Part 2 Shaadiyo Waxa tahay was Kulahaa kkkk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #Shaadiyo #Sharaf #Astaantv #Kingck #Reaction

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @sabarinmuhammad5381
    @sabarinmuhammad5381 4 ปีที่แล้ว +477

    Kkkkk ck astaan fananinta a y soo warayseen ay prank kusameyen reaction kaso bixi inta igu racsan liketa

  • @sadiahajji8454
    @sadiahajji8454 4 ปีที่แล้ว +426

    Illhay soonka haynaga aqbalo dhamaanteen all muslim 🙏🙏🙏

    • @tixraacmedia1180
      @tixraacmedia1180 4 ปีที่แล้ว

      Ramadan mubarek

    • @mariyakukay9782
      @mariyakukay9782 4 ปีที่แล้ว +1

      Ramadan kareem

    • @nagiskadhig5195
      @nagiskadhig5195 4 ปีที่แล้ว

      Aaaamin aaaamin

    • @Abdi-Qani
      @Abdi-Qani 4 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Sadia Hajji abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @nashaadcabdullahi346
    @nashaadcabdullahi346 4 ปีที่แล้ว +280

    Team king ck ❤👑one love🇸🇱💋

  • @DJ_MAAN4
    @DJ_MAAN4 4 ปีที่แล้ว +100

    Baaruud legend waye her Buloxubey aawey 🤚🏽

    • @M0ha00
      @M0ha00 4 ปีที่แล้ว +1

      2010 ayaa buulaxuubay iigu danbaysay Asigoo u cayaaro kooxda Santos asiga iyo kabtankii qaranka Ba,baay

    • @DJ_MAAN4
      @DJ_MAAN4 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi Xaliim bro school jabuti xasusta gees inu kula tago kaa xanaajinaa 😂

    • @abdallaabdalla1615
      @abdallaabdalla1615 4 ปีที่แล้ว +1

      Baaruud waa la yaqaan

  • @hamdiyanaaragsan2887
    @hamdiyanaaragsan2887 4 ปีที่แล้ว +139

    Allaa saa iska dhigtey wlhi qosolaa la fuurey iga tag ck adiyaa wakugu farxaa markan ku daawado really❤

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Hamdiyana Aragsan abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @umxassan4039
      @umxassan4039 4 ปีที่แล้ว +1

      Haye xamdiyey😍

    • @keyseahmed567
      @keyseahmed567 4 ปีที่แล้ว +1

      Sharafey subscribe ii saar Mahadsanid

    • @khadarrobben7356
      @khadarrobben7356 4 ปีที่แล้ว

      Anagoo dhan ku faraxno Ck

  • @yusuffilbin8136
    @yusuffilbin8136 4 ปีที่แล้ว +62

    One Pack waa ciyaaryahankii hore Kooxda Elman Captain Baaruud waa nin weyn.

  • @xawocadey1966
    @xawocadey1966 4 ปีที่แล้ว +100

    ShaaDiyo shrf afsoomali laguma gaaro wlhi

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Xawo Cadey abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 4 ปีที่แล้ว +4

      Waa gabar habar gidir sacad siciid afsomali dadkas laguma gaaro kkkkkkk

    • @zapnaamohamed1938
      @zapnaamohamed1938 4 ปีที่แล้ว

      @@aysaaa965 dee wa agoon yar

    • @caashocilmi766
      @caashocilmi766 4 ปีที่แล้ว +2

      @@aysaaa965 sax wye hg maa lala imaada war hadeesan indhaha kaala bxin alxm hhhhhhh

    • @caashocilmi766
      @caashocilmi766 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aysaaa965 lkn abaayo shadiyo ma sacad baa

  • @zubeirahmed1798
    @zubeirahmed1798 4 ปีที่แล้ว +129

    Abti ck rosse cadde reaction kasoo bixi barnaamijkaan oo kale aa lagu sameeyay wixii igu raacsan like

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 ปีที่แล้ว +23

    Haplaha reer xamarka hadalkooda is ka jeclhy 👏👏👏
    From burco

  • @ilwaadjibril3217
    @ilwaadjibril3217 3 ปีที่แล้ว +3

    Labadi aray ee igu qosolka badana faqadow ma baxdido abowe iyo style kii ayu iga jidhay 😂🤣

