FARXIYA HAAF TURKI RUNTA WAX USHEEGA MALA WAAYAY??FADUMA BURAANBUR WAXAY NAFTEEDA U QUURIN MAXAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 186

  • @NastexoAxmad-p9u
    @NastexoAxmad-p9u 4 หลายเดือนก่อน +43

    Ayaney dadkan wax i sii hdey bartan cado unoqee das ma ogdihin horta walhi in an ben idin sheken walalahey oo qorbaha jiro waxey idhahan waxad rabdo iweydiso lkn ani dhidid keyga kushaqesta Alx cunukeyga ano ilinta iga socodo hoyadey oo gobal jirto uga so dagtay ani waxan u cabsada ilmaheda mustaqbalkoda 😢😢😢

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  4 หลายเดือนก่อน +21

      Walaahi saas kuusharaf badan waa laga duceestaa gacan bini aadam alle nooma wada baahsho

    • @NastexoAxmad-p9u
      @NastexoAxmad-p9u 4 หลายเดือนก่อน +2

      Haa walhi ani adunka unecbahy qof bini adan ano kala in an wax weydisdho bari hadow rabo kii awalal moday kugu cawa iska daa dadkalee

    • @CaaishaKhalif
      @CaaishaKhalif 4 หลายเดือนก่อน +2

      Sax waaye 🎉❤

    • @RayaanHonasti-v6j
      @RayaanHonasti-v6j 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaangobdoon3254 ayaaaaney waji waaaba sa bor qofki bini aadana wax wey dista aqiro wuxuu taimana wajiges oon cad hilib ku oon marka alle ha naga dhigo kuwa marwalbo alle barya ❤🤲

    • @_bebe_suu8963
      @_bebe_suu8963 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sax waaye

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 หลายเดือนก่อน +54

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤👍🕋

    • @AminaOsman-b5k
      @AminaOsman-b5k 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw, scw

    • @AminaOsman-b5k
      @AminaOsman-b5k 4 หลายเดือนก่อน

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🫀🫀🫀🫀💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @FarxiyoXaajixussen
      @FarxiyoXaajixussen 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw❤❤❤

    • @Fartuun-rw2ls
      @Fartuun-rw2ls 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 หลายเดือนก่อน +15

    Ayaanay wlhi waligay kuma fakarin ani inan shaqooyinka qaar inan kashaqeeyo hadana office yo iyo musqulaan dhaqijiray wanka fadhiyaa hada lkn Insha Allah wana kunoqonaa waa shaqo shaqaana sharaf leh ❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 หลายเดือนก่อน +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @sumayosuhiimit2351
    @sumayosuhiimit2351 4 หลายเดือนก่อน +12

    Waxas hada baratay ma dhafi karto ilahy ha naga qabto anaga iyo inti islama ba ❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 4 หลายเดือนก่อน +6

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @BareYare-t4e
    @BareYare-t4e 4 หลายเดือนก่อน +11

    Ayaaneey role model kayga baa tahay❤❤😊😊😊

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahey gacan dad nama bado ayaaney wax jira dad gacan hoorsiga wanaag u arko oo aan idhibin teeda kale have turk youtube ayaaba ku filan biil ahaan hadey sida nidaanka yahey ugu sheqeysato dad ayaa jira is lureyn gacan hoorsiga wax u arka

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah tabaraka Allah. Great video ❤❤ Mahadsanid walaashay qaali sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 หลายเดือนก่อน +25

    Xadiithka nabigeena scw baa waxa uu ahaa hadaad rabtid inay dadku kujeclaadan wax agtooda yaala iskadaa oo habaryin allah haad rabtid inuu kujeclaada baryada allah badi marka bini aadanka baahidaa waa lagaqatiyaa oo saliid cadayda baa lamarsadaa

  • @libaanhassan8068
    @libaanhassan8068 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah adeer

  • @محمداب-ز8ن
    @محمداب-ز8ن 4 หลายเดือนก่อน +4

    الهم صلي وسلم على النبي محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ماشي الله تبارك كل اختي ❤❤❤❤

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahey irsaaqad ku filan ha siiyo walaasheen soomaaliyeed

