DAGAALKA QASA + XIISADDA ISRAAIIL & IIRAAN + UKRAINE/RUSSIA + FALANQEYNTA XAALADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 หลายเดือนก่อน +11

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @saeedwarsame2081
    @saeedwarsame2081 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa warbixin iyo fallanqo labaduba aad u sareeyaan. Mahadsanidin Mawlid iyo M M Cadde.

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mohamud Mohamed Adde waad mahadsan tahay. ( فإنهم يالمو ن كما تألمو ن وترجون من الله مالا يرجون ) الآية الكريمة اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير.

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allow Rabiyoow Raxmanow isku Jabi Lafooda Yahuuda Waa kuwa Alle Nacalladay Waa Beenaleyal dhiiga Cuna Iyo Lafaha Allow Kala Firni

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allow u hiili xaqa u dirir dulmiga diiday Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.mawliid.xaaji. iyo maxamed. Cade.HBN

  • @Libax962
    @Libax962 2 หลายเดือนก่อน +6

    #Mxamed #Mxamud Cade iyo sida xurnimada le oo u hadlayo aad ayan ugu faraxsannhay #BBsomali hado lajogi lahaa sidaan uguma raaxeesteen codkiisa #xurta-ah #thank you #mowlid ❤️

  • @MustafeRaxeeye
    @MustafeRaxeeye 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u naxarista Allah shuhadada amiin

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you so much brother Mohamed and mawlid

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha ugargaaro falastiiniyiinta

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga from buntiland mahadsanid adiga

  • @hoodojamac6016
    @hoodojamac6016 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mawlid caaji ciise

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta HBN👏👏👏👏

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul.guul xamaas❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yuhuuda iyo inta taageerta masiibo Allaha kurido Allahana isku diro

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin insha Allah

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda

  • @Koomaali
    @Koomaali 2 หลายเดือนก่อน +1

    #HBNonline
    Ha moogaanina marka guul la gaadho waxa laysku dayaa in aan laga daadin guusha, waxa xooga la saaraa dejinta xaalada. Waa taas tani Israël iyo reer galbeedku adeegsanayaan

  • @Munasar_xoreyzte
    @Munasar_xoreyzte 2 หลายเดือนก่อน

    Bahda Hbn Online TV wa idin slmy 🎉

  • @RidwaanXasan-ik5zh
    @RidwaanXasan-ik5zh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Guul xamaas gobonimo ❤

  • @AxmadabdiOpsiye
    @AxmadabdiOpsiye 2 หลายเดือนก่อน

    Aadban usalaamy khabiir maxmud cade iyo weriye mawlid

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hagga Sare Ma'aha, ee Waa Dhinac Darisha ah,

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa war cad

  • @abdullahihirsihirsi4225
    @abdullahihirsihirsi4225 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleysta

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda ee uu marykanku horeyo dhulka allha kusimo

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA MARIN HABAABIN WADAHADAL EE WAXAY MASAR U TAGEEN IN HADDII IRAAN GANTAALAHEEDA AY U ADKAYSAN WAAYAAN MADAXDA ISRAEL INAY MASAR U SOO GUURAAN.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤qiyanada mareykanka + carabta is raiil =000000

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shekada ka dhacdey iiraan wa sida shababka somaliya lo begsado oo kale jilib jamame gobweyn logu begsado oo kale talifon lagu xero jbs oo shegayo qofka meshu jogo

  • @bashirosmanjama-gp2hf
    @bashirosmanjama-gp2hf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maandhow ciyaarteyga daa
    Carabi waa naage.
    🎉🎉🎉🎉
    Abwaankaasi kumuu ahaa?
    Iiraan maxay sameyn_doontaa?
    Carab ciidan lagama sugayee ahey ah.

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul allha garsiiyo xamaas

  • @AyuubAli-ns9ko
    @AyuubAli-ns9ko 2 หลายเดือนก่อน +1

    Plz codkiina woo gaabanyahay codka dheereya

  • @soomaal8931
    @soomaal8931 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Maxamud Cade codkiisa aad ayuu u hooseeya HBN

  • @AxmadabdiOpsiye
    @AxmadabdiOpsiye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan hrlayo meel aan umaro qasa walhi waan shahiidi lahaa ilahy waxan ka baryaya inu igeeyo qasa isaga ale way udhibyartahy inu igeeyo qasa ilahyban kabaryaya inaan ku shihiido qasa😊

  • @Xasandhiifane
    @Xasandhiifane 2 หลายเดือนก่อน +2

    netanyahu god buu galay
    Markuu dilay ismaciil haniiya
    Dhagar qabaha dhuumanaa
    in leeyska dhacsho yeey dhibee
    Mareekan iyo carab beey dhibee
    Cidaan sharci kaa celeen
    Shiix aadmina aan lahayn
    Shantaa laysaga dhacshaa
    Falastiin ciidankii israil wexeey ka
    Dhigtay Mideey disho iyo mid waasho
    Xisbu laahi macluumad kuu hayo
    Iiraaneey inta dhiman dhameeya
    Yamani aayadiisa wuu qaatay
    Turki ku arag waa laga duceestaa
    Ruushkana 2 indhood baa u furan
    Shiinahana waa keed keena

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 หลายเดือนก่อน +1

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤

  • @Faysal-x7v
    @Faysal-x7v 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaaa allah
    yaaaa allah
    Yaaa allah
    Allwow mulimka carabta raganimo kudeeq