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว +57

    Rosse cadde soo qabo king ck 😂😂😂😂Asi waa la jafay runtii
    Roose cadde kulahaaa sulwaalka siib waan ka sugaa😂😂😂

  • @nani900t7
    @nani900t7 4 ปีที่แล้ว +39

    majooogti leee🤣ck ❤🕋🤲family ilahay ha idin xifdiyo ck

  • @calixasancali2482
    @calixasancali2482 4 ปีที่แล้ว +185

    Intii nbd Ku afurtey alx rer muqdisho hada nhy lika igu cawiya

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว +1

      cali xasan cali isoboqo isar Sabiscareb

    • @calixasancali2482
      @calixasancali2482 4 ปีที่แล้ว +1

      Wan Ku sarey sxb huri u soco kabtan

    • @nunishcade2017
      @nunishcade2017 4 ปีที่แล้ว

      M,A

    • @marwanasir6469
      @marwanasir6469 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaal ree muqdisho ma ihi laakiin waan jeclahay likena kuu saaray from boorama

    • @calixasancali2482
      @calixasancali2482 4 ปีที่แล้ว

      @@marwanasir6469 thnkis

  • @farhioguure1271
    @farhioguure1271 4 ปีที่แล้ว +120

    ALaH manooLi wllHi mnta 😂😂😂
    Ck iyO shadiyO iyo astaan tV ooisheLay QosoLbadanaa🤣
    Ramadaan kreamm

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      FarHio Guure abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @abdulwuduudm1361
      @abdulwuduudm1361 4 ปีที่แล้ว

      @@Halima400
      Aniga: waan ku sry wll🌷✌

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว

      FarHio Guure isoboqo isar Sabiscareb

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว

      Halima Tube isar Sabiscareb

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Fikrad Media waan ku saary walal

  • @zacahmet844
    @zacahmet844 4 ปีที่แล้ว +5

    Ciyaal Gadaal ka gaar baaruud waa ciyaaryahan qaran waa legend horyaalka somalia , ninkaan aqoonin ha ka cararo meesha.

  • @cabdicasiisjirde926
    @cabdicasiisjirde926 4 ปีที่แล้ว +27

    Wlhi wa laba jeer daawaday markan ck ka dawaday ayaa qosol iga dhammaday ma nooli 😂😂 ck legend bro❤❤

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว

      Updicaziiz Jirde Isoo boqo isar Sabiscareb

  • @sultaan_hareera1328
    @sultaan_hareera1328 4 ปีที่แล้ว +47

    KING Ck keep going bro
    Rose cade aan ka sogeeynaa

  • @asmaxusen5390
    @asmaxusen5390 4 ปีที่แล้ว +70

    Ck horey usoco lajan antegero ayadtahy from hargaysa ❤👍

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว +3

      Asma Xusen abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @sanelembele9691
      @sanelembele9691 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wx kle 😁😁😁😁😁😁

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 ปีที่แล้ว

      @@sanelembele9691 wax kalo maxaya 🤷‍♀️😜dee niyo

    • @asmaxusen5390
      @asmaxusen5390 4 ปีที่แล้ว

      @@Halima400 sidokale ramadan karim walashy wankusaraya❤👍👌🙏

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Asma Xusen ❤️❤️🙏

  • @aymanlovemadrid3771
    @aymanlovemadrid3771 3 ปีที่แล้ว +12

    Hada mar labaad ku so labataY videogan lIke isaar mrka ka so aragtaY videoGa ck hda so dhIgaY😂

    • @xafsoxubi1856
      @xafsoxubi1856 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh

    • @sundusabdi6891
      @sundusabdi6891 3 ปีที่แล้ว

      Halsano kadib an dawanayaa

    • @khadijahasan6776
      @khadijahasan6776 3 ปีที่แล้ว

      Haa walhi hada dawanaoyo kii kale mr qasye kusugoyo😂😂😂😂😂

  • @MohCaato
    @MohCaato 4 ปีที่แล้ว +110

    Haday Somaalinimado Kugu Wayntahy 1k Waxyraa Ii Dhimn Subscribe ii Saar Dhamaan Intii Aragty Comentigyga👍❤🙏

    • @zusanaxmed6185
      @zusanaxmed6185 4 ปีที่แล้ว

      Wn KU zray wllky 😋

    • @keyfcigale2532
      @keyfcigale2532 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku saaray