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah abaayo runta aya Ku jeclahy walahi ❤❤❤❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 4 หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤ Mnsha allah abayo mcnto rabi ha ku xifdiyo wlhi si wng san oo aqlisan baad oga hadashay insha allah waxan rajenayaa in lawada qadan dono dhirigalintada😢aqligaga salimka ah rabi ha ku barakeyo ❤nolosha waxey ad u mcn thy markaa so halgan tid rabi ha inaga dhigo kuwa ku guleysto nolosha halgan keda🙏ayaan qurux kuma weyno abayo ❤

  • @AminaYasin-kl5nv
    @AminaYasin-kl5nv 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Allah kusiyetiyo❤❤❤❤

  • @RahmaS-m2n
    @RahmaS-m2n 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sax Wlhi abaayo shaqaasharafele

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 4 หลายเดือนก่อน +1

    Caqli maasha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @nasrocumar603
    @nasrocumar603 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo caqliga iyo cimriga ilaahay hakuu barakeeyo anagana bini'aadan hadaan nahay iimaan alle hanoo ziyaadsho insha'allaah.

  • @Umumuxamed143
    @Umumuxamed143 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney walashey qof markad rabtid inad wax usheegto si qarsoodiya ugu nasteexee caabihiisana uqari ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  4 หลายเดือนก่อน +2

      Abaayo media wixii yaalo qarsoodi maaha runta in laisku sheegaana ceeb maaha maba aqaan gabadhaas meelaa kala xiriiro

  • @naciimaxassan1435
    @naciimaxassan1435 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka hadaa amaansiiso adigane waa ka amaan heley qisaskaada lee wado love ayaaney

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 4 หลายเดือนก่อน +11

    Nabiga SCW wuxuu yiri," dadka wixiisa u dhaaf haku jeclaadeene".

  • @RayaanHonasti-v6j
    @RayaanHonasti-v6j 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow bini aadana ha na badin صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤ m.a m.a m.a ayaaney kuuguu raac sanahey

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 4 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 4 หลายเดือนก่อน +4

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan mar walba nafteyda ku dhiirigiliyaa inan nafteyda wax uqabto oo cidna ubaahan insha allaah

  • @FarxiyoxasanCali-gj2kc
    @FarxiyoxasanCali-gj2kc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah quruxey Allah kubarakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaan walalao my allah bless , الله يخليك xbbti Alle hakuu siyaadsho caqliga ❤❤

  • @SaabariinMacalin-d6n
    @SaabariinMacalin-d6n 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi abyo ayaan waxaat ulatalisay gabar walaashaa ookale xbbti aniga xataa wax yaabo badan kala baxay bilaaw ilaa dhamaat waan daawaday abyo jir oo joog ❤❤❤❤

  • @MohamudAbdi-xu5sk
    @MohamudAbdi-xu5sk 4 หลายเดือนก่อน +2

    احسن نصيحه 👏👏👏👏👏👍👍👍

  • @niema_mahamoud
    @niema_mahamoud 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @ZuuzuAhmed-ds8vn
    @ZuuzuAhmed-ds8vn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ayy ayanita ❤xilli fiican noso dhigatay hadda shaqo qaban laha wllhi 🎉

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Illahay aqliga hakudayo❤😊

  • @NuurtoNuurto-r8m
    @NuurtoNuurto-r8m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alh wad la taliday ayaney abyo mhadsanid ❤❤❤❤❤

  • @fadumomohamed2260
    @fadumomohamed2260 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtaa abayo itan qof 1$kabyilahaaa waxan kajeclahy o.5 aan dhidid kyga kukensado

  • @Muhiimey
    @Muhiimey 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asxbey ayaan Wlhy 1m bay u qalantaa sida wllshy adna pls aan meesha kaqaadno oo sherre garayno muuqaalada ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  4 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran xbbt alpii adoo igaarsiiyay iila mid tahay

  • @Amuun293
    @Amuun293 4 หลายเดือนก่อน +3

    Jh cawa wad iga dhax hadashi Ayaanye can mx unoqn weyedi is dhahy walhi farxiya marne. Jalen fra badan ka muqdo walhi dada ka mxye ku dhahan hadab amiinto gorme horye u soconeye

  • @faadumowatar9357
    @faadumowatar9357 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a talo walaal nimo aad siisay waxaa layiray walaal kaa muuradiis uu kaka majeyaa maslaxadaadana uu kaka doraa walaashey allaha ku xafido

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi anaaba idhiiri galisay qof walal eh o qalbi wngsn aa tahay ayaaney , inta hooyo dhib heesto ilahey haka bixiyo dhibaatada asaa qaadir ehe

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan qurux Masha Allah ❤❤❤❤

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 4 หลายเดือนก่อน +2

    M,a ayan kaarti badan baa thy 😊ad baa iinoo dhiiragilisay wlhi sax waye❤❤❤

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsh Xbti Allha ku xafido Aduunyo aakhiro sidaad qurux badanthy ayaah u qalbi quruxbdanthy

  • @khadiijoabukar8640
    @khadiijoabukar8640 4 หลายเดือนก่อน +15

    Ayaney aniga 2carur aya leygu furay leyna dhahay xerada agonta gey alx manta wn kagudbay qadamad Ayan noqday hadana yurub Ayan joga Wana ushaqesta dugsi ayey idhihtan maclina guriga Ayan ugu qabsaday Manta waxa kaliya oo rajeyo aya ah inan nolosha kumidowno meelna kuwada nolano kaliya ilahey hooyo walbo ilmaha hala koriyo amiin

  • @hawafarahaden60
    @hawafarahaden60 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaney waa kuu xiisey xbbti
    Wayadaan ma daawan barnaamijyadada mashquul ayaan noqdey❤🎉

  • @deeqahassan4495
    @deeqahassan4495 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alh waad garb istagtay thanks

  • @FardowsaAli-md2eh
    @FardowsaAli-md2eh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wakusamay ayaney ❤❤ inta qesada ayaan ela sugesa. Esoracaa😅😊😊

  • @MaryanQueen-k5c
    @MaryanQueen-k5c 4 หลายเดือนก่อน +1

    abayo wa gabadhi neiribi jogtay oo shaqaalo aheed alx xamara imaday wana guur saday maanta giri aan aniga le yahay aya mamuluyaa shalay guri islamed hada ma muli jiray naag kher keyga ah igumesan jirtay ilmo aad heso waxey raban an an usameyna adane sharmuutayahey idhaha hoyadi dhashay neh eysan wax ka dhaheynin aya iso martay alx ilmihi kowaaad aya uurkoda le yahay allah iga dhigo kuwi an ku dagi lahay iduugi lahau risaq an ku heli lahay wlh ayaney malinta ogaday inaa uur leyahay hadalkaaga aya igu do dhacay oo ahay dheh rabbi ilahow kuwan kuwa ku nasan lahay iga dhig yacni nin afarihisa iska xir ee ilmahaha ialhey ka bari iney kuwo wanagsan ku noqdan marka shukran abyo

  • @MunaAbdi-v1y
    @MunaAbdi-v1y 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs Ayaan qurux Allha ku xafido Xbti mcn dhiiri galiso

  • @Taqiyss
    @Taqiyss 4 หลายเดือนก่อน +1

    run badan ayaan alle haku xaftiyo

  • @hashmahmoud2563
    @hashmahmoud2563 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaneey gob gob dhashay baatahay

  • @maahiracabdi4155
    @maahiracabdi4155 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aftahamad Ayaan gobdoon

  • @ManaalxxBare
    @ManaalxxBare 4 หลายเดือนก่อน

    Alaaahu akbar abaayo ilaahy hku dhowro

  • @UmuZeynabdaganUmuZeynabdagan
    @UmuZeynabdaganUmuZeynabdagan 4 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah naag nool

  • @warsan123
    @warsan123 4 หลายเดือนก่อน

    Waa waano fiican abaayo thanks

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah ayaaney runtaad ka hadashey

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 4 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @shuceebmacalin6152
    @shuceebmacalin6152 4 หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 4 หลายเดือนก่อน +3

    Farxiyo haf Turki wa maskin haladayo please 😢

  • @safaam6848
    @safaam6848 4 หลายเดือนก่อน

    Asc waa sax ayaan kun waye Mashallah

  • @falishassan528
    @falishassan528 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ayaanay waano ficn ayaad siisay

