ibrahim Caydid oo kahadlay dagaalki Ceerigabo iyo Shirka Jabuuti ee Meeqamka Qaranka Sland hoos logu

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah mustafe idhataag ❤❤❤

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    2012 ayuu taaarsan iiga sheekeeeyay intaan meel kukulanay waliba yidhi aniga iyo xirsi waan isla dhuuman jirnay waxaan isla tagi jirna meel niarobi ujirta 70 km

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ibraahim Caydiid muwaadin Runsheega mujaahid ilaahay Hanoo kaa daayo Waxaad KA mid TAHAY RAGII maalmood iyo androids huray kuna dhaawacmay kuma waayay Walaaladii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    mujaahid ibraahim maaha nin xildoon ah nin qabiil Raaca waa mujaahid ka hadla xaqiiqada waaqica ka taagan sland dhexdeeda Muwaadin ka Reer sland Noow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walal Ibrahim caidid sidan ayuu ILAHAY UU GADAREY JAAB AYUU LA MAGAN YAHAY cadowga guudaha iyo dibada insha'Allah ❤❤❤ khayr badan ayaa uu socda iyo barwago

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aslam caleykum walal Ibrahim caidid adiga iyo suti gashan, jilka taf
    irta mujahidinti SNM garabkina ayey joggan insha'Allah ❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    insha'Allah wadanka Somaliland calanka sheidan bluuga, waa xaran iin laga tago, walal Ibrahim cidanki ILAHAY dagalki way blilamay dagalki lagu gadeyey saxirinti iyo munafigiti guudaha iyo dibadaa insha'Allah ILAHAYOW Somaliland difaac amiiin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidali6971
    @saidali6971 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maalin waliba waa cadho joogro ah😢

  • @hodansalah3919
    @hodansalah3919 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaqa ayaa imaandoona fartooda way eedi doonan in isbadalkaa ucodaysay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qiiro hindi cayayana wu ku
    Shegay dadka u ku gafayay
    Sharka wadani ilahayow na
    gaga kaafi waxad doonto

  • @KoozKiin
    @KoozKiin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Al xaqiiqa waad fahantey halka ay sartu ka qudhuntey ina mooge isa gaa is qanjiidhiyey ee ax yuu odhan???

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waakaki balaayo sheeg ! somaliya dhimatay ayu maka ku sheegi oo beledul xabash oo nabigii u duceeyay ayuu maydku sheegi ilaahay beenta waa u fududeeyay oo cilmiga beenta iyo munaafaqnimada waa ku talaxtagay > kolka laga tago xasidnimada somaliland iyo quudhiwaaga rabitaanka shacabka umada reer somaliland majority.heritage ismacil cumar ba samaystay waana madbakhii lagu karinayay maqaxida failled somalia federal confederation republic states italiana🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MustafeAxmed-z8b
    @MustafeAxmed-z8b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    halayska celiyo

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 5 นาทีที่ผ่านมา

    Codeeyow maxaad ku codeysey