Ax waan la ilmeyay walahi waayo hooyo ayan ahay ma rabo ina arko wiil qalbi jaban qalbiga ihuray talefankega bas ma ahane talefan walbo oon aqano love like wax walbo waa kaga sara insha allah nolasha kuma xumeso habo samaliyay wiilkaan aan ukacno kameyro wixi kuso maray
Binaa adam aduunka way ku wada nool yihiin shakhsiyada RASHKA BOY -- shakhsiyaduu cajiib waa dadka leh dabeecada xariirta ee wanaagu ka dugoobin waa dadka bixiya jacaylka ee lagu badalo dhawaaca iyo niyad jabka ee lo maleeyo doqonka lkn wllhi waaa dadka hadii la lumiyo aan la helin Dheemanka iyo luulka waa la hela lkn iyaga lama yaabo helo waa shakhsiyaadka rabbi siiyey nimco wayn alhamdulillah In qof aad waxba caloosha ugu qaban walalkayow maha doqonimo ee waa qalpigaga wanaaga bdn ee sida barafka u cad ee u baaxad wayn sida badda walalkayow guulayso noloshu hakuu samaato 🫶🫀✌️
@@queenruun9709Haa ani xtaa gbr aya ii shgty waliba qabiil inysn fiicnyn wn wda ognhy lkn wa cdi dir iny yhn ayn mqly lkn run mya iny wda dhshn o walalo yhn
🎉waa dabeecad wanagsan qofka labiga wanagsan ayaa sidaa ah masha allaha rashka wa qof dagan sidaan ku arko masha allah aboowe ilahay nolashada allaha kuxafido
@@muqtaaribraahin2611 Qofka dhaqamadiisa ayaa la qiimeeyaa maaha aragtida o kaliya Beri so sikale uma xiiran karo? Dhaqankiisa ma badeli karaa marna? Waxyaabaha ma guurtada ah ayu kamid yahay dhaqanku lkn muuqa iyo labiskuba way guuuraan Fikirkaaga Baahi oo ballaadhi si aad wax badan ufahanto🙄
Wn iska oyay wlhi gabdheyda soo xusuustay iga saqiirty lkn ma arag wajigeeda lkn hada wan dhalay 2 years ka dib lkn abaheed duugay wuxu ii sheegay iney u egtahay gbdha an hada dhalay oo ayadoo inta taagan thy illhow ii dhaaf 17 days baan dhalanhy alx illhey ficanaaaaa😢
Ninkas waa miskiin wlhi😢 somalidu aad bay u daba galeen bismilahi dadku wa is guursadan wakala tagan lkin wiilkan wxa lala daba galay gabadh hore ay kala tagen
Omg aad ayaan uga helay waraysigan. Rashka iyo Hafsa qadr ayaa kala geysay. Lkn Rashka walahi waa qof wanaagsan. Allah nolashiisa ha u hagaajiyo. Rashka waa lagu jecelyahay waana lagu taageera.