  • @maslah345
    @maslah345 4 หลายเดือนก่อน +1

    Baahida ALLAH AYAA DABOOLA

  • @nacimaabdi1007
    @nacimaabdi1007 4 หลายเดือนก่อน +2

    Indha weyneey love you 😘 😂😂❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 ka dhac gabadha

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi 4 หลายเดือนก่อน +3

    Binu aadam war Kama dhmaadaaan hadaaad muqaaal weynthy waxbey kudhahayaaan hadaa jabyartahy fadhiid bey kudhahayaaan hadaad lug la,dahay lugeeeey hadaad ila,dahy iley

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrx wbr ayaaney ❤illahow na xifdi

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Qof ku jacel ayaa ku waniyo

  • @shukri8964
    @shukri8964 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaan wan kula socda markasto wan ku dawDaa lkn walikey comets kama so bixin abyo waa runtaa bini aadam ilahey noma baahiyo ina orodo o daasho o dhacdo o kufto ilaheyna garabkada wu galaa wadada ado fariisto o shaqoyinka hose qabto xata marka wan kugu raacsnhy hooyo somaliyed karti waa tii lagu yaqiin marka walashen farxiyana wan rajeynaa iney taladada qadato mar danba ey waxaas u noqon

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo waxn kuweydiina talo waxn ahy hooyo 3caruur ah dhashay aabahood waa nin da ah kan uyar waa 2jir gwr 3jir gawarta curada 5jir aabahood wuu yara bilaa xogo yar lkn dhar ciid iyo arad bix masiiyo ma isoo wco anaa waco bisha markey dhamaato caanihii wey dhamaaden cunug baa xanuunsan soodir biilkii ayn dhahaa numbarkayga makusoo qaldamo awalna asaa idulmiyay xoog baan iska fury asoo idulminayo hooyadey iyo aabahy ayn lajoga oo jcel alx lkn waa iska dan yar marka waxn markasta dhahaa mawici lahyn ee waxn ugu maarmo allaha isiiyo jamacad diini ayn bartaa alx maxan sameyaa ninkaad oo ugu maarmaa mashaqeesto waxbarashana waan kujuraa

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Abaayo runta ayaad usheegtay walaahi hooyoyinken dhibey nagusoo koriyeen maanta tuugsi ayey xaaladeed isku badashay Alx hooyo waa tii adeeyg mujiso wey ka gudbeeysaa waa sidad tiriye afkii bartaa isii ma joojiya waanadada midii qaadata Ilahey haka dhigo❤

  • @Hanibintumuhamed
    @Hanibintumuhamed 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo linkiga maba isoo baxayee wllo kusoocel

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaan Qaf baheeda loma sheegto wayo biri caye kadhiga lkn hada alle waxa kabarido waxaba kama halabayo❤❤

    • @siradm
      @siradm 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ajar ayaadba kahelee ducadu cibaadada ayay kamid tahay

  • @AminoMohamed-d1d
    @AminoMohamed-d1d 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waa talo fican wll

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW

  • @xubixanan013
    @xubixanan013 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah runta fiicanaa

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 4 หลายเดือนก่อน

    Ruun ahaanti daadka maanta jiira waa dad waada jiilicsan o in waax laa siiyo jeecel xaata maa xiishoodan

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahy biniaadam nooma baahiyo dhamantenba. Farxiya wxy rabta inay xaragooto xoolana hesho hal mar hdi la cawyey iny meel iska so saarto by ahyd waayo xaald caafimad ma hysan qof caafimaad qabo Anu inu dhaho wxba ma hysto ma aaminsani marka iny wejiga iska fiiqdo ma ahyn

  • @AyaanMaxmed-nv9ld
    @AyaanMaxmed-nv9ld 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaan abyo arin xun ii hayatah in ana naftyd jaro ayan wan go,ana ku garay hadan ilahy cabdiiz akhiro ayn ka baqay abyo xalad ag ku jira in ana dhiptyda kul wadgan jeclysty oo ana kul so xiriro xage kle zo xirira abyo plz 😢😢😢😢

