HABEENKII IYO MAGAALADA MUQDISHO WAA SIDEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @WariyeMahadkoofi
    @WariyeMahadkoofi หลายเดือนก่อน +27

    Salamulah reer mogadusho dad nzapa from hargeisa❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +34

    Masha allllah muqdisho waa caaasimad macquuula noooolaada reer muqdisho from hargaysa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbassAk-fq8fq
      @AbassAk-fq8fq หลายเดือนก่อน +1

      Wow masha Allah , Caasimadii labaad kawaran walaal qaali, Doorashada ugu shuba ISBADAL DOONKA SOCDA. ❤❤❤❤

  • @Waasuge2012
    @Waasuge2012 หลายเดือนก่อน +15

    Mahadsanid keep doing 👍🏾.

  • @Saxiix-h3g
    @Saxiix-h3g หลายเดือนก่อน +11

    Muqdisha muuq bila meeshi aan ku dhashay Illaahow nabada iyo quruxda u siyaadi🤲🤲🤲🎉🎉🎉🎉

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน +14

    Ree hargeysa wa idin salamay from muqdisho

  • @mansourahmed6361
    @mansourahmed6361 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah xamar cadey.
    Allahayow nabada uu siyaadi
    I salute you from Toronto Canada 🇨🇦

  • @AxzaabCqaadir-nq7rv
    @AxzaabCqaadir-nq7rv หลายเดือนก่อน +10

    Xamar intaad joogto 50k waad gaari insha allaah ee maalinti wax soo duub c/naasir iwad dheh ee igeey dheh lamiga warshadaha halkaasna soo duub

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid ina adeer. Anigoo reer Muqdisho ayaa dhulkii kala garan waayay. Waar inanka u kala kiciya. Isku xidh Muqdisho iyo reer Hargaysa iwm waayo waa dad wada walaala oo maamullada qabiilaysan kala qoqobayaan. Ugu dambayn soo duub dad badan oo reer woqooyi ah oo muqdisho mee oo meel walba ka shaqaysta. Viva Somalia

  • @SafiyoCabdullahi-iy2tp
    @SafiyoCabdullahi-iy2tp หลายเดือนก่อน +8

    ❤❤ from muqdisho caday hodan horay u soco walal❤

    • @JacfarNur
      @JacfarNur หลายเดือนก่อน

      Ya heli karo xmr cdy ❤️❤️🫂

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin. Kusoodhawew magaalo madaxdii umada soomaaliyeed muqdisho Welcome muqdisho

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p หลายเดือนก่อน +5

    Xamar oo soo kabatay mashallah, Laakiin anaga nagu soo kala qabatay, waan se isaga dul qaadanaynaa wllhayo qadaad wayn.

    • @MadinoMahamad
      @MadinoMahamad หลายเดือนก่อน +3

      Nuucaas maa tahay😂 war dowlada isheyso shacabka maaha idinka shacabka reer muqdisho waxey iska indhatiri Karin inaa maamul gooni tihiin oo nabad kunool waxaana ka faaideen tagada ugu weyn africa waana idinku hambalyeenaa yaa masha alkaah ilahey ha idin ziyaadiyo anagane ilahey hanaga qaado dhi

    • @landerbinulandef5p
      @landerbinulandef5p หลายเดือนก่อน

      @@MadinoMahamad aamiin abaayo Alla haynaga qaado wixi dhib ah dhmnteenba Soomaali. Kaftankuna waa inoo furanyahay, ereyooyinkayga qaar waa ka cudur daaranaa.

    • @darishore814
      @darishore814 หลายเดือนก่อน

      Hhhh waa iga qoslisiiyay Adiga wixi siyaasad ah shacab baan ka nahy waxas Reer magaal ka ahow camu

  • @jaamacmusdaf838
    @jaamacmusdaf838 หลายเดือนก่อน +3

    LEGEND BRO WELCOME TO THE BLUE CITY❤❤

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 หลายเดือนก่อน +5

    Madama muqalo qurux badan unoso duubey aan gaarsiino 100k aan dhiirigalino ❤❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid wl waynu gaadhi inshallah

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n หลายเดือนก่อน +4

    Keep going bro and may Allah make our somalia nabad ❤

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid sxb 30k ka badan muqdisho ayad kala tagaysaa sxb soo dhawoow❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wl waynu gaadhaynaa Insha allh

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 หลายเดือนก่อน +2

    Isku fikrad bn nhy wllhi mrkn jmcda dhmye kdip aan xirfd rdiye hdan ogan lhaa 4sno jmcd mba dhx fadhiyen qofki iga dnbeyw inta wakhti io qrash iskga dhumin lhed jmcd xirfd ku anfc3so bro xirfdu wa muhiim mhadsnid wllo videoyda qruxda bdn e aad nso gudbineso ❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal Reer Hargeisa Xama lagaama lah ee caadi iska dhiga
    Go'doonka allaha idin ka saaro.

