Gabadhan Lala Guursaday, Maxaad Kula TALINEEYSAA???::: Dr Ahmed Al-Yamaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @rayaan1381
    @rayaan1381 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    Jazakallah kheyr
    Xaqiiqada ka hdlshat
    Jazakallah jannah

  • @canabhabiil1976
    @canabhabiil1976 ปีที่แล้ว +17

    Asc
    Ugu horeen wax walbo naftaadaa kaaga muhiimsan caafimaadkaaga ilaasho cibaadada Alle kaalmeyso qalbigaagana jaceylka Alle ku weynee i aamin walashey wllhi hadaa sidaa sameyso aduun wax walbo kugu dhaco xanuun kuguma qabanaayo…. Waala ila guursaday mar dhow waliba ilaa iyo hadana wllhi hal xanuun ah madareemin mana u ogali qalbigeyga wax dhibaayo inad hal daqiiqo ka fakaro alxm .. walaal Alle tala saaro kuna kalsoonow waa midka kaliya aan marna ku dayaceenina… wax naftada kasoo harayna walaa cunug aad dhashay qalbigaga haku xirin… Allaha kuu fududeeyo umuurahaga dhamaan.. sheikhana kheyr badan Allaha siiyo

    • @umurashaad6869
      @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah jazakallahu kheer xabibiti inshallaha ❤❤❤❤

    • @ramlamohamed6090
      @ramlamohamed6090 ปีที่แล้ว

      Illaah talo saaro niyadana wanajiso

  • @aaminaistaahil2366
    @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว +3

    Abayo sabarka badi insha allah sheydankana iska naar qofka manta nool beri ma nola weligana xaqana ku tagnow weliga

  • @ruunmacalim6601
    @ruunmacalim6601 ปีที่แล้ว +4

    Waxan dhihilahaay gabdhaas in ey iska sabarto ilhey dartiis iyo caruurteeda nafteedane ka fakerto eyna isku mashquulin horay usocoto Danaheeda raacato bilaa Adan wuu dhib bdan yahay wax wlba ne Waa laga fishtaa ☝️Allah tala saaro duceysane wax wlba ad daremeyso Waa ka fiicnanee insha Allah 🙏🙏🙏🙏🙏jaskallahqeyr sheikh waxna Waa ka faaiiday wax ne wan ku darsaday oo tala ah ilhey qeyr hakuu siiyo sheikh

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين. جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 ปีที่แล้ว

    JazakaLLAAHU sheikhanaa❤

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeyr

  • @fartuuncabdisalaad
    @fartuuncabdisalaad ปีที่แล้ว

    Shukran shekh waa talofican

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +7

    Ascw aniga waxaan kulatalinaa gabadha lalaguursaday ineysan kumashquulin ninkeeda iyo naagta uu laguursaday danaheedana karaacato caafimaadkeeda, caruurteeda iyo xuquuqdeeda fiirsato inshaa'allaah

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh

  • @shugrishuceybe1918
    @shugrishuceybe1918 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayr

  • @mariampark7178
    @mariampark7178 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx ปีที่แล้ว

    Jazakalaah kher

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    اللهم امين

  • @fawzan-gr1if
    @fawzan-gr1if ปีที่แล้ว

    Jazakalahu Qayran. Masha allah❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo hasabarto ilmaheda mustaqbakoda hafiriso

  • @SafiyaAbdullahi-n9s
    @SafiyaAbdullahi-n9s ปีที่แล้ว +4

    Shiikhow caruurana waa 8 haday xanuunsadaan madaawaynaayo aniga siddo kale alle Ayaan kaa shadaa marwalbo istigfaata saliga nabiga scw qur aanka aan naftayda ku mashquuliyaa hadaan wax aqoon lehayn waan waalanlahaa

    • @umufaaiz1571
      @umufaaiz1571 ปีที่แล้ว +2

      😢Sorry abyo rabbi kuma dayaci dono adun iyo aqiro wxad u danbyn donta liiiban insha allaaah

