''Guri ayaa lagu xidhay...''Wakaaladda Biyaha Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 8 หลายเดือนก่อน +2

    Markaa adigu ma waxaad noo Akhriday Website kii wakaaladda oonkwliya ee maxaad noo faa'iidaysay.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 8 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkk

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 16 วันที่ผ่านมา

    😊😅😮😢🎉😂❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 8 หลายเดือนก่อน +2

    WADANKA WAX BAA AF MEEREY LOOMA BAAHNAA KUWA WAXAA SANEYEY WAA IN MAXKAMADA LA GEEYAA SIDEY U XIDHAN KARAAN NIN AJNBAI AH

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 8 หลายเดือนก่อน

    Wajada Biyaha Hargays waa Waklada ugu musuqmaasaqa badan ilaahay waa malin ramadaane umada ha ka qabto

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 หลายเดือนก่อน

    waxaan loo tabciin dhayaal laguma helo !!!!!!!!! nabi maxamed oo diinta waanageeda iyo hadalkii ilaahay warinayaa ayaa dhagax lala dhacay macdala waa qof massakinta iyo umada waraabinayee oo biyo nin kasta anfaca soowadee !!!!!!!! from saylac iyo yaabka cayaanimada hargayssawiiinta issaq

  • @NIMCOJAMA-e3d
    @NIMCOJAMA-e3d 8 หลายเดือนก่อน

    maaf aaroma maayo

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 8 หลายเดือนก่อน +1

    LA YIDHI WAR MAAHA? BADRI WARMAHAYE

  • @cabdinasir8591
    @cabdinasir8591 8 หลายเดือนก่อน

    DADKA HARG KU AFDUUBANAYA 2024 AJAANIBKA U SHAQAYNAAYA AYAA ICTIRAAF KA SHEEKEEYA

  • @NIMCOJAMA-e3d
    @NIMCOJAMA-e3d 8 หลายเดือนก่อน +1

    waariya

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 8 หลายเดือนก่อน

    Wakaalada Biyaha Hargaysa 100milyan Ka Badan Lacagta Ku Baxday Ilaa 2010 Ilaa Hadana Waxba Kamasoo Naaso Cada Hadii Maayarka Daacada Ah Ee Dowlada Hoose Lagu Wareejiyo Inuunbaynu Rajo Yeelan Doona Hadii Kale Se Musuqa Iyo Wax Is Daba-marintu Waa Inoo Abid.

    • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
      @AbdicasiisMohamed-pr7tu 5 หลายเดือนก่อน

      Mashruuca madaxweynaha si dhow ula socda cidina masoyaaysadaynlarto

  • @xuseenwarsame8357
    @xuseenwarsame8357 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sawtan lajabay oo maxaa ninka loo xidhay yaase xidhay maxaa loo soo xidhi waayay
    Maxay lkn waxan kadheegayaan
    Hadaanay awoodba ulahayn inay sharciga geeyaan kuwan oo kale

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 หลายเดือนก่อน

    Sidaasa wariye lagu yhy warqadbaad noo akhriday nin war no shegayana waad isku haysataa

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bedri dhegoole,waa bedri ceebdoon

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 5 หลายเดือนก่อน

    Dawlad daaye xataa jabhada ayaaba dhaanta kooxdan tuugada ah ee cashuurta uun meesha u joogta Waa Iska SNM macno la,aan ayaa meeshan ka muuqata .
    Dawlad daaye mamulada ugu liita ayaa dhaama. Koox tuugo ah oo muuse fircoon hugaamiyo ayaa meesha cashuurta ku gurata

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 8 หลายเดือนก่อน

    Umalayn maayo in dalka dowladi ka jirto waayo wixii la doono ayaa la samaynayaa hada nimanka guriga ku xidhay ninkaa Chinese ka ah maxaa sharciga loo horkeeni waayey haday dowladi jirto

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 8 หลายเดือนก่อน

    Kuwi qaranka iyo qabyaladi kala garaan waayey baa shaqa wada xiinki meel xun buu la maraaya tolow sidey utalin doonan 😄

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkk kkkkkkkkkkkkl.biyo la,aan 34 sano ka badi laga qaylinayaa. Kuwani way u dhamaatay. .
    Biyo beela.
    Wax kale daaye biyo la,aan ayey ka qaylinayaan

  • @a.h.h4482
    @a.h.h4482 8 หลายเดือนก่อน

    Dawladdi ma jirto min raaskaanbooni ilaa raascaseer gaajo ayaa taalo xaq daro joogto ah oo daawo la hayn oo baahsan ayaa ka
    Jirta, SubxaanaLaah istaaqfurlaah