ISMAHAN XAASHI XUSUUSTII KHADRA DAAHIR AWRKII CIRKAN XALEY 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Ismahan Hashi marvellous singer with a platinum voice love her style

  • @abdin5035
    @abdin5035 6 ปีที่แล้ว +10

    Wow xalkeedi baad dhigtay heesta 💯 lkn yaaba bdnaa dadkiiba like igu qabta ayey kaga dhgty 🤣😂😂

    • @aaishamaxamud5887
      @aaishamaxamud5887 4 ปีที่แล้ว

      O the same as well done you are a lot of]

  • @Jini_Fodleh
    @Jini_Fodleh 3 หลายเดือนก่อน

    Gacanta macaan macalin muusikda sharaf oo idil korkaga ha ahaato God blessings all

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi way cod mcaan tahay izmahaan cod iyo qurux ba wad haysa sharafey 👏👏👏😍😍Cod safeeexa

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 ปีที่แล้ว +4

    niydaan ku iogsaday markan furay albaabka markan ku arkay xalay awrki cirkaan ku nooday ugub nimo xishoodle tru kolay kama dawoobo cashu dareen iyo haw igama daayo markan door ladnaadba dibi wuxuu ka keena dakhar iyo dhibaate wuu idaaheya kol ilaba dibleeya khadra daahir long life edo qurux caashaqi axmed cali cigaal wooow

  • @eidmustafe5543
    @eidmustafe5543 6 ปีที่แล้ว +1

    Edited Ibrahim Mohamed awnour top edit wllhi ipkho photographer nollow sxb qaaali

  • @amh7737
    @amh7737 6 ปีที่แล้ว +10

    Labada heesood midba gooni uqaad bey ku wacneed labadaba waad is dhex galisay. Lkn isku day wngsan inkastoo aan lagaari karin hooyooyinki fanka siraadka u daaray allha u naxariisto kuwooda dhintay kuwa noolna Cimri dheer iyo cibaado suuban.
    Wllkiin from xmrti weyneed.

  • @m.c.jchannel5638
    @m.c.jchannel5638 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxriiso al fanaan khadro dahir cige yaa rabiiii 🥺😭😭😭😭

  • @faaraxadamcawed6979
    @faaraxadamcawed6979 2 ปีที่แล้ว

    Labadan heesod maxa island doontay

  • @yaasiinmahamed8256
    @yaasiinmahamed8256 6 ปีที่แล้ว +2

    Aapooy like iigu hayla dhafine 🖒🖒🖒🖒🖒👍👍

  • @saedarahman7521
    @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว +2

    Maftuuux cadced wale wa musicshen qaliya

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 ปีที่แล้ว

    Labo hesod ayey isdhexgalisay hesti khadra dahir iyo tii sahra

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 6 ปีที่แล้ว

    Xidigtii hore ee puntland ismahan xaashi wey keentay xaqiiqdii heestii khadra daahir halkeedi ayay dhigtay horay u soco.

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe Bulshaale hhh sxp somaliland aya idin soo tababarysa walaydin soo celinaya

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 6 ปีที่แล้ว

    Labada heesod ba wad kentay ee hore usoco walal

  • @idilhersi3835
    @idilhersi3835 6 ปีที่แล้ว +5

    I am dancing 🕺 this second

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว

    Ismahan Hashi is an excellent singer with a great voice wonderful entertainer joyful indeed

  • @gawgawleyusuf7910
    @gawgawleyusuf7910 ปีที่แล้ว

    Ciyaar xumo iyo qaab xumo iyo agaasin xumo maseaxa ah baa lagu qariyaty kamaeada booboodaysa

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 6 ปีที่แล้ว

    Asc ismahaan xaashi waxaad I xusuusisay waayo waayo iyo heedtii khadra daahir nice song nice music waan ku salaamayaa thanks best yusuf jama Birmingham UK

  • @loveumom2746
    @loveumom2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Prankigi kadib😂🤣🤣😂

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 6 ปีที่แล้ว +3

    Yurub geenyo bay aad iskugu cod eegyihin 👏

  • @yaxyemustafe8138
    @yaxyemustafe8138 ปีที่แล้ว

    qisadii. heesta. cidii gartayy

  • @cumarmahamed8765
    @cumarmahamed8765 5 ปีที่แล้ว +1

    ax ax xasuus dheer ayaan galay jaceyl dhib ayaan kasoo maray qoftaan jeclaa nin yurup ka yimid ayaa xoog loogu daray duco ayey iga dooratay aniga wanba iska soo tahriibay hada yurup ayaan jooga aduunyo xaalkaa ba