Horta waraysigan waan sugaayay wllo rashka ilaahay amarkii ma xasuusto inaan waxkaa sheegay lkn wllo hore u soco balwadana iska dhaaf noloshaada uma fiicna hore u soco wllo ❤
He is cool good guy raska boy forget about the haters. Welcome back.🎉 I subscribed to your channel. I know you from your first song rash boy weeyan😂 we were both young and you are still as cool 😎 as before so Welcome back again !🎉
Dadka qaar waa cadow, waxa jira dad aan dulqaad u lahayn in la dhibo oo hadal ama ficil lagu dhibo maskiinka noloshii bd nacsiiseen habeen isagoo live ku jira aad kaga oohiseen bn xasuustaa 💔, saasoo dhan qofka looma daba dhigto. Soo noqo wll anagaa ku taageerayna ha u bixin inta xun een damqanayn🙏🏽
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝
SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️ SCW SCW ❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scw
Scw scw
Scw scw scw scw scw scw
War yaa ila jeclaay In lawàreesto Rashka thank-you ridwaan❤😊
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Salalaahu caleyhi wasallam ♥️♥️♥️
Scwscwscwscwscw
scw scw scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Scw ❤❤❤❤
Wllhi oo bilaahi oo tolaahi waaba dhaaratee like saar 😂
Kiir😂
@@UF-yd3gd
Waxan dey😭😂🏃♀️
😂😂😂😂
Ma dharanin ee qoralka aqriyay
Waa nin degen oo muxtarim ah rashka ilaaheey qof aad isfahmeeysaan ha kuu dooro🤲
Wlhi qof qali fcn waye ameen yarabii ❤
Allahuma aaaamiiin
Aaamiiin walahi indhihisa xanuun baan ka dareemahey
Aaamiiin walahi indhihisa xanuun baan ka dareemahey
Adiga ku qabso noh😂😂😂
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🌹🥰
Rashka abowe waligey wan kugu xirnaa wana ku jeclaa daqiiqad kuma dhibsan waxana tahy wiil miskiina abowe soo laabo inshaa allah❤
Rashka boy new waye so firi
Wll subscribe isaar wll
2017 li hada kugu xiranaa wiil qalbi wagsana ❤rashka
@@sacdiyosiman374 isku waqti aya nahy wiilka an garab siino
Ax waan la ilmeyay walahi waayo hooyo ayan ahay ma rabo ina arko wiil qalbi jaban qalbiga ihuray talefankega bas ma ahane talefan walbo oon aqano love like wax walbo waa kaga sara insha allah nolasha kuma xumeso habo samaliyay wiilkaan aan ukacno kameyro wixi kuso maray
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
SCW SCW SCW❤❤
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw ❤❤❤❤
🎉😊9o0pm0800o0
K0
00ok0k
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Dunidaan masoo marin mid ka qeer badan xabiib keena mohamed scw scw ❤❤❤❤❤😊
Wllo subscribe isaar
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Rashka nosonogo wan gu jecelnahay wan gu tagerna welcome back ❤❤❤
Rashka boy halaga leexdo waa wiil maskina wlh qalbiguu ixanunjiye rashka noo soolabo ina adeer😢😢😢😢❤
Rashka waaba maskiin dad baa inicib miyuu ba wax ujoojinaya
Rashka wll aduunyo ku sugeysa waligaa hada dadka dhan kaa soo horjeedaan looma joojiyo waxd fiirisa waxn aad sameyneyso Ilahay wuxu raali ka yahay matahay hadey haa tahay keep going cidna ha ujoojin
Ridwan bro you’re a very good friend. Keep encouraging him. Rashka boy life has ups and down never give up. We’re behind you.
They are same father and mother 😂😂
@@mohamedalto069 more like cousins actually according to their introduction.
