DEGDEG: Faadumo Ibraahim oo ka Faallootay Colaadda Laascaanood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 276

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahayoow adaa awood lehe reer somaliland talada iyo towfiiqda iyo tobada noo hagaaji somaliland bogeeda burca iskumari cadowga somaliland ilaahayoow jabi inshaallah calanka tawxiidka leh ilaahay ayaa ku filan inshallah

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Towxiidku midooba weeye?

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 ปีที่แล้ว

      @@nasragulled2811 kkkkkkkkk hadad xiiso u qabto midow u tag kaligaa ciidanka qaranka guul inshallah

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว +1

      Naga daa saxiibey ciyaarta calan towxiid leh iyo tafaraaruq isma qabtaane dee muslimiintoo dhani waa walaalo
      وأعتصموا بحبل الله جميعًا ولا تفرقوا

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 ปีที่แล้ว

      @@nasragulled2811anaa u dhashy mudisho dawladah irisamale
      Ninkii kuduula anuu igu duuly
      Iririyaa uuf daarod soo daa waxad hyso

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      لا حول ولا قوة الا بالله
      Waa Rajab bishu

  • @alikeys776
    @alikeys776 ปีที่แล้ว +6

    Guul Somalia 🇸🇴 ssc 💪🏻💪🏻💪🏻💙🐎🐎🐎🐎

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 ปีที่แล้ว +7

    Waa run adigaa udhintey ha igu qasbin aniga kulama dhisan Somaliland. Plz hakugu filaato adiga.

  • @acacius9903
    @acacius9903 ปีที่แล้ว +21

    Can we make her our Queen of Somaliland. I love her. She is one of the best Somalilander ever. We are lucky to have her. Share her video to all your friends and families of Somaliland whether inside Somaliland and outside Somaliland.

    • @cabdicano8698
      @cabdicano8698 ปีที่แล้ว +1

      Madaxweyne ha no noqoto !!

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +2

      sadly, those so-called media clowns are missing the point! they seemed lost cause

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 ปีที่แล้ว +2

      What about boqolaal kii ay dishay Smn.kuwaasi malooma hooyaanbaa?

    • @acacius9903
      @acacius9903 ปีที่แล้ว +2

      @Fatuma Nur Your people help kill over 500 000 Irir Samaale Hawiye and Isaaq. Wtf are you talking about. If you want genocide so bad you might get. Be careful what you wish for because you might just get it.

    • @hanalander
      @hanalander ปีที่แล้ว +1

      @@fatumanur2227 faqash stop being delusional and take your head out of the sand, here we are talking about facts not faqash propaganda!

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 ปีที่แล้ว +11

    Fariid fariid dhashay Allaha ku sharfo runtaad taabatay 🎋

  • @fardowsasuldan3111
    @fardowsasuldan3111 ปีที่แล้ว +3

    Malin aan manta ahayn ayaad ka sheekayn ogw bishuna waa Rajab

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +3

    Guuuuuuuuuuuuuul somaliland

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 ปีที่แล้ว +3

    😁😁😁Naag cay ku ciil baxday iga dheh.
    Dhulku waa dhul dhulbahante ee isaaq maleh.
    Garaad jaamac garaad Ali sunta isaaq ka ilmaysiisa.

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 ปีที่แล้ว +1

      Garaad jamac garad Ali sunta isaaq

    • @ayaanmagaalo9149
      @ayaanmagaalo9149 ปีที่แล้ว

      That's true🤣

    • @noahD1636
      @noahD1636 ปีที่แล้ว

      Abtiyaal runtii sifiican umuu hadlin graadku, Waan u hanwaynaa. Waa reerka I dhalay B, same. Musena ma dhaamo. ILAAHAY ha kala QABOOJIYO.

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 ปีที่แล้ว +4

    Habaryahahay,jiran.garaadka,afka,kaleexi.waad,ciilantahay,from,wiil,ogaadeen

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah guuuuuuuuuul somaliland

  • @sundusmohamed6699
    @sundusmohamed6699 ปีที่แล้ว +3

    walee dhulbahante inuusan idin rabin

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว +1

      Reerku dhulbahante ayey ku wada waasheen reerku, waxey dhuusa moodayeen aya xaar ku noqday 😂😂

