeymaIbrahim-j6b ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Ala manoli sundus tumahaa maxeyy futadann kulahaa 😂😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    sundus caawa waa fuuray iga tag😂😂😂 mida dabada laheed yawaaye ceyda😂😂

  • @IqraXasan-r2s
    @IqraXasan-r2s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Team sundus aan katirsanhy 0:48 0:52 ❤😊🎉

  • @Kin_ceyda
    @Kin_ceyda 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +27

    igula sali xabib kena ❤❤❤❤ scw scw
    Teda kle abe janatulfrdosa allha hageyo igu soduceya plz 🤲🤲

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Sundus io amiira inta ila jacel one like❤❤❤

  • @ikraanmaxamed9516
    @ikraanmaxamed9516 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +29

    Sunduseey abaayo Guuleeyso waan kugu kalsoonahay boqolkiiba boqol

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤ Masha"Allah 😂Boqoradeena Waaye❤ Allaha Noo Xafido 🤲🤲🤲

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Amiiro dhabr dhabar hab u siisay jakad wadataa 😂 Amiiro 🎉

  • @Saalim-t4x
    @Saalim-t4x 19 นาทีที่ผ่านมา +1

    Maashaaalaah waa wllo is jecel isku damqada baashaala faraxda wada qeybsada murugada wadaaga il iyo cawri la,aada dhamaan team 27 guuuuuuuul inshaalaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Manshaallah wey soo sartey omg sudus ❤🎉❤

  • @Burco_bila
    @Burco_bila 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    I can’t wait videoga amiiri so wado 😅😭

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Waaxay futada sanka layska sarayo kulahaa wa dhinty wlh😭😂😂😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    Tiim Sundus is muu jiya meeshay Kujirto layga ma waayo Runtiii❤

    • @OzmaanKing-x2j
      @OzmaanKing-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Na wakanaa😂😂😂

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waaa Na Kan Anagane 😂❤❤❤❤ Sundus ❤Sundus ❤Sundus ❤

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j 54 นาทีที่ผ่านมา +3

    Team amiira and sundus one like 🎉🎉🎉🎉

  • @Ciise-k4s
    @Ciise-k4s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Aankusalinoxabiibkeena muxamed scw scw scw scw❤❤

  • @XabsoSiciid-ku7hs
    @XabsoSiciid-ku7hs 59 นาทีที่ผ่านมา +4

    Scw ❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Caawo funny waaye wlhi 😂😂😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Team amira and sundus like 👍 ❤😊

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Boqorada deena sundus qurux one like 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😊😊😊❤

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ala waa fuure ilahow sundusa idhaaaaaaf😂😭😭😭

  • @AbdiwahidGadhyare
    @AbdiwahidGadhyare 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    qofki ugu horeyey one like

  • @MutoAsli
    @MutoAsli ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amiira jaakada xidhanty tii ceyda mohooo😢❤❤❤❤

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Team ceyda one like 👍

  • @FaadumoShikhmursal
    @FaadumoShikhmursal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Mida xoga gadaal nimcada ka saran thy maxay sidan nogu gashey anigo dumar ayan xishoodey marada way isku dhajisey wayna taagtey asraqfhrullaah 😂😂

    • @fathidiamond7821
      @fathidiamond7821 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naa hppti gdaal wxa kujira waa parkin😂😂

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@fathidiamond7821anigo wajiga i daboo kan yhy aya dawanaye xishood lee 😂

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaawaye qofkaas lkn 😢😢 ceeb wlh

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qifte thy ma aqan blse gabar xishoneyso ma ahan wlhi blse aniga wiil ayu ila eka mana aqaan sabbta 😂​@@Deqamohamud-bm2bz

  • @iqroMaxamuud-e8w
    @iqroMaxamuud-e8w ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alle qosalaa ladhintay yarabiyoow😂😂😂😂😂

  • @Hanadmohamed-s8p
    @Hanadmohamed-s8p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Ceyda keep going bro ❤❤🎉🎉

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sundus Fanny wa waba qosli laha 😂😂😂❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 52 นาทีที่ผ่านมา +4

