Subxaanallaah. Wallaahi waan yaabanahay ma Insibaa hadlaaya mise.... Nin ayaanu isqabnaa oo Maxkamadda ayaynu ka rajistergareysanahay, hadana nin kale ayaan rabaa oo aan isguursano, Subxaanallaah.
Subxanallaah ilaahoow iimanka Hanaga qaadin maxay tiri ninku ima Qabo naagtisi bu been u sheegayaa Aniguna xoolihiisa ban wax ku leeyahay Markuu dhinto wana guur raadis hada May iska shaqaysato maal xalaal ah Maxa oday gaal ah o an qabin been U sheegayso miyeysan aakhiro Marna xasuusanin balse inay ka hor Dhiman karto is may waydiinin Subxaanallah ilaahoow islaamnimada Nagu sug ilaahay ka cabso maanta Wa aduunyo barina wa Aakhiro Xisaab wa denbaysaa maalin waxa Jirto waxba la qarin karin o Alle SWC la hortagaayo cidina idin Dhaxaynan
Imaanka Allahu ku geliyo. Ilahey ka cabso Yaa ku yiri in gaal xatta la qiyaameeyo ey bannaantahay ? Ar dadkeedi aaway ? Alla kariim. Masiibo aa somali ku dhacaday.
Ilmo in laga hadlo meeshaba ma taalo naag nin gaali qabo sidee ayuu nin Somaliyeed u guursan karaa? Waa maxay ilmaha ay dhasho yaa qaadanaaya? Waxaasu waa yaqyaqsi
Subxaanallah inaad adigu hor dhimanayso iyo in isagu hordhimanayo yaa kuu sheegay .gudcur baad gudaysaaye Allah ha ku hadeeyo habo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Dad badanaa sas ku fikira
Waa niin yaar adiga kaa hoor dimaandoono
Waa niin yaar adiga kaa hoor dimaandoono
@@taifakali1981 nin gaala gabadh muslimada uma mehersamayaso Allahu Akbar.
Horta ma laga wada Hadley Ninka in uu Xalaal ku Qabo oo uu Muslim yahay hadii uu Muslim aheyn wax Xalaal la dhaho ma jiraan 😢
صلى الله عليه وسلم
Kusali.nabi muhaamd scw❤😢
Imaanka ayaa qaali
Illaahow nastur Ameen
Dhibta jirtaahi waa Aqoon Daro Mid Maadiya iyo Mid Islam ahba!
Waayo Furaha Noloshaa kamaqan .
Really
Subxaana Allaah yaa og kii hormari doono. hadii adiga aad hor martid ka waran adiga ma u dardaaran tay.
Subxanalh. Subxanalh. Subxanalh. Scw. Scw scw scw scw scw scw
Subxaanallaah. Wallaahi waan yaabanahay ma Insibaa hadlaaya mise....
Nin ayaanu isqabnaa oo Maxkamadda ayaynu ka rajistergareysanahay, hadana nin kale ayaan rabaa oo aan isguursano, Subxaanallaah.
❤❤❤❤ saxa gabareye qafatu rabike mamo waa xaarana walaahi e taladaqaado waallaha alla ha ku xafido
Dadka kuwa masajidka xadira ee salada tukada ayey wacdiyan lkn dadkan baraha bulshada halagu wacdiyo mshaa allaaah
Ma riyo ayey ku aragtey inuu odagu hordhimanaayo waatan geerida isagasiisaye. Tankale ninkaan hadii loosheego ooloofasiro xagey foolxumo latageysaa. Cajiib allaha kusoohanuuniyo waad lunsantahaye.
😂😂😂😂😂kkkkkkk feerihii aa i xanuunay tanoo kale lama arag Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil
Subxanalah waxan okale hakenin alaha sohadeyo tan acudubilahi
Allow na astur malinba fusuq cusub baad maqlin habli somaliyeed ma sidaanaa u dameysey
Iimanka Alle ha ku galaho wllo
Subhanallah
Xasbiyulaahu.wanicmalwakiil gaalooy jabkii lala damacsanaa dumarka soomaaliyeed oo qaaliga ahaa ubaxii wadanka ceebtan bal dhageysta sharafi dhimatay
Dadka yaan lacaayin ee haloo nasteexeeyo mshaa allaaah tbarakalaah
Waa Runtiis sheikh. Mashalah
Scw
Yaa og qofka hormaraayo labadiina
Salalaahu caleyhi wasalam ❤🎉
sheekhu talo fiican syuu lusiiyay.
Subxanallaah ilaahoow iimanka
Hanaga qaadin maxay tiri ninku ima
Qabo naagtisi bu been u sheegayaa
Aniguna xoolihiisa ban wax ku leeyahay
Markuu dhinto wana guur raadis hada
May iska shaqaysato maal xalaal ah
Maxa oday gaal ah o an qabin been
U sheegayso miyeysan aakhiro
Marna xasuusanin balse inay ka hor
Dhiman karto is may waydiinin
Subxaanallah ilaahoow islaamnimada
Nagu sug ilaahay ka cabso maanta
Wa aduunyo barina wa Aakhiro
Xisaab wa denbaysaa maalin waxa
Jirto waxba la qarin karin o Alle
SWC la hortagaayo cidina idin
Dhaxaynan
Anaaa Gursaanaa -Usheeg
Yaaahuuu
Allh haso hadeeyo wllshen
Naciim. Alahakuhafido❤❤❤🎉🎉
Waa miskiin gabadha cidna lacgtiisa cidna ma bixiso prenap in uu samey ayaa laga yabaa Allah ka baqa habo
Maxad ka ogtahay in ad dhimaneysid asaga hortis
30 sano kabacdi ayuu dhimanayaa balse adigu hadii aad ka hordhimato ka waran
Naagtaan nin cadaan ayaa iqaba nin soomaalina wn guursanaayaa dhahaeysa horta diinta islaamka mey ka baxday bal weydiya
Diintee lagu guursaday
Subxana laah
Indhaheedu waa sidee gabdha???