  • @yonisali9841
    @yonisali9841 ปีที่แล้ว +3

    Calanka yaa caabuda ma maqline edo🇸🇴

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 ปีที่แล้ว +3

    Nabadgalyada ilahay baa bixiyee adieu ma bixisid

  • @mruun2509
    @mruun2509 ปีที่แล้ว +4

    Muuse hadaa ma wilkiisa dhimanaaya Garaadka afkaaga ka leexi Fadumo

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland haday somalia isku noqonayaan referendum afti la qaado mooyee iga walaan lagu noqoneyn
    Eydu ha cido…oo bakhbakhdaa ha guraan…calan bluug ah oo lala ordo wuxuu shegeya iska yar…ciday caano kaga daataan baynu eegi

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 ปีที่แล้ว +5

    Qabyaalada iska daa fadumo afcasey

  • @aadanxasan8910
    @aadanxasan8910 ปีที่แล้ว +3

    Waa run burburka dalka ayaa kaxun way doonayaan

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 หลายเดือนก่อน

    Geesiyad❤❤❤❤.faduumo

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 ปีที่แล้ว +4

    Guul jamhuriada somaliland

  • @ayaanahmed6694
    @ayaanahmed6694 ปีที่แล้ว +1

    Walhi she is make me cry

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 ปีที่แล้ว

    Alleyllehe waa microphone ka iga weeci, Faadumo Fariid❤😂😊😊

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +2

    Guul SSC 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @alikeys776
      @alikeys776 ปีที่แล้ว +1

      Guul Somalia 🇸🇴 ssc 💪🏻💪🏻💪🏻🐎🐎🐎🐎💙💙👑👑👑

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 ปีที่แล้ว +5

    Habarwaalan

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday ปีที่แล้ว +2

    Asc. Bal islaanta lacagta soo qaadatay. Ma idinka wax hilmaamay maalin walba in la dilo dhulbahante hadana lafo la wato oo hadana maalin walba waa go'ayna hadana dad Uma ogolin in ay naga go'aan. 30 Sano oo buuq taagan yahay hadan madaafiic lala dhacayo. Oo scholarship ka 100 ka ah Hal lagaa siinayo baa caqli ah miyaa. War ileen haduu uu qofku ismaqleeyn waa xoolo.

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah guuuuuuuuuuulsomaliland

  • @nachmahassan5809
    @nachmahassan5809 ปีที่แล้ว +2

    Allow dalka noo dhawr somaliland waa dal tashaday cidna maso celinkarto

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Waad riyooon markaad soo kacdo ha hababarin

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว +2

    Dhulbahante, samaroon iyo warsangeli kula qadiyad maha. Calanka somaliland cid aan isaaq aheyn ma matalo. Dowlad beeled iyo dad somalidiid ah dooni mayno. Somali-land cid aan isaaq ahyn oo amiinsan wlhi in uu san jirin ee maad runta isku sheegtan dadyo. Somali waa mid kaan ogaleyna kabihi hasii qaato oo haka guuro dalka. Ssc,Somalia 🇸🇴🇸🇴

  • @sahruujgeele3397
    @sahruujgeele3397 ปีที่แล้ว +2

    Waar kani wariye ma aha faadumo waa hadal yaqaan

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 ปีที่แล้ว +2

    Mansh Allah

  • @sahrocilmiwarsame1806
    @sahrocilmiwarsame1806 ปีที่แล้ว

    Habar fajiiste afkaaga iyo dhegtaadu ha ismaqlaan

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 ปีที่แล้ว +3

    This is 2023 my dear, Dhulbante kaa tashay hadaad qayliso iyo hadii kale 😀 siyasad xumada waad kasimantihiin Dhulbante has never been part of the so called Land 😀 in badan baad been iyo propaganda isugu shekeyseen ee iss aruursho danihini guracana ku shaqo tega SSC waxba idinka mayalaan. Muse saamiri diib ha ugunoqdo Geelihi soo khaldey. wiilasha lasoo direy ee cagta lamaŕshey unaxa. Adna Faadumoy shame on you that's all I can tell you!

  • @MohamedAhmed-co7wl
    @MohamedAhmed-co7wl ปีที่แล้ว +1

    Habartan ma cabsan tahay leh Dhulbahante sidaan doonan ka yeleynaa, Goormuu Qabiil guneysan jiray Qabiil kale

  • @calimaxamed6803
    @calimaxamed6803 ปีที่แล้ว +1

    Dad waawaalan Lee maxay u dhalaan soomaaliland waaaba yaabaye

  • @c.qaadirc.c.c3928
    @c.qaadirc.c.c3928 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah marwo faadumo alle cadawga ha kaa ilaaliyo

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 ปีที่แล้ว +1

    Guul guul guul SSC, guul Somalia , guul calanka buluugaa maashaa Allah, Fadumo Ibrahim maanta waa is ceebaysay qabiil yahanad baad ku cadaatay ee isku xishood.

