D1aad Usuulu Thalaatha~Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @cabdiwalicabdulahi7703
    @cabdiwalicabdulahi7703 3 ปีที่แล้ว +6

    جزاك الله عنا خير الجزاء
    لقد انصرت دين الإسلام وبينت الحق في الدروسك والكتبك في أشد الوقت وأصعب الزمن
    حفظك الله ورعاك من كل شر وشياطين

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว +11

    Xuseen Qalaafe ilaahy hakaa Abaal mariyo, dadaalka Ummada uwadid,
    waxaan kaa codsan lahaa, inaad sidan kuwadid oo kitaabadii hore ee Sheekha inaad noo soo galisid,
    Baraka Allahu fiyk

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka Allahu Kheyr

  • @cm4221
    @cm4221 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka allaahu khayran
    allaah subxaanahu Watacaalaa
    hakaa aqbalo adiga iyo anaganahanagu anfoco .

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Tabaraka Allah,
    Jazakumu Allahu kheyra

  • @ahmedkoronto6168
    @ahmedkoronto6168 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @AaminoShAbdi
    @AaminoShAbdi ปีที่แล้ว

    Jzaakalaahu khayraa

  • @sahalsaahil5554
    @sahalsaahil5554 5 ปีที่แล้ว +5

    Interneedka waa shar iyo qeyr qeyrka daawada

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 5 ปีที่แล้ว +4

    Allow nooo xifdi sheeqa

  • @khaledahmed1484
    @khaledahmed1484 5 ปีที่แล้ว +5

    Qallaafe, risaalatul Al dalaa' il soo geli

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashllah

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว +7

    KItaabku aad ayuu uqiimo badan yahay, ilaahy hanugu anfaco

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 5 ปีที่แล้ว +2

    Shield xassaan xuseen

  • @AaminoShAbdi
    @AaminoShAbdi ปีที่แล้ว

    Carb.mahee.waa.allayaqaan

  • @imad3q
    @imad3q ปีที่แล้ว

    Wll darsiga 2aad halkee kahela

  • @Bujeti
    @Bujeti 3 ปีที่แล้ว +2

    Dersiga intiisa kale meena alle ha idiin xifdiyo

  • @sucaaadmohamed8174
    @sucaaadmohamed8174 5 ปีที่แล้ว +1

    Qalaafe wll waxn ubahanahay inan kitabka wada dhamaysto marka hlken ka helaya

    • @mahadsharmake4395
      @mahadsharmake4395 3 ปีที่แล้ว +1

      Website ka daarulxadiiith mse telegram ka

  • @AaminoShAbdi
    @AaminoShAbdi ปีที่แล้ว

    😂

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 5 ปีที่แล้ว

    Horta Sh xasaan ma carab ayuu is mooday waxaay Abu Salmaan meel kasta ku qoran
    Waayo anu dhaqan kaa carab baan ku ogaa

    • @warfadayur1301
      @warfadayur1301 5 ปีที่แล้ว +2

      wax culeeys ah kuma jiro, dhaqan carbeeedna kaliya maaha, macneheedu waxaa weeye aabuhu in cunigiisa mise cunugtiisa loogu magac daro,
      hadeyba dhacdo inuu dhaqan carbeed yahay maxaa kaa dhibayo inuu qofku laboxo, haduu doono yusan ahaane nin caraba ahe,
      taas waxaa sii dheer waa dhankii suubanaha (Sala Allahu calyhi wasalam)
      bal rasuulka (sala Allahu calyhi wasalam) ayaa lugu magaaci jirey Abal Al-Qaasim,
      laiskuma mashquulo niyahy, waxan ceeb aheeyna ceeb lagama dhigo

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 5 ปีที่แล้ว

      Saa waan u fahamsanahay laakiin waxaan u jeedaa waa dhaqan carab lagu yaqaan ee maaha dhaqan soomaal iyo mid cid kale toona
      Waxaaga ayaa lagu eekaada hadaad wax kale u talaabaysanyo wax yaabaha caalamiga ah een la kala xigin ayaa la doontaa ee wax cid u khaasa lama galo
      Inkastoo aan is idhaah culumo diinka somalida carabnimada iyo islaam nimadii ayaa iskaga walaaqantay

    • @abujacfarnuur2423
      @abujacfarnuur2423 5 ปีที่แล้ว +4

      Sange Mohammed qof xanusan ayaad mooda in aad tahay alaha Ku fahamsiyo qof yahow kumen tiga qaldan

    • @ummu-salamaonline189
      @ummu-salamaonline189 5 ปีที่แล้ว +1

      Nabi muxamed scw
      Abuu qaasim ayaa ladhihi jiray ee maxaad oga doodaysaa oo aad uleedahy waa dhaqan catbedd
      Malaa waxklaad rimanthy

    • @daoudakli
      @daoudakli 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/5o6GSatMTBk/w-d-xo.html

  • @daoudakli
    @daoudakli 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay iyo somalida carabta u dhaxaysa
    Ilahay masul aya la idinka yahay
    Because ilahay af carabiga iyo dhaqanka carabta iyo shekoyinka carabta ayu fahma bas
    Af carabiga iyo dhaqnkoda barta hadad ilahay rabtaaan 😅😅😅😂😂😂

    • @shankarooninamaxamed7339
      @shankarooninamaxamed7339 4 ปีที่แล้ว +2

      waa xanuunsan tahay maxaa ku hadlaysaa ma gaal baa tahay mise Muslim hadaa gaal tahay orodoo kaniisada aad meesha maskaxda laga dhaqay hadaa Muslim tahayna Ilaahay u noqo waad gaftay

  • @daoudakli
    @daoudakli 5 ปีที่แล้ว

    U all been brainwashed by arab .
    Ilaahad cabudaan wa carabta .
    Gumaysi maskexed aya nigu habsaday
    Kiini fikira ee maskaxdisa ka shaqeysiya waa la dagaakatan

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 ปีที่แล้ว

      Waxa aad tahay gaal diinta ka baxay towbadkeen , Waxa aad ka xuntahay oo aad rabtaa inaad dadka u xumeyso diinka , kitaabkaa usuulu thalaatha waan ,baraheynaa ilmaha aan dhalnana waan bareynaa , ciddi fahantana gaalo waxa ay ku dhigeyso isweydiinmeyno .