Ridwan isack ma ogtahy inaan kugu baranay rashshka marka aduunyo wa saas garab qabo walalka maalintaa u baahneed wuu ku garab qabtay 🎉
Masha Allah waa wiil qalbi wanagsan Rashka Allah idiin xifdiyo 😊😊❤
Binaa adam aduunka way ku wada nool yihiin shakhsiyada RASHKA BOY -- shakhsiyaduu cajiib waa dadka leh dabeecada xariirta ee wanaagu ka dugoobin waa dadka bixiya jacaylka ee lagu badalo dhawaaca iyo niyad jabka ee lo maleeyo doqonka lkn wllhi waaa dadka hadii la lumiyo aan la helin
Dheemanka iyo luulka waa la hela lkn iyaga lama yaabo helo waa shakhsiyaadka rabbi siiyey nimco wayn alhamdulillah
In qof aad waxba caloosha ugu qaban walalkayow maha doqonimo ee waa qalpigaga wanaaga bdn ee sida barafka u cad ee u baaxad wayn sida badda walalkayow guulayso noloshu hakuu samaato 🫶🫀✌️
Ridwaanow ma ogtahay inuu rashka boy ku soo caan bixiyay wlhi aniga asgaan kugu baratay ee suaalaha ka qafiifi
Anaa kula qaba😂
Walalkiis mahinooo horta
@@queenruun9709Haa ani xtaa gbr aya ii shgty waliba qabiil inysn fiicnyn wn wda ognhy lkn wa cdi dir iny yhn ayn mqly lkn run mya iny wda dhshn o walalo yhn
@Mucaadyare-qh1yb maqaan qabilkoda lkn ridwaan markow jidadka barnamijyada kusameyn jiray ayan maqlay wa wallo lkn run io ben maqan
Wa runta walhi amba rashka boy ban ku bartay ee hadu xariif yahay saxipkii how shido imika suuqa😂😂😂😂
Dadka og ridwaan iyo rashka inay walalo yihiin
Like zaara
Haa waa rag akisho ah oo dir ah intii og
@@muniirxasan8993adna Surre laamgaab baa tahey
Rashka waa wiil qalbi fiican laakiin qof fahmo ayuu waayey wax yar faanka yareey caadi iska dhig dadka warkoodana dhag ha u dhigin haba kaso hadlin mowduucyo kale kaso hadal inshaAllah in diin ka muuatana waa tahay halaga faideysto🎉🎉🎉
2020 rashka ninka logu jecelyahay ayuu ahaa wll horay usoco nolosha adeeg ayey ubahantahy iyo samir wll kuul wacan insha alllah 😢
I
rashak qalbi saafi waaye wallahi hala is dila wuu yaqaan hala is daayan wuuyaqad nin rageed hori u soco aboowe 😢😢
Ninka ragga waqtigaa qabta keep up rashka❤
Wiilkan ilaahay qaadka haka madoobeyo ya rab 😢 ameen
Ma qaad baan cunaa buu dhahay wll
Wuucunaa @@AshaUdon
Aamiin
TikTok live ayuuba ku kunaaye maxaa qarsoon@@AshaUdon
Mashllah war wiilka so support garreya 🎉🎉
Wll mar kle soo dhaww maskiin waye wilkan Oo daacad ah wlhi 100 iyo wax kabadan Hdn hayo caawa kaligay baa ku garsin lahaa welcome back Wll 💁♀️
Rashaka so noqo ha u bixin qof ku jecel and kan ku neceb hore u soco
Waa qof wanaagsan wuxuu aminsanyahy qadarta guulayso wll libaax bathy
Yeah 😊
Subscribe isaar wll
Waa runtiis nolosha famlyga brivate bay ku fiicantahay rashka poy waa qof qalbi Wangsn big respect 👏👑❤️
Waxba ha niyad jabin huno waxa tahay qof qalbi wanaagsan qof wanaagsana waad helaysa inshallah youtubekana kuso laabo wllo annaga ku jecel kuna garab taagan marwalbo never give up huno qaali ❤
🎉waa dabeecad wanagsan qofka labiga wanagsan ayaa sidaa ah masha allaha rashka wa qof dagan sidaan ku arko masha allah aboowe ilahay nolashada allaha kuxafido
Wilkan Maskiin Waaye Wllhy Bro Never Give up😢👊
Hala tagero rashka boy wll wlhy wa miskiin❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka Qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم
Wll subscribe isaar
Masha Allah Abdirashid, Rashkha boy guuleyso wllka
Rashka boy waa wiil aad u wanaagsan qalbi wanaagsan pls tageer hala siiyo ❤❤❤
We love you Rashkaboy aboowe mar walba kugu xeranahay ku soo labo youtube plz dadka ku naceb aragaga lagu dhibaa❤🤴🏼
Wllo subscribe isaar please
Rashka dadkii hore ma jogaan ilmo cusub kacay kuwaas ku taageeraya hau joojin dadkii hore kugu xumaaday keep going adiga dadaaal
Masha allaah ridwaan waresika waad ku mahsantahay adi rashka dartiis kugu sarey sup
Msha allah Ridwan aada uga helay sida wiilka qalbigisa u ilaalise waa qalbi saafi rashka wlhi miskiin ah qof walbo qalbi nadifa mar walbo waa niyad jabaa rashka abwe guuleyso garabkada nahay abwe
Waa walaalo ilmo adeero ah dee
Rashka boy waa nin Akhlaaq leh oo diin leh, Illaa berigaan bartay ee uhoreysay waxan dareemayay inu ahaa qof diin leh, maantana aragtidaydu waa sidi un MashaAllah
Caqabadaha nolosha u dulqaado walaal Fursadaa kuhoos Jiree
InshaAllah ilaahay haku karaameeyo walaal❤
Mxa aqlaq ah su tinta uxirta ba kadareme inusan din lahayn
@@muqtaaribraahin2611 Qofka dhaqamadiisa ayaa la qiimeeyaa maaha aragtida o kaliya
Beri so sikale uma xiiran karo?
