Walaal Mustafe, waxaan hada kahor xaafad xaafadaha Muqdisho kamid ah JACFARAAN islaan qudaar ibiso ay gadeeyso, kadin ayaan gasicii ku arkay INEDIBLE oo ah lama cuni karo waxaa kaloo ku qorneeyd in Warshadaha loogu tala galay, markii islaantii aan usheegayna weey iga yeeshay weeyna daadisay 👍 waxaan ku keenay sheekadan Malaysia sida ay uga hortagtay dhagartaas, dalkeena oo kalana waxkasta ayaa leeyska keeni karaa 😭 اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته 👋
Alla Munaafaqsanaa shalay dowladdii hore kuwa Hor taagnaa ayuu ka mid ahaa Maantana ayagii ayey ku Noqotay falaartii ay kor u tuureen Alla Xaq Balo Banaa xaqii farmaajo ayaa ka soo baxay 😂😂😂
Dhaqan ka siyaa siyiin ta somalidu waa dhaqan munaafiq nimo weyna wada siman yihiin waa ar daalo aanan u na xeen shacab ka ma saakin ta ah min gurguurte ilaa qalbi madoobi illaa shey daan dani ku sii darso oo horjooga yaasha gubolada kuwaan raja laga ma su gaaya allha usoo saaro rag dhinac ka wada mara oo ka xoreeya wadan ka
Gurigeenii ayay askartii xasan shaikh xoog ku daganyihiin maxkamadii cadaaladda xitaa way soo amartay inay ka guuraan. Kuwaas muu xasan shaikh soo xiro tanuu awoodaahe.
Aniga waxa qaba in kismayo faraha laga qado wayo mesha manta wa nabad galiyo hadii mesha aman daro lagu bero hadhow waxay noqone mel guri argagaxiso manta halo ogado taas hasan mesha aman uma hayo walahi wuxuu raba aman daro iyo kala carar iyo dhib
Hala soo xero😂😂😂 midkasta oo is Mooda in uu awood leyahay😂😂😂 viva Somaliweyn oo is raacda iinsha allah 🇸🇴 🙏 💖 ❤️ ♥️ 😊
Hala soo xiro TUUGA Ahmed madoobe
Md weeyne mahan waa qabqable dagaal ummadda uu xaaranta uu ku hesto allaha ka dulqaado
Waxas wa bufti xassan sheikh iyo Hamze ........😂😂😂😂
Halasoo xiro axmed madoobe sababtoo ah qofna sharciga kama weyna kismaayana kaligiis u af duubnaan meyso
Siyaasada ma ahan ee waa xaqiii farmaajo
Asc, mustafa,,,mahadsanid,,sidad,nogusogudbisay,,xalada,kajirta, jubilant,,,Aniga Rayigeyga,,,haduku,,guleysto Rw,,,xamze,,waxow, noqondona,,madaxweynahasosocdo,,,gulayanurajeyna,,,Dowlada
Xamse waa geesi soomaaliyeed
Oo run ahaa macquul ma ehee
Asc
Shiiq mustafa
Walaalkey
Somaliya qaasatan
Bakaaro waxaala
Keenly
Dalad. Iyo Dafas
Calaamada qowmu .Luud
Siyaasada Somalia maad iskadhaaftaid
Wwariyoonayan kaaraan buusan xukumin xasan xaaluf
Caasho canjeeradaada dubo siyaasad waxba kama ogide
Walaal Mustafe, waxaan hada kahor xaafad xaafadaha Muqdisho kamid ah JACFARAAN islaan qudaar ibiso ay gadeeyso, kadin ayaan gasicii ku arkay INEDIBLE oo ah lama cuni karo waxaa kaloo ku qorneeyd in Warshadaha loogu tala galay, markii islaantii aan usheegayna weey iga yeeshay weeyna daadisay 👍 waxaan ku keenay sheekadan Malaysia sida ay uga hortagtay dhagartaas, dalkeena oo kalana waxkasta ayaa leeyska keeni karaa 😭
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته 👋
Xolo waxas no shegeysa
Alla Munaafaqsanaa shalay dowladdii hore kuwa Hor taagnaa ayuu ka mid ahaa Maantana ayagii ayey ku Noqotay falaartii ay kor u tuureen Alla Xaq Balo Banaa xaqii farmaajo ayaa ka soo baxay 😂😂😂
Alla faan weynaa xukuumadu, talow masoo xidhi doonaan muse biixina. Ma riyo ayaan ku dhex jiraa Allahayow dhab ka dhig.