  • @ismahanro
    @ismahanro 6 ปีที่แล้ว +1

    wow ismahan nice song

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 6 ปีที่แล้ว +3

    Khadra magadhid lkn dhadhweysy itaalka wlle hore usoco😍😙

    • @caqli_same8270
      @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว

      Hamda Amoun way keentee inanta ka xishood 😂😂

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 ปีที่แล้ว

    Qurux iyo cod wan ku dayay huno sanqaroorka iyo wajiga shuban ayaan la dhacay

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 6 ปีที่แล้ว

    Eeshcalaa ilhaaneey waad dhadhawaysay subageey Dee wll

  • @yaasiinmahamed8256
    @yaasiinmahamed8256 6 ปีที่แล้ว +2

    wooooow😍😍

  • @mohedizze7641
    @mohedizze7641 6 ปีที่แล้ว

    waa dadkii fanka

  • @cumarmahamed8765
    @cumarmahamed8765 6 ปีที่แล้ว +5

    markaad ku safri jiray muqdisho iyo kismaayo ayaan dhageysan jiri waxaan ahaa darawal ku safra 500km ciyaalkan hada soo baxay xiligaas majirin maxan waqti dheer usoo joogay aduun xaalbaa ba.

  • @dayibaxmed7625
    @dayibaxmed7625 6 ปีที่แล้ว

    Waaw waxaasa heeso Ahaa

  • @ismaelhassan7209
    @ismaelhassan7209 6 ปีที่แล้ว

    Woooow Wey igu socotaa

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว +6

    Asxaabeey music yaa tumay
    Halkeeda ayuu dhigee

    • @abdixakiinncnc2962
      @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว

      ibrahim jeex haye sxb aynu ismahan way diino

    • @mohedxabashi5315
      @mohedxabashi5315 6 ปีที่แล้ว +1

      Abtiyal waxa tumay maftuux cadceed stadio

    • @adnaanhariiralsharaabi1524
      @adnaanhariiralsharaabi1524 6 ปีที่แล้ว +1

      abdi xaaji AX maftuux

    • @abdixakiinncnc2962
      @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว

      abwaan Maxamed Faysal
      Maftuux cadceed gacan baan u taagay
      Halkaa ka wad dheh hawsha
      Alle faraa hakuu barakeeyo

    • @abdixakiinncnc2962
      @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว

      adnaan hariir alsharaabi
      Nio maftuux macalin buu noqdee
      Ninku ma itobiya ayuu Ku soo bartay sida loo tumo
      Music

  • @Cabdallecurad
    @Cabdallecurad 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah wallee codbaa ku dhan

  • @azimmohamed5311
    @azimmohamed5311 5 ปีที่แล้ว

    Nice song
    Ismahaan xashi nolow

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว +5

    LABA HEESOOD BAY MADAXA INANTU ISU GALISAY
    GAYTA HORE WAA HEESTII KHADRA DAAHIR CIGE EE ODHAN JIRTAY (AWRKII CIRKAAN XALAY ARKAYO KU MOODE ) EE UU ERAYADA LAHA. CABDI CALU WAYD (AHU)
    HEESTA LABAADNA WAA HEES SAHRA AHMED JAMA (AHU) LEEDAHAY EE TIDHAAHDA ( WUU I DAADAHEEYA ) EE UU ERAYADA LAHAA . MAXAMED XUSEEN CUMAR (HURYO) AHU
    MARKAAS KOLAY AQOON DARO KAMA AHA BAAN FILAYAA EE WAA SIDAY YGU TALO GASHAY
    LKN HEES KASTA DHANKEEDA AMA GAAR AHAANTEEDA AYEY KU MACAAN TAHAY

    • @hamze8948
      @hamze8948 6 ปีที่แล้ว

      Mohammed Jaamac
      Haa wad dhanaysay ee waa sidaad sheegtay kolay sabab kalay ka lahayd.