    • @qadroofficial1411
      @qadroofficial1411 4 ปีที่แล้ว

      Waan KU saray walalkeey isaar adna

    • @zenabeauty2127
      @zenabeauty2127 4 ปีที่แล้ว

      @@qadroofficial1411abayo wankusarey subscribe adhineh isara subscribeta 🙏

  • @saynabroble4949
    @saynabroble4949 4 ปีที่แล้ว +104

    Shadiyo wllhia waa funny ck pro hada chanelka Soo dawo hada maba qoslinee waad suxeee ♥️💜 keep giong ck

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว +1

      Saynab Roble abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @najuuunajmaa182
    @najuuunajmaa182 4 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhhhhhhhhhh hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 faqadow mabaxdidoo abwe wllhi qosol iguma harin 🤣🤣🤣🤣

  • @safacifow4890
    @safacifow4890 4 ปีที่แล้ว +32

    Prank really eh waye wlhi🤣🤣

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Safa Cifow abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @sulekhachannel4250
    @sulekhachannel4250 4 ปีที่แล้ว +11

    CK keep going abowe u made always made CK family there day wlh😂🙏🙏🙏🙏keep shinning

  • @promoteramooreofficial3434
    @promoteramooreofficial3434 4 ปีที่แล้ว +24

    Kooow koooow kooow kulaha 😆😆😆. Ck wlh reaction waalagaaga Haray reaction inta sooo dubdubtay ayaa mel dhigtay inta igu Racsan Subscribe. sxp Horay usoco my bro King 🤴Labo mahan 🦁

  • @memansaidatam420
    @memansaidatam420 4 ปีที่แล้ว +51

    Ninkan sxp one back lama dhaho ee wax la dhah "Baaruud" waan nin fani ah filimadan tarjuma saas u ogaaw hadad adi one back ula baxday ma ogi thnk U

    • @Hawoluul3072
      @Hawoluul3072 4 ปีที่แล้ว

      caloosha waaye wan bag

    • @salahhassan3397
      @salahhassan3397 4 ปีที่แล้ว +1

      Filman turjumida wa hda lkn ninkaan kupadiisa ayaan jeclaan jiry wlhi waa ciyaryahan weyn

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 ปีที่แล้ว +19

    Huuno wan ku salaamay hore u soco insha allaha allaha haku barakeeyo👍👍🌿🌴☘🍀🌳🌴🌱🌷💚👍🔥🔥

  • @nasromahamed7472
    @nasromahamed7472 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck barmaajikan qaraaxo wayay marka astaan ka baxayo iyo marka reaction ad ka bixanaysid waa ka sii qaraaxo badan tahay marka adi reaction ad ka so bixisay noo so badi ck wa codsi

  • @hidayoali3119
    @hidayoali3119 4 ปีที่แล้ว +9

    Faqadoow adi mabaxdidoo!!!! 😁👍 iyo indha adagidaa kudhacdada maajoogijirtay😂 qofkasto mafahmikaro CK yoow hadalkaa hadalki qaraabada waaye sifiican aa yeeshay hadaad sharaxday👏

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 ปีที่แล้ว +5

    Shaadiya wey ka xanaajiyeen King Ck waa naga qosolsiisay you make my day thanks yaaqeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊

  • @tiimec.k8085
    @tiimec.k8085 4 ปีที่แล้ว +26

    Inta Afurka u so dhow yahy wllkega a jiray igu so duceya 😭🙏

  • @sabriinilyaas9140
    @sabriinilyaas9140 4 ปีที่แล้ว +19

    Ar ck adigaa qosol iguma harin jir eejoog😍😍😍

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Sabriin Ilyaas abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว

      Sabriin Ilyaas isoboqo isar Sabiscareb abaayo sabarin

  • @mkofficial4124
    @mkofficial4124 4 ปีที่แล้ว +27

    Ck ano bahi ihaaso ayaan qoslay wlh kkkkk

  • @kowsarnuur2619
    @kowsarnuur2619 4 ปีที่แล้ว +10

    Shakha ck canaba cadi matahada ♥️♥️💯💯 wallkagay ck hore usoco tagaray aya kuhay markasto

  • @najmoasad8171
    @najmoasad8171 4 ปีที่แล้ว +35

    San usogayay lee😁😁

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว +1

      najmo Asad abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @anisaabdishakurali1669
    @anisaabdishakurali1669 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiyo af soomaali wey dhameesay wlhi 😅peerka icadaaday

