LAFOOLE HEES CUSUB (WEHELKAAGI SHALAY 2022 COMING SOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @djmaslah_10
    @djmaslah_10 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestii Ugu Wanaagsaneed Aa Maqlo 2022 Micno Badan Xambaarsan Legend Cimri Dheer Codkaa Wax Wanaagsan Lee ka Soo Baxo🙏🏽✊🏽🙌🏼 Waa Salaamayaa Abwaanka Music 🙏🏽🙌🏼

  • @Madda8682
    @Madda8682 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanan waka masha alah

  • @amuunbashiir1841
    @amuunbashiir1841 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waa heesti hesahay 😭😭😭🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @Samira-op3wl
    @Samira-op3wl 2 ปีที่แล้ว

    Wall an jecla iyo qof wanagsanbad ahede alle nolal farxadbadanban kaga baryay oo warta🥰

  • @wihiibmohamedqalinle3188
    @wihiibmohamedqalinle3188 2 ปีที่แล้ว +9

    Dadka qaar war dooni
    Qofkii waranka kugu muday
    Haddeey kaa wareystaan
    Waxaad ugu war celisaaa
    Walaaal aan jeclaaiyo
    Qof wangsan buu ahaaa

  • @abdirizakabdikadir8179
    @abdirizakabdikadir8179 2 ปีที่แล้ว +1

    Ish calaa murti fanaan aan jecelahay maxamad xasan lafoole ilahay haku sharfo

  • @bushaaroabdilahi2643
    @bushaaroabdilahi2643 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxd ugu war celisa walaal aan jecla iyo qof wngsn buu aha💔😭

  • @caaqilcabdimaalik6557
    @caaqilcabdimaalik6557 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan axmed jaamac mayarxdiir abwaan qiimo leh iyo codki macana al fanan lafoole

  • @ifraahabdulkaadir2313
    @ifraahabdulkaadir2313 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan aan jeclahay maxamed Xasan xuseen lafoole

  • @maayavolges1871
    @maayavolges1871 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka yaa intaa wada baraa ❤️😊🙏

  • @fadimoabdi5007
    @fadimoabdi5007 2 ปีที่แล้ว

    Cannot waiting this song best one❣lafoole legend

  • @fatimafatumi1862
    @fatimafatumi1862 2 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole qalbiga bini'aadamka buu ka hdlaa

  • @Ctrzla777
    @Ctrzla777 2 ปีที่แล้ว +1

    I love you lafoole

  • @Ctrzla777
    @Ctrzla777 2 ปีที่แล้ว +1

    I love you Lafoole

  • @saadmahamed4320
    @saadmahamed4320 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka Qaar wardoon ahi
    Qofkii waranka kugu muday
    Haday kaa waraystaan
    Wxd ugu warcelisaa
    Wallaal aanjeclaa iyo qof wngsnbu aha
    Gobonimada Nolosha qayb kamida weyaan xaqiiq dadkuse mawada Awoodaan garashadooduna masina

  • @ahmednuur9138
    @ahmednuur9138 2 ปีที่แล้ว

    Heestan oo dhamays tiran mee
    Alfanan lafoole nolow szb xigmada ayan kugu.jclhy
    Fananinta.hada neef.ciyaya camal u.qaylinaya waba nacay
    Wax murtile sida lafoole u.qaata iga dhe kkk

  • @mohamedjirde3491
    @mohamedjirde3491 2 ปีที่แล้ว +1

    La Soo Dhakhso