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢 masha allah abyo qoraalkaga kalaana wan arkay qoraalna kugurebay sidaa ku soco waxaan wanaag eheen iyo sabar hasameen 8 da manta ladayacay bari kuwii gacantooda lasugow illahey kagadhigaa waxaan arkay ilmo saas ookale loodayacay hooyadood sabirtay ninkii ifur madhihin kumadaysan marwalba rabiyeey Tala saran jirtay manta cunuga ugu yar dhor iyo toban jir ah intuu ilma dhalay ilmihii ugu baarisanaa eey Noqdeen weyna biilan hooyadood waxaa dhacday ilmihiisi kale midkamida inuu malin adaygii ugacan qaado intuu sowaco kuwii kale yiraahdo xabsi iga geeya waa idhibee

  • @nimcoaadan5114
    @nimcoaadan5114 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiikh in ninku guursado wax ceeba maaha oo waa loobaneyay lkn inuu qariyaa qalada ha duu ushego waa kalsoni lkn qof dhanoo nolol wadaagtiin oo warkisa kaa qarsanaya seed u aamini karta nolosha danbe

  • @hodanmohamud4288
    @hodanmohamud4288 ปีที่แล้ว +5

    Walaashey waxaan leeyahey waan ku dareemi karaaa waad saxan tahey waxa aad dareemeyso ma ahan jini isku ridis sida uu wadaadku leeyahey
    Waa xanuun waa tacsi qof aan arkin ma dareemi karo bulshaduna kuma baraaruksana gabdhaha dhaawaca qalbi ee loo geysano marka abaayo qiimaa lee dahey hooyo aad tahey waalid ayaa ku dhaley isku dey in aad is dejisid waddamada horey u marey haddii aad joogto caawinaad weydiiso salaada badso cunto fiican sameyso adiga iska feker ninkaas ma istaahilo inaad u murugto sababtoo ah asaga oo og inaad ka naxeyso ayuu sameeyey qalbiga allaha kuu adkeeyo ogow haddii dhib ku gaaro waxa uu gaarayo waa naftaada iyo ilmahaaga

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว

    Asc maansha Allaah shiiq ninka hadii aan uu cuno balwad oo aan ugu samaray hadana ima biili yirin guri ijaar igama bixin jirin xaaska kale markuu guursaday waa la biilaa waa loo soo dacwonayaa macalin saas ma xaqbaa tii hore oo wax xaq ah la siinin xaaska yarna wax kasta loo qabto,shiiq jzk Qayran waxaan wada joogeen 17 sano gabadhiina waa xanuun san tahay, maxaa ay xaq lee dahay xaaska hore jzk Qayran.

  • @maymuunahmed8054
    @maymuunahmed8054 ปีที่แล้ว

    Shiikhoow riyooyinka kafasirtaa❤

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 ปีที่แล้ว +2

    Asc wr wb sheikh Ahmed waan ku salamey sheikow badnida waa u dhalasho waa sida wax kalaba ilaahey dadka ugu kala qeybiyey sida aqlaaqda dabecad ficnida iyo wixi lamid ah marka sheikhow wax iska yeel yeel iyo is waal la dhaho ma jiro hadaad awood ulaheyn in aad aqbasho amaba aadan aqbali kari intaad maskixiyan u walan lahed amaba dami gali lahed ileen waxaad liqi karin hadad isku dhib dhahdo cuduro badan baa ka dhalan karo hadaad awaado isku day hadii kale sheikhow in aan furin ka codsado anoo nafteyda ilmaheyga iyo akhiradeydaba u naxayo ma danbiyaa anoo ka hortagayo hadaan isku dhibo in aan marka danbo qarxo baan ka baqi qarax haduu dhacona waad ogtahay wuxuu geysan karo. Labada midekee daran jwaab please sheikhunaa .?

