Cod sir ah ayu helay cadeen in ey xaaskiisa nin kale shukaansatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asaga wuxuu yiri naagteydii hore waan jeclaa, gabadhan yar wuu ciili doonaa iyadaa jecel hada nabsi kasoo baxaa wallah meel iiga qor caruurna Uma hayso

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha'Allaah Sorry, Maxamed Waa Nin fiican, Allahu Akbar Daahir iyo dhamaan inta wanaaga kashaqaynaayo khayr Allaha idinsiiyo, Somaalida Meelfiican baad ka istaagtay, Masha'Allah

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu shisheeye yahy Soo eri dee hadii kale Sidaas ujeceshahy hayso dee maxaad la ooyi Aamu Ninkaan reerkooda waalayaqaan dadkuba dhibkana waa dhacaa waana Laga baxaa

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 5 หลายเดือนก่อน +2

    War ninka waxadku caawinaysan ku caawiya.kadaya fadeexada asga iyo gabadhisa wax uqabta subxaana llaah😢maskiinimada ninkan ninrag ah uma wacna😊

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 หลายเดือนก่อน

    Maxkamaddii aakhiro ayaa dambeysa waxaanse la yaabanahay dadka sidan wax ku bixiya. Nin xaaskiisii hore ka waramayaa waa dameer

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hiboabdi1620
    @hiboabdi1620 5 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay ninka aabo daahirta hayaa waar ninkani maaha isaaq nin adag maaha daahir hoos tagay ee nafmooday daahir calosay

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 หลายเดือนก่อน

    Ninka miskinka ah haka sheekaysiinina hadii ad cawinaysaan caawiya

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 5 หลายเดือนก่อน

    . Xasbiyalahu.wanicmah.wakiil.
    Ninkan.hadubah.waxan.ushegayo
    Eey.runtahay.cubah.kudhìcin
    Nagtas.nabsigunah.waa.suh.
    Dag.dag.wanah.helin.nabsigah
    Ee.rabigay.hasiyo.mud.kamasaxdah.xumantih.eykusameysay.nagtih.horah.ee.carurtah.udhashey.amiin

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 5 หลายเดือนก่อน

    Arrimaha qoyska iyo sirtooda ka daa miidiyaha

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 หลายเดือนก่อน

    Aamu Nacasyahow Hana ceebayne

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 5 หลายเดือนก่อน

    Acuudubilaah Waar ilaahay ka baq xaaskaaga ha ka sheekayn 😮😮😮😮😢😢

  • @foosflower7582
    @foosflower7582 5 หลายเดือนก่อน

    Aabe Daahir maxa waye hadane 😂

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 5 หลายเดือนก่อน

    Ka daa xaaskaaga sheekadeeda waa anshax xumo

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 5 หลายเดือนก่อน

    Subxaana allaah 😢😢

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ilaahay ka baqa sidani waa ceebayn 😱🚫

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 หลายเดือนก่อน

    Aduunyo gadoon arimihii qoyska ayaa social media yaha lala yimid Dahir Calasow Allah kama cabsado meel walba aduunyo ayuu u gelayaa walee waxan Wixii kaa soo galaa waa xaaraan iyo nijaas

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 5 หลายเดือนก่อน

    Daahir habaryoonis muqdisho wey joogaan weyna buuvaan hala hubiyo war gabadha u badka kuu heysa daa oo xishood ilaahey ka baq hungiri ayaa kuu geen

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 5 หลายเดือนก่อน

    Wiil maskiin ah waaye

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 5 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagtii markay qaadatay 😂😂😂 ayaad Rabtaa inaad erido malaa 😂😂😂

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 5 หลายเดือนก่อน

      Haaa waa runtaa wallah iyadaa ku qaadatay lacagtiii way ku tuugsatey ileen ganacsi bay rabtaaye. Ninku 2 labo naagbuu isku qabaa ninku, naagtan waxay baratay iyagoo isku buuqsan naagtii hore buu ka maseeray wuu aargudsanayaa hadana 😂

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 5 หลายเดือนก่อน

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 5 หลายเดือนก่อน

    Maxkamadu caadi maah dowlad noo noqda

  • @AyanSokeeye
    @AyanSokeeye 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry wll gabdhuhu mawada xumo ❤❤❤❤

