DANDAWI IYO WIILKISA QASAID CUSUB OFFICIAL VIDEO 4K 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #SaveYourInternet

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @hoodoxuseen2637
    @hoodoxuseen2637 4 ปีที่แล้ว +146

    Masha Allah manta tarikhdu waa 16/4/2020wxan jira 22years wxan rajeynaya in isha Allah caruurteydu dawan donan wn kahelay runti

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 4 ปีที่แล้ว +4

      Mahad dhamanted illahayba iska leh igaadhsiiyey wakhti qiimo bada

    • @aliabodid2044
      @aliabodid2044 4 ปีที่แล้ว +3

      Insha Allah... I hope your kids will see oneday

    • @hoodoxuseen2637
      @hoodoxuseen2637 4 ปีที่แล้ว +3

      @@aliabodid2044 thanks my bro

    • @aliabodid2044
      @aliabodid2044 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hoodoxuseen2637 waan isku leenahy Hoodo

    • @hodanhaybe8419
      @hodanhaybe8419 4 ปีที่แล้ว +1

      MaNsha Alllh

  • @user-eg4cv3wm8b
    @user-eg4cv3wm8b 6 หลายเดือนก่อน +126

    Alx waxan dawanyay 2024....inta dawata like❤❤❤❤❤❤

    • @abdoww861
      @abdoww861 6 หลายเดือนก่อน +4

      2024 oo bari soontahya ban dawanayna 😂❤

    • @user-fr3kw2rf3z
      @user-fr3kw2rf3z 5 หลายเดือนก่อน +1

      Malti 2 baad😂❤

    • @Khadar_leefka1121
      @Khadar_leefka1121 5 หลายเดือนก่อน +2

      Malinti 4aad ❤😂

    • @amenahmed-zm2pg
      @amenahmed-zm2pg 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @umumumtazqueen2518
      @umumumtazqueen2518 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdoww8611😊1

  • @Abdirahmangs
    @Abdirahmangs 3 ปีที่แล้ว +86

    Duhur ramadaan ah 2021 3:00 galabnimo maalintii 2aad ee ramadaanta ilaahay kharkeeda ayaan ku weydiisanay 🌙♥️

    • @maryamaruun7179
      @maryamaruun7179 2 ปีที่แล้ว

      Mnsha allh anh wxa dwnya mlin 11:52thy sacda ramdnta ey mryso 14 11bil kadib arky commntiga mnoshahy hda tollw

    • @user-jr4tq5ux7q
      @user-jr4tq5ux7q ปีที่แล้ว +2

      Wxan dawanaya 23/2/2023 saacadu ay thy 19:06 ramadaana wax yar naga xiGa allow nabad nagu gaarsii☺🤲🏾

    • @YahyeAhmed-fn5vp
      @YahyeAhmed-fn5vp 6 หลายเดือนก่อน

      ¹​@@maryamaruun7179

    • @user-qr3zz3qh9q
      @user-qr3zz3qh9q 5 หลายเดือนก่อน

      Sili

    • @user-qr3zz3qh9q
      @user-qr3zz3qh9q 5 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @Aishamohamed12345
    @Aishamohamed12345 3 ปีที่แล้ว +242

    Inta dawatey. 2021 allaha qayr hanooga dhigo ❤️😢

  • @abdilaahiahmedshukri5724
    @abdilaahiahmedshukri5724 4 ปีที่แล้ว +229

    😢 27,04,2020 isniin faransiska kaso dawanaya . Nabi muxamed Ku Jecliya 😢 😢 ❤️ ❤️

    • @abdilaahiahmedshukri5724
      @abdilaahiahmedshukri5724 3 ปีที่แล้ว +5

      Mar kale Caawa wa jimce . 05,03,2021 faransiiska kaso dawanaya nabi muxamed , caruurtayda xaskayga hooyaday iyo naftayda Adiga ka jecelahay.,, u ciil qaba mar uun riyo kugu arko, inkasto u qalmin, se ilahay kama quusan ❤️ ❤️

