Xildhibaan Cabdikariim oo ka soo horjeestay Ansixinta Miisaaniyadda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 39

  • @Maame65
    @Maame65 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely Xildhibaan Abdikariim ❤

  • @azadlanguagesandresearchtr9330
    @azadlanguagesandresearchtr9330 วันที่ผ่านมา +1

    Eeshqiyaasak xildhibaan waa su'aalo macquula kuwii iska qaylyi jiray waan ka raysandoonaa.

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl วันที่ผ่านมา +1

    Boobaay!!! Mashruuca waxa loogu talagalay Caaqil Jaambir,Cada gude iyo qaarkale o badan

  • @abdit8270
    @abdit8270 วันที่ผ่านมา +1

    Rageedii! Dawdaladani waa dawlad gaajoonaysa oo hada buuraha gacanlibaax kasoo degtaye cagta haloodhigo. Meesha cadalad mataalo maxaan cunaa baa taala.

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 วันที่ผ่านมา +1

    Duuduubka ku liq SACAD CALI SHIRE AYAA MIISANIYADII SII HABAYSTAY QASNADU WAY MADHANTAHAY.

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 วันที่ผ่านมา

    2500 oo shaqaale ah garxajis ah 5sano wali haab inooma laha markaa iska aamus xildhibaan haqaboobaane

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc วันที่ผ่านมา +2

    Cabasho meesha ma taal adeer 32 sano baad daaqayseen oo cidi juuq idin odhan jirin hada liidka raaca

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xayawaan jaahil
      Faqiira

    • @IdmanNur-vw7kc
      @IdmanNur-vw7kc 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @truthinyourface7345 ooydee qasabadii xaaraanta ee reer uxaglin jirtay waa la jaray fakhrigana adeer xoolo abahaa lahaa kamaydaan tajirine xoolaha dawlada ee xaaraantaa Baad cuni jirteen uune taajiriin aad leedihiina maanaan arag ma xoolo xaaraana baa laga taajiraa hadaan rabno inaan anguba taajirno waan heli karnaa qasabadii maanta anagaa haysana xaarka isku xeji durba caloolo baa gaajooday hhhh

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jabhadii buurta ayaaa lagu soo daray miisaaniyada

  • @IdmanNur-vw7kc
    @IdmanNur-vw7kc วันที่ผ่านมา +1

    Shalay maxaa imtixaan loogu gali waayeey shaqada dawladii adeerkaa

  • @iidaanz
    @iidaanz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer muuse maxaad u waydiin wayday shalay 😂😂😂

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p วันที่ผ่านมา

    Shaqo Qarantii 3000 kun e Arday ahayd durtaba ma waxaa lagu bedeley 500 qof oo caagle,ah

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 วันที่ผ่านมา

    MA ADAAA ARDAY IYO JAAMACADO UHADLI KARA MUNAAFAQADO MA FCNA HORE UHADLI LAHYD MARKA ADEERKA U ADEEGAYSAY HADA YAA UHADLEE

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 วันที่ผ่านมา +1

    Aan ooye albaabka i xidha 😂😂

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 วันที่ผ่านมา +1

    Suaasha qh maxad u hadli wayday ama uga hadli wayday tii hore ee xitaa aan meel lgu ansixiyay la garaneen maxd uga hadli wayday tii wada daynta aheed 😂waan ku fahany kulmiye waxa uu diidanyhy in la dhaho xukuumadii abid dalka ugu wcneed waa ciro waar kulmiye intii legend joogeen caqli buu lahaa lkn imika reer buu noqday iyo caytan miidhan

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 วันที่ผ่านมา

    Maxaa wakhti u hadhay qoladan xildhibaanada isku sheegaysa. Misaaniyadii umadda lagu maamuli lahaa sanadka oo dhan ayaa 42 xildhibaan soo shaqo tageen. Adeer maba garanayo qolodaad tahaye, awal miyaanay xukuumaddu markayagii ahayn 30 sanadood nimankii qarankan cidhbaha jaray maad la hadashid. Subax walba mobile ayaanu eegna bal in casuumadii shaqo siintu soo dhacday.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv วันที่ผ่านมา +2

    KAN INTII MUUSE JOOGAY MIISAANIYAD KA HADLAYA AMA CADAALAD YAA ARKAY

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

      Absolutely 💯
      War mahayo oo iin barorti hbr 0:02 awal laga il baxay ma oga!!

  • @Abdul253dj
    @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

    Qabyaladi ku qadatay kuma dhigt!
    Samir iyo imaan sadiqa adeerka muse judaan.

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adeerkaa jilic qoslaaye ka waran

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @truthinyourface7345 wa ka ku talinaya adeerkay!
      Dameer aan sarnay maxay iga qadi dhusadisi , that's the truth in your face 😅🤣🤣😂

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ dhibmaleh
      Laangaab mar kursiga helaybaad toohoo waad iska istareexi kartaa

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 วันที่ผ่านมา

    Ciro afcanyo 😂😂😂😂😂

  • @Nasirsulub-h6h
    @Nasirsulub-h6h วันที่ผ่านมา +2

    Muuse maxad ula xisabtami wayday abaha qabyalada kawas

    • @Yosef-ev6wl
      @Yosef-ev6wl วันที่ผ่านมา

      Waxu ula xisaabtami waayay Hooyad ayu so wasayay

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

      Absolutely 💯 hbr awal cabaad wa lagu fahmay sheekada, lakiin war iskuma hayso!!

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i วันที่ผ่านมา +1

    Kani waaba lax wadanku xaaladiisa dhaqaaleba lama socdo

  • @Zack-uy4hn
    @Zack-uy4hn วันที่ผ่านมา

    😂

  • @XuseenMaxamed-v4q
    @XuseenMaxamed-v4q วันที่ผ่านมา

    Mucaridnimadu Maaha waxwalbadiid ee maslaxada wadanka in lailaaliyo ciidanka qaranka siday Dalia udifaacayaan kkkkk

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา

      Sanadkii hore lix bilood bay haysteen tuugtaan xildhinaano isku sheegaya

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

      Hbr awal mufaqadi iyo cabaafki waa lagu fahmay!!

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 วันที่ผ่านมา

      @ habar awal wadanka waxay wax ugo qabanaysay cashuurta wadanka kuwan yusra harti waxay rabaan dawarsi iyo hayado gacanta hoos dhigtaan sida dowlada xamar

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

      @@nuurnuuraan8624
      Heego tuugo, wati cashurta umada business ku wada gashay, ila adeerka nuxx basto macane sya lacagti cidanka Turkish guryo kaga dhistsy!!

  • @dhebidhanan
    @dhebidhanan วันที่ผ่านมา +1

    Mucaaradka cusub wuu waalanyay maxad la xisaabtami wasiirka maaliyadda laftiisu miis iyo kursi buu suuqa ka doonte😂😂

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj วันที่ผ่านมา

      😢😮😅😅😂 waa aderki waliba!!

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 วันที่ผ่านมา +1

    Waad ku fashilantey wixii meesha aad u joogtey.
    Nin shir ka dudey siiga yaraa.
    Ma na qanci baad adna la timi? Kkkkk