Madaxweyne Cirro oo magacaabay Guddida Nabadda Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @QaasinjaamacMaxamed
    @QaasinjaamacMaxamed 11 วันที่ผ่านมา +1

    Habalyo habkyo 🎉🎉❤❤😂😂alaah how fududayyo shaqada loo igmaday odayada aami

  • @AxmedIbraahim-r9x
    @AxmedIbraahim-r9x 11 วันที่ผ่านมา +1

    WAA HAMBALYAYNAYNAA MUDANE C QAADIR JIRDE AW CALI ODAY QARAN

  • @cismaanxasan-h1m
    @cismaanxasan-h1m 11 วันที่ผ่านมา

    nabadu waa nolol mcn

  • @AxmedIbraahim-r9x
    @AxmedIbraahim-r9x 11 วันที่ผ่านมา

    MUDANE MADAX WAYNE ILAAHAY HA KUGU GARAB GALO XILKAA AAAD UMADA U HAYSO

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 11 วันที่ผ่านมา +1

    Waar heedhe gola guurtida shaqada nabada le dee waxay sidani waa sha qadii guurtidee

    • @zackbah7584
      @zackbah7584 11 วันที่ผ่านมา

      Golaha guurtigu waxay qabtaan ma jiro.

  • @mrhirsiothmanabdullahi
    @mrhirsiothmanabdullahi 11 วันที่ผ่านมา

    Alle nabad hakayeelo gobolada barriga

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 11 วันที่ผ่านมา

    Hayaay waa la inoosooshaqo tegey magacaabis ayaan waxba inaga reebayn 300 magacaabisood ayeynu mushahar uhaynaa waa rogmasho barina dadkii lagudhee isaguna nabad cirka jirta ayuu kahadlayaa

    • @SaluglaSicid
      @SaluglaSicid 11 วันที่ผ่านมา

      @XaajiLadane97 Aniga oo dumar ah ayaan kaa aragti dheerahay oo kaa muwaadinsanahay adeer

    • @MohamedmohamudHasan
      @MohamedmohamudHasan 11 วันที่ผ่านมา

      Marwo waxas odhan dumar ka ahaw tan ragba hagaya

    • @SaluglaSicid
      @SaluglaSicid 11 วันที่ผ่านมา

      @MohamedmohamudHasan Dumar waan ahay raga ibadan ayaan ka aragti dheerahay kana muwaadinsanahaye ha idumarsan

    • @SaluglaSicid
      @SaluglaSicid 11 วันที่ผ่านมา

      @XaajiLadane97 Adiga in aan kulamurmo uma salmon adeer

    • @SHUCAYBJAMACAHMED
      @SHUCAYBJAMACAHMED 11 วันที่ผ่านมา

      GANTAALAHA RIDADA DHEER EE CRUISE MISSILES oo uu farsameeyo wadanka ruushku ayaa inantaa ku habsaday 😂😂😂😂​@@XaajiLadane97

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo 11 วันที่ผ่านมา

    Guurtida haloo dayo shaqadooda

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 11 วันที่ผ่านมา

      Gurtida xarka iska ma madhi kartan wa expayard

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 11 วันที่ผ่านมา

    Waar waasidaa maxweyne waayahaydee

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 11 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa waalan yahay Gole dhan ayuu shaqadoodii dad u magacaabay m,uu waayo oo Dan ka leeyahay.

    • @zackbah7584
      @zackbah7584 11 วันที่ผ่านมา

      Maxay qabtan odeyaasha hawl gabka ahi .

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 11 วันที่ผ่านมา

    Awaan dagaal kulajirnay ???

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 11 วันที่ผ่านมา

    WAAR NI KANI malaha waa nin waalan