Sharmo boy winner Reaction Buqiisa Wata Guri Barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 291

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +48

    Sharma waa rapperka somaliyeed king 🤴 of somalia 🇸🇴

  • @aasiyamukhtaarcali2752
    @aasiyamukhtaarcali2752 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Guri barwaaqo legend iskuteam baanahy team sharma❤

  • @MuscabK-v2e
    @MuscabK-v2e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Sharma boy Waa number one raaper somali 🐐 🇸🇴

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +35

    انما الاعمال بنيات'' حديث

    • @AbdirahmanMohammed-tm8ze
      @AbdirahmanMohammed-tm8ze 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      صحيح البخاري ومسلم ❤

    • @SHARMINHO
      @SHARMINHO 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      وإنما لكل امرء ما نوى❤

    • @munasarmucaashaq-km4gg
      @munasarmucaashaq-km4gg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      إنما الأعمال بالنيات ✅ saasbuu u qormaa xadiithku wll

    • @ABDIAZIZ318
      @ABDIAZIZ318 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Laga yaaba afka kasoo dafay by mistake !

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      In aan ku saxaan rabey guri barwaaqo laakiin Waa la iiga kaa hormarey. Waa xadiis diinta waad ka raagtaye

  • @yuusufaxmed5425
    @yuusufaxmed5425 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    #5:15 إنما الأعمال بالنيات wa xadiis gureyow

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Garaacista hore hadii lagaaga hormaro garaacis dambe waxba matarto so sharma ciilba wuu daayey haday isa so xoojiyaan iyo haday iska daayaan the winner 2024 is sharma boy 👏

  • @mushtaaqcabdi6769
    @mushtaaqcabdi6769 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Reactionka kliyan sugno Taliye Guri barwqo inta sugta like👍😂😂

  • @HassanismailAhmed-id3ck
    @HassanismailAhmed-id3ck 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Legend barwaqo reactionkaga sugayay😂

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Sharma boy cabsi cabsi wye🔥🔥

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sharma Boy inuu isagu iskarbaasho mooyane cidkarbaashta majirto walawayay wlhi😂🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SawdaAbdirahmaan
    @SawdaAbdirahmaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Team sharma waan idin salaamay.😂

  • @CiiseHayaan
    @CiiseHayaan 27 นาทีที่ผ่านมา +1

    Sharma Raaberka Somalia 🇸🇴 ♥️ 💯👏.

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sharma boy waa ka guulaystey boqorka raapku waa isaga
    Guribarwaaqo inoogu filan reactionka

  • @ABTIGA-vb6cd
    @ABTIGA-vb6cd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Reaction kaliya aan ku raaxeysto waye thanks Guri barwaaqo 😂😂

  • @ziimaazeyd2160
    @ziimaazeyd2160 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qosol baa ku bilaabaa muuqaladaada qosolna waa ku dhameeya guri barwaaqo noolow legend ❤️❤️❤️💋💋💋💯👏🏽

  • @khalifmohamudibrahim
    @khalifmohamudibrahim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Sharma boy wax kale weeye

  • @Nihaal_qurux
    @Nihaal_qurux ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team sharma 600 aanku ridno guribarmaaqo he is legand 🎉

  • @Aniza-h4g
    @Aniza-h4g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Inta reaction ka Guri sugaysayy😂❤

  • @CabdirashiidAli-dd1fm
    @CabdirashiidAli-dd1fm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Sharma boy the gaot ❤❤

  • @CismaanCabdimaxamed-h2u
    @CismaanCabdimaxamed-h2u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guri barwaaQO legend bartaada kugu salaamay ciyalki hore

  • @KingJokar-bj4jn
    @KingJokar-bj4jn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    The only goat 🐐 sharma boy ❤

  • @yahyedhodan5522
    @yahyedhodan5522 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Team gurey kii gacanta wiishka lahaa karbaashkiisi kama hayaan😀

  • @Inahebel-w4j
    @Inahebel-w4j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guroow waad soo wada baxday dee , allaa ina dilayee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @hafsa2-AN
      @hafsa2-AN 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Imika wuu raran yahay waayo ilkacase dartiis baa loo soo cayey😂😂😂

  • @husseinhaji7
    @husseinhaji7 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maano waa marka Banooniga la dheelayo oo gacanta kaaga dhacdo

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri barwqo waan kuwadnaa team sharma ❤🔥

  • @Mohameddeeq-vb1wi
    @Mohameddeeq-vb1wi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Team sharma like 👍🏿

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sharma K Sharma Goat 🐐 ka Fanka.......❤

  • @Faragotto
    @Faragotto 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Team sharma only like 🐐🦁

  • @raaqiyojamaccali3760
    @raaqiyojamaccali3760 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Guri barwaqo 🐐

  • @habiboislan3998
    @habiboislan3998 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharma king 🤴 of Somalia

  • @malyuunabdikariim8848
    @malyuunabdikariim8848 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    first one🎉❤