  • @sultaan_hareera1328
    @sultaan_hareera1328 4 ปีที่แล้ว +38

    Rose cade isagane wee ka waaleen zxp

    • @aishaabdullahi9699
      @aishaabdullahi9699 4 ปีที่แล้ว +1

      Kaas lkn miskin wuuba dhaafy wllh ayadoo laradsana uu ujeedo uu ismogysinaaye

  • @Abulwaagacusub2014
    @Abulwaagacusub2014 4 ปีที่แล้ว +37

    Caawa aan dAawani inshA allah hada waa igataalaa maqoslikaro waayo waa soomanahay🤣🤣🤣🤣

    • @ladiyaomar3121
      @ladiyaomar3121 4 ปีที่แล้ว +1

      Ano hurdo ku jiran aadan maqlay waan so booday ano umaleyo maqrib ilen waa casir waan is maawelinoyaa hada 😂😂😂😂

  • @mahamedmahamud6469
    @mahamedmahamud6469 4 ปีที่แล้ว +14

    Hda qosoL 😀 rabto channelka ck daawo 😅😅 wlhi ninkan funny waaye

  • @aaminojeylanimohamed6711
    @aaminojeylanimohamed6711 4 ปีที่แล้ว +11

    Odoy xaayo wlhi wd iga qoslisaa horey usoco my brother keep going

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Aamino Jeylani Mohamed abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @vaatihchannel2720
    @vaatihchannel2720 4 ปีที่แล้ว +36

    King ck illahay hanoo kaa daayo wlhi qof naga qosliya hadii aanu soomanahy iyo hadii kaleba pro waxan taageerahaaga ka mid ahay ilaa 2017 ilaa maanta oo ah 2020 keep goinbaan ku leeyahay ck famly ha noolaadaan meelkastoo ay joogaan ❤

    • @Abdiladhif_Anaa
      @Abdiladhif_Anaa 4 ปีที่แล้ว

      Plz subscribe inoo saara th-cam.com/video/hM-hf740_1g/w-d-xo.html

  • @xikmaawifilimsandvlogs5492
    @xikmaawifilimsandvlogs5492 4 ปีที่แล้ว +22

    Nambarkii c.k e sualaha loga jawabaye isodira Asxapey midkii hore Ima shaqeynayo

  • @happychanel1907
    @happychanel1907 4 ปีที่แล้ว +5

    Wansugay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Ck réactions very Nice bro 🤣🤣🤣🤣familly ck 1 M lik pls😱👌💕

  • @ridwaanrasmi4011
    @ridwaanrasmi4011 4 ปีที่แล้ว +17

    Wllh waa qoslay inta ila qososhay lik

  • @najmaahmed4602
    @najmaahmed4602 4 ปีที่แล้ว +7

    Shaadiya funny wlhi team ck hadaanahay waan kuwadanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @emreabdalla1341
    @emreabdalla1341 4 ปีที่แล้ว +14

    Ck aaabaha reactionka inad tahaY wku qiraY👑✌

  • @miirahnazap6201
    @miirahnazap6201 4 ปีที่แล้ว +18

    Team ck wan idin salaamay

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Salma Maxamuud abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @updirizakozman693
    @updirizakozman693 2 ปีที่แล้ว +3

    Ramadanta Ramadanteedii Ayaan Dawanaya Videoga🤣🤣

  • @abaxmire453
    @abaxmire453 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi anigo horey ufirsadey hadana king ck saad iga qosolsisay wlhi ilaah og rabi ha inaaga xifdiyo 😘😍😗😙😗 abwe

  • @abukarosman7612
    @abukarosman7612 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi barnamishkan mar horan arky qosolka iga dhamady Ck lkn wa igu sii daray😆😆😆

  • @umulibrahim1807
    @umulibrahim1807 4 ปีที่แล้ว +6

    Ck you really make me happy keep going my dear.

