Yaa ugu caqli badan asxaabtayda PART TWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 460

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 ปีที่แล้ว +299

    Ado aamusan Hadad Qoralka Akhrinayso Like-apti😅😅😅

    • @ayaanmaxamed7090
      @ayaanmaxamed7090 ปีที่แล้ว +2

      Hada ma qof sheekeynaya oo wax akhriya ayaa la arkay 😂😂 lol😂😅

    • @ina_Ali_mohamud-qp6ie
      @ina_Ali_mohamud-qp6ie 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry waan qoslayey😂

  • @mohammedabdirashid5836
    @mohammedabdirashid5836 ปีที่แล้ว +84

    Part three Macallinka hala tijaabayo
    Yaa igu raacsan✊️

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +105

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨❤️

  • @hamdamoha569
    @hamdamoha569 ปีที่แล้ว +52

    Macalinka caqligisa hala tijabiyo part 2😂😂😂

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 ปีที่แล้ว +19

    Dhakhtar wad garatay 1 ugudan baysay anaa ku sa xeexay 👏👏👏👏👍 soobadi wll qali inamada 👍💯haloosaro si aynogu soobadiyaan waa mahad santihiin tiim dhakhtar wa idi salaamay asc

  • @muhacaday8806
    @muhacaday8806 ปีที่แล้ว +77

    Dhakhtar so funny 😂

  • @hadiuaadem4630
    @hadiuaadem4630 ปีที่แล้ว +5

    M.sh waxa ugu caqli badan dhakhtarr hore usoco wll mcn

  • @asomasoum6873
    @asomasoum6873 ปีที่แล้ว +22

    My fav youtubers Dhakhtar &Qays❤🎉

  • @sainabsamatar1002
    @sainabsamatar1002 ปีที่แล้ว +8

    Ma shaa Allah gosalkii waayo badan nagu dhaganaa ayaa nagayimid waad mahadsantahay dhamaan tiin 🤣🤣 thank you brothers😊

  • @sahramohamad6039
    @sahramohamad6039 ปีที่แล้ว +14

    Masha alah caqaliga iyo cilmiga ilahey ha idin siyadiyo cimiri dher iyo cibado wangasan ilahey ha idin siyo walalo an jeclaha tihine gulesta

  • @MohamedAli-yi2wu
    @MohamedAli-yi2wu ปีที่แล้ว +29

    Dhaqtar has highest IQ teste we need more videos

  • @Ibnu-isse32
    @Ibnu-isse32 ปีที่แล้ว +8

    Coming soon 100k
    Hambalyo Hambalyo
    Sxbow part3 soo dhig😆😅😆funny wyye

  • @caaliyacabdijaamac8461
    @caaliyacabdijaamac8461 ปีที่แล้ว +4

    Dhakhtar channel kiisa manta kuso biirey muqaladisa Badi waan daawadey mansha allaaaaah keep going wllo❤️

  • @nuuranuura5568
    @nuuranuura5568 ปีที่แล้ว +5

    Mashalllh hore u socada inaamadayadiii

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 ปีที่แล้ว +8

    Dhakhtar iyo qays baa maskaxda kashqqysiyay ninka dhexda kujiraa maskaxda ka shaqysi dhahaa ama cullayskeda iska dhig wuuba ka wahsanyaa inuu suuasha iskudyo xitaa😂😂😂😂

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 ปีที่แล้ว +1

    Qaysooow balyad thy wlhi lkn all legends ba tihine ragu sualha wey ku naxeen

  • @misskushkush3904
    @misskushkush3904 ปีที่แล้ว +12

    Dhakhtarow inader garacsanidah 1:6 so daynaysah xili qadadah 😂😂

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 ปีที่แล้ว +17

    Keep going Brather ❤

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +5

    Dhakhtar Ciylki Horre ee H Qaylo😂😂🙌

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว +3

    Waa Barnaamij aad u fiican, soo badiya

  • @maxamanurcabdiosman2043
    @maxamanurcabdiosman2043 ปีที่แล้ว +2

    Dad funny tihin so badiya de part three so sameya😀

  • @naruuro2588
    @naruuro2588 ปีที่แล้ว +5

    😂 wllhy funny tihine sada noga qozlizane wa ku mahdzntin ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +7