  • @ruweydocabdi-gj6ng
    @ruweydocabdi-gj6ng หลายเดือนก่อน +2

    welcome wll i.a intaad muqdisho joogtabaad 20k iyo kabadan gaari doonta vidiow yada soo badi wll

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Alhamdulillah allahu Akbar

  • @salmanmoha1061
    @salmanmoha1061 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyo bro horay usoco Somalia nabada alla u siyaadsho

  • @MohamedAbdullahiShire-w2z
    @MohamedAbdullahiShire-w2z หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Muqdisho Weligey ma Tegin Lkn Hada waxaan Go aansaday inaan tago

  • @AxzaabCqaadir-nq7rv
    @AxzaabCqaadir-nq7rv หลายเดือนก่อน +5

    Sidoo kale cinwaanka qurxi new muqdisho cinwaan ma aha waxaa kaaga haboon sidaa.inaa tiraa sida looga caweeyo muqdisho xiliga habeenkiiya

  • @aliishaabdiiraad6424
    @aliishaabdiiraad6424 หลายเดือนก่อน +4

    M.allah keep going bro magalada ku raxayso from dan wadagta😮

    • @JacfarNur
      @JacfarNur หลายเดือนก่อน

      Laantada raxo imatalo xmr cdy liisha ppe ❤️💕😘

  • @Somalidoc321
    @Somalidoc321 หลายเดือนก่อน

    Can you interview more people. I love interview style travel vlogs. Love from America !

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh noso badi

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 หลายเดือนก่อน +1

    Welcome your home bro muqdisho your city

  • @Somakia_2025
    @Somakia_2025 หลายเดือนก่อน +2

    reer hargeysa wan kuso dhaweynena dhulkoda welcome to muqdisho prother ❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +1

      Wan dhawnahay wll tnks.

  • @Servant10
    @Servant10 29 วันที่ผ่านมา

    X HARGEYSA shaqadaadi baad heysaa ee ku soco magalooyinka Somaalidu degto intii aad awoodo nasoo ddub i.a adiguna meel fiican baad gaari doontaaye

  • @mohamedcabdiraxmaan593
    @mohamedcabdiraxmaan593 หลายเดือนก่อน +3

    Hargeysa mar uun waan tegi doonaa I.n❤

  • @Maryansaciidsiidoow
    @Maryansaciidsiidoow หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله ❤

  • @fahadyare2055
    @fahadyare2055 หลายเดือนก่อน

    Keep going wll🎉🎉🎉

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    ﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ﴾
    سورة فاطر
    ( KUWA AKHRIYA KITAABKA ( QURAANKA) ILAAHY
    OO SALAADDA TUKADA , OO SADA QAYSTA WAXAAN
    SIINAY (LACAG IYO XOOLO) SI QARSOON AMA
    SI CAADAN AH , WAXAY LEEYIHIIN GANACSI
    AAN KHASAARE LA HAYN ) Surat Fadhir
    ADEER XUSEEN

  • @Goobwayne
    @Goobwayne หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi videoyada sxb... hargaysa xamar baa ka views badan

  • @drhusniagey6397
    @drhusniagey6397 หลายเดือนก่อน +1

    Wxn ku talin lahaa zineskaan oo klle in gawaarida iyo bajaajyadaba laga xakameeyo oo merl ks fog psrking waym loogu sameeyo.
    Meeshaan waxa ugu caansan oo uvu horeeyay hotel java.

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 หลายเดือนก่อน +6

    Reer xamaroow waad mahadsantiin,sidaad wiilka ugu kala kiciseen, nacallaa dhalayga reer Hargaysa maba daawadaan muuqaalladiisa, asogoo Hargaysa meel kasta soo duubay.

    • @JacfarNur
      @JacfarNur หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 หลายเดือนก่อน

    Moqdishadan tii aan iqiinay ma ahan meshas aad mareysan Ee lamiga taleex waa meshan ku dhashay kuma so barbaray wlhi hadana waxba wanka garan wayy meelwalbo aad mareysan masha Allah.

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +1

      Waxkastaba way is badalyaan intanna xasuus unban ka dhignay si barri toole ay u noqoto wax dib loo eego. Mahadsanid.