Imaanka Allahu ku geliyo.
Ilahey ka cabso
Yaa ku yiri in gaal xatta la qiyaameeyo ey bannaantahay ? Ar dadkeedi aaway ?
Alla kariim. Masiibo aa somali ku dhacaday.
Xalimo lacag darteed diintey UGA baxeysa,,waatan,ninba qaba gaal ah,nin Somali ayeey rabta imaanka alla kaqaad
Markuu naagtaa kasaaro system ayuu kaa taqalusayaa yuu kudiline lafahaaga lacarar
ani ra,yigeeyga ,hasoo muslimiso
si ay lacagta ugu xalaaloowdo.
Naag nin soo muslimisay waa faro kutiris walaal naag nin masoo xero galin karto
Qoftaan indha heeda maxa kasi ah waa mid halaysan subxaanallah
Subxanallah waa qiyano waxan qof dhol dhaxlkees aya ka fikiri
Hada mawaxa naga dhadhicine gabar somali ah misna ku leh xolo xaran iney nin gala makugu maher Sama qaa xaran qiiyaano muslin iyo gala waa qalad
Gabadha waxa ka khaladan in cimari aan loo dhiman ,gabadha ninaka ayaa rabo in ay u keenato caruur Soomaaliyeed subaxanallah
Muxuu fisqi meesha yaallaa
Subxanalaah alle haku soo hadeeyo wllo
Guur hadhihin wuu iska haystaa
Gabadhan wan aqaanaa majoogto wadankaas waaa gabadh nin maleh
Ayada iyo is again yaa hordhimanaya miyey ogtahay subxanalaa
Walleh qofkii aan dhimani wax walba wuu arki cajiib
Adaa kahor dhiman
Cid hor dhimanayso may ogtahay aqli xumaa
Warkaan Wala fasirayaa somali ayan aqaan waxan u malaynayaa in Aw bisad ku qoro hantida
Ma naagtaan ayaa somaali ah alla been badanaa
Alaha hasoo hadeeyo
dhaadhansanaa inay ayada hordhimanayso waog
Waa rer baadiya hhh naagta ilbax ey iska dhigee
Uf
Naagta indhaheeda fiiriya dad cun ayeey u egtahay nin ay cunto ayey raadineysaa
Waajiga an arkayaa 26 majiiree aniiguna waxaan jiira 20, what a mad woman i feel sorry for her 😂😂😂😂😂
Naagtan dambi Isegelin keep urself secret .ismafulno yaab bisnis
Wlh wey is fashilee ma iska amusta ila ka dhinto😢😢😂😂😂
Marka adigo dhiishku ku dhaqaqay aad live calaf soon iska qabsto waa iska sidan 😮😂😂😂😂😂
Saan maa Noo Danbeysay😢
Ma ogtahay inay ka hordhiman karto iyaadu
Gaal guurkiisaaban laguu ogolayn..mid kiniisaday ku mehersatay mid kalena masaajidkay rabtaa😂
Tan idha adkaa geel meey liqday 4 hoowl iyo qaraxaadiiba weey gubtay cumrigaaga oo dheeraaday geel dhalaayo uu kutusaa
Indhaha maxaa ka hely
Ilka iska xir kudhihi
Nacimo qamaar xiro gabar fiican baa tahee
Sub xanalaah aduunyo gadoon
Tan maxay wakhti isaga lumineysaa. Nin cad ayaa i qaba iyo nin Somaliya ayaan rabaa wax is qaban kara ma aha
Aqli yaree la ilka dheertehe😂😂😂😂
Iska dhaaf tan sheekadeeda
Ilmo in laga hadlo meeshaba ma taalo naag nin gaali qabo sidee ayuu nin Somaliyeed u guursan karaa? Waa maxay ilmaha ay dhasho yaa qaadanaaya? Waxaasu waa yaqyaqsi
Wlhi waxe ku noshahay nolal qayaaliya nin nagtisa hore wax u diday adiga sekugu ogalana naa inta garo duusho kaa ku jirto inta lagarin 😂😂😂
Bilow aayi iyadu ka hore dhiimatay
Xalimo foolxumo badan
Iimanka bel bilaa adigu ka hordhimatay 😂😂😂
Subxaanallaah. Udacee inuu Ilaahay soo hanuuniyo.
Ninka Soomaliga ah ee kugu rabo sidaan wali ma dhalan mana dhalan doono
😂😂😂 odaygas asigaba naaasib xumo la dhiman doona wayo haaben iyo maalin indahas ayu arka😂 horoor cadhi waye taan wlhi
😂
😂😂😂😂😂 waa aduyo gadon
Armay been tahay waxan ay shubayso
Gabadhaan qulqul dheh cid kudooneysaan jirin adiga iyo guryahaaga islabaxa dhilo nimaad ulajoogtaa maba kuguxirmo ogoow
Kkkkk who first die you or him
War nagtu waa walan tahay gaal baa iqaba nin Somali baan rabaa 😂😂😂😂😂😂
Ninka somali maxu kugu falin
They is something called prenap lol 😆
He probably made her signed up the prenuptial agreement, she seemed UN educated and bit dumb how can she be with other men while she's married.
Tan waa mid fadaro ah.
@@SharifAbdul-in3cucaqli ma qabto
Gabadhan wan aqaanaa majoogto wadankaas waaa gabadh nin maleh
War nagtu waa walan tahay gaal baa iqaba nin Somali baan rabaa 😂😂😂😂😂😂
Ninka somali maxu kugu talin