UUR AYAAN KUU LEEYAHAY FARXAD DARTEED WUU ILIMEEYAY SORRY MY LOVE❤️😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 617

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 11 หลายเดือนก่อน +197

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @MuniiraMaandeeq
      @MuniiraMaandeeq 11 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @maryangurhan5241
      @maryangurhan5241 11 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤❤❤

    • @sahromaxmedsahromaxmed6074
      @sahromaxmedsahromaxmed6074 11 หลายเดือนก่อน

      Wcwasalim

  • @Sheekoofficail
    @Sheekoofficail 11 หลายเดือนก่อน +44

    Masha Allah abayo congratulation🎉 ayan ku leyahy asaxbat ku saliya rasulkena suban scw scw

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 11 หลายเดือนก่อน +136

    Kusaliya tasuulkeena muhammad scw❤❤❤

  • @umuiqalasahmedumuiqalasahm7544
    @umuiqalasahmedumuiqalasahm7544 11 หลายเดือนก่อน +29

    Wallay iso duceeya in u Allah igu carsaqo owlada baari ah isiyo 40 qof ducadoda waa la aqbalaa 🤲 Amiin yaa allah 😢

    • @Ruqiya-ra
      @Ruqiya-ra 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo alle hakugu arsaaqo awlaad baari ah xapopti🎉❤

    • @Dsaxan
      @Dsaxan 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allah hku siiyo wll I.n wd heli bi idnilaahi wll

    • @IkraanXaaji-jj2id
      @IkraanXaaji-jj2id 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Ruqiya-ra😊😊😊😊😅p1😂bķj88⁹the first ♥️ 👌 ❤️ 😎 😍 😀 ⁹uaewar
      Krkwuawyss😊

    • @IkraanXaaji-jj2id
      @IkraanXaaji-jj2id 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Dsaxanķ2p

    • @Umamuctazim
      @Umamuctazim 6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha ku sahlo waxa jclhy oo kheyr ah

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 11 หลายเดือนก่อน +43

    Alla hada ma prank baa ifraxey 😢 anigaba iga nixisee abayo hadey runtahy xitaa qarsada plz wallahi waa iga daacad marna dadbaan wax isku quurin ayaa buuxa

  • @Sainab431
    @Sainab431 11 หลายเดือนก่อน +70

    Illaahay waxan idiinka baryayaa in uu idin siiyo ubad wan wanaagsan oo baariyiin idiin noqda i.a way rumoobi doonta❤🤲☺

    • @NajaxHani-ud7dp
      @NajaxHani-ud7dp 11 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin aamiin wllo ❤🎉🎉

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 11 หลายเดือนก่อน

      Prank weye bay ku ledahy😢 bal qoftaa weyn day

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 11 หลายเดือนก่อน +18

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤

    • @SharifoCariif
      @SharifoCariif 6 หลายเดือนก่อน

      Mashaallaah ❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢😂😂😂😂

    • @FaaizoIsaaq
      @FaaizoIsaaq 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤ scw ❤ scw ❤ scw❤

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 11 หลายเดือนก่อน +16

    I am praying to god to give you a good lamb who will be a test for you and it will came true 😢🤲🏽

  • @Akwadani
    @Akwadani 11 หลายเดือนก่อน +35

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤❤

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed4021 11 หลายเดือนก่อน +20

    Walhi maan helin wax saas iigula farxa anigoo 3 sano sugayay😢😢🥺🥺😓😓saaid bn u qiiroday ifraaxey wll wiilka hku ciyaarin Boqor ku jecel baa hysataaye alx dheh rabi ha isku kiin barakeeyo ❤

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi 11 หลายเดือนก่อน +2

      Xbbti niyada khayr u sheeg duceyso isagana u ducee in alle kuso dabciyo
      لا تحزن ان الله معنا ❤😊

    • @khadrasuldaan6042
      @khadrasuldaan6042 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qalbiga ale hakuqabujiyo abayyo

