FANKA IYO SUUGAANTA HAL ABUUR ABDISAMAD SOOMAALI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Dhamaan Asxaabta Soo Booqato Barta Aan Ku Leeyahay Youtub-ka Waxaan Si Xushmad Leh Uga Codsanaa In Ay Subscribe Dhahaan Si Ay Ula Socdaan Barnaamij-Yada Aan Soo Galiyo Bartaan.
    Waxaa Si Fudud Ku Heli Kartaa Fanaanka Ku Marti Ah Barnaamijka Fanka Iyo Suuganta Sntv Oo Aan Ahay Soo Saaraha Iyo Tabiyaha Barnaamijka
    iyo wixii kale aan u aragno inaad wax ka faa'iideysaan
    Ku Soo Dhawoow Gacmo Furan

ความคิดเห็น • 40

  • @maslax___somali
    @maslax___somali ปีที่แล้ว +1

    Ilahey ha unaxaristo abwaan Abdi samad halyeey qaran ayaad aheyd rabbi janatul firdowsa hakugu abaal mariyo maalin ramadan ah ayaa Dhimatayee

  • @xasancabdi3016
    @xasancabdi3016 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto

  • @NimcoOday
    @NimcoOday 5 หลายเดือนก่อน

    Allalh ku naxaristo wllkey

  • @goonimuuse2547
    @goonimuuse2547 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariis wllo

  • @MakaraanHussen
    @MakaraanHussen ปีที่แล้ว

    Alle janatul firdsa haka waraabiyo😢

  • @nuuryusufciise9758
    @nuuryusufciise9758 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan qaran horay usoco

  • @salmomaxamud9513
    @salmomaxamud9513 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto wllky cabdi samad axmed ow daahir 😭😭😭😭

  • @sakariyemaxed7489
    @sakariyemaxed7489 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxriiso cabdisamad daahir

  • @ManakBoy8-qn4ed
    @ManakBoy8-qn4ed 9 หลายเดือนก่อน

    Alla unaxariisto Abwaan cabdi Samad
    waxow ku geeryooday meel ladhaho RUUN DHIRGOOD waxaa ahay darawal waday gaari waxaa kasoo qaaday CEELDHEER waxeey bisha barakeysan oo mareeysay 1 Ayaanka waxoow ahaay khames waxoow dagaalka dhacay maalin Sabdi eh alla u naxariisto wllkey 😭😭

  • @abdinoorsahid5769
    @abdinoorsahid5769 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnariisto walakeen abwaan abdi samad maalin Ramadan ah ayuu dhintay

  • @haqabtirechannel
    @haqabtirechannel 11 หลายเดือนก่อน

    Allow ku u naxariisto

  • @ahmedholacchannel5539
    @ahmedholacchannel5539 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso walaalkeen abdi samad😢

  • @haqabtirechannel
    @haqabtirechannel ปีที่แล้ว +1

    Illaahey ha unaxariisto

  • @maxamuudcabdi1808
    @maxamuudcabdi1808 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto halyay qarankiisa jecelbuu ahaa una naf waayay

  • @nuursiciid6568
    @nuursiciid6568 ปีที่แล้ว

    Allh ha.unaxriisto walaahi aad ban ugu naxy samir iyo imaan allh ha inag siiyo walalkeen cabdi samad

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +1

    Alha unaxriisto abwaanka

  • @abdishakurmohamud1196
    @abdishakurmohamud1196 ปีที่แล้ว +1

    Allh unaxariisto amin 😢

  • @AlidaahirAlidaahirAbdi-kz5ez
    @AlidaahirAlidaahirAbdi-kz5ez ปีที่แล้ว +1

    Alha ku-naxariisto😢

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @cabdulqaadircabdulqaadir4394
    @cabdulqaadircabdulqaadir4394 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto Walaa keen insha allah waa Inaan ukaboodo dhiig shabaab walalee sikale ciil igu madeeyo😢😡😩😩😢😢😢😢😢

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariiso wlll

  • @abdishakurmohamud1196
    @abdishakurmohamud1196 ปีที่แล้ว

    Allh unaxariisto

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha unaxristo halvhyey naga baxay weye

  • @iidleyarecade1864
    @iidleyarecade1864 ปีที่แล้ว

    Yaa alaah ilaaheey haunaxariisto walee geesi labo maahan 😊😊😊😊😅😢

  • @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd
    @ramkeyowzemohamed_11-qt7wd ปีที่แล้ว

    Alaha unaxaristo

  • @haqabtirechannel
    @haqabtirechannel 10 หลายเดือนก่อน

    Raboow unaxariisto 24:18 24:19

  • @hassancumar
    @hassancumar ปีที่แล้ว

    Raboow Unaxariiso

  • @candifitaxcabdi-gm6xk
    @candifitaxcabdi-gm6xk ปีที่แล้ว

    Aloow kuu naxariiso 😢😢😢😢😢

  • @wadanichannel7808
    @wadanichannel7808 4 ปีที่แล้ว +1

    Hamdi horay usoco

  • @Milaano182
    @Milaano182 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalinimo 1k Subscribe Iisaara Asxaabey waa Idinku Faanaa

  • @amaalabdi4175
    @amaalabdi4175 ปีที่แล้ว +1

    Alla wiilkan hada ma dhintay😥😥😥😥😥

    • @hodancadey9742
      @hodancadey9742 ปีที่แล้ว

      Haa wll wu dhintay waliba isagoo dalka difacayu dhintay

    • @sakariyemaxed7489
      @sakariyemaxed7489 ปีที่แล้ว

      Haaa cabdsimad wuu dhintay

    • @nurfaysal2634
      @nurfaysal2634 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxaristo geesi qaran bu aha oo aftahan ah😢😢

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 ปีที่แล้ว

      @@hodancadey9742 😥😥sidu qalbigu wadanimo ugu jirtay allah aclam😥😥

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 ปีที่แล้ว

      @@sakariyemaxed7489 allah unaxaristo 😥😥😥

  • @asadbashiircali2712
    @asadbashiircali2712 ปีที่แล้ว

    Vjgjh