    • @faizamustafa2873
      @faizamustafa2873 3 ปีที่แล้ว

      Gashe

    • @maadiiichannel8623
      @maadiiichannel8623 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdilaahiahmedshukri5724 m.a wllo anah waxan kula daawanaya 2021 4//27 🕋❤️صلى الله علىه وسلم🖤💕☝🏿🤴🏼

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdilaahiahmedshukri5724 mar kale waa khamiis 6/10/2021 ku sali nabiga scw

    • @Iimaan_
      @Iimaan_ 2 ปีที่แล้ว +4

      @@galayrcade736 maanto isiin ah kusaliya rasulka scw scw scw

  • @abdullahisaid750
    @abdullahisaid750 2 ปีที่แล้ว +130

    Ilaahay Khary haynagu gaarsiiyo 2030, like inta daawanaysa Ramadan 2022

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 5 ปีที่แล้ว +48

    Masha allah dandaawi iyo kooxdiisa allah idin xifdiyo koox looga haray nabi amaanka wiilkiisa wada wanaagsan ayuu ku taba barayaa.

  • @roodamohomed7980
    @roodamohomed7980 3 ปีที่แล้ว +28

    Alx waan jecelahay nabiga scw🥰🥰🥰🥰💕💞💞💜💜💗💗😍😍😘😘

  • @farxaanmursal3853
    @farxaanmursal3853 4 ปีที่แล้ว +292

    Inta daawanaysa rabadanta 2020 like iisaar

  • @mohamethnazri5044
    @mohamethnazri5044 3 ปีที่แล้ว +103

    2021 ayaan daawanaya habeenka ugu horeeya bisha barakysan ee ramadaan allow khayrkeeda nasii ❤❤

    • @hindasaleebaan6701
      @hindasaleebaan6701 3 ปีที่แล้ว

      ambaaaaa🤗

    • @thetruthx235
      @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hindasaleebaan6701 afurka anigoo samaysanaya ayaan ku sugayaa.
      İlaahoow dumar ha noo waayin waan go’naye😂

    • @axmedaarshe4122
      @axmedaarshe4122 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah🥰

    • @shariifmaxamed4587
      @shariifmaxamed4587 3 ปีที่แล้ว

      👋👋👋👋

    • @eshlahassan5899
      @eshlahassan5899 2 ปีที่แล้ว

      @@thetruthx235 dumarku ma idinka naf weynyihin😂🤣

  • @RahmaAhmed-wq1yd
    @RahmaAhmed-wq1yd 4 ปีที่แล้ว +305

    Alx Caawa wa Ramadan 2020/4/23 Inta Iga Dnbeysa Liketa

  • @yunismohamed7275
    @yunismohamed7275 2 ปีที่แล้ว +5

    Qalbigad ka nagidahay markay midabka qaataan..
    Awlaad wxn ugu jeclahy kuwo iraaca dabeecad iyo muqaalba.
    Masha allah dandaawi iyo wiilkiisa

  • @hamseosmaan
    @hamseosmaan ปีที่แล้ว +10

    I love two people And two country Turkey 🇹🇷 And Somalia 🇸🇴 Every person who life in this county's I hope Best life And Best future. And Good lucky...!❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faysaldjilaldjilal6422
    @faysaldjilaldjilal6422 3 ปีที่แล้ว +57

    هده القصيدة هي اروع قصائد طنطاوي هدا الفتى المبدع يخلق عالم زاخر النشوة يمده الجمال والجاذبية بصوته الطفولي الحافل عفوية وبساطة

    • @asmamohamoud3232
      @asmamohamoud3232 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansh Allah illaahay isha ha idinka
      Illaaliyo