    • @abbassuleiman5225
      @abbassuleiman5225 6 ปีที่แล้ว

      Mohammed Jaamac Aar Waad Qaldante Heestu Waa Zax Ee Dip U Dhagayso

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 6 ปีที่แล้ว

      Abaaz suleiman hhhhhh wax wax lala yaabo ah inaanad kala aqoon ba waxaad isleedahay kangar naq bal labada heesood ba waaniga xaga sare ku xusay cidii samaysay iyo ciidi qaadaybee soo baadh oo soo dhagayso markaas igu soo noqo...malaha heesaha youtube ka uun baan ka barate

    • @abbassuleiman5225
      @abbassuleiman5225 6 ปีที่แล้ว

      Mohammed Jaamac Apti Huryadan Aad Sheegayso Tarikhdiisa igagama Fiicnide Iska Amu Waad Maqashuune..😂😂😂

    • @abbassuleiman5225
      @abbassuleiman5225 6 ปีที่แล้ว

      Mohammed Jaamac Awka Cirka Waxa Sameeyay Cabdi Cali Wayd ee Sheekada Yare Khurada Ee Huryi Iyo Khadra Daahir Ee Dadku Sameeyen Ayaa Lagaga Shekeyaan Filaya.
      Apti Soo Baadh Oo Wayeelka Wax Garadka Soo Cabdi cali Wayd Ayaa Ereyada Iska Leh..😂😂Adoon Wax Garanayn Dadka Layskalama Murmo..

  • @idilhersi3835
    @idilhersi3835 6 ปีที่แล้ว +1

    Lovely

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว +1

    Cod mcn hoyga fanka hargysa cadey

  • @biiwayebaarubax7325
    @biiwayebaarubax7325 5 ปีที่แล้ว

    Xasuus hore 👈👈👈👈👈👈

  • @tayaziirabdirashid4540
    @tayaziirabdirashid4540 6 ปีที่แล้ว +1

    Khadra DaaHir😘

  • @xubikaahin2370
    @xubikaahin2370 6 ปีที่แล้ว

    Inta Sahra axmed jamac ban Ku haystaa

  • @idilhersi3835
    @idilhersi3835 6 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 6 ปีที่แล้ว +1

    Aar sawta heesta dishay yartu
    Maamada fanka *khadra* *Daahir* xaal qaado heeskii waa kufsadee

  • @abdirahmanomar1604
    @abdirahmanomar1604 6 ปีที่แล้ว +2

    ERAYADII IYO LAXANKII MAHAMED CUMAR HUURYO.
    XASUSTII ALFANAN KHADRA DAHIR CIGE.

    • @waaremediaproduction582
      @waaremediaproduction582 ปีที่แล้ว

      Wll heesta Huryo male waxaa leh heesta araweelo Abwaan Cabdi Cali wayd.

  • @xamsehanad1772
    @xamsehanad1772 6 ปีที่แล้ว

    Wayna kaa mustafe gaabane

  • @duceysanemahdi7705
    @duceysanemahdi7705 5 ปีที่แล้ว

    Eshcalaa qiyaasak ismahaan xashi inaba caadi ma ahan heesta waad keentay

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว

    Waaaw

  • @yaxyemustafe8138
    @yaxyemustafe8138 ปีที่แล้ว

    huryo. oo. j3claa khadara. Daahir. iiitim.. waaaye. Gapadha. Heesta. loo qadeyyy iyagoo. Jabuti. jooga. iyadiyo. huryo khadro dahir. iyo. fanankale. ayaa. oo reer. hargis ayaa. isu. Hotell. hudeyy.

  • @أمسارة-س9ح
    @أمسارة-س9ح 6 ปีที่แล้ว

    Heesta zahra axmed❤️

    • @1972543
      @1972543 4 ปีที่แล้ว

      Correction-khadra dahir ciige song

  • @yaasiinmahamed8256
    @yaasiinmahamed8256 6 ปีที่แล้ว

    yartaa Wayne cadba layHayaye

  • @abdifatahjaqomedia4290
    @abdifatahjaqomedia4290 6 ปีที่แล้ว

    Iyadon ilays jirin aqalkuna madoow yahay 👉👉👉👉👉👉👉👉👉

  • @saafif1203
    @saafif1203 6 ปีที่แล้ว

    iyadu uguma horeyn qof isku qaada labadn hees.waayo wa isku laxan

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 5 ปีที่แล้ว

    Cod xumaa miyey heesaysaa mise way ooyeysaa

  • @asoummouse2552
    @asoummouse2552 5 ปีที่แล้ว

    Afka kama cadeyne karo 😐😐😐

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 ปีที่แล้ว +1

    Shucayb gaab walakiis 🤛🤣

  • @lakidayib6949
    @lakidayib6949 6 ปีที่แล้ว

    😍😍😍

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 6 ปีที่แล้ว

    Wuu I daadaheeya kol i laba dibleeya

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 6 ปีที่แล้ว

    2 heesood bay isku dartay inantu kkkkkk hees khadra iyo hees sahra.