  • @muscabmmd4790
    @muscabmmd4790 4 ปีที่แล้ว +7

    😂😂ROOSE CADE MIDKA LAGU SAMEEYE MIDKAAN KASII QASOLBADAN WALAHI
    WAA KAA SUGEENAA
    KING OF REACTION 👑👑

  • @mariayusufjamac3929
    @mariayusufjamac3929 4 ปีที่แล้ว +4

    CK wllw Dar alle baan u qoslaa markaan ku arko Allaha ku dhawro ina Hooyo❤❤❤❤

  • @englogic2303
    @englogic2303 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh wale ck Nin lamida sida reaction loo bixiyo ma'anarag qosol Buu ugu dilay faar bay kujirta kulahaaa😱😱😱😱😱

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 4 ปีที่แล้ว +13

    😂😂😂😂😂😂😂 alla beerka shadiyo sharaf wlh wn iska jeclahy
    iga samir badan tahy lkn wlh
    Bari horan gacan uqaadi lahaa anu kuwan waraysibad shegiye dagaal sokeye ka dhici lahaa😂😂😂😂😂 inta lagaa xanaajiyo waliba camera laga dubayo wxkale wlh😂 dad camal waayay iga dheh😂😂

  • @sumayasimann3849
    @sumayasimann3849 4 ปีที่แล้ว +2

    Istaqfurah habeenki manoha dhigtidoo ck walasomanyahay nagadaaay yaaqeey

  • @zamzammaxamed1934
    @zamzammaxamed1934 4 ปีที่แล้ว +4

    CK waan sugayey qaybta 2aad CK wllo waxaan kaheley nashiidada aad ku soo duubtey masha all

  • @sancaanmuse67
    @sancaanmuse67 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck caadi ma tihid wlhi waayo arag tahy plhi
    Ku dhacday xtaa ma taqanaa gacan kuu tagay wlhi
    Keep going 😘👏

  • @mohameddirie888
    @mohameddirie888 4 ปีที่แล้ว +10

    Ck ninka ad one buck ledahay wa legend baarud player qaran wye ninki kooxda elman isku haye waye

  • @saabiryare4897
    @saabiryare4897 4 ปีที่แล้ว +20

    ck sxp mcn aadanka salada qimeey marka la adama kalamka alle quranka alle aa lajojiyaa ee hada kadib wall iska ilali aadamka

    • @asiyamoha2518
      @asiyamoha2518 4 ปีที่แล้ว

      Wll asxaaptaba adinka oo socdo ayy shekaysan jireen wax danbi ah kuma jiro

    • @saabiryare4897
      @saabiryare4897 4 ปีที่แล้ว

      @@asiyamoha2518 abayo alle kabaq waa bil ramadaan xadis sheek inee hadlayen shekayo

    • @raxmaaragsan8268
      @raxmaaragsan8268 4 ปีที่แล้ว +1

      wll video ga uu reaction ka bixinoya ayaa aadanka ka yeeraya ee ck maahan

    • @asiyamoha2518
      @asiyamoha2518 4 ปีที่แล้ว

      Wll ilhy wanka paqaya lkn xadiithka ma xasuusto balse عبد الله ابن مسعودayaa warinaya asagoo leh adinka oo socdo aya shekaysan jirnay nabigane scw waxba nama uusan oran jirin halkaas waxa kaga cad inaysan dambi ahyn hdiii ay tahy nabiga kma aamuseen
      Mahadsanid

    • @nuurjakula2280
      @nuurjakula2280 4 ปีที่แล้ว +1

      vidiowga astaan ka baxay waye aadanka meesha ck joogo ma.ahan tan labaad adinka in loo aamuso waajib ma.ahan lkn waa suno

  • @nastexo4519
    @nastexo4519 4 ปีที่แล้ว +27

    Wllhi saaa uso gayay lee part 2 ❤💉 king ck nin adag🤴💋

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      NAS TEXO abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @nastexo4519
      @nastexo4519 4 ปีที่แล้ว

      @@Halima400 kusaray apayo 🙏 ❤💉

  • @fahmamohamedimaan861
    @fahmamohamedimaan861 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣majoogti lee jag an kugu ahy 👍🏼ck👍🏼👌🏽Abowe wxn ka sudna Rose cadde noso gali Marwalba videoka ad sogliso wan ku qosla 🤣🤣mhdsnid Ck Abowe ❤️❤️❤️❤️Allaha haku xafido🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @hassanosmaan1059
    @hassanosmaan1059 4 ปีที่แล้ว +55

    Rosso adde isna reaction ksoo Bixi

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 4 ปีที่แล้ว +2

    Oday xayow gacan ku tagay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yuusuffarah1352
    @yuusuffarah1352 4 ปีที่แล้ว +10