🥺. 🥺. 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
axmed madoobe ma hawiyaa soo xiraya
sharciyan dastuurka jubaland ayaa qoraya waxa axmed sameeyey
sharciga xasan iyo sharciga ahmed kee baa sax ah
Haaa La so xiro baqtiya
Xasanow aa kula tahay
Madax waynaha Ameericana xasoo xiraan xitaa hadalka kawajilimaayaam
Asc somaliyey madobe wa janaral aftarka somaliya dana nomahayo
FAARAX MCLN WAXA KADHEX HADLAYO WAA KENYATIGA
Waa benalayal wazirada
Musdafow yaa xirikaro axmad madhalan kii xirilaaha
Axmed madoobe Xasan Sheikh iyo tuug kale oo la shaqeeya masoo xiri karaan.
Dhaqan ka siyaa siyiin ta somalidu waa dhaqan munaafiq nimo weyna wada siman yihiin waa ar daalo aanan u na xeen shacab ka ma saakin ta ah min gurguurte ilaa qalbi madoobi illaa shey daan dani ku sii darso oo horjooga yaasha gubolada kuwaan raja laga ma su gaaya allha usoo saaro rag dhinac ka wada mara oo ka xoreeya wadan ka
Maamul goboleed aan Ethiopia u jawaabi karin iyo xildhibaanda taageray Ethiopia kuli good xilka ha laga qaado
xasan sheekh awood uu axmed madoobe ku soo xidho malaha. waa sheeko baraley
Soomaaliya ma dawladbaa 1 waa reer reer calamo samaystày oo dawlado sheegtay ee ma sharci bay yaqaannaan meeshu waa qabil sii xun😊😊😊😅
War our smli maad naga daysid waali iyo niyad jab ayaa laga qaadayaa
Hadii cidlaxiraayoh cid xasan oo qabuuraha faagaayah cashuur kaqaadaayah masaakinta guryahooda duminaayah musuq maasuq wadah baa lasooxirilahaa mooryaan weeye xasan dalxaraashe qabiileyste ah yaa xirikarah Ahmed madoobe ma waceeysle laangaab ah oo aan waxbah iskacelin
Dab ayey kuciyaarayan,aniga waxaan isri waa karto hassan sheikh iyo emaraatka uwato uleeyahay hadii mardambe an lagu doraneynin dowlad hakategin, waayo falki musuq maasuqi aya toshka lagu ifinaya, waxa kale oo dabin udigaya emaraatka hassan sheikh xabada waxey kabilawan donta casimada wayo waxaa kusugan cidimadi emaratka. Somali wey kudeysey sudanta lawaad , illaahayow badbadii,
Jubalan,,,waxay,,Ahanjirtay,,gobalada,,,somaliya,,,tanlodalxistago,,,hada,waxaynoqotay,Bahalagalen,dhirti,,ugarta,,kunoleyd,oola,xalufiyay,3dowladna,,,kuhardamayan,,,,Kenya, itopiy, imaradka
DASTUURKA AYAA LA ISKU HAYAA EE BEENTA XASAN SHEEKH MICNO MA SAMAYNAYSO, CIIDANKA MEESHA LA GEEYEY RASKAMBONI XAGGEE U SOO MARAYAAN KISMAAYO 260KM
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂
Gurigeenii ayay askartii xasan shaikh xoog ku daganyihiin maxkamadii cadaaladda xitaa way soo amartay inay ka guuraan. Kuwaas muu xasan shaikh soo xiro tanuu awoodaahe.