    • @rahmonnykooshin169
      @rahmonnykooshin169 2 ปีที่แล้ว

      كنت احسبه حرمه طلع رجال🤣

    • @user-ni3xe4sq5v
      @user-ni3xe4sq5v 9 หลายเดือนก่อน

      ​❤❤❤❤

    • @user-it4sb7gi1u
      @user-it4sb7gi1u 8 หลายเดือนก่อน

      ❤M.a ❤❤❤❤

    • @user-it4sb7gi1u
      @user-it4sb7gi1u 8 หลายเดือนก่อน

      m.a shallhy ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +232

    Ilove Nabi Mohamed SCW

  • @roodaomar340
    @roodaomar340 3 ปีที่แล้ว +20

    Inta ila daweyneysa 2021 ilahey janada haynagu kul miyo 🤲🙏❤

  • @kun-kamadun4809
    @kun-kamadun4809 5 ปีที่แล้ว +133

    Qasiidooyinka lagum gaaro jabuuti mashalah🔥🔥🔥🔥🔥

    • @amalismail298
      @amalismail298 5 ปีที่แล้ว +2

      Soo baro soomaliga😠

    • @DonKako
      @DonKako 4 ปีที่แล้ว +2

      Amal Ismail
      Maxaa ka qaldan soomaali geeda?

    • @kooswarsame4267
      @kooswarsame4267 4 ปีที่แล้ว +1

      Manshallah

    • @asiaa.rashed7908
      @asiaa.rashed7908 4 ปีที่แล้ว +3

      Shiki kuma jiro inay jabouti u hysato

    • @hanaansiciid4749
      @hanaansiciid4749 4 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 3 ปีที่แล้ว +15

    Ramadantii hore ayan wada dawanaynay qasiidan habaday manta ma noola 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahay janatul farduusa haku geeyo habo macaan ramadantan ramadanteedii way noolayd mantana laanteee 😭😭😭😭😭cidlo badan ayan dareemay aduunyo lugu waari maayo

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 3 ปีที่แล้ว

      Samir iman walal illahay ha unaxaaristo habo macaan iyada iyo umada nabi mahamed noleeba waa dhintee 🤲🏼😭

    • @bilyandhaan7379
      @bilyandhaan7379 3 ปีที่แล้ว

      @@waberihassan7867 aaaaamiiin wlll qaaali ilahay haw naxariisto habo🤲🤲🤲iyo intii dhimatayba inagana ilahay haynuga daba naxariisto🤲🤲🤲🤲

    • @yasircadde3143
      @yasircadde3143 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha unaxaristo

    • @user-Jaceylow
      @user-Jaceylow หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariisto

  • @drasmaabdirahmaan5997
    @drasmaabdirahmaan5997 5 ปีที่แล้ว +30

    Mansha alla ilahay Codka iyo caqliga haydin daayo, dandawi iyo wiilkisa

  • @nasradeik1734
    @nasradeik1734 5 หลายเดือนก่อน +5

    18/3/2024 bisha barkeysan Ramadan lugu jiraaa nabi amanka qadisadan ka helayyy allow nagaa aqbal sonkikiyo salada🥰🙏🙏

  • @adigadartaa9827
    @adigadartaa9827 2 ปีที่แล้ว +43

    2022 malinta sadexad e rabadan illahay inta dhimatey ha unaxaristo intena noolna heynoga daba naxaristo intena xanunsaneysa allaha cafiyo ramadan mubarak umatu muhameT scw❤

  • @FoziaMohamed-xc3gz
    @FoziaMohamed-xc3gz 5 หลายเดือนก่อน +32

    Fatum 2024 Like Wa adi❤😊😮😢🎉❤❤❤❤ Amina😊😢🎉❤😮

  • @axmedcabdisalam5437
    @axmedcabdisalam5437 4 ปีที่แล้ว +33

    يارب صل على خير الوجود ومن ** ساد النبيين والأملاك والرؤساء

  • @user-pd7nc3me8p
    @user-pd7nc3me8p 3 ปีที่แล้ว +161

    اصوووت في قمه الروعه تحيه لا اخوانناء الصومالين من اليمن

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 2 ปีที่แล้ว +4

      جمعه طيبه كطيبة قلبك وروحك حياكم الله يا شعب اليمني
      بكل تقدير والإحترام

    • @ahmedkarieh8102
      @ahmedkarieh8102 2 ปีที่แล้ว +2

      بل جيبوتيين و ليس صومالين

    • @amiirayusuf5320
      @amiirayusuf5320 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedkarieh8102 Me ut