Dhaqankiisa ma badeli karaa marna?
Waxyaabaha ma guurtada ah ayu kamid yahay dhaqanku lkn muuqa iyo labiskuba way guuuraan
Fikirkaaga Baahi oo ballaadhi si aad wax badan ufahanto🙄
@@muqtaaribraahin2611inuu diin lahayn oo uu bila diin yahay ma ku dhaaran karta
@@salmahassan1079waa ahludiin lkn waxba yar qaldan
@@salmahassan1079i like your answer tinta wala badali kara lkn not dhaqanka
We love you and have respect for you walalkeena Rashka man. Welcome!
Alow Ridwaan ha noo waayin Thankz yaaqeeyow 🤣shaqo adag noo haysaaa From reer commentland😂
Keep going Rashka Dadka Wa Support you only put More Votes Good Luck
More effort
Caawa legend ayaa keentay waa snacks so gataa oo wallahi ah
Wn iska oyay wlhi gabdheyda soo xusuustay iga saqiirty lkn ma arag wajigeeda lkn hada wan dhalay 2 years ka dib lkn abaheed duugay wuxu ii sheegay iney u egtahay gbdha an hada dhalay oo ayadoo inta taagan thy illhow ii dhaaf 17 days baan dhalanhy alx illhey ficanaaaaa😢
We love you brother keep going
Nobody knows where destiny lies bro....never give up legend
Thank you ridwan for supporting rashka boy ❤
Ninkas waa miskiin wlhi😢 somalidu aad bay u daba galeen bismilahi dadku wa is guursadan wakala tagan lkin wiilkan wxa lala daba galay gabadh hore ay kala tagen
Mashaallah rashka waliga xuman qalbigaga ka illali wllhi wad libaneysa inshaallah adunyo qimo malahan xumanta haleyska ilaliyo inshaallah
❤❤❤❤❤mshlh waad waynatay qurux low ayaa noqotay hore u soco walal❤❤❤❤
War bariyaa quraac ku karsanaa dhar ku dhaqanaa Insha Allah like isii saaara olz😂😂😂😂
Ha I qabo aniga 😂
Ana sidaas sameyn rabay lkn wa sugi waye 😂😂
😂😂😂😂anigA cilAAn ku marsoonaaya kk
Dharka ma bilawdy
@@umucilmi3197 alxmdullilaah hada video wuu dhamaday howsheydana waa wataa😁
ninkan aad baa hdlka uga ilaalineysa waana kugu raacsanahay mxa yeelay waxan ujeeda inuu qaabili karin sualaha full respect legend
He is his brother 🎉
@@Hure_Official..24 Wan fahmay thnks
Walalkisa waye
Wa inaderki
Waa sxbo bes ma.ahan walalo ridwan waa rahwayn weliba geelidle rashakana waa dir akisho marka waa dad isla so jabey sxbo ah😊@@Hure_Official..24
Omg aad ayaan uga helay waraysigan. Rashka iyo Hafsa qadr ayaa kala geysay. Lkn Rashka walahi waa qof wanaagsan. Allah nolashiisa ha u hagaajiyo. Rashka waa lagu jecelyahay waana lagu taageera.