    Four legends always legends keeps goings 💘⚽️

  • @baashyuuro853
    @baashyuuro853 ปีที่แล้ว +1

    Qays qeysar legend ayaad tahay
    Waan kusalaamayaa
    Keep going dhammaantiin

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 ปีที่แล้ว +1

    War abti barnaamij yadan wax laga faa idayo soo badi
    Thanks dhakhtar

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 ปีที่แล้ว +6

    Istaqfurallah 😂😂😂😂
    Meeeelaan ka Fileeeen buuu Suasha KasO saraYeyy😂

  • @najuuhamusa5224
    @najuuhamusa5224 ปีที่แล้ว +6

    Mashlah qays waa muxtaram
    كفووو يا غيث ❤

  • @nasracilmi6600
    @nasracilmi6600 ปีที่แล้ว +4

    Daacad u qosley wllhi so smart brothers

  • @amalahmed5552
    @amalahmed5552 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wad nga qosliseen alle ha idnka kenee

  • @Saymaname77
    @Saymaname77 ปีที่แล้ว +3

    Macalin soo badi😂😂😂

  • @amenhassan6993
    @amenhassan6993 ปีที่แล้ว +1

    number 7 weeye

  • @HoodoKhadar-yx4eu
    @HoodoKhadar-yx4eu ปีที่แล้ว

    Haye anaa su all in weydiinaya su all goormaa Al xidhaa albaabka

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว

    runtii muuqalkan iyo ka kahoreeyba cawan dawaday runtii waxbadan wanka faaiday qarna waan garanayey masha allah wllky dhakhtar soodabi muuqaladan ookale runtii amiga ahaan wey icajabiyeen

  • @ayaancumar187
    @ayaancumar187 ปีที่แล้ว +1

    Soobadi blz dhkhatar keeb going bro

  • @zalmaahmet565
    @zalmaahmet565 ปีที่แล้ว +5

    Ninka idiinku caqliga badn kaligay baa garanaya😂

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 ปีที่แล้ว +1

    Qays wlhi Wu iga qosliyey

  • @user-hq4cv4rx4f
    @user-hq4cv4rx4f 11 หลายเดือนก่อน

    Dhaqtar ayaa ugu aqli badan abowe waku jeclahay

  • @sahraabdi3814
    @sahraabdi3814 ปีที่แล้ว +1

    Dr hala gaadhsiiyo 100 tageero u ahay qays dr ❤️‍🩹

  • @NuurApthiJama-il7zu
    @NuurApthiJama-il7zu 8 หลายเดือนก่อน

    BARNAAMIKAA SOO CELIYA ZXP WLHY WAAN KA HELEE

  • @Suhaibtv.
    @Suhaibtv. ปีที่แล้ว +6

    this is so funny wllhi😂😂😂

  • @abdirashidhashi5955
    @abdirashidhashi5955 ปีที่แล้ว

    Wlhi barnaamijyadaan aad ban u jclhy sxb soo badiya 😂😂😂😂

  • @tayasiirsaed3345
    @tayasiirsaed3345 ปีที่แล้ว +36

    98%buu aqli badanyahay dhakhtar 89%qaysqaysar uu daa 78%maxamed😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cadceed11
    @cadceed11 ปีที่แล้ว +1

    Macalinku waa xigmad maydhan haduu massage kaygan akhriyo ama adigu tus, maanta ayaan suuqa ku kulanay runtii waa shaqsi aan is badalin marka uu muuqaalka ku jiro iyo marka uu tooska yahay, waan idin wataa barnaamij yadani waa cajiibe soo badiya

