TUUGA QABTA!! 🤣🤣 FALANQEYNTA DHAANTADA TUUGA SUUTKALE BY A/ GOOSAAR.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @Cabdi359
    @Cabdi359 11 หลายเดือนก่อน +7

    Abwaan tabiyow soo qabo dhaantada cusub ee cabdi weli iyo ubax derajo maja dhuub😂😢

  • @Mohamedabdirohmaanofficial
    @Mohamedabdirohmaanofficial 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aa boqortoyo boqoryo dhashay wllky abwan tabiye❤❤❤❤ aadbad umahdsanthy runtii wan jeclaa inaad dhantada sooqabatit wanku wataa tabiye❤❤❤❤❤

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 9 หลายเดือนก่อน +1

    Way fahmayaan lkn waxaa la yidhi miidaamo dhagomale haduu malag dhawaaqayo

  • @CabdiweliMacalin
    @CabdiweliMacalin 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan soo qabo dhaantada mijo dhuub ee cabdiweli xasan dhuux iyo ubax derejo

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan tabiye naga qabao dhantadii minja dhuub ninbaa kuciyaaraya yuutubka dhaxdiisa waayo falanqeeye waa tabiye bas dib ulaabo kadhe nin oon falaqayn garany ayaa isku dhardh dhaantadaan ku doonayay falanqayntada

  • @Xuukeey
    @Xuukeey 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aad iyo aad abwaan tabiye Mar waliba waxaan kana faa ii dayoo marka kadib waxaan ahay qoodha iyo xiro dhuuguna waxaan u aqaanaa riibi, soor🖐️😅

  • @LajecleyLajeey
    @LajecleyLajeey 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @KhadroMaxamad-iw2lj
    @KhadroMaxamad-iw2lj 11 หลายเดือนก่อน +4

    M.a aalah wll qur iyo xeero wan idan jacelahay horay usoocda

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tumey waa roob badan lkn tiix waa waxyar

  • @barwaaqodheeman-n3z
    @barwaaqodheeman-n3z 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waa muuse biixi kaasi😂😂😂

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo mcn walhy boswayn bad nogu jirta ee mahad sanid sad nogu fasirtid marwalba

  • @Ustaad____Yare____official
    @Ustaad____Yare____official 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kaa haynaa abwaan tabjye ❤❤

  • @shaficiyare8797
    @shaficiyare8797 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan garbaashkibaa garbaash
    Kudartay😅😅😅

  • @MaslaxducaaleAxmed
    @MaslaxducaaleAxmed 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan mar muu jisid tuug waa in cagajr cid kale maah wlhi abwan wxn rabaa inan fnka jig jig aan kamid noqdee xgen umaraa👀

  • @HaliimoCadey
    @HaliimoCadey 11 หลายเดือนก่อน +3

    👌👌👌

    • @HaliimoCadey
      @HaliimoCadey 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❣️

  • @maxamedclaahigeelle
    @maxamedclaahigeelle 11 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp cabdiwali Xasan Dhuux iyo ubax darajo sooqabo

    • @FaaraxColaad
      @FaaraxColaad 3 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo. Abwaan. Tabiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 7:38 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idilraagecali
    @idilraagecali 11 หลายเดือนก่อน +1

    Zxb sooqabo istaahil dhoof cabdi hargeele nikii baagada laladhacay baraankiibay ahyd

  • @Ubax-w8p
    @Ubax-w8p 11 หลายเดือนก่อน +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘️⚘️⚘️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xasanabdiali2847
    @xasanabdiali2847 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan tabiya
    Sxb allaha ha ika xifdiyo
    So badi

  • @CabdullahiCade-om3xd
    @CabdullahiCade-om3xd 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dhantadu way iga hoohisay wll naga dhaaf saa ha ufalanqayne waayo dad hurdaa wax looqadayaa adna u fasiraysaa tabiye cafimad siyado ah iyo baleeqad kabadan tan ala hakusiiyo waxad wax fahan siinayso waa wax ma garatooyin waayo wa xaa lagu dhacaa sudhka

  • @Ustaad____Yare____official
    @Ustaad____Yare____official 11 หลายเดือนก่อน +3

    35.1k uma qalmee ee gaarsiiya 100.k

    • @abwaantabiye
      @abwaantabiye  11 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid ❤

  • @AbdinasirRashiid
    @AbdinasirRashiid 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tnz zxp abwaan tabiye nin waxbartay

  • @KawsarNuur-j1c
    @KawsarNuur-j1c 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan dhantada cusub soqabo ee mek up abdi wali iyo ubax darajo 😊