    • @abdifatahcarvalho2818
      @abdifatahcarvalho2818 หลายเดือนก่อน +1

      @@XHARGEISA aad iyo aad sxb, muqaal aad qurx badan iyo xasuus masha Allah Thanks you waxbadan wanka sugeyna 😍

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    ماشاءاللہ

  • @HassanAli-yi2tq
    @HassanAli-yi2tq หลายเดือนก่อน

    Walee waa nin karmeed waa youtuber ku dhìiraday inuu muqdisho caalamka tuso sxb wax kle kuguma tari karee 1000 qof o frendskeyga ah ayaan kugu xirayaa.🎉🎉

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Boqortooyo aad Baad u mahadsanid Dhamman team Hargeysa waxan ku leenahay sharaf iyo karaamo.

  • @MohamedAbbas-e4p
    @MohamedAbbas-e4p หลายเดือนก่อน +3

    Saaxiib Liido kaalay😂

  • @AbdibaladMohamed
    @AbdibaladMohamed หลายเดือนก่อน +1

    SXB HARGEYSA KUBADAL GOLADA WAQOOYI KUBADAL 20K WAAD GAREYSAA DEGDEG❤❤❤❤

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Tnks wl

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 หลายเดือนก่อน

      Waa khalad waxaasi, waa run oo waad u kala kiciseen, laakiin Hargeysi magaalo soomaaliyeed miyaaanay ahayn? Meeshii uu ku dhashay, ku soo koray magaceeda ma maqli karo, waxaasi caqli maaha, waa waxa aynu isku laynayno, oo qof kastaba tuuladiisa mooye aanu meel kale magaceeda maqli karin. *Haddana soomali wayn ayaan rabnaa ayaa meel kasta lala taaganyay*

    • @Servant10
      @Servant10 29 วันที่ผ่านมา

      Nio amaan sii ninkaan dhalinyarada ah ha dhex galin mawduuc siyaasadeed hadaan dhalinyaro nahy nama quseeyaan mowduucyadaan siyaasada ah aan ka shaqeyno is dhax galka dhalinyara iyo in aan wax is tarno

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p หลายเดือนก่อน +2

    Taleex baad maraysay😊 xagii 30ka ayaad ka timi, lambar 4 baad ku dhacaysaa ama isgooyska Axmex Guray , bidix hadaad u raacdo waa Makkah al mukarama dabka ayay ku gaynaysaa , sayidka ilaaa tiyaatarkii iyo xaawo taako. Midigna waa jidka afgooye oo waa xagaa iyo isbitaal banadir isgooyska soobe ilaa seybiyaano😊

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +1

      Aad Baad u haysaa mansha Allah 💯

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial หลายเดือนก่อน

    Darusalam ,jazira , abaay dhaxan kuwaasna tag sxb

  • @muhamedmsgamer1210
    @muhamedmsgamer1210 หลายเดือนก่อน

    11:31

  • @mubaaraksalaad8373
    @mubaaraksalaad8373 หลายเดือนก่อน

    Sxb sodhawaw muqdisho❤

  • @fdama
    @fdama หลายเดือนก่อน

    Marmarka/Interlock waa in Hargeysa la dhiga. Mayor Mooge miyuu ina maqlay?

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens หลายเดือนก่อน

    Bajaj wadanka laka joojiyo. Buses iyo cars ka keeno

  • @Yuufash
    @Yuufash หลายเดือนก่อน +1

    Zxp moofo soo tijaabi😢

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +2

      Haye Insha allh
      Tnks for the comments iyo sida fiican eed noogu xidhan tahay.

  • @JacfarNur
    @JacfarNur หลายเดือนก่อน

    Bruh ma ishegti dinaaca online ka oo xirfadadhaa

  • @salafusaalix5722
    @salafusaalix5722 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho waa waxkale

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL หลายเดือนก่อน +4

    Why dadka nadafada uga shaqen la,yiin? Dhulka o dhan debris aya yalan, wa qashin littering ka in dadka laga wacyi galiyo waye wana dhaqan anan aad uwanagsanen.

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 หลายเดือนก่อน

    Allahumaziid🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🕋

  • @abdiabdi4694
    @abdiabdi4694 หลายเดือนก่อน

    Sodhowow walaal

  • @AbassAk-fq8fq
    @AbassAk-fq8fq หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan haloo cimaamado 20K qaraabo kala kiciska waa adinka.

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid madaxey

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud หลายเดือนก่อน

    wadmahdsanthy x hergesa gacma furan kuso dhawow

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 หลายเดือนก่อน +2

    Been badanaa kan gaariyaasha bakaara ilaa taleex duhur kasto xiro mxy yhn gaari helicopteraa 🚁 ?
    Faataale

  • @ZefudinCISMANAYAHMAD
    @ZefudinCISMANAYAHMAD หลายเดือนก่อน

    Sxb x hargaisa daarusalaam iyo jaziira soo eeg pls iyo bacadka niimo ee lagu dalxiiso pls ❤🤌🤌

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 22 วันที่ผ่านมา

    BEEN NASHEEGIN WALAALO MUQDISHO DHALIN WAXAA JOOGTA SOO DHAWEEYNTA IYO WAX WADA CUN LEH. QABIIL LAGAMA YAQAANO.