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 11 หลายเดือนก่อน +57

    Ala maxa sidaas uyeeshay wiilka😢 illahow run kaaga dhig rabiyoow

    • @Qalbidhayaa
      @Qalbidhayaa 11 หลายเดือนก่อน

      Aamiin amiin

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 11 หลายเดือนก่อน

      Aaaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi

  • @FarduusmahamuudBacaluul
    @FarduusmahamuudBacaluul 11 หลายเดือนก่อน +10

    Ubadku waa farxada qoyzka alleh haidin siiyo kuwo baari aH😭❤️🫶

  • @khadroali7142
    @khadroali7142 11 หลายเดือนก่อน +32

    Masha Allah ❤❤❤❤. Congratulations 🎉

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 11 หลายเดือนก่อน +11

    Mash Alllah ifrax iyo muuse wax awlaad baari ah Alle haydin siiyo waa farxad Hadii Alle idinsiiyeye wax aadunka ugu qiimo badan 🎉🎉❤❤😢

  • @SahroQurxoon
    @SahroQurxoon 11 หลายเดือนก่อน +23

    Alxmdulilah farxad waye❤🎉abayo awlad bariya Allah kusiiyo

  • @user-bg6cj5zt4z
    @user-bg6cj5zt4z 11 หลายเดือนก่อน +13

    ماشاءالله تبارك الله الله يحفظكم ❤😢

  • @shukriibrahim4928
    @shukriibrahim4928 11 หลายเดือนก่อน +34

    Ala farxad darted la ilmeyeeey 😢

  • @Happ147
    @Happ147 11 หลายเดือนก่อน +34

    Aniga iso duceya walalayal mataano igu so duceya 😢

    • @SaamiyoCabdi-i6k
      @SaamiyoCabdi-i6k 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kusiiyo abayo mataano qayr qabo 🤲💗

    • @HassanOsman-l9p
      @HassanOsman-l9p 11 หลายเดือนก่อน +1

      Alaahhakusiiyo waxwalba uuaadjecesha hay insha alaah aamiin yaarabi

    • @aishamohamettcadey6278
      @aishamohamettcadey6278 11 หลายเดือนก่อน

      Alla ku siiyo wll

    • @Happ147
      @Happ147 11 หลายเดือนก่อน

      @@aishamohamettcadey6278 aamin wll

    • @Happ147
      @Happ147 11 หลายเดือนก่อน

      @@HassanOsman-l9p aamin qaliyey jazakallah

  • @Ifrahdahiesmacilifrahesmacil
    @Ifrahdahiesmacilifrahesmacil 11 หลายเดือนก่อน +3

    mansha Allaah hanbalyo inasoo duceeya matano ayaan sidaa inuu illahay nababad igu kala keno insha Allaah

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله مبروك الف مبروك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhuurmuuse1633
    @zuhuurmuuse1633 11 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allaah tabarka raxman alle haku adkeeyo ubad bariyana haku siiyo congratulations 👏🎉

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allaah salaadu shukri dukada❤❤❤ inta aan heysana allaha siiyo amiin amiin

  • @Muna-Cumar
    @Muna-Cumar 11 หลายเดือนก่อน +7

    Ifiraaxey waxa prank lagu sameyo iyo waxa kale aya kal jiraa subaxaanallha mar danbe waxas ha u noqo abayo wan ka naxay wlhi maskiink😢😢

  • @hafsasuleiman8497
    @hafsasuleiman8497 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ifrax maxad samaysay xbbti muse maxad sida ugu gashay allah dagdag ilmo bariya haydinku arsaqo 😢🤲

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ala ilaahoo run uugadhig wiilka miskiin 😢

  • @SowdoMahamed-m2u
    @SowdoMahamed-m2u 11 หลายเดือนก่อน +22

    Masha Allah tabaarakalah❤❤❤😢

  • @Xalimoccasis
    @Xalimoccasis 11 หลายเดือนก่อน +16

    Ifraxay hamqalyo Cunuga markaa dhashid haga qarsanin ❤

    • @RuunMahdi
      @RuunMahdi 11 หลายเดือนก่อน

      prank waaye😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ifrxey wx prank la dhaho mjirto run runaa uledahy illhy hku adkeyo ❤

  • @maxamedbashiir8292
    @maxamedbashiir8292 11 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaaso kale quf laguma sameeyo siduu u farxay wu ilmeeyey xitaa
    Uur prank magalo Iska da wall eena raali gali xajigaaga

