Dauud Cali Masxaf Ahun | Heestii Maxaa Guurka kugu Diray
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- #caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
One only my favourate Song ❤️
Legend wan ku salaamay ✋
@@IlwaadAbdurashiid4631
Waan kaa qaaday Boaortooyo.🤗
3 3 2023 jimce heestan anoo yarban maqli jiray maxaa guurka kaa xidhay
Allah ha unaxariisto my ustaad da.uud Amin Amin
Aamin
waa hees macaan
👌👌👌
heestan waxaa leh Axmed cali cigaal anigu markuu cigaal qaadayo ayaan jeclahay
Dauud AUN gacan macaana
Aamin
🎉
Waxaa guurka kugu diray garan maayo aniguye?
@L¥RICS:
Geedaha waxa jira
Gocondho baasoo
Lugaa kaa gulaaloo
Gamcaa nabar u yeelee
Hadaad tahay mid gaariya
Haygu dayin gal galashada
Goobtaan fadhiistaba
Meel geel ka dheel maday
Ama goray iLmaha dhigay
Ama goodir xadhig galay
Gedoodii ahaadee
Goobtaad fadhiistaba
Meel roob ku geylamay
Ama aar gondaha dhigay
Ama geesi ku cartamay
Gedoodii ahaadee
Gabdhuhu waxay ku faanaan
Guri iyo nin yeellee
Waxa guurka kugu diray
Garan maayo aniguye
Geedaha waxa jira
Gocondhaale baasoo
Lugaa kaa gulaaloo
Gamco nabar u yeelee
Hadaad tahay mid gaariya
Haygu dayin gal galashada
Goobtaan fadhiistaba
Meel roob ku geylamay
Ama aar gondaha dhigay
Ama geesi ku cartamay
Gedoodii ahaadee
Gabdhuhu waxay ku faanaan
Guri iyo nin yeelee
Waxa guurka kugu diray
Garan maayo aniguye
Raxmaanku haw naxariisto AHUN Daa'uud🤲
Original-ka heesta waa Ahmed Ali cigaal.
Yaab waar meel walba ma joogtaa sxb