    • @Bbemom458
      @Bbemom458 2 ปีที่แล้ว

      @@dr.khyriabasheir5064 you bi e

    • @mohammedjama770
      @mohammedjama770 2 ปีที่แล้ว +3

      Djibouti Somalia is same

  • @shukriosman9446
    @shukriosman9446 ปีที่แล้ว +13

    Wllhi qasiidadan waxy isoo xasuusisay walaalkey oo Iga jooga wadanka U.S.A oo ramadaantii hore ila joogay oo dhagaysan jiray hadana ilama joogo😢😢

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 11 หลายเดือนก่อน +23

    2023 ayaan daawanayaa hadaad iga dambaayso like iisaar👍🌻💐😊🥰

  • @hirsiabdi9741
    @hirsiabdi9741 3 ปีที่แล้ว +13

    Inta cawa oo Ramadan 3 tahay daawanaysa like saara
    14.4.2021from germany
    D

  • @MyTima123
    @MyTima123 2 ปีที่แล้ว +40

    2022 Ramadan May Allah protect our Somali brothers and sisters. Greetings from your sister in the uk 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸

    • @axmedcabdi2713
      @axmedcabdi2713 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah

    • @Boldmelanin
      @Boldmelanin 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ramadn mubarik ciid mubarik

  • @axmedibraahim8375
    @axmedibraahim8375 3 ปีที่แล้ว +22

    Scw scw scw
    yaa ila xadraynaya 2021
    💖😍

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 ปีที่แล้ว +32

    Ku saliya nabigeena maxamed scw wll qoraalkan ha is dhaafin🙏

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan jecel ahay waana rumeeyay nabigeena muxamed scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
    17/ 04/ 2021 ramadaan mubaarak
    Caawa waa 4 ilaahay khayrkeeda hayna siiyo alaahuma aamiin
    Kuna dedaala sumaha nabigeena scw iyo dariiqiisii inaynu raacno❤❤

  • @libanhussein5340
    @libanhussein5340 3 ปีที่แล้ว +32

    Aabo iyo WIILKII, Allah haydin barakeeyo.
    Qofkii lyrics ka carabiga garanayoow fadlan soo qor.
    Soon qaad wngsan dhamaan umada somaliyeed. 15/4/2021 Greece.

    • @RealSom4kReal-Som-4k
      @RealSom4kReal-Som-4k  2 ปีที่แล้ว +9

      Sxb Wa Kuwaas Sorry Intaan Kaa Daahaynay Sahaqada Igu Badan Sida Awgeed Igu Qaado
      . يارب صل على خير الوجود ومن ساد النبيين والأملاك والرؤسا
      محمد أحمد الهادى النبى ومن بدينه دين أهل الشرك قد درسا
      يا صاح عرج على واد الحبيب عسى تجد لنار الهدى من نوره قبسا
      وردد الطرف فى روضاته ابدا لعلك قلبك يشفى من ضنان وأسى
      وقل لأهل الحمى المكى من مضر هواكم فى فؤادى سادتى غرسا
      وأنتم مقصد الراجى وبغيته بكم ينال مناه عندما حبسا
      وكيف لا ورسول الله خيرته من نوره لظلام الشرك قد طمسا
      أصل لكم ملجأ والخلق قاطبة لولاه ما طلعت شمس وغاب مسا
      لك الشفاعة فى يوم المعاد اذا ضاق الخناق وجل الخطب والتبسا
      أعطاك ربك مالم يعطه بشر من الأنام فكل منك ملتمسا
      أوصافه الغر فى آى الكتاب أتت تتلى اذا قرىء القرآن أو درسا

    • @libanhussein5340
      @libanhussein5340 2 ปีที่แล้ว +2

      Comment kan waxaa bixiyey Ramadan tii Hore ee 2021 imikana waa Ramadan kii 2022.
      Alxamdulilaaah, caafimaad qab ayaan u rajaynayaa dhamaan umada somaliyeed meel ay joogta ba.

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc🥰🤩😇

    • @abaluul1683
      @abaluul1683 2 ปีที่แล้ว

      Sabaua 🥰🤣🤣

  • @hazel8882
    @hazel8882 3 ปีที่แล้ว +124

    I am listening to everyday sinece the Ramadan started, it brings such a peace in to my heart. May Alla bless Rasuulilah scw and may Allah protect us all.