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaaley ninka 24-25 sano hadaad isla joogteen hadana sharaf kuwada joogteen مان شا الله waa nasiib koley nin kuma dhahayo waan guursane xaajiga iska cafi ciyaalka alaha kuu xifdiyo waan buuxdaa tasbiixso odayga uducee

  • @abdisaid3324
    @abdisaid3324 ปีที่แล้ว

    Sheikh sideen kulaso xariiraa qisadeeda Rabaa Inaan kula wadago si an u ogaado diinta wxay ka qabto tnx

    • @faadumocali3834
      @faadumocali3834 ปีที่แล้ว

      Wallal nala wadaag aan ku tusaale qaadaneeh

  • @mariampark7178
    @mariampark7178 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxa iloowday in labada qof wada tashi kadhexeyo oo uu ninku xaskiisa cfimadkeda ka fakaro dhaliil wu leyahay ninka aan latashan xaas 20 sano kabadan la noled ilmihiisa hooyadood ragana waani qeer Allaha kusiyee sheekh

  • @KawsarLadan-nf4hk
    @KawsarLadan-nf4hk ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaa wlshy ah waxaankula talinaa inayna reerkeega Iskandar burburin waayo inlay caruurteedu murgi lahaayeen waxaa dhaama iyadoo murugta Ana kula midbrain away waxaan away hooyo caruurhaysata lalana guursady gabadhkale waxanan go aansaday inaan usamro caruurtayda iinasoo duceeya in ilaahy Samira iisiyaadiyo

    • @hawafarahaden60
      @hawafarahaden60 ปีที่แล้ว

      Jaaniska Rabi siiyey ayey nooga faaiideysanayaan iyagoo aan anagaba na qancinkarin dhinac walba ayey mid kale daba cararayaan sory Ina rag Allaha ayaa la xisaabtamaya maalin kale

  • @hawafarahaden60
    @hawafarahaden60 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh kheyr Allaha ku siiyo lkn taladada Waxa ka muuqata inaa raga lajirto adigu hadad ogaan lahayd qalbiga gabadhaas wuxuu dareemayo si dagan ayaad talo u sin lahayd
    Waa run Allah ayaa baneeyey lkn waa mubax kaliya maxa dhiba? Anaguba waa idin ku qanacsanahay xitaa haduu si walba u xunyahay waa iska jafjafanaa

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh nimanka daneystayaal waaye

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo ปีที่แล้ว +1

      Raggoo dhan ma ahan ee waa qaarkood ee maandheey Hana wada toogan 😂

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 7 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Umumaryama
    @Umumaryama ปีที่แล้ว

    Waa arin xanuun badan
    Lkn hadane guriga heyska dumin oo naagti kale ha ufiraaqeyn
    Waayo waa sey rabtey hadaa ufiraaqeysob
    Maseer tir xoog leh kawaado xajkana haku geeyo dahab kaqaado kadib naftaada ku mashquul caafimaadkada asagane qof aan jirin cml kasoo qaad asoo nool kasabar
    Tel haku wareerin
    Waayo asoo nool ayaa laga sabraa kaas camal

  • @FarxiyaMuse-eb9ju
    @FarxiyaMuse-eb9ju ปีที่แล้ว

    Asm, sheekh nin baa gabadh lasheekay sanayey 5sano, markii meherdasday oo mehersanayd 5 cisho ,ayna is arAg ayuu furay ,Sababna masheegin, arintaA dulmi matahay uu kagalay gabadha,

  • @fadumoshiekh-bk2zw
    @fadumoshiekh-bk2zw ปีที่แล้ว

    Sheekh lama waydiyo ninka ila guursadee Maxa sameeyaa wayo waad iska garo jawabta

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +2

    Dumarow sheekha wuu idinla hadlay runtii waxka qaata nin guursaday ha isu waalin shalay kulama joogin 😂

  • @xilkaschannel4045
    @xilkaschannel4045 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhaw horta arinta wey xanuun badantahay inoo sharfo aye eheed oo usheego qiimeyo gabadha maxa yelay wax yaalo badan isla somareen inoo ilawo ma.aheen
    Talada Siinayo wexey tahay hadee tahay maamo weyn oo ilma dhameesatay oo ilmaheda ukoreen haiska furto bilaa🎉Strees kunolaaw iska cibaadeso ilahay kabari qalbiga ino kudajiyo hura usoco
    Hadey yartahayna ilma dhalo kudhiman isleedahay iska ga joog ee ilmahaaga kudhameeso maseer tirna ka.aroorso nin na hakutashan intas ayan dhihilahaay
    Qalbiga dumarka waxa ay dareemayaan hadii ilahay dareesii lahaay maguur sanlaheen wallhi cajiib shiikhow