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 ปีที่แล้ว +1

    Naayaa orod tusbiixso

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    waraabe ayaa cunay

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkklkkkkll waxaa lagu jiraa 2023 gumeuso iyo xasuuq wuu dhamaatey

  • @aliyamohamuud1539
    @aliyamohamuud1539 ปีที่แล้ว +5

    Yaaa alla yaqaaan dee edo dhulkiiina iyo degankiina haysta oo de dadka dhulkoda udaaayob isaaq is isaaq darood is darood dhul iyo degaan bu ilahay rer walba ku anuuray

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 ปีที่แล้ว +3

    Waa ruuntaa sida naloo xasuuqay looma gelin

  • @ayaanahmed6694
    @ayaanahmed6694 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว +2

    Naaya afkaga uraya kalexi calanka sharafta badane e somaliya calanka cawale masha allah 👍💯💯

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 ปีที่แล้ว +2

      Orod meel add leedaahay ka tag ka buluga add sheegeyso meeshan kama shaqeeyo oo adigu afkaga qadhmuun dadka ka leexi.

  • @hodanhaayir2394
    @hodanhaayir2394 ปีที่แล้ว +3

    Fariid maama

  • @mudiali719
    @mudiali719 ปีที่แล้ว

    I love her, Fadimo come Somalia we will welcome you Habo

  • @janat23m
    @janat23m ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 somaliland laascaanood xabad baa looga saaray hadana God kii lagu gubi lahaa bay galeen harti baad is baranaysaan edbin tii waa idiin bilaabatay guuuuuuuuul ssc ❤❤❤ khaatumo sate of somalia 🇸🇴 🎉🎉🎉🎉

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +1

    Adiguba reer baad tahay yaa ku aqonsan dulmi ayaad wadaa

  • @زينبمحمد-ب5ل6غ
    @زينبمحمد-ب5ل6غ ปีที่แล้ว +1

    Waar fachilmay maman fadumo nolow👎👎👎👎👎

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 ปีที่แล้ว

    Waa garad ciyalasuuq puntland uu shaqenayaa

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 ปีที่แล้ว

    Islaantaay ninkaad jecleed farmaajo baa qoladaan wato mise hawiye xumaantiisaad ku taageertay

  • @guledwarsame8749
    @guledwarsame8749 ปีที่แล้ว

    Naaa tag wax yahay nag nag
    Laascaano xasan sheekh baa xukuma
    Adigu sow reer matihid.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 ปีที่แล้ว +1

    Habartii xitaa waa waasheen habar fadhidaa legdan la fududaa hadaad adiguba diiday inlagu xukumo yaad rabtaa inaad gumeysato

  • @deqaali2982
    @deqaali2982 ปีที่แล้ว

    Mashallah une femme courageuse...

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว +2

    Tii baad u aarsi tagtay

  • @Innamadar
    @Innamadar ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣كلام الليل ما يمشي في النهار الله يسعدك يا خاله ❤💋

    • @fartuunhaji2667
      @fartuunhaji2667 ปีที่แล้ว

      Mashaallah hoyo mcn somalilnd,guuuul,iyogobanimo

    • @Kheralaah99
      @Kheralaah99 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @noahD1636
      @noahD1636 ปีที่แล้ว

      كلام الليل عندها.

    • @HalwoHassan
      @HalwoHassan ปีที่แล้ว

      ​@@fartuunhaji2667l¹11111❤

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 ปีที่แล้ว

    Fadumo is finished, ma meeydka 88 ba waada, wilki 2002 la dalay ba lagu rasaasay 2023. Isku xishow habaryahe

  • @deeqaurur9250
    @deeqaurur9250 ปีที่แล้ว

    Koob Biyo siiya islaanta

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 ปีที่แล้ว +1

    Guul somaliland…cadowgaa ha jabo

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 ปีที่แล้ว +1

    SSC waa Somali bood ama dhac calka bluga inaad sheydaan ku tilmaanto waa gaf inaad Somli u gafto

    • @ailover5719
      @ailover5719 ปีที่แล้ว

      🇮🇱 baan qadanyna

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 ปีที่แล้ว +2

    Is xanbaara kulahaa, ama haku buurnaato ama haku dhuubnaatee.
    Gumeysi iga dheh. Kacaankii Barakeysnaa. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 ปีที่แล้ว +2

    dada U qalan dadka isku dirin orod tasbiixso dhiiga dhacaya waxbaad ku leedahay ogow