Ninkan wa sugayey in ad kento ridwan bravo 👏
Horta waraysigan waan sugaayay wllo rashka ilaahay amarkii ma xasuusto inaan waxkaa sheegay lkn wllo hore u soco balwadana iska dhaaf noloshaada uma fiicna hore u soco wllo ❤
Wll wanka xumahay dadka wanagsanba laa dhiiba xata kan waraysanaya dhiibaya! Ridwan please haku xad guudbin qofka shaqsiiyadiisa.
You and hafsa you are good together pliz bring her back to in your life❤
Naag baa tahey get a life
Yahu
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079😂😂😂
ManshaAllah waa arintaugu fiican mahadsenid ❤❤❤❤❤
wiilkaan maskiin hala garab istaago ❤❤
Qof kasta oo Qoraalkayga Arkay Waxa u
Rajeynaa Caafimaad iyo Cibaado Suuban❤
Koko boosaas ma imaneesaa
haa koko qasab insha allah illahey hana siiyo inta kalena illahey ha cafiiyo
Waligey laigama dhaadhacsiinin rashka boy nin xun waaye comeback giisa sugeynaa 😊
Mashalaah sharma waxad u egtahay qof qalbi fiican so laawo talsnigaaga so celi filmaanti aad jili jirtsy cml❤
Sharma mahan waa rashka wll
@@inabashey8973😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Rashka waa qof dagan Wall Allah guur xasiloon Allaha ku siiyo
Raska, big respekt walalkay
Rashka boy wlle mcn anagaa ku jecel waligayna kuma nicin wll mcn noso laabo janalkaaga cusubna wn booqan waana kula socon horay usoco wlle mcne❤
Maasha allaah weli ridwaan oo sidaan degen qof u wareysanaayaa ma arag waa laguu saaraa subiscribe lkn ad wax fiican oo anshax leh soo dhig
Nimanka soomaaliyed kan doqonka ah waxuu aaminsanyahay dumarku inay daciifyihiin oo ayaga hooseeyaan. Ridwan Isaak intuu public soo fariisto ayuu dumaka ugafaa
Ridwaan rashka kugu bsrta maantana Adaa Ka caansan 😂rasha waa wiil fiican
Masha allh rashaka walhi wan tageraa ila wakhti hore wllo ha niyad jabiin
Waligey 2 hours somali madawanin but bcz of rashka waan dhameystey wali anigoo kamka kujiro 😂😂
Rashka wiil wngsn weeye mansha allah❤❤❤❤❤❤
Walalkey marna sxb key rasha waad ka bixi doonta midaan qalbi jab weyn ayu ka qaaday jaceylkiisi ugu horeeyay
Wllo subscribe isar wll
War taas muu kala jecleen ninkan aduunka asma u jecel yahey
Inamadu ma ilma adeerbaa? Magacyada ayay iskaga mid yihiin saan ka arkay
Si fiicanna way isku Fahmayaan mashaAllah❤
kkkkk😂😂😂😂 waad aqlibadan tahay masha Allah
wa laaalo waayo maqle
Waaa wllo
Ridwaankan Rashka ayaa suuqa soo galiye....ridwaan waxaa lagu bartay channelkii Rashka. Dib uxasuusta. Mise hada ayaad mobeelo qaadateen.
2019kii 2020kii xasuusta.
