Hooyooyinka markey dhibi rabaan gabdhahey sodohda u yihiin ha soo xasuustaan sidey iyada soo martay hana kala garato farqiga u dhexeeya xaas iyo hooyo, aniga waxaan alle ka rajeynayaa in uu iga dhigo sodoh fiican 4teyda wiil iyagana Alle hasiiyo gabdho wanaagsan, Aamiin.
MAASHAA ALLAAH WAADBA I QABTAAN 💖ALLA KU JECLIYAA ABAYO MCNTO ALLAHA KU JECLAADO AMEEEN WAAD NOGA QOSLISAA MARKAAN XANAAQ O IYO WHEN WE GET LITE STRESS MANY THANKS FOR YOUR ENTERTAINMENT NIIC N SURMINDI 😘💕💕💕👑
Islanyahe wajiga oolya oolyada leh 😂😂😂😂 inta igula qosly like ta igu waal 👍🏻
Hooyooyinka markey dhibi rabaan gabdhahey sodohda u yihiin ha soo xasuustaan sidey iyada soo martay hana kala garato farqiga u dhexeeya xaas iyo hooyo, aniga waxaan alle ka rajeynayaa in uu iga dhigo sodoh fiican 4teyda wiil iyagana Alle hasiiyo gabdho wanaagsan, Aamiin.
Namico joker Noolow waligaa Abayo waan jeaclahay si kaliyo laab ah runt ii 🌹🌹🌷👍💚💙💙✔️
Sur mindi la aanteet waa abaar 😅😅😅😅
🙌🙌🙌🙌💖💗
Waaaaw.axsan wa sheka markasta dhacda naciimo joker waxan kugu jeclahay arimaha bulshada ad mataleyso iyo xaqiiqada jirta wad kabaxsaty quraxeey thanks 100%
waxbadanaa leega so hormaray dalqa goos moody
manta ana dalqa goys ah salanta yaa leeka dhaafin qaraabo ama gara dhigana 😃😃😃
jamaamuurta reer jilicsane waan ku haystaaa
qofkii 70aad ee comments bixiyan ahay like halaygu caawiyo hadii kale waan idin habari
ibnu xafso
ibnu xafso nahabar
😂😂 😂😂 😂😂 😂 like AzxPta Sara yaqayo ok kumawayo nimco jookor my sister sweet qasatan niic
MAASHAA ALLAAH WAADBA I QABTAAN 💖ALLA KU JECLIYAA ABAYO MCNTO ALLAHA KU JECLAADO AMEEEN WAAD NOGA QOSLISAA MARKAAN XANAAQ O IYO WHEN WE GET LITE STRESS
MANY THANKS FOR YOUR ENTERTAINMENT NIIC N SURMINDI 😘💕💕💕👑
😂😂😂😂😂😂 kama dalo naciima sharaf dawashadeeda I like it
hhhhhhh manooli dowlo naciima cadeey ✌✌✌
hhhhh I like sur mindi and niic😂😂👍👍👍 ing da way ku dheeraysah Naima
Hhhhhh alla nimcooy ilaahow nookaaday I like u so funny
wa ku haysata shekoyinkaga naciimo jokar hada dawan sacad wax baa iga maqan😅😍
Niciimo Jookereey Noolow Wllo From Hargeisa
tvga isii waan qaadanayaaye gaajo islaanta
Surmindi shaqo wacan bay heysaa ayaamkan kkkkkk
walahi qosolka wadawadeyda qof an ogahay marku iga xanajiyo qosolka ayan soradiya alow kudaa kkkkkk😚❤👌
Maashaa aallaaah aad iyo aad ayaa iiga qoslisaaaaaa
quruxda ALLAH siyay maxay uguxamdiyiwayday
They has to give NiMo JoKer credit for all this😍😍😍😍
hhhhhhhhh I missing shimbiro Naciimo Jookar 😁😁😃😃😀😄😄
I love the old traditional somalia 😄😍
Handan ashrapi
I missing youing quruxeey 😍😍😘😙😚❤💋💋💋
😂😂😂wallahi somaligaan kubartay qoftaan caadi maaha surmindi yaa ku waayin iyo niic ruufyaamo
surmindi la'aanteda dhadhan mala'han videoga funny walhi😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
kkkkkkk lacagta aan madaxa kuu saaray maad ka qaadato-NACIIMO JOKAR--la holin waa- walee-VIVA
Hhhhhh wa argagaxnaa wanaxnaxna Wlh waan kahelaaa siday iskugu jiibiso
kkkkkkk surmidi waa soo daahay niic ha ii sheegin
Kkkķkkk America quraan ba inta la.isi saaraya, walahi wa ka yaabay. Wa buufis iyo barnaamij lacag lagu cuno.