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta daawanaysa 2021 is muujiya😍

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 ปีที่แล้ว +13

    Woow 3 millions vieuws mashallah the group well done my homeland Djibouti I am listening right now 18.23 Friday 9 March 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯☪️☪️👍🌸🌷💕💚💜

  • @marwaanxanuur8892
    @marwaanxanuur8892 ปีที่แล้ว +13

    6 October 2022 waxaan ku daawanaya magaalada Bogota ee waddanka Colombia annigoo tahriib usii ah Waddanka mareykanka. Eebbe Wayne ha igu guuleeyo hadafkayga inshaa allah.
    NEBI Allow waanku jeclahay.❤️❤️

    • @RealSom4kReal-Som-4k
      @RealSom4kReal-Som-4k  ปีที่แล้ว +4

      Alleh ha kugu guuleyo safarkaas insha allah adoo nabad qaba ayaan ku rajaynayaa

    • @mohamedkayse6054
      @mohamedkayse6054 ปีที่แล้ว

      Alle ha Ku nabad yeelo safarka wll Insha Allah eebe isku xidh niyow anigu Adiss ababa to Oslo Norway ukala tahriibe

    • @nimcomohomed1530
      @nimcomohomed1530 ปีที่แล้ว

      Asxbaata facebook baan kaala socoday natgty huuuno

    • @anawaal837
      @anawaal837 ปีที่แล้ว

      mataktay hda😁

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedkayse6054wll xage kaalasoxidhiidha muhiim ban kuuahe

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah teams family😍😍
    Abtiyo iyo ciyalkisa Samaleh, Talan, Ahmed, And warsama🎉🎉🎉🎉 Alla iskin barakeyo Waad nuuraysan❤❤❤❤

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 ปีที่แล้ว +7

    Woow 2.9 millions vieuws mashallah I am listening right now 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷💕💚👍🌸💜

    • @nemomostaphe5026
      @nemomostaphe5026 ปีที่แล้ว

      Scw scwscw scwscw scwscw 💖 the first to

  • @kaderyazka1074
    @kaderyazka1074 4 ปีที่แล้ว +43

    Yaa daawanaya Ramadan 12
    Maalin isniin ah
    Stay at home
    Illahow ramadan khayrkeeda nasii 🤲🤲

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว +7

    m.a dandaawi and wiilkisa yar ee leh little voice❤️
    7/04/2022
    Ramadaan kariim

  • @Hajiraabdirahmn
    @Hajiraabdirahmn 5 ปีที่แล้ว +46

    Mazh allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 ปีที่แล้ว +6

    masha aalaah inta dawanysa ramadanta 2021 ilhay ha inagu simo ramadanta kale inshaa alaaah🥰🥰🥰

  • @clcaziizcizo9877
    @clcaziizcizo9877 4 ปีที่แล้ว +66

    Dandaawi iyo wiilkiisa dad nabi amaanka looga hadhey teegeero dandaawi❤

  • @abdiazizodowaa662
    @abdiazizodowaa662 3 ปีที่แล้ว +17

    Ereyada qasiidadan waxa iska leh,sheekh jacfar al saadiq al mirqani,dariiqada al khatmiya-sudan. يارب صل على خير الوجود ومن ساد النبيين والأملاك والرؤسا
    محمد أحمد الهادى النبى ومن بدينه دين أهل الشرك قد درسا
    يا صاح عرج على واد الحبيب عسى تجد لنار الهدى من نوره قبسا
    وردد الطرف فى روضاته ابدا لعلك قلبك يشفى من ضنان وأسى
    وقل لأهل الحمى المكى من مضر هواكم فى فؤادى سادتى غرسا
    وأنتم مقصد الراجى وبغيته بكم ينال مناه عندما حبسا
    وكيف لا ورسول الله خيرته من نوره لظلام الشرك قد طمسا
    أصل لكم ملجأ والخلق قاطبة لولاه ما طلعت شمس وغاب مسا
    لك الشفاعة فى يوم المعاد اذا ضاق الخناق وجل الخطب والتبسا
    أعطاك ربك مالم يعطه بشر من الأنام فكل منك ملتمسا
    أوصافه الغر فى آى الكتاب أتت تتلى اذا قرىء القرآن أو درسا