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 11 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢nabax cunugyahey walan maxad wilka dadow usireysaa
    Mafiyobo tan
    Aniga xitaa wadiganixisay
    Qofyahey
    Ilahey hakurumeyo

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 11 หลายเดือนก่อน +5

    Alla Ifrah dhibley!🤣
    Manshallah Muse waa qalbiga ayuu ehelu diin ka yahay wlhi😢 waan qiirooday markuu sujuduuyey waayo bidamku intaas bey manta badakood garan laayihin-Alhamdulilah…..thank you Allaha oo niyad waayo sujudiisaa ayaa si dhab ah u mujisay allaha ku barakeeyo Adoon rabigiis si dhab ugu xiran ayaad tahay manshallaha wana sida Ninka raga ah laga rabo congratulations 🎉 ❤❤👌💕 allaha ku adkeeyo dear💕🤲

  • @Shacniqurx
    @Shacniqurx 11 หลายเดือนก่อน +2

    ilhy ubad khyr qaba ha idn siiYo wllo 🤲

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 11 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ifraaxey xalay baan islahaa markii adiga iyo atariisho iyo tuuney ad cunada isla cuneyseen wajigaaga laga dareema masha allaah❤❤❤

  • @Hotho11-fr7fu
    @Hotho11-fr7fu 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wll uurkaaga waala qarsadaa plz
    Dad aan haysan ayaà jira way kaa naxayaan 😢😭

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 11 หลายเดือนก่อน +2

    Prank ayaad khalad fahantay waaxaaso kale rag laguma sameeyo wuu niyad jabay inankii alle awlaad khayr qabta ha idin siiyo ifraax reerkaaga ilaasho

  • @malak-tn5ic
    @malak-tn5ic 11 หลายเดือนก่อน +20

    Alllha ba ayeey saa ula farxey muuse naag isla.meed kadideeda kulaha caku ifraaaax😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 11 หลายเดือนก่อน +11

    Inader Maxaad samaysay anigu xitaa farxad ayaan la ooyay😢ubad kheyr qabo Alle haydinku arzaaqo insha Allah

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 11 หลายเดือนก่อน +28

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @xaliimoabuukarmaxamuud2264
    @xaliimoabuukarmaxamuud2264 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alla Qosolka if raaxmose❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibosaakin5835
    @hibosaakin5835 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo waa rune ankad prank nogu dhigi waan maqlanay atarisho TH-cam kedan ka maqalay run ayay tahee qarso oo beenta kadaa hadu alle ku siiyey alx dheh oo qarso wllo alle haku adekyo wllo ❤❤

    • @MaxamedXuseen-f5z
      @MaxamedXuseen-f5z 11 หลายเดือนก่อน

      Ma runbaa

    • @hibosaakin5835
      @hibosaakin5835 11 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamedXuseen-f5z haa abyo atarishada dhahday waa walace uso duceeya marka wa run

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hoogayey waxano kale prank ma galan wallahi!!!!! 😢

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 11 หลายเดือนก่อน

    Wllayaal aniga igu soo duceeya mtaanow kheyr qaba inu ilalahy i siiyo iyo abhod o wnagsn 😢

  • @UmuSamaaha
    @UmuSamaaha 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah samideyda❤

  • @Aawoto
    @Aawoto 11 หลายเดือนก่อน

    masha allha uuracafimada aah quruxey❤❤❤❤🎉

  • @FaadumocumarAxmed-gd2fu
    @FaadumocumarAxmed-gd2fu 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mash.llh wlshy Allh ku adgey uwad kheyr qab kusiyo insh.llh❤❤❤❤❤

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah ❤️ 🙏 💖 ♥️ 💓 💕

  • @maryamocabdi5218
    @maryamocabdi5218 11 หลายเดือนก่อน +1

    Anigana iiso duceeya In allh igu arsaaqo walaad bariya🙏🙏🥺

  • @kaltuunaadan9679
    @kaltuunaadan9679 11 หลายเดือนก่อน

    manzha allh hnblyo ♥️

  • @sahra24sweetsara84
    @sahra24sweetsara84 11 หลายเดือนก่อน +27

    Prank Magalaan waxaas 😢Kadaa Inanka Wuu Farxay Waaka Jiirtay

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 11 หลายเดือนก่อน +1

      Xabiibti uurka wee ledahay atarisho badiyo makadaawan prank la isla ogyahay ayaa ladhahaa