  • @moussadarar9225
    @moussadarar9225 ปีที่แล้ว

    Haftii adii laga qaado somaliland warsangali dhulbahante iyo gadabursi iyo ciisse way ikaa cadahay inay u codaynayaan midnimada somalia

  • @alikeys776
    @alikeys776 ปีที่แล้ว +3

    Guul Somalia 🇸🇴 ssc 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👑👑👑👑💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว +3

    Viva ssc ama khatumo state of somaliya guuleysta 🙏✌️❤️👍💯💯

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 ปีที่แล้ว +1

      Viva jamuuriyada barakaysan ee Somaliland 💚🤍❤💯💯👍🏼👍🏼👍🏼

  • @faadumodaahir6220
    @faadumodaahir6220 ปีที่แล้ว +1

    Ssc guul

  • @fawadsoma
    @fawadsoma ปีที่แล้ว

    Isdaji mama

  • @isisisraelsecretintelligen9933
    @isisisraelsecretintelligen9933 ปีที่แล้ว +1

    YAA KHAXBA
    NAA TOBANKA WACAL AAD DHASHAY EE BILAA AABAHA AH AABE USAMEE DHEH NAAGTAAN TANAQTANAQ LEH.
    TAARIIKHDEEDOO DHAN BAA LA HAYAA

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว

    No viiva viiva somaliland

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 ปีที่แล้ว

    Waaxdastuur layidhaa majiro beeline dawladnoqon meyso

  • @kevinsaucy6657
    @kevinsaucy6657 ปีที่แล้ว +2

    Habaryer Ilahay caqliga iyo cafimadka haku dayo aamin ❤

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 ปีที่แล้ว

    Awrka cuna ee cabaada,🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑🤑

  • @noahD1636
    @noahD1636 ปีที่แล้ว

    Weriye aqoon leh oo dhex ah weeye. Hore usoco weriye

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 ปีที่แล้ว

    Faadumo xanuun maanta dabadeed hakeenin

  • @abdisalamahmed755
    @abdisalamahmed755 ปีที่แล้ว

    Islaantaan markay garaad ka hadashay bay dhiiqootay dufoow

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 ปีที่แล้ว

    Imadoodeysid qabyaalad qadhmuunbaa kuheysa cidkuusamri kartaa majirto faadumo awdalna weybaxeysaa maqasbikartaa faadumo bukan

  • @sugargyl8491
    @sugargyl8491 ปีที่แล้ว

    Qofkasto oo Isxaaqa intaas mamadaas sheegtay unbey sheegaan waa cashar loo soo meeriyay oo lasoo baray malaha viva Somalia hadaad xasuuq ku gambanjirtreen oo siyaad Barra na xasuuqay dhihi jirteen hada idinkaa wax xasuuqay oo war baahintii xirteen oo duqeeseen matadii waligeey maato kaare iyo beebe loo qaadanaayo ma dhicin dhulbahantana waa shihiid Wana xaq ku dirir dhulkoodaa lagusoo weeraray weyna idinla rogmi doontaa. Walahi inaanan dhulbahante eheen lkn Wixa dhacayaan marakhati ka ahay.

  • @ilsanmohamed8141
    @ilsanmohamed8141 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo garashadii oo qof ah

  • @ashamah-rw9hz
    @ashamah-rw9hz ปีที่แล้ว

    Calanka baluga waa astanta somaliya ceebmale

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 ปีที่แล้ว

    Habraha xanuunsanaya meesha hakeenin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 ปีที่แล้ว

    Huuro wayan wiilku wuxuu waraysanayaa habar waalan yaahuu

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 ปีที่แล้ว

    Adeer puntland malee lascanood walahi garobee ayan uguu tagii.
    Carurta iyo dumarkaa ayan uu tudhaynaa

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 ปีที่แล้ว

      Maxaad tiri boowe ???????????ku soo celi xagee. Ma adaa caruur u tudhey ayaa hoobiye loo adeegsanayaa hadda 2023 caqligu ha shaqeeyo maya qabyaalad iyo xamaasad