  • @ifraxedebsan9779
    @ifraxedebsan9779 5 ปีที่แล้ว +69

    Waaw walee copy giisii ayuu dhalat wuu u egyahay sidiisana u qadayaa mnsha alah

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 5 ปีที่แล้ว

      Haa wlahi walaal copy giisii ayuu dhalay

    • @hamsehussein9625
      @hamsehussein9625 5 ปีที่แล้ว

      Manzha alh wiil io apihii

    • @xadizoon9565
      @xadizoon9565 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah dandawi iyo wilkizii

  • @abdirazakali7144
    @abdirazakali7144 3 ปีที่แล้ว +3

    Man Sha Allah waxaan daawan jirey wakhtiga rabadaana 2019 kii Anigoo jooga somaliya gaar ahaan gobolka buuhodle caawana waxaan kudaawanayaa dalka turkiga gaar ahaan gobolka karaman 2021😍

    • @mursaladan9239
      @mursaladan9239 3 ปีที่แล้ว

      Buuhoodle ma somaliyaa Somaliland dhe

    • @abdirazakali7144
      @abdirazakali7144 2 ปีที่แล้ว

      @@mursaladan9239 buuhodle waa deegaan Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faadumo4561
    @faadumo4561 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh qasiidadaan markaan arkey aabahy shiikh c/risaaq bn sooxasusty 💯💕

  • @user-ph3oz2kf6g
    @user-ph3oz2kf6g 6 หลายเดือนก่อน +3

    ALX nabad Qab alle Haynoo ku dhameeyo Ramadaanta Danbiyadeenana Ha dhaafo.❤aamiin😥💔
    Isniin.
    11/3/2024❤👏

  • @dooydiinsoor7972
    @dooydiinsoor7972 4 ปีที่แล้ว +15

    Inta nabiga jecel haku saliso scw

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah bashbash iyo barwaaqo allah kuu siyo

  • @pmchannel1033
    @pmchannel1033 5 ปีที่แล้ว +20

    Dandaawi Iyo Wiilkisaba waa Dad qaliya alle haydin dhowro guulaysta

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan mubarak 23/3/2024 hapeen axad so galayso
    Ramadanta khayrkeeda ilaahay ha ina waafajiyo dhamaanteen ❤🙏🙏

  • @meddadju1749
    @meddadju1749 5 ปีที่แล้ว +29

    m. Allah ilahy hanaga aqbalo zoonta 😚😙🤗

  • @abdiqaliqmohamedelmoge1555
    @abdiqaliqmohamedelmoge1555 3 ปีที่แล้ว +5

    Wlh waxan arkey anigo ilinta igasocoto wanjeclahay xabibkena scw

  • @mdarifuddin3128
    @mdarifuddin3128 4 ปีที่แล้ว +15

    Love from Bangladesh

  • @ahmedtaani9127
    @ahmedtaani9127 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta daawatey 2021 ✋✋❤️

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi 5 ปีที่แล้ว +13

    Mashallah wa is dhaley dandawi 👏👏❣❣❣

  • @sacdiaali8540
    @sacdiaali8540 ปีที่แล้ว +1

    Wa malinti 7 ee Ramadan ilahy inta hadhayna khayr haynagu dhameyo inti dhimaty ilahy haw naxaristo inti nool ilahy haynogo daba naxaristo amiina yaa Allah 🤲

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 4 ปีที่แล้ว +10

    Scw scw scw, mansha Allah dandaawi nebi amankiisa xog bn u jeclhy alle haydin xifdio yiriska geesinma ka muqata❤️❤️❤️❤️💯

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +1

    Allah, mahadleh INA Soo
    Gaarsiyay Ramadan 2023/3/25.
    Yaaa dib ugu Soo Noqday Bartan
    Dandaawi Team ❤️Only Legends
    Is muujiya .