  • @Cristiondodudh
    @Cristiondodudh ปีที่แล้ว

    Dr noo soo badi ppz

  • @1962yusuf
    @1962yusuf ปีที่แล้ว

    Mohamed niyadsame is The best. Asc

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 ปีที่แล้ว +3

    ❤️❤️❤️❤️ALLAH ❤️❤️❤️❤️

  • @munacabdi5171
    @munacabdi5171 ปีที่แล้ว +1

    Dhakhtr fany

  • @kaltuunaxmed564
    @kaltuunaxmed564 ปีที่แล้ว +2

    Qosolka markaad ubaahdo Dakhtar baan soo booqdaa🤣🤣♥️

  • @hannahaji7067
    @hannahaji7067 ปีที่แล้ว

    Inaan hlkaas fadhiyo ayay ahyd waan ka wan ka wada jawaabay sualaha

  • @munaapdirsak4268
    @munaapdirsak4268 ปีที่แล้ว

    Maxamed waa eber😭😂😂

  • @asmaibrahim7795
    @asmaibrahim7795 ปีที่แล้ว +1

    wax kale tihin walhi dhamaantii alle ha idin xafido walalyaal😂

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 ปีที่แล้ว

    Labo un baan garan waayay inta kale si saxa baan uga jawabay😍

  • @mustaphefaisal4109
    @mustaphefaisal4109 ปีที่แล้ว

    My favourite You tube channel Shakhtar Keep going pro

  • @mariyafaysal7780
    @mariyafaysal7780 ปีที่แล้ว

    Wlhi taa xaflada Mooyee waxaba waan garanayy

  • @xaawaaadam3478
    @xaawaaadam3478 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣🤣🤣masha.allah soo badiya

  • @ahmedhadiya9642
    @ahmedhadiya9642 ปีที่แล้ว

    Mid ii aag fadhiiya kulaha masjiidku albaabo badan buleyahay

  • @naimamuuse1553
    @naimamuuse1553 ปีที่แล้ว

    M.a wllo dhamaantiinba rabi ha idin xafido aad baad nooga qosliseen su'aalo faa'idO iyo waxtar lehna waad nala wadaag teen . Part three soo sameeyo .
    Aad bn ugu faraxsanahy in aan mnta ku soo biiray channelka dhakhter🥰hor mar wcn dhmntiinba❤🥰👏👏👏

  • @salmafarah1256
    @salmafarah1256 ปีที่แล้ว

    Walal igu casuun su,uul

  • @cadceed11
    @cadceed11 ปีที่แล้ว +3

    Coming 100k 8k aan maanta dhamays tirno saaxiibayaal, waa farxad wayn in aam 100k.kee maanta gaadhno ileen kanaalka waan wada leenahaye

  • @zaynabxirsi393
    @zaynabxirsi393 ปีที่แล้ว +1

    Rag ba is helay😂

  • @zuuriyaasin455
    @zuuriyaasin455 ปีที่แล้ว +1

    Dhakhtar hore usoco maan👑

  • @titicadey8811
    @titicadey8811 ปีที่แล้ว +2

    Keep up wilashydi ❤

  • @hafsaali6083
    @hafsaali6083 ปีที่แล้ว

    Masha allh waad aqliweyntahy aclibalaaran nice rabigey haku xafido

  • @xasanjamac8218
    @xasanjamac8218 ปีที่แล้ว +3

    Best freinds for ever❤🥀

  • @xawacabdicasis4317
    @xawacabdicasis4317 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 horta dhakhtar waa fany walhi barty 3 wll