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shaaaaarama shaaaarama shaaaaarama shaaaarama shaaarama shaaaarama shaaaaram

  • @MR.Samiir.official.11
    @MR.Samiir.official.11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sharma cabsi sabsi waaye 🎉🎉🎉 waan wadanaa team sharma guul insha allaah 🎉🎉🎉❤❤❤haw baqina Sharma poy🎉🎉🎉

  • @hodassid7355
    @hodassid7355 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Af somali alle subxanahu watacala waku baray kuwa kale reaction af somaligoda wa ebar

    • @Amina-co2fd
      @Amina-co2fd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa waa lakala xikmad badanyahay

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy on fire 🔥

  • @aragsanmohamud3034
    @aragsanmohamud3034 18 นาทีที่ผ่านมา

    guri barwaqo reactionka ban sugayeey😂😂😂

  • @AhmettHidig-wo9uc
    @AhmettHidig-wo9uc ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaqow qoricas baa tahy sxp Sharma boy na waa nin u diyaarsan raapka yarkan African music buu kaalinta 2aad u galay 2023 dii Marka ninkan halka laxanoo bila ereyada ah la ordaya kama reen Karo

  • @UstaadCaawiyeWadani
    @UstaadCaawiyeWadani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    U Fiirso Veiws-ka dadka reaction bixinayaan ilkacase iyo sharma boy waxaa awood badan sharma boy marka ay ilkacase react kasoo bixiyaan veiws kooda hoos waaye Lkn Marka ay sharma kasoo bixiyaan cirka ayuu galaa veiwskooda

    • @ziimaazeyd2160
      @ziimaazeyd2160 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wlhi waa runtaa bro 💯

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 นาทีที่ผ่านมา

      Waa arkay ana ragaan ma tartamikaraanba

  • @mahoudibrasaadmahfoud8589
    @mahoudibrasaadmahfoud8589 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Super star sharma boy 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥 ❤❤

  • @MohamedHersi-i8g
    @MohamedHersi-i8g 19 นาทีที่ผ่านมา

    In hip hop we call this bars in fact sharma is the only Somali rapper who has rhyme schemes and flow change

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    King shama boy👑👑👑♥️♥️♥️🫀🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Kalluun12
    @Kalluun12 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Teem Sharma flow iigu hiiliya🙏

  • @Burco.
    @Burco. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kingkong dar Ilaahay waligay ma taageerin beri uu Holland 🇳🇱 yimiid Ayaan arkay saqajaan inuu yahay hadana sharma ayaa isii nacsiiyay

  • @princekida7690
    @princekida7690 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ka xishoda odeyga nio charmoooo ciimamadada lamosidan karaayo 🇩🇯🫵🏽

  • @Daaci_Moha_0fficial
    @Daaci_Moha_0fficial 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma Boy Lajanow Wakuwatxa Lajanow Wakuwatxa markastxa 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @muzcapmohed3809
    @muzcapmohed3809 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😂😂aduu si dacada reactionka ubixi

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Afqalooc naf MALEH.. xitaa codkar ma ah hadal xitaa ma yaqaano waa oday 50 jir ah oo neef ah😊

  • @FaadumoDagan-fu4eh
    @FaadumoDagan-fu4eh 43 นาทีที่ผ่านมา

    Guri barwaaqo nin wayn❤

  • @MasterSaki
    @MasterSaki ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp gurow videoga marka so duubtid chaking ku same wu roganyahay e always legand batahye🎉😊

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The real goat king 👑 Sharma ka Sharma🔥❤️🥰legend ❤️🔥🔥🥰🔥🔥

  • @CeydaruusXuseen
    @CeydaruusXuseen 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guri barwaaqo snot easy

  • @Nasra-kooker
    @Nasra-kooker ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xadiis waana xadiiska kaliya ee Cumar Binu khadaab wariyay🙋‍♀️

  • @AmCiidle-z8d
    @AmCiidle-z8d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The best Somali rapper Sharma ka sharma 🫡🖐️

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 52 นาทีที่ผ่านมา

    all of time SHARMA BOY

  • @ManalAli-y9l
    @ManalAli-y9l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sharma ka sharma

  • @abdulahiboojo2533
    @abdulahiboojo2533 16 นาทีที่ผ่านมา

    Gurey barwaqo go fun Waa meel tabarucaad ah oo online ahaan ah loogu uruuriyo dadka sadaqo

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaqo husen farxiyo oromo waxa dhibka kenay wa asaga marki afqaloc u hiilayay da dhulka oromo amxaaro ha ku jiido😂Sharma goat Talenta cadowga hostisa

  • @YuunisMukhtaar-l8b
    @YuunisMukhtaar-l8b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waad macaneysa guuri burwaqo dhanan

  • @MowlidmacaaneMacaane
    @MowlidmacaaneMacaane 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team sharma boy number one

  • @salepeace6591
    @salepeace6591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sharma The OnLy onE