  • @asmasheikhyoonis5450
    @asmasheikhyoonis5450 4 ปีที่แล้ว +27

    Ramadan mubarak 2020 yaa ila dhagaysanaya ilaahay hanala kulmiyo dhamaanteen Nabigeena mohomed (NNKH)

  • @abdiwalimahamudosman1142
    @abdiwalimahamudosman1142 2 ปีที่แล้ว +4

    Inta dawanaysa ramadanka 2022 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍 enjoying it walhy🥰

  • @jamilamohamed8630
    @jamilamohamed8630 4 ปีที่แล้ว +11

    Alxmdulilh malinki uhorerey e Ramadan 24.4.2020
    Ramadan mubarak

  • @nasraismail9087
    @nasraismail9087 3 ปีที่แล้ว +8

    aad ba u jecel lahay xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamzealaska6310
    @hamzealaska6310 5 ปีที่แล้ว +13

    codka wiilka yar waa wax aad lola yabo masha allh sida macalinkisa oo kale

    • @user-oy2vs5ec9w
      @user-oy2vs5ec9w 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wiilka cod kiisa waanba Ku hysta

  • @zumayaahmed4564
    @zumayaahmed4564 3 ปีที่แล้ว +1

    inta nabi mohamed jacel lika ii. saar 2021

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 4 ปีที่แล้ว +17

    Ramadan Mubarak dhamman Ummada Soomaaliyeed Meelkasta oo Aad Joogtan #2020

  • @cabdisalanserpiya4275
    @cabdisalanserpiya4275 2 ปีที่แล้ว +2

    Ku saliya rasuulka salalaahu calayhi wasalam 8 11 2021🥰🥰🥰🥰👏

  • @mahadoomaar708
    @mahadoomaar708 4 ปีที่แล้ว +9

    inta dhagaysanayza Ramadanta 2020 like iisara

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan ปีที่แล้ว +1

    Qasiido laxankeeda uu yahay sida layr qbow❤ Nebi muxammed csw Naftydaan ka jeclahy😊❤❤

  • @fatimasaid5458
    @fatimasaid5458 4 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka yar waa qurux law wllhi maasha allaah illaahay haku xafido eedo

  • @ridwaanmaxamed52
    @ridwaanmaxamed52 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalh Mashaalh 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰 mashaalh Mashaalh 🥰you 👍🏻

  • @mawa6603
    @mawa6603 5 ปีที่แล้ว +17

    Madha Allah dandawi iyo wilkisi Allah hani xafido

  • @alixasan489
    @alixasan489 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Kariim 2022 My favourite Qasiidah❤️📿

  • @Muhammadali-qy3jn
    @Muhammadali-qy3jn 5 ปีที่แล้ว +53

    Ramadan kariim All Muslim 🌙🕌🕋🕊❤

  • @nasramohamed7403
    @nasramohamed7403 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah wll nosobadi

  • @khadraomar1
    @khadraomar1 4 ปีที่แล้ว +5

    Maanta bishu waa 6/5/2020 3:21 Wednesday hargaysa baan ka dhagaysanayaa codka wiilka I deeqay dandaawi wuu is dhalay qurux iyo codba😍😍😍😍😍😘

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 ปีที่แล้ว +1

      23/april/2021 sanad ka dib marki aad faaladan qortay ayan ana dawanaya waxan rajaynaya inad caafimad ku so gaadhay ramdantan, hargysana kusi sugantahay

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 2 ปีที่แล้ว

      Labo sano kadib aniga ayaa daawanayaa marki aad faaladan ka qorteen 26 April 2022 Oo Ramadan aan afurki afka ku hayo aniga waxaay ii tahay 20: 50 somaliana waxay u tahay 9;50 habeenimo alxm wax walba

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 Waraysigiisi MMTV Kadip Bn daawanayaa RAMDAAAN MUBARIK 🌙
    ALLOW SANDKAAAS IYO KUWO KALOO BADAN CAAFIMAAAD IYO CIMRI DHERER HAINAGU GAADHSIIYO DHAMAANTEEEEEN AMIIN🤲
    FROM LAASCAANOD🐎

  • @aishaasha6680
    @aishaasha6680 3 ปีที่แล้ว +14

    اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا والرسولنا وسيدنا وحبيبنا محمد عليه افضل صلاة وسلام❤