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa arrintan lagu dilley ismaciil haniya waxa geystey dawladda israail waxana gacanta ka siiyey dawladda mareykanka. 2.0. Haddaba waxa la gudboon iiraan inay jawaab degdeg ah ka bixiso hadalkana ay yareyso.
    3.0. Dhamnaan dawladaha carabtu waa inay taageeraan dawladda iiraan iyo xoogaga iska caabinta. 4.0. Waxan dhahayaa dawladaha carabtu waa inay la xidhiidhaan dawladda ruushka iyo shiinaha. 5.0. Waa inay faraha kala baxaan dhammaan dawladaha reer galbeedka oo noqday yuuhadda oo sooc ah.
    6.0. Dawladaha reer galbeedku waxay noqdeen yuhuudda.
    7.0. Dhammaan dawladaha carabtu la xidhiidhaan dawladda ruushka iyo dawladda shiinaha iyo kuuriyada woqooyi iyo turkiga.

  • @MaxamedyaasiinMaxamedyaasiin
    @MaxamedyaasiinMaxamedyaasiin 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @umarqarofey6763
    @umarqarofey6763 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xisbulaah hada ayey weerar kuqaaday uhuuda

  • @maryannimcaalerooble5637
    @maryannimcaalerooble5637 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walal.israil.dhadhamiqadhadhka.gulgul

  • @EngneerKishin
    @EngneerKishin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isra il insane hay hakaqabto muli
    6:12 😊😅😮😢🎉😂❤mka

  • @CiiseBashiir-g8j
    @CiiseBashiir-g8j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda israa'iil waa baqeen masar waxey weydiisanyeen meel ayku dhuuntaan wax wada hadal ah oo maxaabiis ma jiraan

  • @omarsalih8000
    @omarsalih8000 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hye

  • @xiisMaxamad
    @xiisMaxamad 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka Maxamed Maxamuud Cade waa naaqus HBN

  • @Xussenaxmedmaxamed
    @Xussenaxmedmaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin insha Allah

  • @istarbeauty3560
    @istarbeauty3560 2 หลายเดือนก่อน +1

    So dhacyeey 😂

  • @alidiiriye9760
    @alidiiriye9760 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mawliid wadamada carabta mar hore ayaa la qabsaday iraaq iyo liibiya ayaa diiday inay is dhiibaan iyagana waynu ognahay sidii loo baabi iyey waxaana loosii maray kuwii is dhiibay maantana iiraan baa la doonayaa in la mariyo halkii iraaq iyo liibiya balse awooda rabi baa iska leh iyo ciduu siiyo waxaase muuqata burburkii yahuud iyo Nasaara waa aragtidayda anaa dunida keligay leh socon mayso afkanistan oo jabhad ah fool xumadii ka gaadhay xusuuso israel xamas bay dhaafi wayday guusha ale ayaa bixiya xaqdaradana rabi ma taageero

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa yab leh jabhaddo aya leh falastiin ban sacideyna ama kalmeyneyna haddana shacabkii wa la laaynaya ma garan sidey ku sacidi karan 3 boqal iyo wax la jiro malmod haddii duqeyn malinkasta subax galab haben ay ku waddo duqeyn diyaraddo jabhadahan miyey burburin karin garonka loga so dulo ama diyaradaha sida markabaha lo baa biyey lo babiyo miyan la awodin ma jabhad jogto yaman lubnan suriya ayan awodin jabhadda jogto oo iska cabinta oo dhan kasta laga xerey kuwa kale xorta ah maxa u diidey iney begsadan diyaraha shacabka laayey annaga tas ma garan ee ya no shego sababtas

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay Iran samaynkartaa hàdii ay Muslimiintu iyagu cadowga uwada u shaqaynayaan ooy iswada basaasayaan
    Miyaan aragnay yahuud iyo nasaari dhexdooda isbasaasaya oo wadan islaama ushaqaynaysa?

  • @AyuubAli-ns9ko
    @AyuubAli-ns9ko 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka dheereya maxamad cade

  • @aymene-w1d
    @aymene-w1d 2 หลายเดือนก่อน +1

    asm

  • @YasenAbdullah
    @YasenAbdullah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Badda libiya nooga warama ddba badda kujire

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 หลายเดือนก่อน +1

    Israel illahay Uma waayin in uu ku Qabto Awoodiisa isla markaan ciqaabo wali Ciqaab Kulul

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin insha Allah

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน

    Daalimiinta Ala hajabiyo

  • @AhmedGedi-dz7cy
    @AhmedGedi-dz7cy 2 หลายเดือนก่อน

    😊😊😅

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 2 หลายเดือนก่อน

    Iiraan WAA Laga dhaansadaa israa,iil maraykan ayaa iska bartay inay laayaan halyayada la beegsado

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 2 หลายเดือนก่อน +1

    War dagaal oo kaliya ban doonaya unuu dhaco

  • @walalumohammedabdidagane594
    @walalumohammedabdidagane594 2 หลายเดือนก่อน

    I wonder Sheikh, for how long do you keep on advertising the same thing for years continuously. This is becoming a public nuisance. The other issue advert should be short and precise not long gabay. This is rubbish.

  • @abdiomar5638
    @abdiomar5638 2 หลายเดือนก่อน

    Odaygan uma qalmo wariyenimo waayo gudbin male muxu falanqeeyaa