    Nio one back dhipadnaa🤣🤣

  • @xasanmaxamuud9216
    @xasanmaxamuud9216 4 ปีที่แล้ว +2

    Hada 10daqiiqan dawaday waan qosliwaaye mahinoo lkn caawa markaa afuraa si kal iyo laab ugu qoslaa insha allah Ck. Iyo vs shadiyo sharaf waa qosol miiran wllhy

  • @bisharoabdullahi5777
    @bisharoabdullahi5777 4 ปีที่แล้ว +17

    next rosa cadde reactionk so pixi

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      bisharo abdullahi abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 ปีที่แล้ว +5

    😅😂😅😂😅😂😅😂😅😅😂👌Shaad iyo sononkortee ku. Kici yeeen waleee. Kow kow

  • @onlinemedia6693
    @onlinemedia6693 4 ปีที่แล้ว +4

    Wax Baa Dhacay 👇👇👇
    Please isoo Booqo

  • @Ismaaciil-jaceeloow10
    @Ismaaciil-jaceeloow10 4 ปีที่แล้ว +3

    Qaraabaddy wacatay one back dhagahaa laga tumi rabay kulahaa 🤣🤣🤣🤣 ck umadeena maahan

  • @saarabarreahmed1677
    @saarabarreahmed1677 4 ปีที่แล้ว +10

    Omar krish part 3 sugeyna walipa rosse cade plzzzzzzzzzzzzzz💜💛😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😥

    • @fikradwaahankeena
      @fikradwaahankeena 4 ปีที่แล้ว

      Saarabarre Ahmed isoboqo isar Sabiscareb

  • @osmaanlallana9015
    @osmaanlallana9015 4 ปีที่แล้ว +11

    Ck eating ku dayay wllhi 😂

  • @cafifoofficial8129
    @cafifoofficial8129 4 ปีที่แล้ว +12

    King​ ck Roose cade An kasugeenaa ❤️

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Cafifo official abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 4 ปีที่แล้ว +2

    Baaruud caadi ma ahan ciyaal Buulo Xuubeey ayaa yaqaanaaa

  • @qeyzyare7393
    @qeyzyare7393 4 ปีที่แล้ว +4

    Team king CK _one love my bro

  • @mankabashka1750
    @mankabashka1750 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck kada dhadhajiska qofta waa ku sideee pro

  • @caalincomedy4297
    @caalincomedy4297 4 ปีที่แล้ว +5

    Ck qosolkisii baa soonoq day bro keep go wing 👍

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 ปีที่แล้ว +18

    Hhhhhh yaah shadiyo 😂😂😂

  • @MobashiirMbLove
    @MobashiirMbLove 4 ปีที่แล้ว +10

    King Ck aniga oo xanun san oona sooman wlhi wad iga qosli siisay hhhhhhhh

  • @NeymarJr-xr3cx
    @NeymarJr-xr3cx 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck wlh mar walba oo Aan dareemo murugo Xagaaga ayaan u soo kacaa wlh really waxa thy qof aan taagero 👑

  • @qadaromar2929
    @qadaromar2929 4 ปีที่แล้ว +9

    RAMADAAN KARIIM WLLYAAL🙏❤

  • @aishaluula7098
    @aishaluula7098 4 ปีที่แล้ว +2

    Ck cwa mida la soo deyn rabo ayaaba ka daran eee reaction ka soo bixi iyo ROSE CADE intii igu raacsan like ta asxpta
    CK LOVE YOU SO MUCH ALL❤❤❤❤❤

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 4 ปีที่แล้ว +16

    I don't understand, These People While The Athan, Going On They Keep Talking!! Instead, of Remaining, Silent!! What a Disrespect!!!

  • @Halayaan14
    @Halayaan14 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa iska waaloosaa kulahaa wlh afsomali laxameesan ee ku hadlosaa
    Shaadiya sharaf

  • @gundhigamediashow1632
    @gundhigamediashow1632 4 ปีที่แล้ว +18

    legend of reaction ramadaan mubaarak

    • @Abdiladhif_Anaa
      @Abdiladhif_Anaa 4 ปีที่แล้ว

      Plz subscribe inoo saara th-cam.com/video/hM-hf740_1g/w-d-xo.html

    • @deeqoluulofficialchannel4484
      @deeqoluulofficialchannel4484 4 ปีที่แล้ว

      Walal mcn subscribers isar shugran

    • @Abdiladhif_Anaa
      @Abdiladhif_Anaa 4 ปีที่แล้ว

      @@deeqoluulofficialchannel4484 wll waan kuu saaray Plz subscribe inoo saara th-cam.com/video/hM-hf740_1g/w-d-xo.html. Dhibaatada tahriibka ....