  • @siciidocishqi6238
    @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว

    Haja haja waxay labada heesahay isku qaladay iska sax dheh haja haja haja waa wali casa sahra Ahmed iyo khadra daahir bay isku qaladay

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว

      siciido cishqi hhhh war badow hanoqon labada hesod wa lagu talo galy sidaa sxp ha iska cabadine

    • @saedarahman7521
      @saedarahman7521 6 ปีที่แล้ว

      siciido cishqi hhh war ma inanba bisinka oo magaciba iga dishee waxy sidani meshad jogto ragban joogin ayan fililaya hhhh

    • @siciidocishqi6238
      @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Abdi hhhhhhhhh maxaa loogu talo galay labada heesod xataa isku micno kama wada hadlayan fanka ceebta halaga daayo fan waxba kama taqaanin dadkiinan danbe

    • @siciidocishqi6238
      @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Abdi hhhhhhhhh huuno way jiraan heeso badan oo laysku daraa lkn micnaha laysugu daraa labadan heesod eey isku keentay xataa isku qaafiyad maaha midba micno gooniyu bixinaya markaa saan isugu darikara xataa badhban ka qaad qaadi waa micno lkn midba page waa waali cas

    • @siciidocishqi6238
      @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว

      Siciid Abdi hhhhhhhhhhhh way joogan huuno rag waayona lkn magaca waa lala wada baxaa

  • @abdinajahabdikarim5244
    @abdinajahabdikarim5244 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Way riftay Qoftani. waan Qaadi karaa uunbay iska Odhanayan. jiilka Danbe ani ka yaabay! !!!!!!!!!

  • @maanosharif1443
    @maanosharif1443 6 ปีที่แล้ว

    way nadawakhisay dee midan wexedu waa waali

  • @nuurahaaan6110
    @nuurahaaan6110 6 ปีที่แล้ว

    😗😗😗😗😗😗🤔🤔

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 หลายเดือนก่อน

    As,QatraaayqaranEEy liina murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad Nasrooy Rasmi RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey

  • @siciidocishqi6238
    @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว +2

    Pageka hore khadra daahir
    Pageka danbe sahra ahmed
    Maxaa qaldan tolow may kala saariwaydy labada heesod xataa isku laxan maaha say iskugu keentay

    • @zahtiii_7537
      @zahtiii_7537 6 ปีที่แล้ว +3

      siciido cishqi sow maaha!
      Aniga waa yaabanaa waa laba heeso caan ah ayey isku dartay! Midna wa midi Khadra iyo midii Sahra axmed! Malaha waa wax cusub oo fanka laguso daray in laba hesod mar la wada qaado lol.

    • @cadeey2595
      @cadeey2595 6 ปีที่แล้ว

      zahtiii _ kkkkķkkkkkk

    • @hamze8948
      @hamze8948 6 ปีที่แล้ว

      Wxn arkay Ahmed wali ibraahin furunle oo isku daraaya ku dhawaad ilaa 5 heesood.

    • @siciidocishqi6238
      @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว

      zahtiii _ hhhhhh waan yabanahay waleeh dadka ka codka ka qabanayeeyse may saxaan miskiinta maxay ka lugooyeen hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @siciidocishqi6238
      @siciidocishqi6238 6 ปีที่แล้ว +1

      Hamza Hamud tani may odhan dee ma mushakal way jiraan ilaa 15 heesod oo laysku daray lkn iyadu waxay tiri waa xusuusti khadra daahir may dhahdo waa laba heesod aan isku geeyay xataa ku darso labada heesod xitaa isku micno iyo isku qaafiyad kama hadlayan see laysugu darikara

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 6 ปีที่แล้ว

    loool... waaryadaheen ka gaban wa rageedi ... loooooooooool...