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahaw nin san ugu farxa ubadka 😢😢masha alh ale haku barakeyo prnk hku samayn waxn okle wa qalbi jab

  • @Ayaan-bw1jx
    @Ayaan-bw1jx 11 หลายเดือนก่อน

    Msha allh alle haku adkeyo❤❤❤❤

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 11 หลายเดือนก่อน

    Wa will fcn aabe wangsan cayaartakadaaa ninka wlley Mnshlah allehdinsiiyo abyo aniga iyoiidnkba ifraah❤

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 11 หลายเดือนก่อน

    Insha’Allah sis ❤❤

  • @raxmasaeed994
    @raxmasaeed994 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wll ifraxy ilahay kacabso hady run ahyn qofka sa lomagalo qalbigisa
    Hadi runthyna hambalyo ilahay ilmo bariya haidinkadhigo

    • @najmaabdulkadir6957
      @najmaabdulkadir6957 11 หลายเดือนก่อน

      Run waaye why hdey been thy prank ayaa ku sameynaa ayee dhihi laheed

    • @raxmasaeed994
      @raxmasaeed994 11 หลายเดือนก่อน

      @najmaabdulkadir6957 walaga yaba iny run thy lkn reaction kedan kayara shakiyay ilahay prank miskinka ugu madhigo wayo ad bu ufarxy

    • @najmaabdulkadir6957
      @najmaabdulkadir6957 11 หลายเดือนก่อน

      @@raxmasaeed994 been waye uur mleh video ga dhamadkisa firso

  • @AmaaniAbdulkadir-b2r
    @AmaaniAbdulkadir-b2r 11 วันที่ผ่านมา

    Masha alah abaayo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 11 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah team lamanahan❤❤❤❤

  • @ZeinabAbdiAli
    @ZeinabAbdiAli 9 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎉

  • @doorodooro6893
    @doorodooro6893 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayow hakuu adkeeyo mcney🥺🥺 m.a

  • @xamdimuusecabdi5765
    @xamdimuusecabdi5765 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mash allah ❤❤❤🎉🎉

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 11 หลายเดือนก่อน

    MASHA Allaah Mabruuk 💐💝💝💐💐🌹🌹🌹🌹👪👪

  • @KowsarCismaan
    @KowsarCismaan 11 หลายเดือนก่อน

    M a alaaah ale ha idinbarakeeyo

  • @MumtaasMusfateibraahim
    @MumtaasMusfateibraahim 11 หลายเดือนก่อน

    M.a hnplyo washy ❤❤🎉🎉

  • @Farhiyo-wl7os
    @Farhiyo-wl7os 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayoh. Maxaad. Uuguh sameeysay. Pank wllh. WaAkanaxay. Suujecelyajht😊

  • @aminaaj6378
    @aminaaj6378 11 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah illaahow wax kheyr qabo sii❤❤❤❤❤

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 6 หลายเดือนก่อน

    Team ifrah wa cusubahay iso dhaweya ❤❤❤

  • @mohamudhussein9296
    @mohamudhussein9296 2 หลายเดือนก่อน

    Islaantan xishod xumaa
    Subxana alahay

  • @NajaxCali-sv8sh
    @NajaxCali-sv8sh 11 หลายเดือนก่อน

    Yaa allah wa baranki hada e oga dhig run o si ilmo ay ku farxaan wllhi marka arkay ano qorlka qorin ayan niyad ahan u dhaahay illhay run oga dhig❤❤

  • @AyaanMahamud-x2b
    @AyaanMahamud-x2b 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaha lamanahaygii Hamabalyo❤

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 11 หลายเดือนก่อน +1

    Naag islaameed kaadideeda waaye kulahaa ar ifraaxaa yareey anagaad prank nagu sameysay

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah Hambalyo ❤🎉❤🎉

  • @ShamsoHusseinhassan
    @ShamsoHusseinhassan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abyo allha nii barakeyo ❤❤