  • @aadanmaxamed3505
    @aadanmaxamed3505 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa dib usoo noqotay 5/3/2023
    Soonkina nagu soo food leeyey like iisara wll

  • @xamsemawliid4602
    @xamsemawliid4602 5 ปีที่แล้ว +17

    mataana la modaa alahayow wiil baari ah uga dhig amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @xiiladcusub8808
    @xiiladcusub8808 3 ปีที่แล้ว +13

    ماشاءالله اللهم صل على سيدنا محمد وءاله وصحبه وسلم

  • @diamondlyrics9295
    @diamondlyrics9295 3 ปีที่แล้ว +4

    ¡nta dawanaysa ramadaanta 2021 like

  • @Goor_somali_media
    @Goor_somali_media 2 ปีที่แล้ว +1

    I,m listening 2021 love iisaara saaxiibayaal

  • @user-bt3qi6wr8h
    @user-bt3qi6wr8h 7 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤masha Allah Masha Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @BashiirCabdi-zc7hj
    @BashiirCabdi-zc7hj 6 หลายเดือนก่อน +3

    The first day of ramadan🎉❤
    3/11/2024♾️💓

  • @cabdifataxnaasir4167
    @cabdifataxnaasir4167 5 ปีที่แล้ว +24

    Mansha allah wiil iyo waalidkii hore usocda

  • @nasriinabdirisaq7492
    @nasriinabdirisaq7492 ปีที่แล้ว +2

    30/3/2023 maalin khamiis ah ❤❤❤ dawaday inta ila dawatay love saara idinkoo mhdsan
    Maalin ramadaan ay tahaymalintiu 8aad❤❤

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 ปีที่แล้ว +15

    RAMADAANTII 2020 ALLAH NABAD QAB HA INAGU GAADHSIIYO
    AAAMIIN AAAMIIN

    • @ismo_official
      @ismo_official 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan nasiib u yeeshay inaan comment ka bixiye ramadam day 6
      oo ah 2021

  • @cumarcali2661
    @cumarcali2661 7 หลายเดือนก่อน

    2024 yaa ila dhageesanooyo qeer cafimaad iyo barwaaqo ayaa u rajeynayaa qofwalbo muslim ah oo maanta soo gaarey sanadkaan❤❤❤

  • @dekadaher4347
    @dekadaher4347 4 ปีที่แล้ว +21

    Samaleh et son père des beaux artiste des voix impressionnants c est très réussi ramadan karim

  • @ladychannel9199
    @ladychannel9199 5 หลายเดือนก่อน +1

    5 Ramadan 1445
    15 March 2024. Alle khayrkeda hayna waafajiyo❤

  • @ibnuadem8934
    @ibnuadem8934 5 ปีที่แล้ว +30

    Mnsha allah mnsha allah wiilyo waalidki xafiduhu allah

  • @caashobashiir6695
    @caashobashiir6695 ปีที่แล้ว +2

    Malinka 3 ramadaanta 2023 yaa soo bokbday qasiidada farta taaga☝

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 1m igu badala bogga laga soo dhigay qasaa'idadan aadka u baxsan.❤

  • @user-nn6ou2ec2p
    @user-nn6ou2ec2p 7 หลายเดือนก่อน

    dandawe wali waan dhagysta qsiidadan 4sano kadib baan daawanaya
    bishu waa 2023.jan.28 ramadaana waxa kahadhay 1bil iyo 11cisho
    ilaaahay hana gaadhsiiyo liketan haila dhaafina wll😍😍💯👍👍👍👍

  • @hadiyadhagysouuunnaa6617
    @hadiyadhagysouuunnaa6617 5 ปีที่แล้ว +8

    msha allh abooh iyoh inankiiz alleh hydinbarakeeyoh

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 2 ปีที่แล้ว

    Qasiidan waxa nasiib u yeshay Ina muqal keda dawado ramadan 2022 wa qasiido aad u macan masha Allah💜❤️❤️💛💙😘😘😍

  • @afrahafrah8747
    @afrahafrah8747 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah qasido 2020malonta kowad ee ramadanka 24:bisha afarad