😢😢Wllhi azxpey run ahaantii wx la idin soo gudbinaayo waa wx wngsn mar aan is garano hiigsi on1 kor aan uqaadno anaga ayaa kor uqaadi krnaa dadka qaarbo wd gaarsiisn runtii mxd ku heysatn 200k please aan ka farxino wlaalkeena wuu inoo dadaalooyaayee❤😢❤i.a wxn rajeenaa is badal inaan smeeno ❤😢
Wlhi wa qiso xanuun badhan 😢😢Allah cafimad taam hasiyo abahas somaliyed ilmahisane xaqa u abahood kuleyahay Allah fahamiso🤲🤲🤲iyo si ay ayagane bari udaremin
Aabahy waa iga hor maray hooyaa ii nool xanuun iyi rafaad ayay igu soo korisayna ilaa her aaan jaamacad iga saarto maanta waxan la ooyaa la murugoodaaa inaan wali shaqo u helin saan u casino hooyaday wlhi waan ooyaa marwlba oon arko hooyoayad inana waxba u qaban karin😭😭😭😭
Sorry aabe mcn Allah Ka saaro dhibka aad ku jirto ee adi badi saliga nabigeena iyo astaqfaarta insha'Allah waadka bixidoontaa nolosha xanunka badan ee aad Ku jirto😭😭😭😭😭
Qalad wa ku leyhin waayo si kasto hooyoded u qaldaned bilawaga wa dad a wa weyn manta ciyal mahan o waxba goansan karin hada diinta lagu baray na walidka xaqisa waa lagu bara hooyo iyo aabo dagal ama heshiskooda kuma xirno xaqa kugu leyhin gooni ka thaye waxas adi walidkada ina baari u noqto adige ku anfaceysa walle oo wad miraha ka gurato kuwada aya ka akreysa ilhaye ha hanuniyo ilmahan oo abahan mcn dhalay wo kuso tacab baley wlhi ilhaye ha fudedeyo wlhi waan ilmeye wa ka xumaday ilhaye walidkena aduun iyo aqiro ba u naxaristo amiin ya rabi

Illahay adigana allah ku caafiyo! Abahaas nubarkiisa ii soo qar
Higsi wlle Allah hakucaafiyo danbi dhaf Allah hakaaga dhigo 🤲 Waalidka waa iftinka noloshena Allah aabahaas hacaafiyo ilmihiisa garbihiisa hakeeno Aaabe sabar una ducee ubadka Allah sabarkaaaga hakuu abaal gudo 🤲🤲🤲
Aamiin aamiin yaa rabi 🤲😢
Super carabow xanunka alle haka qabojiyo 🤲💜
Ilahow barii naga dhiig yarabi 🤲
Allaah ha caafiyo aabhaz
Dadka daawado muuqaalka like 👍 Hala saaro balanta halaga soo baxo
Wllhi waa runta wiika muuqaalka like haloo saaro hamigiisa haloo rumeeyo
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin allaah
sooyr aboo macn 😭
Walal runti athi qisa macan bathan aya sogudbisa wan jeclahay said walakega alaha kusharfo walal
❤❤❤❤❤😢😢😢🤲🤲🤲🤲
Wllkey allah kacafiyo😭😭😭
😢😢😢😢😢soorry Aabe mcn waa iska xaal aduunyo weyna xanuun badanthy xaqiiqdii 😢😢ilaahey swt hakuu dambi dhaafo adi io waalidkaaga I.a caruurtaada ilaahey swt qalbigooda haku soo aadiyo I.a😢
Walalaha higsi balantii hala ilaaliyo
Ihank to
Insha-Allaah
Balant ilaali hoooy like 👍 saara
Ax walhi Wan kanxay😢😢
Abaha alle ha cafiyo ilmaha xaqa alle tusiyo
super carap alle hanaga cafiyo wlle
Alle ha caafiyo Aabaha miskiinka 😢 aamiin Super Carabna Alle ha caafiyo aamiin
Sorry aabahaas waa ka xumahay in arintaas kugu dhacdo illahay ha ku caafiyo waa necebahay dadka walidka ku ciyaara runtii! Allah akbar allah akbar
Aaway balanti higsi laga qaday ilahay kabaqa wlala yal balanta ilaliya pilz 😢muqalka xaqisasiya😢😢
Waa qiso xanuun badan awlaad baari ah ilahay laga baryaa kuwaas hawaar ayay ka gurteen abohood subxaanallah 😢
Sorry baba💔💔
😢😢😢
Walalkena sis karab usara fadlan yuna niyajawin marnax wayox qiso yinkisa wan jecelnaxay an kafax xino walal subarcarab 😘♥️
Wllha paltii ha lagso bxo😊
Waxan leyhy carurtas inay sidas sameya hooyado da usabah tankale wilasha markay arkaan gabar quruxbadan way iska jeclanayan lkn waalidka taladiisa maqaataan wl iska samir qalbigooda allaha kusoojedso
Subxanallah sorry walal wa Aran xano badan ilahe Cafimad haku siyo 🤲🤲😢😢😢😢
Runti wansibdaroo Allah walideenti udambiidafaa ya Allah 😅 abomcn Allah Ayaa qarabaakathaaxa abow mcn runti
Balantii waan ku taaganahay wllhi wloo ❤
Thanks higsi❤❤❤ love you
الله أكبر نسأل الله السلامة وعليه التكلان فصبرجمبل
Higsi Allow saa rabta kuyeel ❤💯
Sabar ayaa loobaahanya😭
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤scw ❤
😢😢😢😢😢
