Somaliland Shirkada Geosol Oo Lasoo Weeraray Sifo Sharci Daro ayay Ku shaqaysaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ربي يحفظك ويحميك يا وطني ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geeeeesi reer somaliland

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Horry usoco wllo

  • @MaxamedAXMED-w8x
    @MaxamedAXMED-w8x 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma jirto cashuur.laba.jeer.laqaado.shirdina.waxa.fiican.qabataah.dhulkii.lasku.qabsan.jire.bey.meesha.ka.saartey

  • @MaxamedAXMED-w8x
    @MaxamedAXMED-w8x 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma jirto

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    caawa kad weedh same ku sheegayso maaha abwaan ee waa shanmidhle

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KOLAY MUSUQ MAASUQ BADAN AYAA JIRA EE HADUU KULMIYE SOO LAABTO WAA IN UU ISBADEL IYO SHARCIGA OO SHAQEEYA UU LA YIMAADAA

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar Xoghayahu waxan ma fahansana waa badow nimadoo Qaangadh ah iyo indha beel

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbigii Mayarka Wadani ayaa meesha wixii jiray isagii is kashifay , Somaliweyn iyo huwan ayaa lagu haystay stomp khatars ayeyemeesha keeneen, waa xisbi wadanka khatar ku ah ee ka fogaada oo labadaa kale kala doorta inshallah.

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharkadani waa waxa qudha faa'iida ee abuuray maayir hore oo markii lagu wareer labadii fayl baloodhka qudha loo samanjiray ayaa imika fayl hore marka lagaliyo fayl danbi lagama galin garo markaa labadaa fayl oo joomitirada dadka wareeriyeen ayaa aystemkan soo afjaray

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aniga waxay ilatahay haday jirto lacag dheerada oo laga qaado dadku kamay aamuseen ee waxa si waa iska eedan reer wadani ay wadaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xogta micneheedu waa DATA waa macluumaadkii muwadinka oo ay ugu horayso in ay haysato copygii dhalasda mueadinimadiisa, rukhsadii gurigaa inta meter ee uu yahay halka uu ku yaal cinwaankiisa xata meelaha uu lacagtooda uu ka bi iyo ayey haystaan hadii si khalday loo isticmaalo magaalada was iyo in guru aha dhulku meel walba la isku qabsado oo dagaalo dhawaan ayey dhici karta.