  • @Mohamedameen-b9e
    @Mohamedameen-b9e หลายเดือนก่อน +1

    Sc talo aan ku siiye , hargaisa ilaa muqdisho camarad un bad la ordaysaaye lkn dhalinta magalda iyo goobaha dalxiis tag dadka xogo wryso , dhaqan ka , afka ama lahjada , goobaha dhalintu ku kulanto , hdii kle camaradaada la orod uun kk

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน +1

      Hhhh mahadsanid bro waynu samayn insha Allah.

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 หลายเดือนก่อน

    It’s a bit clean but not very clean.

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l หลายเดือนก่อน

    Masjidka Cali Jimacaale hadaadan already soo duubin.
    inta aad joogto Muqdisho video kasoo qaad
    waliba Maalin iyo Habeen

  • @selenafan786
    @selenafan786 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Isaaqa ma medshi uu isku qarxin lahaa miyaad tusi

  • @xogbaar
    @xogbaar หลายเดือนก่อน

    Xirfadda iyo aqoonta xagay u kala wadaan 😂 xirfaddu soo aqoon maaha ?

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 หลายเดือนก่อน

    Su aal maxaa reer xamar oo dhan isku cod ka dhigay

    • @SadaamHussen-sv4pn
      @SadaamHussen-sv4pn 28 วันที่ผ่านมา

      Waa lahjada wll lahjeedeenu ma yara adka wa soft lkn reer waqooyiguna wa adeeeg😂😂waanu iska badali rabnaa naga wahaaya✌️

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 หลายเดือนก่อน

    Beenta iskadaa maalinkasta ayee jidadka jaam ka dhigaan oo ee socdaan maa,aragtid ingolstadt tarabuunka iyo kuwa lamidka ah

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 หลายเดือนก่อน +2

    Hadaali sxb kismaayo tag
    Baydhaba tag jowhar beeraha afgooya dhusamabeeb gaalkacya garoowe. Boosaaso ilaaaa ceerigaabo sidaa ku soco inta sanadka kadhiman 1milian waad xereeysaa schoolada jamacadaha yag noqo muwaadIn sheekada feeysal waraabe Naga shaafa ree hargeeysa

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Haye Insha allh tnks .

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

      Cerigabo wuu tegay ayada wll waa somaliland.

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi หลายเดือนก่อน

    Magaalada mugdishu qarax kama dhamaado 😮

    • @degan4
      @degan4 หลายเดือนก่อน

      Qaraxa waa u sabreen, way ka ba even 97% inta chi an waa Gabri doonaam

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g หลายเดือนก่อน

      Qaraxu waa qadar Alle ee adiga yuusan kugu dabeyn

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi หลายเดือนก่อน

      @@Saxiix-h3g Habargidir 😀😀😀

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

    Meesha gawaari miyaanay jooginba waa maxay bajaajta keliya waaba yaabaye. Hargeisa camal ka dhiga meesha rer mugdishow sidan macquul maahan😅

    • @Guhaad34
      @Guhaad34 หลายเดือนก่อน

      5:57 hadda kuwaad arkayso mooto miyaa

  • @faysalhussein956
    @faysalhussein956 หลายเดือนก่อน

    Waar yaan lagu qarxin meesha iskaga soo carar alshabaab

    • @sadaqjohn1822
      @sadaqjohn1822 หลายเดือนก่อน +6

      duli baatahay xoolo

    • @ntrq
      @ntrq หลายเดือนก่อน

      duli baatahay xoolo

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    ﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ﴾
    سورة فاطر
    ( KUWA AKHRIYA KITAABKA ( QURAANKA) ILAAHY
    OO SALAADDA TUKADA , OO SADA QAYSTA WAXAAN
    SIINAY (LACAG IYO XOOLO) SI QARSOON AMA
    SI CAADAN AH , WAXAY LEEYIHIIN GANACSI
    AAN KHASAARE LA HAYN ) Surat Fadhir
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    ﴿ إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ﴾
    سورة فاطر
    ( KUWA AKHRIYA KITAABKA ( QURAANKA) ILAAHY
    OO SALAADDA TUKADA , OO SADA QAYSTA WAXAAN
    SIINAY (LACAG IYO XOOLO) SI QARSOON AMA
    SI CAADAN AH , WAXAY LEEYIHIIN GANACSI
    AAN KHASAARE LA HAYN ) Surat Fadhir
    ADEER XUSEEN