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ayaaan❤

  • @Raxmo-sb6nt
    @Raxmo-sb6nt 4 หลายเดือนก่อน

    Nolow walashay ayaan gobdoon❤❤

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 4 หลายเดือนก่อน

    Gabdho talada ta ayaan alle hsydin ku anfaco

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 4 หลายเดือนก่อน

    Waa la talisay sifiican lkn muuqaalka waa ku dheeraatay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 หลายเดือนก่อน

    AYAANEY ABAYO SHAYAADIINUL INSIGA ISHOODA ALLAHA KAA QABTO WLSHEEN FARXIYO IRSAAQAD XALAAL AH OO KHEYR LEH ALLAHA SIIYO FADUMONA CARURTEDA ALLAHA USOO CELIYO WLSHEY WAA RUNTAA BARYO BADAN IYO BUKTO BADAN WAA LA ISKU NACAA HOOYADAABA HA HEYSEE HEYBISEY KAA RABTAA DIINIYAN GACAN SAREYSA OO WAX BIXISA INAAD NOQOTO AYAA FIICAN INTAAD GACANTA HOOSE OO WAX WEYDIISATA NOQON LAHAYD GACANTA SAREYSA ALLAHA NAGA WADA DHIGO

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 4 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤

  • @CaaishaKhalif
    @CaaishaKhalif 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ayaan queen 🥰👑❤❤❤❤

  • @safaam6848
    @safaam6848 4 หลายเดือนก่อน

    ilahaye ha gargaro

  • @Hodan-i9m
    @Hodan-i9m 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waxaan aad isticmaashaan social media wax ilaha lagu korsado Maan laga helin walaalayaalaw

  • @FarxiyoFaxshirow
    @FarxiyoFaxshirow 4 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @maryan953
    @maryan953 4 หลายเดือนก่อน

    Taas aya sharaf ah illaahey aya la baryaa

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 4 หลายเดือนก่อน

    Saxiix waa runtaa dadka in dadka ka aqli badan tahaywaayo jowhar ila nairobi oo ilmaha school u dhigtaan dukaan loo furay weli beeso ayeey rabtaa baahidii ma dhamaan

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Gbdhan dukaankii loo furay mee ma u scon waayay.

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @maahiracabdi4155
    @maahiracabdi4155 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @FarxiyoFaxshirow
    @FarxiyoFaxshirow 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abwaan.Aarkulo
    @Abwaan.Aarkulo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @sumayohussein4136
    @sumayohussein4136 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhas waka yabay wlh ilahey ha siiyo adkesi iyo awood qof ku dhagana ma jirto wala caawiya lama necbo hada ka hor arkay iyado oyneso hada dhagestay waba iyado leh cunuga shil iga galay aabihis ama aderkis ha saxixo ley dhahy se ley dhihi kara bal arag waxas dhiga cunuga sow rerkisa malaha qiyali ku oysa gabadhas

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 4 หลายเดือนก่อน

    Farxiyo half turkey dhoof dibada rabtaa nolosha kuma qanacsano dhibaato hesato wa intaas

  • @FadumoCqadir-pt8jy
    @FadumoCqadir-pt8jy 4 หลายเดือนก่อน

    Good sister❤❤❤❤

  • @basroali2189
    @basroali2189 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaan been hasheegin waayo gabar somali ah Oo hooyo ah ayaa hada ka hor ku so wac day Oo ku wedisata garab ayaa tiri isku qabiil ma nahay mise waxaa tahay qoskega wlhi qof walba markuu hor fadhiyo camirada waxuu iska dhiga qof fiican lkn ma tihid qof fiican hiska kadin. Dadka ku dawanayo ilaah ka cabso

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 4 หลายเดือนก่อน

    Wa bahy hadana ma qabo wax igarab tago nolosha wa nace Ina adunka iska ga tago IGA qabto aqira iska ado😢wa cilanhy😢garab ma hesto

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 หลายเดือนก่อน

    Somalida waa xasidin qof 8 cunug laga qatay dadka daba socdo hadhalina dheh hadaa dhashana galada idinka qadato waayo qofkas waa loo naxarista iska dhaf dhibe

  • @Najminaa
    @Najminaa 4 หลายเดือนก่อน +1