  • @Mohamed_hanad
    @Mohamed_hanad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    King Kong 🦍 wad u egthy heee 😂😂😂

  • @KhaalidlioMaxamadcisman
    @KhaalidlioMaxamadcisman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sharma ka sharma❤

  • @salaaxudinsalaaxudin3964
    @salaaxudinsalaaxudin3964 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    sharma fans like❤

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 42 นาทีที่ผ่านมา

    Gb drama the best ❤

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri wax yar bad qaladey zxp sharma wuxu dhahy ani nin ma oran karo wa ku fuula cos awowgey ba aman duule ah io muqalka oo ka foorora😂

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaaqo see wax tiri bowe 😂😂adkaaatay😂 sharma 🥇❤️

  • @MaryanCabdi-i4i
    @MaryanCabdi-i4i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma ka sharma ❤❤💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👏👏🥰🥰🥰

  • @JaamacNuur-bf1iw
    @JaamacNuur-bf1iw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nin kii ugu horeeyee daawada

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy ❤❤

  • @mussegelle222
    @mussegelle222 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend labo maha guri barwaaqo 😅

  • @hanadali
    @hanadali 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma always No 1 rapper Somalia 🎉

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 33 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkk absolutely wiilkaaas waa naar naar💯🔥🔥🔥🤣🤣🤣✌️

  • @axmedCali-id6bz
    @axmedCali-id6bz ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma k sharma isn't easy 🔥🥶🐐💀

  • @cigaalwaal
    @cigaalwaal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maano waa af talyaanni ree koofurkuna waxay u yaqaanaan marka kubadda la dheellayo qofka gacanta ku taabta. Hand ball.

  • @CarabSalah-d8u
    @CarabSalah-d8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharma boy 🐐😮

  • @abdidekmohamed1209
    @abdidekmohamed1209 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Legeng guri barwaaaqo

  • @khaalidlaws3606
    @khaalidlaws3606 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Team sharma ❤

  • @Yaxya-f1m
    @Yaxya-f1m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gurayow sxp ilkacase reaction hakasoo bixin 😂

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Goat sharma❤

  • @ChamaOmaaar
    @ChamaOmaaar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂guri barwaaqo legeng😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sheegoshah
    @Sheegoshah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharmo boy aan ku ceshano stop plz team sharmo saas maaho 😂

  • @farhiyaabdullahi9904
    @farhiyaabdullahi9904 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Goatka social media waa sharma ka sharma 😂😢😊

  • @koletoure4427
    @koletoure4427 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guribarwaaqo legend 😂😂😂

  • @RashidMuhumed-n3g
    @RashidMuhumed-n3g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaaqo ,CK iyo Qaarkaloo badan Namiimnimaday lacag kasamay nayaan yaab 😂😂😂

  • @mohamoudxiiray9980
    @mohamoudxiiray9980 26 นาทีที่ผ่านมา

    Hhh guri barwaq legend go fan magalo marayakan kutalo mhan 😂😂😂 libax wa lcg dadka masakinta sida ilkacse lasiyo weye 😂😂😂

  • @zidinoofficial5023
    @zidinoofficial5023 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurioow Horta away Filmkiiii😂😂😂

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Team Sharma xukuma rap ka🔥

  • @ismailbadka3863
    @ismailbadka3863 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jawaab dagdaga managa haysa guri barwaaqo 😂😂

  • @GOAL-27
    @GOAL-27 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadaalad samee guri barwaqo😅

  • @ChamacYare
    @ChamacYare 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri barwaaqo ey ey dhaly😂

  • @MYare-rk3vx
    @MYare-rk3vx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUI barwaaqo wan ku wataaa

  • @AbwaandiiC
    @AbwaandiiC 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayga 600k ku Tuura ma odhan karo igu Tuura istaase idinku isgartaa Asxaaptaayy❤

  • @hassannuur8320
    @hassannuur8320 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Go fan wa tabaruc

  • @AyuubSiciid-c9z
    @AyuubSiciid-c9z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend guri barwaaqo wlhi xilihorabaan kudaawanjiray malaha dhiiggabaad badashaa 😂

  • @ccyalabdoc5493
    @ccyalabdoc5493 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guribarwaaqo sxb sharma waxba roundkaan meesha waxba kuma haayo, cod maleh bilaa laxan bilaa music, ebar ayuu ku dhaganyahay siduu asagaba sheegay,

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharmo k Sharmo from duriydi ❤

  • @farhiaaden297
    @farhiaaden297 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naga reeb wax baa la cunaa baa igu socota❤

  • @hamsegeelle7031
    @hamsegeelle7031 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gureyoow inta englishka ah dip ugu noqo galmo gaaleed bay ka waramaysaaye mida kle awoowgaybaa abanduule ah wuxuu ka wadaa layma doobyo ee anaa doobya macnaha dhexda ka kaaja

  • @haligaas1433
    @haligaas1433 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Screenka baladhi guroow dee👩‍💻😂

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow sharma boy baanu kaa magan galney