Waa been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Dowladu waa dowlade?
Ma Xasan Sheekh aya u taqan Diwlad mise isagaba dowladnimada iyo dalkaba DASTUURKISI ku xasuuqay 😂
Axmed Madoobe 🎉😂
Dharka laxerto ayaaba aayad quran laguso qorey dowldne kma hadlin shcbkale burarijinsameyey meshasne looga tgy baarit la an
BEENTAN BAL EEGA MARKA UU MADASHA FADHIYO WAA M.WEYNAHA J.LAND MARKA UU DIIDO WAA HOGAAMIYE HORE
Dadku marakay xukunka qabsan miyeey waashaan. Dawladii cudur Juba Laand la dhaho ayaa ku dhacay.
maybe dawulada Somalia government waxayi rabaan civil war inayi ka sidaan
Qodobada Adshegtay waakuwa xasan & xamse qorten ekeney fWdada dalka ee lojojinmaayo Ayey kadhaladtay & xasano tiisakaliya Raba ineysocodto damaca isaga ugarka Ah khilafaana tasakentay ininkssa tiisa qabsado taso waliba xalad qabilku lifaqantahay oxasan sameynayo tasturka somalibaa qoradtay xasana Kaligis Ayubadashay sasna mashaqeyneyso
HALA SOOQABTO, MEESHA HOOYADIIS ISKAMA LEH.
Axmad madoobe waxaa culeys u keeni kara oo kaliya mareexaan iyo cawlyahan waayo waa labada beelood ee ugu awooda badan maamulka jubaland runta waa sidaa yaan been laguu sheegin
Xasan isaguna wuxuu uxarbinaa inuu marsadaxaad soonoqdo axmed madoobe iyo xasan sheeq waxba isma dhaamaan waa 2 daneeystayaal soomaalina xal uma hayaan ilaaheey hana dhaafiyo kuligood
Aniga waxa qaba in kismayo faraha laga qado wayo mesha manta wa nabad galiyo hadii mesha aman daro lagu bero hadhow waxay noqone mel guri argagaxiso manta halo ogado taas hasan mesha aman uma hayo walahi wuxuu raba aman daro iyo kala carar iyo dhib
Yaa xiraya Cid xirikrtaa ma jirto wayo tasturki somaliya we lagu heshiyey EE xasn Shikha uu ku tuntay iskaga Yaa so qabanaya
Deni iyo axmad madoobe waa loo baqaa mar dhow
Muse biixi xasuuqay dadka dhulmahante xasuuqay xasandhiiqo wafiirsanaaya maxkamed lamsheegin daddhan oolaxasuuqay
Axmed madoobe madabuuxasuuqay wamaya wakusijacayl bas maxkamedloogaynayaa muse biixina wabrii miyaa waleesoomali ya xaqmajiro. Mustafaw wall maxaqbaa sidasi muse xaqa qabanwayay iyo ahmed xaqa qabtay xasan wa daroodnacayb bakujira
MD XASAN SHEEKH DAAROOD NACAYB MIYAA HALKAA GAARSIIYEY
ILLAAHAYOW NA ASTUR
WCWRWB
Somaliya markay dawlad dhexe oo sax
Ah markilahelo halasoxiro
Lakin hada dawlad somaliyed majirto
Wadaad ma ihidi najaasaa tahay futamadoobe ah waxba ka qaadimayso juba land
Wadaad ka xaka rabtaa xolo tahay
🥺..🥺. 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wadaad ma ihidi najaasaa tahay futamadoobe ah waxba ka qaadimayso juba land
Adiga futadaa nocey waye maa caad miya mise jale baluug