Haddii la qorsheynayo in lagugu maadada shucaaca? (Ska du genomgå strålbehandling? På somaliska)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Ku dhawaad kala badh dhamaan dadka laga daweeyo cudurka kansarka waxaa la lagu daweeya maadada shucaaca (strålbehandling). Ujeedada ama sababta loogu daweeyo maadada shucaaca qofka qaba cudurka kansarka waa in la dabar tiro unugyada kansarka iyada oo unugyada caafimaadka qabana la badbaadinayo. Waxaa aad halkan ka ogaan doonta macluumaad dheeri ah oo ku saabsan waxa la sameynayo muddada ay daweyntu socoto iyo daaweynta ka dib. Mas’uulka arimaha caafimaadka: Thomas Björk-Eriksson, RCC Väst

ความคิดเห็น •