Koorso dhameystiran oo kusaabsan diirada saarida (Focus): 5 khalad, 5 farsamo iyo 8 qalab!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Hey friends, Waxaan rajeynayaa in aad wax badan ka faaiday muqaalkaan. Haddii kan ka heshay waan hubaa waad ka heli doontaa barnaamijkeyga joogteyta ee Accountability coaching oo 100% kaa caawin doono joogteynta Alle idamkii.
    What'sApp Number-kaan igala soo xiriir: +252614035267
    Ama booqo website-keyga: www.Murzaliplatform.com

ความคิดเห็น • 30

  • @cabdixaredmohamedharun5656
    @cabdixaredmohamedharun5656 2 วันที่ผ่านมา +1

    masha Allah tabaarakallah ustaad

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  2 วันที่ผ่านมา

      @@cabdixaredmohamedharun5656 ❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 4 วันที่ผ่านมา +2

    Diiraddu waa waxa ugu muhiimsan

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  4 วันที่ผ่านมา

      @@MacalinEnglish aad iyo aad

  • @hodancabdi5346
    @hodancabdi5346 5 วันที่ผ่านมา +2

    Shukrn ustaad allah ku xifdiyo ❤❤❤

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  5 วันที่ผ่านมา

      Aamiin, Waad ku mahadsantahay waqtiga aad ku bixisay ❤

  • @AdamHassan-kr1uh
    @AdamHassan-kr1uh 5 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa a Allah jazaaka allaahu khayran mahadsanid Teacher alle hakaa abaal mariyo miizaankaaga aakhirna ha kuu saaro

  • @dhaqaneyare3660
    @dhaqaneyare3660 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad pdf kaan Ma igu saacidu kartaa adoo mahadsan ❤❤

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  3 วันที่ผ่านมา +1

      @@dhaqaneyare3660 diyaar; iga soo qabo what's App Number: +252614035267

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ustaad aaad baanh kaga mhd celineyyaa

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  4 วันที่ผ่านมา +1

      @@adammohamet9817 adigaa mudan, waad ku mahadsantahay daawashada

  • @deeqacabdi2576
    @deeqacabdi2576 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi dhibkaas anoow iheystaaa wllo icaawi anoo walwalsan ayaan isqasbaa mana ku guuleysto oo walwal iyo cariiri uun baan ka qaadaaa

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  3 วันที่ผ่านมา

      @@deeqacabdi2576 diyaar wll, what'sApp Number-kan iga so qabo; +252614035267

  • @OmarMahad-gb6hg
    @OmarMahad-gb6hg 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid ustaad ❤

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  6 วันที่ผ่านมา

      Waad ku mahadsantahy daawashadada❤

  • @kingahmedzahal9167
    @kingahmedzahal9167 6 วันที่ผ่านมา +3

    m.a waan kaaga mahad celinaynaa course kan qiimaha badan ustaad

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  6 วันที่ผ่านมา +2

      Waad ku mahadsantahy waqtiga aad ku bixisay ❤

  • @mohamedsaleh3241
    @mohamedsaleh3241 2 วันที่ผ่านมา +1

    thank you so much.

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  2 วันที่ผ่านมา

      @@mohamedsaleh3241 ❤🍀

  • @Aylanmantos6525
    @Aylanmantos6525 3 วันที่ผ่านมา

    🎉horey usoco 700 waxa rajeenaa 100k 🎉🎉

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  3 วันที่ผ่านมา

      Inshallaah mahadsanid❤

  • @AnzalMaxamedjaamac
    @AnzalMaxamedjaamac 6 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks ustadE

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  6 วันที่ผ่านมา

      Waad ku mahadsantahy waqtiga aad ku bixisay ❤

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 4 วันที่ผ่านมา

    The right time thanks

  • @mtahirbere6820
    @mtahirbere6820 วันที่ผ่านมา

    Hi

  • @geelljiire966
    @geelljiire966 4 วันที่ผ่านมา

    where can I communicate with you bro

    • @MohamedMurzali
      @MohamedMurzali  4 วันที่ผ่านมา

      Here is my What'sapp Number: +252614035267. Let's talk!