  • @zeidmohafagende4003
    @zeidmohafagende4003 ปีที่แล้ว

    Best somali youtubers Kep going

  • @imc9270
    @imc9270 ปีที่แล้ว +1

    #Macalinku wa another level💯💯

  • @cabdisamiicmohamed3184
    @cabdisamiicmohamed3184 ปีที่แล้ว +3

    War sxb video yada lasoo dhaqsada

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 ปีที่แล้ว +3

    Caqligii meesha kuma haysaane wax akhriska badiya maskaxda koriya😂😂✌

  • @marwadeeq5551
    @marwadeeq5551 ปีที่แล้ว +1

    DHakhtarr in the building♥️🤴

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 ปีที่แล้ว +2

    Part three Waxaad ka dhigtaan suaalaha googaalaysi ama diini

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska9270 ปีที่แล้ว +1

    Macalin guray legend

  • @user-bg8gm3oh7y
    @user-bg8gm3oh7y ปีที่แล้ว

    Qays qeyser waa qosolkii oo qofa

  • @djamaboulboulsaredo1990
    @djamaboulboulsaredo1990 ปีที่แล้ว

    Machaallah waa suaalo ubaahan in aqliga laga shaqaay siiyo

  • @sundusladan7971
    @sundusladan7971 ปีที่แล้ว +2

    6:39🤣🤣🏃‍♀️

  • @hannyyousuf597
    @hannyyousuf597 ปีที่แล้ว +1

    Hhh wllhi qays is difaaca kaga yaapay anyway keepgoing all of you from team qaysqayser🤍

  • @Jookar.official
    @Jookar.official ปีที่แล้ว

    fav youtuber Qays

  • @omarhadi8592
    @omarhadi8592 ปีที่แล้ว

    The smart one is qeys like always

  • @hamdadeeqa1879
    @hamdadeeqa1879 ปีที่แล้ว

    Wlhi inbadan baan garanyey

  • @user-bm3kh4pr8b
    @user-bm3kh4pr8b ปีที่แล้ว

    maachaallah vous etez des inteligent mais le professeur et meilleurs parmit vous

  • @mukhtaarbaashediiriye3336
    @mukhtaarbaashediiriye3336 ปีที่แล้ว

    Wllhy bilaahy inaan sheegay anigoon daawan ka hor

  • @abdihakimsheikh7724
    @abdihakimsheikh7724 ปีที่แล้ว +2

    I love this program keep going my brothers

  • @kokobulle4567
    @kokobulle4567 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa barnamij waxtar leh noosoo badiya

  • @srp0628
    @srp0628 ปีที่แล้ว

    8kun ba ka hadhsan 100k isha allh wd gadhysa sxp Mahmoud mohmed dhakhtar

  • @najmacumar5327
    @najmacumar5327 ปีที่แล้ว

    Wllo sobadiya oo laso dhakhsada incha allah 200k bishan wa inaynu gaadhsina 🥰

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 ปีที่แล้ว

    Wlhi 3 wan oga balse sbbta ayan ogen ad adiga shegtay aniga ahan wxn oran laha 12-6-3 ma fahantay balse aadii aad wan ka haya Macalin 🙏🏻

  • @samsamxuseen3584
    @samsamxuseen3584 ปีที่แล้ว

    Hhhh so badi Huno qali mahadsanid no so badi

  • @upthikani259
    @upthikani259 ปีที่แล้ว

    Video ga Video gaa xiga 100k I.a

  • @wardamoh4603
    @wardamoh4603 ปีที่แล้ว

    Naftan dhex waa qosal

  • @xamdawacan
    @xamdawacan ปีที่แล้ว

    Soo badiys wallo

  • @xamdaxamda641
    @xamdaxamda641 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣 kiifuray baafuray

  • @sadiiqburmad4589
    @sadiiqburmad4589 ปีที่แล้ว

    Soobadiya zxpyaal

  • @sabringani5518
    @sabringani5518 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ba iga qosliyy walahi waxarabd 😅

  • @zamandaljaja5438
    @zamandaljaja5438 ปีที่แล้ว

    JALASKAA LA GARAACAY EE ALBAAB LAMA GARAACIN

  • @misssuuro6543
    @misssuuro6543 ปีที่แล้ว +1

    Kii furay baa furay😂😂

  • @mohameddagane5467
    @mohameddagane5467 ปีที่แล้ว

    Wka helay Legend No so Badi Brother 🖤🖤🖤

  • @hiboluusa1087
    @hiboluusa1087 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar ❤

  • @Mustafe12
    @Mustafe12 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamay sxbyl💯

  • @farduusmaxamud2463
    @farduusmaxamud2463 ปีที่แล้ว

    Mai Fv TH-camrs♥️

  • @ubaxibrahim199
    @ubaxibrahim199 ปีที่แล้ว

    Masha allh keep going dhalinyaro