Ayuubow Talo aan ku siiyo walal si dagdaga is kaga jooji hadaad sigaar ka cabtid Hadaadin cabina dr tag ee baar neef mareenkaaga Intuusan wax kale kugu noqon culays baa saaran neef mareenkaaga waa na digniin uu jirkaagu bixinayo .dadka sigaarka caba kolka hargab ku dhaco waxaa ka caysa jeermiska sigaarka qiiqisu ku sameeya neef marrenka
Cali Xoosh waa ninka ugu duleysan Harti waa ina gumeyd. wasiir wasiir kale amarsinaayo waa wax aan horey u dhicin.
حَسْبُنَا اللَّهُ وَنِعْمَ الْوَكِيلُ
ٱلَّذِينَ إِذَ أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌۭ قَالُوا۟ إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّ إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from laascoonod ❤❤❤❤❤
Axmed Saakin Cabdi Xuseen xildhibaan hore
So dhacyeeey qubanihii
Ganaral ayub libaaxa keynta
❤❤❤❤😂😂😂😂❤😂
Wan ku salamay sxb ayub
Hogaabiyaha harti
Codka hagaaji kaptan microphone fiican isticmaal
guul iyo caafimaad ilaahay uga rajeyneyna ssc khaatumo ciidan iyo shacab iyo maamulba
Habargidir xamar joogiday inka rabtaa ha la dhaho
Qabyaalad somali dhexdeeda ah ayaad ku aakhiro seegtay
😂😂😂
Ganaral ayuub abdi rizaaq inader wan ku salama
Ayuubow Talo aan ku siiyo walal
si dagdaga is kaga jooji hadaad sigaar ka cabtid
Hadaadin cabina dr tag ee baar neef mareenkaaga
Intuusan wax kale kugu noqon culays baa saaran neef mareenkaaga waa na digniin uu jirkaagu bixinayo
.dadka sigaarka caba kolka hargab ku dhaco waxaa ka caysa jeermiska sigaarka qiiqisu ku sameeya neef marrenka
War yaa tir tiray qoraalkeyga???? Wtf 😳 mise ma rabtid inaa fikirgeyga soo gudbiyo?
❤
Hhhhhh balo ku degtey😂😂😂😂
Hhhhhhhhh
😂😂😂Labtonka maku cashysay wasakh waynaa janrale
Kkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkk ar daarood maxa bustaha qoyan saaray ilaa fiqi kudhiiraday mise reerka sheegatada iyo wacalada kubadan wa yaabe
kkkkkkkkkk samaroon hala yaabin waxa haysta wixi reer ssc haysan jireye oo ah horgalo damiir lawaayala
Xarunta dayax gacameed bey laheed dowlad dii ladumiyey oo wali manta lacayayo oo eed kasta loturo kaga daran AA xaruntii dab demiska balagu murmayaa yaab
xarunta dayax gacmeedku wuxuu ahaa berbera gaar ahaan saldhigii milateri ee ruushku ka dhistay hhhhhhhhhhhhhhhhhh adeer wuxuu dal kale leeyahay miyaad tidihi dowlada somaliya ayaa lahayd hhhhhhhhhhhhhh
😂😂😂😂