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 5 หลายเดือนก่อน

    Daade baa helahay

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 5 หลายเดือนก่อน

    Dhaadhaan waaye kan

  • @hawoali120
    @hawoali120 5 หลายเดือนก่อน

    Madana waa otiisin nin ay ayadu guursatay ay hader ledahay wan qal qalsanahay walle in ay tani doqon tahay naninkaga sharaf maatodhan haku hayn jid ayan kasohelay naka xisho ninkaga oo qiimey

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 5 หลายเดือนก่อน

    War ilaahey ka baq

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkan oomaan bogin somalidaan baas yaa social media u soo saaray oo baray

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry waa miskiin aay Soomaalidu waashay waa nin aan garanin somalid dhaqnkumadood 😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 5 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadh ayaad ka raacday because waad ka hinaasisay
    Waar kan too much ayaad ka hadliseen
    Ceeb ilaahay ha asturo Subxanallah 😮😮

  • @hawoali120
    @hawoali120 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry ciyal qurbo weyku baba sanyihiin mikiin bawiilkas waxa kudhacay fiiri isago wankii sii hooyo joga

  • @KaltuunKeynan
    @KaltuunKeynan 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry alle fudeyo walaal

  • @hawoali120
    @hawoali120 5 หลายเดือนก่อน

    War gabdhow illay kabaqa wiilasha dumiga kadaya

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 5 หลายเดือนก่อน

      Nagah qaar baa caay kusii jiira kollay niinka qof yara jilcan wuu uu egayahy niin la dulmi karona wuu yahay been xita ma sheegi karo ciiyal casiir qabil iyo qudhun waxab garan mayo qarba kuleh waad na cebayse amu durftu ceeb malah

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 5 หลายเดือนก่อน

    Mohamedoow sorry eedo

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 5 หลายเดือนก่อน

    Mey.shegtoh.way.lokhoh.kushegilahed.banlaydah.
    Ninkan.run.buh.shegay.iyo.waxa.yalah.dhaxmaray.iyadah.iyo.isgabah
    Mey.shegtoh.waxeey.lokhah.lagalaysoh.wabah.yabah
    Wabah.kufurah.maxah.kudabah.dhigay.isgah.iyo.nagtuh.khaboh.ee.hahar.ninkan.waa.kuh.naceh.oo.iskuh.xishod.waxan.wajigah.kuh.marsan.lalamah.sogoloh.midiyah.dhaxdisah.ee.hooyad.tahay.xishod.
    Subxanalaah.iskabadal.xushod.daradan.adlasogaleysid.barah.bulshadah.dhaxdodah

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 5 หลายเดือนก่อน

    Walayirih.rag.iyo.rafad.imah.mugan.hadad.darbih.kasokhaday.waa.
    Kuh.abal.guday.oo.lacaduh.sohelabah.gantuh.kasarayey.ee.hanaqon
    Abalay.waxiiv.lasiyabah.inkirtah..
    Matanah.waa.nin.rag.ah.oon.xanunsanan.waa.nin.biribah.shakvaysan..karayah.oo.kartih.lah.
    Markah...nag.nah.waliged.bey.gursan.jirtay.ìyadon.cidabah.ogon.bey
    Labasan.jirtay.ninkey.jaclatoh
    Adiganah.umad.horan.nag.cidah
    Ey.ogan.oo.gursanjirtay
    Markah.hadah.waa.ilmahagah.abohod.adiganah.waad.jecashahay.ee.sifican.rerkagah.iyo.ninkagabah.u.
    Dhakhoh.waxah.yalah.kharkod.nah
    Ka.xishud.marwah.rer.lah.nokhoh

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 5 หลายเดือนก่อน

    waar adigaa khaain ah baastaryahow tuuga ah gabadha ha ceebayn nacas yahow

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 5 หลายเดือนก่อน

    Walee aomali ma social.media garta nin iyo naagtii mid uu qabo iyo kid ay kala tageen hooyo iyo caruurteed iyo wax yaalo kale subhanallah mucjiso Uma dhina somali

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 5 หลายเดือนก่อน

    Filim hindi 😏 Muqdisho halaga tarxiilo kalabkan qeer masuulka ah😑