    • @dekamohamud6530
      @dekamohamud6530 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi inadan ben sheegin nin waa xasid qar fican way jiran lkn way u badan yahin marka waa u samir waxkasto xuman ah u ku gesto ama kasamir oo katag xaqa allah wafajiyo nimankan wax ay wanag yaqanan malahan wlhi

  • @SamsamMataan-f2l
    @SamsamMataan-f2l ปีที่แล้ว

    Horta asc meelkastod dunida dacldeda ka joogtan salan kadib anigu anigu qofban ahay jecel inan ray igaga soo ban dhigo horta labda qofe jecel inay mustaqbal wadaga Marka hore waa inay ahadan laba qofo isku color fayow maxuu guri dhisma ingon kaba fikirin nolshena.danbe.aynu is guursnyna way dhacdayba lkn waa inynu isku dul qadnaa oo aynu isku samirnaa mar hadynan iskuba samraynin maxy noloshenu tarysaa waa inyu is ilshano Marka hore ma cidba isku keen guursay inkaa is doorny hadna ilhey subxna wadcle wuu inoo wuu isku keen rumyay inynu is guursno oo aynu nolsha ku midawno ilhey ha isku keen fahniyo isga casiise asc Wan idi salmya dhamntiin

  • @omarabukar8629
    @omarabukar8629 ปีที่แล้ว

    Doctor Yemeni; tan gadaal laga gursadey hadey maseerto mxa lugu samena?

    • @umufaaiz1571
      @umufaaiz1571 ปีที่แล้ว +2

      Wy warersan tahy taa allaaah hacaafiyo ruux baa darteeed u gubanaayo marky iyadii maseyrey anii iiikeen taaaaa san yeelayo anaa aqaneee

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 ปีที่แล้ว

      ​@@umufaaiz1571 kkkk maruugee minyaro masartay Maan maleh maseer kuna kamaboxo waxeey aminsanyihiin ineey naagtii kahoreesay lanacay lajcleen lkn markii eey arkaan Sheekadu ineey saa eheen maxaa dhacayahee 😅 ineey qancaan hasugin illaa aad tiraa tiihore waa tagtay😅

    • @umufaaiz1571
      @umufaaiz1571 ปีที่แล้ว

      @@fdwehliye7048 ooo ma sas baaa iyada gabar maskin ah oo frxad ku sexan jirty biday murug iyo ciiil aaasay ba mooda in la nacay waleee taaaaa qaniiinyaa nafta uga qadi lahaaa hdn arki lahaa

  • @fadumosicid7104
    @fadumosicid7104 ปีที่แล้ว

    Nimanka islamka halyska daayo siba ahan soomalid.ninka galki hadu ku gursado nakele magur sanyo welig nolshadan halis magelinayo .saxib a yuu samaysan lakin gur Maya nolasha ayad Isla dhamaysanysan iyago duq gabobay ayay dariqyada gacamah is haystan

    • @aaminaistaahil2366
      @aaminaistaahil2366 ปีที่แล้ว

      Subaxanallah shartada allaha naga badbadiyo xaqa alle na siyay aya naga bdn hada xaqada ka weydo ka tag hada ka heshana maserka ku sabar jina lagu balan qaday lkn gaal maya alxm Muslim ayan nahay

  • @omarabdillahiyonis6522
    @omarabdillahiyonis6522 ปีที่แล้ว

    Bolashe , mashari iyo beri idaad u kari oo ku shub wiciilka

    • @nasrafarah2895
      @nasrafarah2895 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @مريمعبدالرحمن-و6ن
    @مريمعبدالرحمن-و6ن ปีที่แล้ว

    Jazaka allah khery

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 ปีที่แล้ว

    Masha Allah