Maalgasho Stock Market-ka (ROTH IRA)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • 🍿 WATCH NEXT:
    Sida Loo Maalgashado Stock Market ka! • Sida Loo Maalgashado S...
    Maalgasho Stock Market-ka: 2 ETF oo Lacag Badan Kuu Samayn Kara! • Maalgasho Stock Market...
    Sida Lacag Looga Sameeyo Stock Market-ka! • Sida Lacag Looga Samee...
    Maalgashado Stock Market ka - AMANA FUNDS • Maalgashado Stock Mark...
    Maalgashado Stock Market ka - WAHED & SHARIA PORTFOLIO • Maalgashado Stock Mark...
    Nagala Soco:
    Facebook: / nurfinancetalk1
    Instagram: / nurfinancetalk

ความคิดเห็น • 37

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 3 หลายเดือนก่อน

    Masha aalaah ustaaaad

  • @shakiibmaxamed7852
    @shakiibmaxamed7852 4 หลายเดือนก่อน

    xage kala soo xiriira ustaad

  • @jamaahmed2646
    @jamaahmed2646 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid sxb.

  • @leylanur5379
    @leylanur5379 6 หลายเดือนก่อน

    walaalkay ❤❤❤❤❤

  • @abdiazizsiciid
    @abdiazizsiciid 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad thanks. Dhalinta africa joogto sida Somalia oo kalr fursad maalgashi masameynkartaa ama video makasoo duubi karta shirkadaha ogol

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  7 หลายเดือนก่อน +3

      Haa, walal. Dhalin yaro badan baa isoo waydiisay su'aashaa. Muuqaal baan ka soo duubi Inshaallah. Mahadsanid

  • @aliabdirashidbiixi4851
    @aliabdirashidbiixi4851 6 หลายเดือนก่อน

    macashka sanadlaha ahi waa imisa 10% 15% 25% imisuu gaadhayaa hadii aan maalgashado mahdsanid

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน

      Average ku waa 10% long term. Sanadada qaar aadbu u sareeyaa inuu 30 ku dhawado ayaa macquula sanadada qaar hoos buu u dhici karaa, lakin isku celcelis waa 10%.

    • @daacadyare9680
      @daacadyare9680 5 หลายเดือนก่อน

      @@Nurfinancetalk Maali gashi marka aan rabo inan sameeyo Faa’idada Maalgashigaas sanadle miyuu noqonayaa mise Bille?
      Arinkaan wili maan arag qof kahadlo ee waxaan arkaa sida loo maal qashado Stock market?

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      @@daacadyare9680 faa'iidada qayb waxaa la bixiyaa yearly ama quarterly. Shirkadaha qaarna ma bixiyaan waxba ee halkaa ayaad ka arkaysaa uun faa'iidada kuugu koradhay oo markad iibiso shares kaga ayaad helaysaa faa'iidada oo dhan.

    • @daacadyare9680
      @daacadyare9680 5 หลายเดือนก่อน

      @@Nurfinancetalk wan fahmay aniga waxaan degenahay yurub waxaan isticmaalaa ETORO
      Malaga helaa stocks-ka S&P500 ama Amana
      Si aan halmar u iibsado saami badan
      Tankale waxaan saami ka iibsadey PLTR
      Iyadane ma waxay kujirtaa shirkadaha marka leeska iibiyo faa’iidada kusiinaayo?
      Markale Mahadsanid🙏🏼

  • @osmansalah3248
    @osmansalah3248 5 หลายเดือนก่อน

    Asc Revolut qofka acont ku leh Sctock ma dhex samayn karaa yurubna jooga mahadsanidin

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Walal Europe hadad joogto waa caadi waad maalgashan kartaa US stock market ka. Muuqaalkan ayaan kaga hadlah brokers qaar international ah, kuwoo kalena way jiraan Europe.
      th-cam.com/video/9vqRvS0wzhk/w-d-xo.htmlsi=knVEe48pQF6XAXsb

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad, Dhalinyarada Somalia iyo Africa jooga ma ka shaqeysan karaan Stock Markets-ka?!