kkk kal iyo mooye irida fur jookar magac bixinteeda aad u jeclahay plus dadka madaxyadooda koomadiin ka dhigatay surmindi is my fav
surmindi, am inlove with your character
Dhibadana nciimo dhibka ngada adunka kujecllahay wllhi🤣🤣🤣🤣
waji oolyo oolyo kulahaa hhhhhhh hhhhhhh beeerka wlh hhhhhhh manooli 😂😂😂
Bil bil hhhhhhh bil bil caadi ma ahan naciimo
wwwwwww noloow my dhiiga naciima cadeey
niic ayaan jeclahy ani niiiceey noolow
aaaar nimco jookar igeeya bilahi sodohyahaaa waanku dhacsanahay
Inta 2019 daawanatay like ta ku dhufo
naciima maaha gabadha kale laguma qoslahyo
niiiiiiiiiiiiiiiiiiic
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂walahi wan qoslay beerka ii xanunay cadi maha🌹🌹🌹😘
bilbil kulahaa hhhhhhhh 😍😍😍
eheheh tan way iwaali rabtaa tlhi
niciima Im ur big fan mcnto
wooooooooow axsan naag wale madax xunun wuu idayay
Surmindii dartaa caashaq la ahy kax❤😂
Surmindi waa fariid
😂😂😂markaa xanaaqo wlhi nimco jookar lee shitaa waliba waxaa aad ujeclhy #surmindi allow aanan ku waayin afweyney
Empire Girl kkk waa free streesing kakakkaa surmindi babiya la idha dabkay shido ma dammo
Kawsar Farah 😂😂😂😂 maila aragtay horta
Empire girl kkkkkkkk adigaaba iga qosliyay
Aad iyo aad wan iska dhagaysanayna kaligay ayan qoslaya hada walahi ilahow noo danbi dhaaf yaa rabbo
wlhi ani xita surmindi ayan ad ujecle
Surmindi kkkk so funy ninkagaba ma fiyooba 03gii buu washay kkkkkkk cadi mahan surmindi
walle meshaan waleyskuwareystay
hhhhh niciimo wan ku tageeer naa nolow hno qaaliyeey alle aqliga ha kuu daayo
😂😂😂😂surmindi ku jcliya kuma wayo nasbeey😍❤❤
kkkk joker waa u xiisay say faysal u guurstayba war danbe lagama arag lakiin wan jecelahy hormakeeda manshallaah 😂😂❤❤
funny sur mindi
hehhe kal iyo moyo wagan urkisa laha ban batatiga zaid ucni jiraykkkkkkk...alla ku jecliyaa my sweety sis
waa marki iigu horesey aan dawado vidiyow yadada funny waye wlhi subscribe waa kuusaray hore u soco abaayo 🤣🤣🤣👏
sur mindi 👍👍nolow
2024 team
Mashallah nolow nimco jookar
nacima jokar nolow wlhi fany wlhi qosl hadan u baahanhy nimco ayan shidaaa😂😂😂😂😂😂😂
kkkkkkkkkkk Naciimo jookar Uqtii qusol miiran aa tahay ilahey haku diisto
wiligeey Dahab iima gadin kulahaa ar sodohaa lama amaaanin Illaahoow saas hayga dhigin
viva surmindi iyo niic muluhmalah xasaradooda iyo dhibkoodaa jeclahay
Qaloco waa la wali raba😂😂❤️
muna ahmed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmmmmmmkkmmmmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hhhhhhh hhhhhhh walee naciimo Ku jecliyaaa qof caadi ah ma ahid
Kkkkk alla dhulka islaanyahay wajiga olya olyadaa leh😂😂
jecliyaa surmindi
naciima jookar waxan ka helaa buraanburkaga
hhhhhhhh zxby noollow anna amaan kugu soo biiraa ka helaaa sheekooyinkaan inn ka shaqeeyee😜😜😜😜
surmindi aya ugu macaan jilitaanka
surmindi waa qof shidan saxiibteed niic na waa kasiidarantahay
surmindi hada Waxaan keeney inaan kufiirsado anoo baabuur wada waa yaab I'm addicted to you. 🚘🚗
Runtaaa sheeg tay blhi surmindi
love lovely best friend
SURMINDI
* NIIC *
islaanyahee wajiga olyo olyada leh kulahaa kkkk caku surmindi iyo afkeeda balagi ah😂😂😂
Umu Abyan kk
Kkk television 📺 buu soo gaday
nacimo jookar nolow kuma wayo qali wa iga qoslisay
walida adiga kuma qurxaanida qalocoow ma waashid
alla surmindi caadimaaha ayuutadii beeykhiyaantey halaga saaro isludirka ilaan inkiraad beeykudarteye bal eega
hhhhhhhh I like surmindi nd niic
Kkkkkk Kkkk TV quran Leska saarayo Imadaay runtii. jecliyaa jookar. Nooloow yaa qeey
Walahi islaantan warkeda war baan kusoo xasuustay tv aan kuwa dabal ugu dhiibay ayaa kasoo qadanayaa weyba isku hilmameen runtii
Niciima joker support U xbbti
ar aniga jecliyaa jooker marke tahay surmindi illah haku dhafo habeen iyo malin adi lee ku dawadaa sualsalki wa dhafay love sis
surmidiyey ku jecliyaaa😙😙😙
Surmindi oo kale aya daris laahay hhhh
abdi osman 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maskiin garabkaa
😂😂😂😂😂
From swedan noolow wll qaaali
Jookareey walee inaad joowhar thy noloow
saa ma tv gaa quran kasaaraysaa tasa la yaabay
surmindi a shidan surmindi nooh
Nimco Wallahi waxa tahay qofa ruunta kahadlayo halkaas kawada
Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysoننننننننننن
nacimo sas kuwat you funny
kkkkkkk wale gabryahay filin wad dhaftay
kkkkk walahay waxan soxasustay habar yartay sodohded basas ahayd hhh shahaga marka maqla xanustaa walahy nimco waxa jirakahada shaa marwalba nolow wll
Meel baan kuu saaray adaaa xishooday kuma lahoo😂😂
Masha alh kugu qosly wllo
Alla maxay sodoh noocan oo badan buuxan ilahay shartooda umada ha ka qabtee
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk mansh'llh i liked niciimo jokar
wwwwwww nice my dear wnkjclhy niic
😂😂😂😂 cadi mahan waad qalbi ficaan tahay naciimo
Surmindi big love
kkkkkkkkkkkkkkkk Ar Mxy Runta shegtey Niic
WAA MARKII UGU HOREYSEY EE AAN KUSOO BANDHIGNO QORAALO SOOMAALI AH OO AAD LADHACDO FADLAN SOO BOOQO CHANNELKAYGA KANA FAAIDEYSO
super alla.ku jecliysa..qosal