Samatar heestii geber ii garoob kaban full ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +2

    Mirihii iyo laxankii sahal m.ciise codka x.a.samatar

  • @geellegaaboow4959
    @geellegaaboow4959 5 ปีที่แล้ว +9

    Waa ereyaddii AUN Sahal macalin ciise codkii xasan aadan heestaan waxaa loo tiri nin reer walanweyn ah oo la dhihi jiray mustaf ayaa gabar reer baydhabo ah guursaday markuu walanweyn geeyey ayuu soo furay oo yiri gabar Ma ahan waa garoob sidaas ayey heestaan ku soo baxday sidaas ogaada soomaalida cusubeey

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalahay reer koonfur galbeed tolow heestan ii micneeeya wa hees macan

  • @shiremussa7450
    @shiremussa7450 3 ปีที่แล้ว +1

    Sahal macalin isse alla ya raxma

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam

  • @aminocali5679
    @aminocali5679 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @caddenoor6517
    @caddenoor6517 4 ปีที่แล้ว +1

    Geele gaabow adiga aya suganta Ben ka shegaya heesta waxay ka mid tahay silsiladii huburow o u shal maclin ciise laha

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 10 หลายเดือนก่อน

      Geber iyo garoob maay living ereey inside Lakeland doorey ma aragnee isku mid ma eh.