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  7 หลายเดือนก่อน +5

      Walal way adagtahay laakiin foreign stock market ayaa jira qofku isagoo Africa joogo uu gali karo. Muuqaal baan kaga soo hadli Inshaallah

    • @Adkavic
      @Adkavic 7 หลายเดือนก่อน +1

      We will wait you eng

    • @Rabiile34abdimohamed-ym5mq
      @Rabiile34abdimohamed-ym5mq 6 หลายเดือนก่อน

      Noso badi muqalada stock market

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน

      @@Rabiile34abdimohamed-ym5mq Inshaallah walal

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 6 หลายเดือนก่อน

    Dadka USA jooga ayuu aad u anfacayaa

  • @munasartatiko1893
    @munasartatiko1893 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Somalia joognaa stock marketma rabnaaa ee brokerkee isticmaaleynaaa qaab fudud inooo sheeeg

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน

      Walal dhalin yaro badanbaa arinkaa isoo waydiisay. Muuqaal baan ka soo samaynayaa Inshaallah

  • @yawyawyawyaw9868
    @yawyawyawyaw9868 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somaali mku shaqayaa

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  7 หลายเดือนก่อน +1

      Account kan Roth IRA walal kuma shaqaynayo qof wadankii dagan oon sharci ku lahayn Maraykan. Mahadsanid

    • @samatar1025
      @samatar1025 7 หลายเดือนก่อน

      Somalia you don’t need to worry about capital gains taxes 😅!!! Only dividend tax for Somali residents .

  • @gojh64
    @gojh64 6 หลายเดือนก่อน

    Broker Somalia Ka shaqaynaaya ma jiraa macalin

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน +1

      Walal muuqaal ayaan soo wadaa suashaa aan kaga jawaabayo InshaAllah. Dhalinyaro badanbaa isoo waydiisay. Mahadsanid

  • @user-cv4hx6rn8i
    @user-cv4hx6rn8i 6 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad wn ku salamey ani wxn joga jibuuti wana raba stock market inaan maal gashado lkn dariqi an mari laha ma hayo

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน

      Walal Video gan ayaan kaga hadlay hadad joogto Jabuuti Sharcina ku leedahay waad maalgashan kartaa stock market ka
      th-cam.com/video/9vqRvS0wzhk/w-d-xo.htmlsi=TWcb29IvU5OXB5l4

    • @user-cv4hx6rn8i
      @user-cv4hx6rn8i 6 หลายเดือนก่อน

      Marka hore wxn kugu mahad celinaya sida ad inogu so jawabeysid ustaad wn dawadey videoga lkn adu iga raliya wxn raba sidi an u malgashan laha lagacta sida an u diri laha iyo duwagalinti mel an maraba ma fahmin

  • @kornaylka1144
    @kornaylka1144 6 หลายเดือนก่อน

    Wll Ammana Stock fumd wallet soomalia ma laga sameysan karaa?

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      May walal hada Somalia way ka xidhantahay. Balse hadad wadan kale sharci ku leedahay iyo address kaasbad isticmaali kartaa.

  • @baabjunior3550
    @baabjunior3550 5 หลายเดือนก่อน

    Wll maad course noga somaysid intii somalia ka shaqaynaysa ustaad

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  5 หลายเดือนก่อน

      Inshaallah walal. Mahadsanid

    • @noornoor455
      @noornoor455 4 หลายเดือนก่อน

      Asc walal in an kula so xiriro ayan rabaye xagen kala so xiriri kara ​@@Nurfinancetalk

  • @Alphamedia1997
    @Alphamedia1997 6 หลายเดือนก่อน +1

    somalia maka shaqeeyaa

    • @Nurfinancetalk
      @Nurfinancetalk  6 หลายเดือนก่อน

      Roth IRA-gu Somalia kuma shaqeyo walal. Hadanad ahayd qof halkan ka tagay oo acct iyo wuxuba u furnaayen.