  • @ريمفرجي
    @ريمفرجي 11 หลายเดือนก่อน

    masha alaah🎉🎉❤❤❤mabaruk ifrax mabaruk muse

  • @beautifullady2819
    @beautifullady2819 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo nimcada Ilaahay kusiiye qarso Masha Allah

  • @saabarinismacil
    @saabarinismacil 2 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @ummumuhamed7013
    @ummumuhamed7013 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ilaahey ubad qeyr qabo hadinsiiyo abyo🎉❤

  • @muwahibabdirahman593
    @muwahibabdirahman593 11 หลายเดือนก่อน

    Mnshallh ❤🎉

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 11 หลายเดือนก่อน

    Ceeb looma dhinto walaley alle hakuu adkeeyo uurka lakiin waxaan waa ceeb noloshaada iyo sharaftaada shilimaad haku raadsan

  • @CashaCisman-h9k
    @CashaCisman-h9k 11 หลายเดือนก่อน

    Manah allh alle haydiin barkeeyo ❤

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 11 หลายเดือนก่อน

    Uuur prank magala iska dhaaf abaya😢

  • @hani143ali3
    @hani143ali3 11 หลายเดือนก่อน +1

    m.a hamplyo hmplyo ubad qeyr qaba allow idin sii 🎉❤

  • @zakariyacalinoor546
    @zakariyacalinoor546 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi ani saad igu ciyaarta
    Video gan hadii soodhigtid waad furanthy😂

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 11 หลายเดือนก่อน +2

    Pyoh ifrah l love you so much ilhy ubd baari ah hku siiyo mar un incha Allah

  • @NimcoMohamed-f6u
    @NimcoMohamed-f6u 11 หลายเดือนก่อน

    Mash allah ❤ hamaplyo Hamaplyo wllshy iyo wllkey

  • @hamdamohamed4975
    @hamdamohamed4975 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallah my family quruxoon 🎉🎉 🎉🎉❤

  • @Nasteexocabdi-m3x
    @Nasteexocabdi-m3x 11 หลายเดือนก่อน

    Alla abaayo ragu ileen qaar hadiilayiraa uurbaan kuuleeyahay weeyfarxaan halka kuwa kalana eey tuurayaan illahow midkufarxo isii oobaariya

  • @KalsoonKalsoon-o5d
    @KalsoonKalsoon-o5d 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalaah 🤰

  • @naimaibrahim676
    @naimaibrahim676 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xanuun prank la dhahaa idinku dhacay iska dhaafa please

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abayo allaha idin barakeeyo wallahi aniga xitaa kufarxay allaha idin xafido oo il insi iyo il jinni ha idinka duwo iyo isha xasadka family funny oo dacad nimo ka muuqato tihiin waxan rajeynaaya inadna dhqanka xun ee social media baran oo aad family sidan iskugu faraxsan noqotiiin❤❤

  • @Arliyaismacil
    @Arliyaismacil 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤ congratulations mcnt ❤️

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey ha idiin barakeyo maasha allah

  • @BarwakoabdikarimMed
    @BarwakoabdikarimMed 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hn

  • @Istar301
    @Istar301 11 หลายเดือนก่อน +3

    M.a Farxadoda ❤😊

  • @nastaxomaxamed646
    @nastaxomaxamed646 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allha abayo alle haku adkeyo ❤

  • @xaawosiidowxaawosiido-l7q
    @xaawosiidowxaawosiido-l7q 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abayo mcnto Allah ku adekeyo🧑‍🍼✌️❤🌹🧑‍🍼

  • @hudaCarab
    @hudaCarab 11 หลายเดือนก่อน

    Manzh Allh huno

  • @CaashaAadam-he4zh
    @CaashaAadam-he4zh 11 หลายเดือนก่อน

    M.a xppt isku wara❤ ilaah owlaad khayr qba ha idin siiiyo

  • @RoodoCali-x7e
    @RoodoCali-x7e 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 😢😢😢😢 farxad darteed waan ilmeeyey alxm ilaahow adaa mahad leh 😢 ubad dowroo oo dowlada oo deesiya ilaahy hanii siiyo 😢😢

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 11 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم