Qisada heesta Onkod ee Cabditahliil qaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ส.ค. 2017
  • Heestan waxa erayada sameeyey Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo Cumar Seerbiya uga sheekaynaya qisada laxankana iyo luuqdana waxa saaray fanaanka Cabditahliil Warsame

ความคิดเห็น • 23

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +12

    Fananiin is qadariya ayey ahayen janada ilahay haysugu keeno aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @garasho8888
    @garasho8888 6 ปีที่แล้ว +21

    Walee abwaanku mire waa keenay iyo ereyo inaba aan caadi ahayn fanaankuna laxan aan caadi ahayn buu saaaray dhamaanteed heesto waaa top

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +11

    Aun Fannaanka Abdi Tahliil Warsame, oo shalay Muqdishu ku geeriyooday, fannaan cod faseex ah oo gaar ah lahaa buu ahaa, fannaan carruur badan soo koriyey ayuu ahaa oo family man, wax ceeb ah kama maqal, waraysi isaga la wareystay kama maqal, anigu waxaan ahay ninka fannaanka Somaliyeed ee aan waligay masraxa ugu tegay ee madaxa ka dhunkaday isaga oo heesaya, Djibouti 19865/86

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabditahlil runtii wuxu ahaa fananinta mar la araga ah o somaray fankeena alla AUN mogadisho kudhintay mardhaw asago sificn loodaryeelin

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib Alla haunaxariisto Cabdi Tahliil Warsame. Abwaankana Alla cimri iyo caafimaad hasiiyo

  • @shaaficihassan1936
    @shaaficihassan1936 6 ปีที่แล้ว +8

    Tiirkamida tiirarka fanka soomaaliyeed ilaahay haku daayo abwaan weyn axmed saleebaan bidee 👏👏👏👏👏💖💖💖

  • @AbdixirsiZuudi
    @AbdixirsiZuudi 10 หลายเดือนก่อน

    Been baad sheegaysaa hadaad Aaminsanhy in dhnka fanka axmed saleemaan bidde looga ficanyhy
    Number one ❤️🤍

  • @ragaadyoutubechanel1219
    @ragaadyoutubechanel1219 6 ปีที่แล้ว +12

    Alle haku daayo adeer tiir ka mida tiirarka afka somaliga

  • @kampalahassan7500
    @kampalahassan7500 5 ปีที่แล้ว +35

    Ar heestan wn jclhy wey iigu jirta hda xtaa ar yaa ila jcl farta taaG

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 ปีที่แล้ว +6

    Wale fanka soomaaliyeed dad waaa soomareeen

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว

    Ahn cabditahliil axmed sleeban biddena ha xifdiyo legend weeye

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allow imriga kuu Barakeey

    • @AbdixirsiZuudi
      @AbdixirsiZuudi 10 หลายเดือนก่อน +1

      Mujahid dhuuntow

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +2

    Axmed saleebaan bide & Cabdi Tahliil AUN Errayo & Laxam Taaba gala Ayay Reebeen, Fan Waakaas waxii kasoo Hara Waa Faataadhaq..

  • @macalinshuceyb497
    @macalinshuceyb497 4 ปีที่แล้ว +7

    Abwaanka abwaanada axmed suleymaan bide

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 ปีที่แล้ว +1

    abwaanka soomaali ugu riwaayadaha badan

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 3 ปีที่แล้ว +5

    Axmed saleebaan bidde abwaanka ugu riwaayadaha badan abwaanada gayiga soomaliyeed

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhaqtarkii jacaylka ma hilmaantay maxamed cali Kaariye

    • @jabaqsheegmedia9948
      @jabaqsheegmedia9948 2 ปีที่แล้ว

      Singub AUN Baa ugu riwaaayad badan abwaanada soomliyeed

  • @MowliidIbraahim714
    @MowliidIbraahim714 ปีที่แล้ว

    Cajiib eebow hiboole mayahay