Xasan Aadan Samatar Heestii Maalmaha Qalooca (Kaban) Exclusive🔥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 14

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 2 ปีที่แล้ว +1

    Jiim yaa Jiim Shiikh Muumin! Mid ka mid ah boqorradii dunida ee cuudka!

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว +2

    Yes yes yes yes yes

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Gacantii xudeydi ma ahan walal
    Waa gacantii jiim shekh mumin
    Allh yarxam labaduba dad weynow
    Bal kala sara ma xudeydibaa mise waa jiim

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว

    Nice erayada wxaa lahaa ahn abwaan maxammed cali walash(kabo cune) oo reer puntlnd ahaa

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 9 หลายเดือนก่อน

      Waar naga aamus riwaayadii Galbeed waa la xoreeyay baanu ku daawanay oo Xasan Ganey lahaa

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 9 หลายเดือนก่อน

      @@xasanmagafe5780 meeshaa doontid ku daawo qisada heesta ina Cali Walash ayaa lahaa ama fannaanku riwaayadda haku so qaato ama yuu kuso qaadane.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@xasanmagafe5780riwaayadaha dad kle ayaa heeso ku darsan jiray ma wax qof lahaa baa mooddeeen dal baa lahaaye.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 6 หลายเดือนก่อน

      Riwaayadda ma geney baa lahaa dad soomaaliyeef baa isku darsaday qofba waxbuu gaysan jiraye ​@@xasanmagafe5780

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 4 หลายเดือนก่อน

      Riwaayadda ummad soomaaliyeed baa lahayd wax la isu gaystay bayna ahayd.​@@xasanmagafe5780

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah heestan aadbey iso jidatay

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 5 หลายเดือนก่อน

    Maalmaha Qallooca waa hees wayn aun Gabyaa wayn baa lahaa malaha kuwa buraaburi jiray.
    Mxmmed Cali walash Caydiid Kaba cune oo la oran jiray Nugaal Poet baa lahaa.
    Haku dhicin.

  • @HiilDanTV
    @HiilDanTV 2 ปีที่แล้ว

    Good Job..❤

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 ปีที่แล้ว +2

    Yes yes yes yes yes yes yes