  • @SahroXooshey
    @SahroXooshey 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @deeqdarajo5542
    @deeqdarajo5542 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abwaan tabiye allah ku xafido

  • @Sablaal
    @Sablaal 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dhantadii mijadhuwow😂😂

  • @jaamacibraahim120
    @jaamacibraahim120 11 หลายเดือนก่อน +4

    Cagjar uunbaaa meesha lagu Duray😂

  • @MohamedKaabe-dp9xp
    @MohamedKaabe-dp9xp 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abwan tabiye hal keedii ayaad dhigtay yeesh calaa abwan nuur koosaar

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 11 หลายเดือนก่อน

    Walhy wa kuwa horjogayal uah somalida ee madaxtanimada ka fahmay inay qarash iyo qabyaladna dhexdhigay shacabka alow nogargar

  • @CabdiraxmaanCalimaxamuud-z5q
    @CabdiraxmaanCalimaxamuud-z5q 10 หลายเดือนก่อน

    Asc abwaan tebiye arin ayaa iiga kaaxiran ila sooxariir kumaande wan ku taageeraa keep going sxb

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan dadyar baa fahmaya reer galbeed baa fahmaya

  • @Musaabdi-c7p
    @Musaabdi-c7p 11 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiiiiin 🤲

  • @AxmedcabdiSuleemaan-sj5jb
    @AxmedcabdiSuleemaan-sj5jb 11 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaangalaaye
    @abwaangalaaye 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mahad sanid abwaan

  • @FaysalAbdullahi-f3m
    @FaysalAbdullahi-f3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan kosaar

  • @UbaxGalad-sl9vn
    @UbaxGalad-sl9vn 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan sooqabo dhaanta shunkaadiga badiyaha ee ayda qadayaan Abwaan nuur io Shamso bilan

  • @Musaabdi-c7p
    @Musaabdi-c7p 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wasax sxb sare

  • @FANTASTIC1.
    @FANTASTIC1. 11 หลายเดือนก่อน +2

    ABWAN TABIYE SALAAN BOQOLA

  • @safiyoabdullahi6258
    @safiyoabdullahi6258 11 หลายเดือนก่อน +4

    👏👏👍👍🥰🥰🥰❤❤

  • @Mr5nimcan11
    @Mr5nimcan11 11 หลายเดือนก่อน +2

    Halkeedii ayaad dhigteen
    Ka sameyay erayada
    iyo Ka qaaday
    Iyo Ka dhakhtariyay ee fasiray
    Ku ligiin mahadsanidiin👍👍👍

  • @Husseingudcad
    @Husseingudcad 11 หลายเดือนก่อน +1

    ninkaas hadii laxiro adaa kawakiila wayoo lama fahan saneyn awal lkn hada adaa fashilay

  • @ShukriAxmed-nn8qy
    @ShukriAxmed-nn8qy 11 หลายเดือนก่อน

    Abwaan noo keen cabdiweli xasan dhuux io ubax derejo iyo dhaantadii mija dhuub

  • @MusaMohamed-q1j
    @MusaMohamed-q1j 11 หลายเดือนก่อน

    Mxa ugu qoran abwanka

  • @AxmadXasan-qu4nt
    @AxmadXasan-qu4nt 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tabiyae Allaha nookadayo

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +1

    Tahar iyo wayd afsomali wayn weeye

  • @MohamedKaabe-dp9xp
    @MohamedKaabe-dp9xp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed risaq

  • @zahrobarrow3188
    @zahrobarrow3188 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhhhhhĥ

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 10 หลายเดือนก่อน +1

    run iyo been labadas ayaad isku dar tumay ama dhufaan waa koran tiix waa dhado ama ruub abaar u da ay wax ay dhalan majirto tumay roob ah waa wax ego cusub

  • @CabdikaafiCabdullahi-yi7np
    @CabdikaafiCabdullahi-yi7np 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkii dhacaa waa mandheer

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน +1

    I know dhuug geela buu qaniinaa

  • @XasanXoogsato
    @XasanXoogsato 10 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-q1y
    @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-q1y หลายเดือนก่อน

    Abaan tabiye codsi waaye soo qabo anwar toti iyo haboon nuura

  • @zakariyeisxaaq
    @zakariyeisxaaq 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abawaana sooqabo dhaantada abdu Wali xasan dhuux

  • @MaxamudQaalib-u8z
    @MaxamudQaalib-u8z 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaasimibraahim
    @qaasimibraahim 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤😢😢😅

  • @Ustaad____Yare____official
    @Ustaad____Yare____official 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kaa haynaa abwaan tabjye ❤❤

  • @MowliidAbdulahi
    @MowliidAbdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @LajecleyLajeey
    @LajecleyLajeey 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