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny6442 4 ปีที่แล้ว +5

    shaadiyo dhiigay leedahay m.a illaw wll la aan hana dhigin

  • @yusraawil7003
    @yusraawil7003 4 ปีที่แล้ว +5

    I love u ck for the sake of Allah ❤😍🥰🥰one love ck family ❤

    • @mohaofficial1396
      @mohaofficial1396 4 ปีที่แล้ว +1

      I love u ck for the sake of Allah 🙏🙏🥰

  • @aminaahmed4630
    @aminaahmed4630 4 ปีที่แล้ว +8

    walahi qosolma igu jaran wlky alaah hakafarxiyo sida noga qoslisay😂

  • @TechMaalis
    @TechMaalis 4 ปีที่แล้ว +4

    10:56 kudhacdo ma jogi jirtay kulaha ar shadiya 😂😂😂😂

  • @amranabdi9357
    @amranabdi9357 4 ปีที่แล้ว +6

    Ck adiYaaa videogi micna goni ah uYelee wlhi saa uqozlYE madxa i xanune lkn mara ika nixsY 20:18 waa fakdY wlhi wajigiz na majog li Yeee🤣❤❤❤❤❤❤💯💯🙏😘😘💋💋

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Amran Abdi abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 4 ปีที่แล้ว +5

    20:18 Hoogay walhi sidaan unaxay waan dhiman gaadhay😂

  • @zakipoi9114
    @zakipoi9114 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a keep going ck waa kutaageraa wlhi hore u soco pro

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 4 ปีที่แล้ว +18

    Ck in lagugu sameeyo ayaa wacn sidaan😂😂😂😂😂

  • @nabiilyare7788
    @nabiilyare7788 4 ปีที่แล้ว +1

    ck sxb qali wa axmed taajir oo kuleh Ramadan Karim

    • @khadarhapy2439
      @khadarhapy2439 4 ปีที่แล้ว

      Axmad taajir sxbow ree dhagaxbuur maad ahaanjirtay wiil aan yaraantii sxb ahaanjirnay oo axmad taajir ladhihi jiray ayaan kuu maleeyee

  • @ramlajama9101
    @ramlajama9101 4 ปีที่แล้ว +14

    Hhhh saa uqslyey tusbaxaa iga dhcy🤣

    • @zusanaxmed6185
      @zusanaxmed6185 4 ปีที่แล้ว

      Zoqdo mrkle ilen ani xta kula midn ahy 🤣🤣🤣

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Ramla Jama abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Zusan Axmed abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan

    • @zusanaxmed6185
      @zusanaxmed6185 4 ปีที่แล้ว

      @@Halima400 wn kuzary xppti Ramadan kariim 😋

    • @ramlajama9101
      @ramlajama9101 4 ปีที่แล้ว

      @@Halima400 hye abayo

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 4 ปีที่แล้ว +1

    Ck nadaara fanaan waaye muno miski aaladhaha reaction kasoo bixi like inti ilamidka ah

    • @Halima400
      @Halima400 4 ปีที่แล้ว

      Najma Ali Hussein - نجمۃ الصومال abayo subscribe isaar qruxay ❤️mahdsanid ⭐️🌙🌙Ramadan Mubarak

  • @mohamudislowmohamed6551
    @mohamudislowmohamed6551 4 ปีที่แล้ว +8

    King ck oday xaayow👑✌

  • @aragsaninaosmanaragsaninao7887
    @aragsaninaosmanaragsaninao7887 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣 King CK❤❤✔ Qaraxadaba Adaa Cusbo uYeeaYa wllka Wayn 🤣🤣🤣🤣🤣👍
    Keep going dear bro👌❣

  • @duniyokhadar8059
    @duniyokhadar8059 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk kalmadihii aan fahmiwayey waabad ii macnaysay ck balayo ayaadthy mucjiso

  • @mudinhoofficel5185
    @mudinhoofficel5185 4 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi video waan soo firsday lkn saan umaa qoslin markii aad reaction kaa sameysay plhi furay🤣🤣🤣🤣🤣