Haa wa ilma adeer
Rashka boy waa ninkii Rag badan baray in Aamusni iyo nadiif Lagu dhameeyo hawlaha qoyska😂❤
Rashka lagend waye lkn waqtika ka hiliyay wa maskin lkn marku xafsa qabuu shidnaa ana la jeclaa wlh inta caynay allaha naka cafiyo Asina Hana cafiyo
Rashka boy wa maskiin walhi waligy wan tageeri jira dhiga u sare❤
Rashka waa wiil dagan Masha Allah wasoo waynatayyy keep going😂❤
Rashka walaal sidhaadhigi hore iskaagalaabo❤❤
Ogow hadaadan cadow lahyn maba lihid wanaag.hadaadan saaxib lahyna maba lihid dabeecad marka mararka qaar way wangsan thy inaad cadow yeelato wayo.cadowgaasi wxd ogaanaysaa inaad ka wangsan thy.marka muhiimadu waa Dhoola cadeyn.Dhoola cadeyntuna waa Guusha furaha.Wllky Rashk Hore u soco Guuleeso ku leyhy❤💤👑
He is cool good guy raska boy forget about the haters. Welcome back.🎉 I subscribed to your channel. I know you from your first song rash boy weeyan😂 we were both young and you are still as cool 😎 as before so Welcome back again !🎉
Wlhi rashka saa ka aminsanaah maha marka wareysiga arkey saa urabey wareysigiisah lkn waa wiil qalbi fcn lkn dadka nooc qaldan iga aminsiyay
Tagaraha Rashka boy 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
Dadka qaar waa cadow, waxa jira dad aan dulqaad u lahayn in la dhibo oo hadal ama ficil lagu dhibo maskiinka noloshii bd nacsiiseen habeen isagoo live ku jira aad kaga oohiseen bn xasuustaa 💔, saasoo dhan qofka looma daba dhigto.
Soo noqo wll anagaa ku taageerayna ha u bixin inta xun een damqanayn🙏🏽
Wllo subscribe isaar
Exactly do your best and keep going you’ll get support.
Wilkaan wlahi wa sabar badanyahay manshalah
Ridwaan rashkaa nakaa bray hadana adaa ka cansan aduun😮😮😮
Waa iska xaal aduun 😢
They saying there brothers sharing bloods
Rin raged tahay walal rashka wakuwata.. Hore usoco sxb .. Good luck 👊🏾
Ala wlhi Waa miskiiin😢😢😢😢😢ilahay. Adunka kuma xumeyo
Wlhi maskiin waaye yarkaan Allah hakaa madoweeyo sxb balwadu mafiicno
Wall ridhwan Masha Allh TH-camr qaaliyaa tahay rashka wallo adigana dib usoo laabo insha allh
Wiilkan wuu Qalbi fiican yahay Masha Allah
Adanan wax waliba wu oga wana rufiyaan weyn shirqolka wu la socday 😢😢 sorry rashka Boy ! Ridwan wu fahamay xalada
Isaga afkisa ka ma sheegin dadka caayin
M.a boqorki ba cwa keenty abwe Cid ku neceb malahn❤❤❤❤ sidaadi Hore kuso noqo dhaqaki barigi Hore 4 years kahor kusonoqo
Rashka wallo qof boqoraad thy wallhi waligayna wallhi ilahyba qalbigayga og waxan kuu arkijiray inad thy dadka adka uyar ee ad uwanagsan lkn la imtixaamo lkn irumayso malin ayad helidoontaa nolol aad uqalanto soonoqo anaga garabkaaga ah😊❤
Rashka boy iyo Ridwan isack wllo ayan modi jirey masaxanahay😅
Haa waa walalo@@ahmednouh7670
❤❤❤❤❤❤❤❤walahi nin qalbi wanagsan runbukahadlay
Hadalka wanagsan wa sadaqo walal gulleyso waliga❤❤
Somaliyeey fadlan comments ka xun dadka ka daaya saamayn wayn bay ku reebaan dadka quluubtooda. Please let us be positive.
Dadka commenting wlhi wey niyad jabiyaaan wlhi anigaaa marqatiga ah in lugu cayn jirey