Wlhi wa qiso xanuun badhan 😢😢Allah cafimad taam hasiyo abahas somaliyed ilmahisane xaqa u abahood kuleyahay Allah fahamiso🤲🤲🤲iyo si ay ayagane bari udaremin
Wsc anaaa faas ti caawa tema siiigsi jumca jamiila❤❤ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢 sorrry aabahas aĺe ha kuu hadeyo
Please aan like Ku dadalno oo aan channel keena hormarsano
Wll😢
Run Ahanti Aad Beey uxanuun badan tahay ilahow Wado Qeer leh lawaa fuji Aabahani
Wll xagee lagala xarira abbaha
😢😢😢😢sorry wll
Aboowe horey usoco
😭😭😭😭😭 wlhi dadka iskumid ma ahaan 😢 waa qiso xanuun Badhan 😢😢
ALLAHA FAHAMSIIYO XAQA UU KULEEYAHAY ABAHOD MEESHII WAALIDKA LAGEEYO AYAA CARUURTA SUGAYSA HADAY BAARI NOQDAANA CARUURTOODA AYAA BAARI UNOQON HADAY CAASI WALID NOQDAANA CARUURTOODA KAJARI
Sorry Allaha kuusojediyo ubadkaada baba
Aabahy waa iga hor maray hooyaa ii nool xanuun iyi rafaad ayay igu soo korisayna ilaa her aaan jaamacad iga saarto maanta waxan la ooyaa la murugoodaaa inaan wali shaqo u helin saan u casino hooyaday wlhi waan ooyaa marwlba oon arko hooyoayad inana waxba u qaban karin😭😭😭😭
Xanuun badnaa sorry Aabe mcn❤
Aba mcn qisada we hanun bdhntahay rabi hakuqarqaro InshaAllah anakana waana qima bdhn aya ina seysi wahan kudahaya aba mcn duceysa in bdhn InshaAllah wekusolaban donan dikriga rabi badi InshaAllah salatu leylaka hada cawoda wahan kurajeyna cafimad barakeysan
😂😂😂1
Allahayow Cafimad Tmm ah sii Ameen yaa Rabbi 😢💔 💔 💔 😢😢
Muuqalka like karaeeye pleaz
Soorry aabe
Ilhay ha caafiyo abahaas somaliyed ubadkana ilhay baari ha uga nigoh wallhi waa walidku waa tiirka nolosh oo aan ku tiirsnahay
Alla ilahoww casi hanga dhiginn 😢😢Allha ku cafiyo Aabe ❤carurtada neh xaqa walidka Allha tuso😢❤
Aniga qisadeyda lawadaag plz 🙏intee kugu soo diraa😭😭
Number kisa video yada qaar kafiiri ❤
Allh haku cafiyo
❤
Thanks 😊
Aduunyo saaanaaà😢
Thanks 😊 🫂
Wll adina allaha ku caafiyo aabahana allaha caafiyo ilmahiisana allaha usoo hadeeyo
Wllhi waaba iska ilmeeyay 😢ilahow walidkena nooxafid 😢
Rabi ha so hanuniyo caruurta
Guul walaal subarcarab
allaah ha cafiyo abahaas
Sorry abahas alhi ha cafiyo 😢😪😔
SUPAR CARAP MARKA AN QAYILAYO BAN KU DAWADA XTAH HADAN QADKA CUNEN OO AD VIDIO SO GALISO WAN USUGA INTA AD QAD HELAYO
Iska daaaa wll qaadka taasi waaa taalo wallnimo👍
😂😂😂😂😂
Abowe keep going 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Alle hku caafiyo wllo🤲
Aabo ilahay ha ku sakhiro iyagan ha soo hadeeyo ilahay adan ha ku cafiyo 😢
Naagaha qarkod waxay kugu jecliyihiin dhalanyarnimada iyo lacagta aad heysato iyo caafimadka intaas haday Ka weyso kuma aqaanan ee Alle calaf naguma daro naag nuucan camal ah 😭🥲
Sorry abowe 😢
Sorry abe
Aamiin
Sorry aabe mcn Allah Ka saaro dhibka aad ku jirto ee adi badi saliga nabigeena iyo astaqfaarta insha'Allah waadka bixidoontaa nolosha xanunka badan ee aad Ku jirto😭😭😭😭😭
Qisadan aniga ku arkaya reerkeyga😢
Mida kale ilmaha qalad kuma halan waxa ay sameeyan ee qaladka waxa leh hooyadod
Qalad wa ku leyhin waayo si kasto hooyoded u qaldaned bilawaga wa dad a wa weyn manta ciyal mahan o waxba goansan karin hada diinta lagu baray na walidka xaqisa waa lagu bara hooyo iyo aabo dagal ama heshiskooda kuma xirno xaqa kugu leyhin gooni ka thaye waxas adi walidkada ina baari u noqto adige ku anfaceysa walle oo wad miraha ka gurato kuwada aya ka akreysa ilhaye ha hanuniyo ilmahan oo abahan mcn dhalay wo kuso tacab baley wlhi ilhaye ha fudedeyo wlhi waan ilmeye wa ka xumaday ilhaye walidkena aduun iyo aqiro ba u naxaristo amiin ya rabi
Ani figridyda hdn kashegto wxa u sababi gbdo u gursadhi ayuu abahees rali ugu ehen bcz walidka Mel der ayuu wx ka arkaan😊
😢ax😢😢😢
Supercarabow wllo hanitjabin ee keep going balanta wankasobaheyna hadan team higsi nahay, Abbe sorry 😢
Somali badankeda wey isdulmisay sorry aabo Alle haku caawiyo
Alow ku caafi
Ax sorry abowe❤
Ax sorry Aabo
Ax sorry aabo😢
subar inistigaramka wu isobixiwaye abowe kor sosar
IH
Sorry
Ilahow barii naga dhiig yarabi 🤲
😢😢😢
😢😢
😢😢😢
😢😢😢😢😢😢