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 ปีที่แล้ว +1

    Maamada hadalkeeda runtay ka sheegtay

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

    5 jirka isaaq iyo 60 jirkood waa isku wada caqli oo caqli isku ma dhaamaan, Ssc rag aya iska leh oo uu tashtay ee iska ilaawa. Awlba dhulbahante kuma rabin, beenti aad 32 niyada ku dhisan jirteen waa taa soo afjarantay. Somalia waligeed kala go’i mayso ee taa ku baraaruga. Kan aya Somali 🇸🇴 oo dhan wada matala ee ku quus qata. Dhul ninkisa aya iska leh

  • @tartanmarathon465
    @tartanmarathon465 ปีที่แล้ว +1

    way khalkhashay . yaa ku waydiinayaa garaad jaama hesihii ku noqo

  • @SuadShALi
    @SuadShALi ปีที่แล้ว

    Ka yare wariyihi su'aalo xuma waa Wixii uu ku sameeyaay abwaan Cabdi Cajun

  • @Burco.
    @Burco. ปีที่แล้ว

    Faaduumo libaaxad noolaw eedo

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 ปีที่แล้ว

    Fadumo ibraahin way kaahoortay

    • @omarmahmoud3072
      @omarmahmoud3072 ปีที่แล้ว

      Faadumo xishood yaaku xasuusiyiyay. adaa gafaya
      Ha caayin. Dadka yaa ku. Gugusoo duulay xishood. Maamo

  • @sahramohamed6039
    @sahramohamed6039 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk faadumo inaad qaali tahay markhaatibaan Ka ahay lkn dagaalka jooji inaader qaali

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 ปีที่แล้ว +2

    M.allah maamo

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 ปีที่แล้ว +4

    Asaasaq weeye allah ha caafiyo

    • @muna619
      @muna619 ปีที่แล้ว

      Kkkkk ma tana asasaqa gardka dagslka ku baqay baa asasaqa

  • @moafro6524
    @moafro6524 ปีที่แล้ว +1

    walaahi waa cawaan, isaaq waa cawaan

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 ปีที่แล้ว

    Islaanta xaq uma hadlin, waxaad leedahay isaaq land, Harti waqooyi tashatay . Ha aflagaadeen garaadka dadkiisu ka saarayaa gumeesiga aad la timaadeen. Arag xasuuqa SNM. Tan kale maamul goboleed yar baad tahay ogow.

  • @abdiqadirdahir2037
    @abdiqadirdahir2037 ปีที่แล้ว

    *Waxay Noo Sheegtay Waxa La Soo Faray* Samaroon iyo Dhulbahantena Way Tashadeen. Iidoorna isagaa isku Soo Haridoonee bartiina ku suga.
    *Nin ku yidhi i daw mari*
    *Duudsiguu tirsanayoo*
    Laga daaya mooyee
    *Wixii kaleba doog iyo*
    *Dacar bay ku huriyaan*
    Dhulbahante Dhulkiisa isagaa leh U Daaya ladinka Kari Waa waxaad Keheshaan Waxba Hayga Siin

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 ปีที่แล้ว +1

    Ceeb Allaha asturo calankaad shalay keenteen baad ka cararteen soo ceeb
    Maaha taasi? ee isku xishood Faadumoy Somaliyi kala tegi maysee wax iskula har.

  • @deeqcabdi5546
    @deeqcabdi5546 ปีที่แล้ว +1

    Eedo jamhad ma xishooto ah baan aragnay ee hanoo amaani

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 ปีที่แล้ว +1

    MAMA FAADUMO IBRAHIM MASHALLAH SOOMALI OO DAN AYEY ISTAAHISHA IN AY MADHAXWEYNA U NOQOTA GABADH SHARAF BADHAN

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว

    Kan wariye ihi macnaha xasaanad ma garanayo. Midda kale garaadada lama doorto ee waa dhaxal.

  • @umuaisha725
    @umuaisha725 ปีที่แล้ว

    Somaliland wax la dhaho ma jiraan dadka aadku duuleysaan joojiya waa gardaro. Gardarda waxaad ka heshaan waxba ha iga siinina jooga tuulooyinkiina Awdalna isga soo baxa. Waligaaba ku digri Jamhuuriyad sheekadaas waa dhamaatay

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 ปีที่แล้ว

    Waar aqli xumaa, Anigu kaligay aan noolaado, reeraha kalena codsi hasooqortaan, waa Aqli IIDOOR
    Time is over

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp ปีที่แล้ว

    habar qaylinasa lascaanood waa soomaliya habartu qayladii iidooka ayaad ku hadlaysaa

  • @Kampala05
    @Kampala05 ปีที่แล้ว

    Habar awal
    Ninka jilcsan ee Garxajis jeclaa