    Alle tan yaa noso diray la,anteed TH-cam abaar 😂😂😂😂😂😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Boqoradena Amiiro qurux is not easy ❤

  • @DuniaHassan-fq9rs
    @DuniaHassan-fq9rs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Team 27 one like

  • @Intisarcreates
    @Intisarcreates ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Naa sunduseey ma malmalkaa lagaa hilmaamay mise digaagad uur leh baa kaa kor tilaabsatay😂😂😂😂 aacuudu billaah si kasto dadka u waaniyaan qaylo iyo bood bood ma dayso

  • @fahmaabdulkadirsalad8233
    @fahmaabdulkadirsalad8233 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    My team king ceyda🎉❤

  • @farhiamohamed5008
    @farhiamohamed5008 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sundus waa mixnad wllhi waxay futada sanka leyga saray ee tagantahay😂😂😂

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Miss milyon qurux❤❤❤❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Ay sunmir kuwaygi 😩❤️

  • @IqroQurux-k8l
    @IqroQurux-k8l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    The really quens Amira qurux

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sundus walahi so fnny walahi wsraftay sau qslaye😂😭

  • @Maqsud572
    @Maqsud572 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Keep going ceyda

  • @YusroQaasim
    @YusroQaasim ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team Boqorada amira qurux ❤

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Alla Ceydow video gan fanny waye wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi 6 นาทีที่ผ่านมา +2

    Wllhi sundus waa funny caadiya😅😊qosalkay iga dhameese😅kulahaa ma dhalayaan dadkaan😅😂.

  • @NajahGaramgaram
    @NajahGaramgaram ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Saamiyo next soqabo
    Amiiro ha Soo saarto samiyo
    Ileen waa is Dheer le,eg yihiin sundus samiyo ha is ku khaladee suu vidyowgu Xamaasad uyesho😮

  • @JamaalYuusuf-v5b
    @JamaalYuusuf-v5b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ana uhoreeyo ceyda like sar commentiga

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sundus mid mahaa qosol nagu dhisay😂😂😂

  • @RaaqiyoMaxamad-d7w
    @RaaqiyoMaxamad-d7w ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walhi wan qosle iamin😂😂 sudus fani waye😂😂😂😂😂

  • @SuhuurAbshir
    @SuhuurAbshir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ceeda❤❤

  • @AaminoMaxamad-p2t
    @AaminoMaxamad-p2t 34 นาทีที่ผ่านมา +1

    M.a❤sundus waaw saxibo wanaagsn❤❤❤

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 25 นาทีที่ผ่านมา +2

    Alla cawa wan furay wlhi 😂😂😂😂😂

  • @siraadbrown
    @siraadbrown ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sundus caadi maaha sxpted sifican bay u ta qaana 😮

  • @KayfMahamutt
    @KayfMahamutt 42 นาทีที่ผ่านมา +2

    Kkk wlhi wan furay sidan uqoslayay sundus umadeena mahan habeenkasta sundus keen oo qofka qari sundus iyo samiyo😅 sosamee wllo caydow😂

  • @NasteehaYusuf
    @NasteehaYusuf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Round two qosol iguma harin😂😂😂😂

  • @AyaanCabdi-c2g
    @AyaanCabdi-c2g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Alla waa furay waxy futada afka la iska sarayo klaha😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Team king cayda😊😊 like

  • @HaboonMohamed-j6e
    @HaboonMohamed-j6e ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alla jakaday amiira xiran tahy yaa leh😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Amiira awalba dhibkii oo qofa ayay ahayd iyadoo is qari ama dhuumo la dhahay maxa u malayn barkin miyaa waxa ay caloosha gashatay xaamilo ayay iska dhigtay dhabarka xataa wax bay gashatay ala cunugtaan dhibadanaa 😂😂😂😂😂 lkn waa lagu qabtay sundus socodkaaga ayaa caawiyay

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 59 นาทีที่ผ่านมา

      Xaamilo cml aye iska dhigtay lkn way ku qurxon thy jaakadi ceydana way so xiratey 😂

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 30 นาทีที่ผ่านมา +1

    OMG SUNDUS SO FUNNY WALAH ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